Sheekh waxaan ku riyooday xalay sadex riyo cajiiba anigoo bada ka talaabay anoon waxba fuushanayn iyo anoo bada ku waysaysanaya ta sadexaad anigoo maraya wado buur maraysa ayaa waxaa iga daba yimi gaadhi basa waxaan is idhi wadada uga leexo isagiibaa iga leexday oo wadadii ka baxay markuu idhinac marayo ayay dadkii saaraa yidhaah deen anagaa kaa leexanaye iska soco bal sheekh iisoo fasir mahadsanid
sedexda riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo waxay tilmaamayaan arrimo waaweyn inaad fulin doonto oo dad badan ay la yaabi doonaan waxaadna gaaraysaa waxyaalo muhiim kuu ah
Sheikh waxad ii fasirtaa wiil aan isnaqaano asxap iska nahay ayaa wuxuu ku riyoodey aniga oo caruur haysta 5 ilmood oo lay qabo oo wadanka Finland degan isagana isagoo wadankaas yimid aan is aragney oo uu igu arkay meel dalxiis ah oo aan ilmaheyga ku ciyaarsinayo marka Sheikh ani imika gabadh ahay isana waa wiil reer maleh labadayaduba somalia joogna wax ka xabsan in aan asxaap nahay nagama dhexeeyaan noo fasir sheikh 😊
Shiikh riyada anoo safar ka baaqanaya diyaaradu iga tagayso ku riyooda guriga wax kusoo ilawaa in badan bay iguso noqotay riyadas gbr bn ahay aan weli guursan
جزاك الله خير اخي في الله
Shekh waxan kuriyoday anoo aqrinaayo ayad kujirto suratul baqara qaybta udambeeso ﴿ وَلِتُكْمِلُوا الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللَّهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ ﴾
Sidokale Riyo kale ayan kuriyoday ruqyaan dhagestay markaan sexday waxan kuriyoday nin ama naag wuxuu yahay ma aqaano qof ayaa gadashayda kusoo dul sexday raxo inuu istimtaac igu sameeyo lkn aniga waxaan aqrinayay حسبي الله ونعم الوكيل kadib wuu cararay wixi igu dul jiifay xaas ahay shekh
riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay nimcada aad heli doonto inaad ku shukriso
Waxaa dhici karto in jin ama sixir ay xiriiraan waxa aad aragtay
@@barta-aqoontainsha,allah jazakallaahu khayr shekh😍
@@barta-aqoontaxasbunallaah illahay ka awood wayn shukran shekh
Wcs shekh
ws
1 Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guri jaarka inay duntay bilaacad waxa ku dhici gaadhay dumar badan hooyo iyo habo ka mid aha gabadh way ku dhacday aqalku dhinac ayuu ka gubanayay
gabadh ahy sheekh
2 Waxaan ku riyoday anagoo joogna guriga inan aan ilmo abti nahay ayaa waxay soo qaadanaysa baaldiga qooshka kaalaya garaaca anaga oo 4hablo ah ayay nagu tidhi umaanan jawaabin iyada qaraacday aniga iyo walashay ayaa is laynay waraqadaydii ayay jeexjeexday ana warqadeedii ayaan jeexjeexay waan iskaga tagay inantii ayaan la dubayay qooshki ay garaacday quraac ah ayaan dubnay oo badan
riyada koowaad waxay tilmaamaysaa fidno lagu dhacayo iyo rabshado
riyada labadaana kama foga cadaawad ayay tilmaamaysaa iyo is nacayb
Sheekh waxaan ku riyooday xalay sadex riyo cajiiba anigoo bada ka talaabay anoon waxba fuushanayn iyo anoo bada ku waysaysanaya ta sadexaad anigoo maraya wado buur maraysa ayaa waxaa iga daba yimi gaadhi basa waxaan is idhi wadada uga leexo isagiibaa iga leexday oo wadadii ka baxay markuu idhinac marayo ayay dadkii saaraa yidhaah deen anagaa kaa leexanaye iska soco bal sheekh iisoo fasir mahadsanid
sedexda riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo waxay tilmaamayaan arrimo waaweyn inaad fulin doonto oo dad badan ay la yaabi doonaan waxaadna gaaraysaa waxyaalo muhiim kuu ah
Sheikh waxad ii fasirtaa wiil aan isnaqaano asxap iska nahay ayaa wuxuu ku riyoodey aniga oo caruur haysta 5 ilmood oo lay qabo oo wadanka Finland degan isagana isagoo wadankaas yimid aan is aragney oo uu igu arkay meel dalxiis ah oo aan ilmaheyga ku ciyaarsinayo marka Sheikh ani imika gabadh ahay isana waa wiil reer maleh labadayaduba somalia joogna wax ka xabsan in aan asxaap nahay nagama dhexeeyaan noo fasir sheikh 😊
Waa riyo tilmaamayso isbadal noloshaada soo galayo inaad wadan kale aadi doonto ayay tilmaamaysaa
@barta-aqoonta mhdsnid sheikh
Shiikh riyada anoo safar ka baaqanaya diyaaradu iga tagayso ku riyooda guriga wax kusoo ilawaa in badan bay iguso noqotay riyadas gbr bn ahay aan weli guursan
arrimahaaga ayaa culeys kaa fuulayo Ilaahay hakuu yasiro