Shekh riyo kale waan rabay inaa ii fasirto waxaan soo raacay bus cusub oo dad aan saas ubad neen ila saran jawiga wuu daganaa, buska intaan saranahay waxan rabay inan waydiiyo darawalka meesha aan rabo inuu usocdo hadana wan soo xasusana inuu usocdo mawaydinayi, hadana buska waxaa soo racay madax waynaha somaliland iyo nin aa lasocday aad ayuu u labisnaa way fadhisteen buski kadib aniga meeshi aan rabay ayan uga soo dagay, markan kaso dagay buski baan waxan isdhahay meesha aa ku dagtay amay qaldan tahay hadana waxan ogaanaa iney saxan tahay, hadana waxan isdhahay mobelkada buska miyaa uga so Tagtay, wan radiyay kadib waxan kahelay jeebkayga jakada alx dhahay, nin tuug cml isoo agmaraayo wanka cabsanaa lkn waxba ima dhahaayo wuu i akmaraa
Masha Allah
masha alah sheeq
Shekh waxan kuriyoday anigoo tagaayo guriga waalidkayga guriga oo waxaan arkaa ladhisay oo wayn, kadib waxaan u qubeynaa wiil Walalkey ah oo yar biyo iyo shambo ugu qumaynaa aabahay aa wuxuu idhahaa sifiican ugu qubey cunuga madixiisa caraa kabuuxdo sifiican ayaa biyaha ugu shubaa kadib wayka daadanee nadiif kadhigaa, hadana hoyadey ayaa wexey ileedahay wiilkale oo Walalkey ah raac meel dukan uu wax karabaa waan raacaa wuxuu rabay uu soo gadanaa lacag usoo hareeso jeebkiisa uu gashanaa lacagti kadib guriga kusoo laabanaynaa xaas ahay shekh
Shekh riyo kale waan rabay inaa ii fasirto waxaan soo raacay bus cusub oo dad aan saas ubad neen ila saran jawiga wuu daganaa, buska intaan saranahay waxan rabay inan waydiiyo darawalka meesha aan rabo inuu usocdo hadana wan soo xasusana inuu usocdo mawaydinayi, hadana buska waxaa soo racay madax waynaha somaliland iyo nin aa lasocday aad ayuu u labisnaa way fadhisteen buski kadib aniga meeshi aan rabay ayan uga soo dagay, markan kaso dagay buski baan waxan isdhahay meesha aa ku dagtay amay qaldan tahay hadana waxan ogaanaa iney saxan tahay, hadana waxan isdhahay mobelkada buska miyaa uga so Tagtay, wan radiyay kadib waxan kahelay jeebkayga jakada alx dhahay, nin tuug cml isoo agmaraayo wanka cabsanaa lkn waxba ima dhahaayo wuu i akmaraa
Waa khayr iyo wanaag aad u badan doonto qaraabada
@@barta-aqoontashukran Jazakallahu khayr
Asc ww shiikh jisakallah khayr.
Waxa ahay marwo an weli ubad dhalin waxa riyo ku arkey dhowr jeer anoo ilmo yar oo sabi ah naaskeyga siinaya amba haya mana garanayo ilmaha qofka dhalay. Shiikh iso fasir
ilmo miyaad leedahay?
@barta-aqoonta may shiikh
Waa bishaaro inshaa Allaah ubad ayaad heli doontaa
Jisakalllah khayr shiikh 😍
Bi-idnillah
Wxn kuriyoday naag aan aqoonin oo naaskeeda caano kabuuxo oo caanaheedii igu firdhineeyso ana aan layabanahy oon iskacelinayo wxn ahay marwo laqabo
waxay tilmaamaysaa naag ku dhici doonto waxay kugu dhibaysa awaxyaalo aan fiicnayn
Hadii aan ku riyooday anoo cunug dhalay sariirta ii saaran yahay canug qurux badan .axaa waaye
gabar maa tahay ama qof reer leh?
@barta-aqoonta qof reer leh
Waa bsihaaro aad ku farxi doonto gurigaaga imaanayso
@barta-aqoonta jizaaku.u allaah bishaaro fcn waaye allaha ii rumeeyo
Acs wll waxan kuriyodiy wiiil an aqano o isaga hoyadi notimid isaga ayi kutidhi waxan kusoibiy gadhi waxau igu dhahy wn ino shaqatagisa waxan kumaqanahy adiga wll maxay noqonisa
gabar maa tahay ama qof reer leh?
inan ahy
ninkaas ayaa laga yaabaa inaad ka mashaqo wax aad ku faraxdo