Riyada carada xanaaqa ciilka qofkii arko asoo caraysan ama ciil hayo ama qof ka xanaaqsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 3 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله

  • @Cabdiyare00
    @Cabdiyare00 3 วันที่ผ่านมา

    masha alah sheeq

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AnasMohamed-gh3eb
    @AnasMohamed-gh3eb วันที่ผ่านมา

    Asc sheekhow waxa ku riyooday gabadha xiriirka lenahy mustaqbal iyo guur naga dhexeyo ayada oo wiilal u raaxeyneyso naasaheda ay taataabanayan ayadana ay ku faraxsantahay markay i aragtana afka ayay qabsaneysa wa ka soo tagaya howsheda ayay siiwadaneysa iisoo fasir sheekh alle ha kaa raali noqdee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      riyadan waa laguu fasiray

  • @AhmedabdiMohamed-f9m
    @AhmedabdiMohamed-f9m 3 วันที่ผ่านมา

    Asc Sheekh waxaa kuriyoday wllkey iga yar oo baabuur tareel asoo meel jid jiifo anoo joog joog dhahyo ninka wado ayuu gaariga madaxa ka dar darsiiye walalkey oo madaxa iskaga dhagay an arkay aaba wacay on dhahay walalkey Babur dar daray kdp wuxuu idhahay duug hooyada kaqari shekh wan wal walsanahay fasir maledahay mise shedan tusay isoo jwb man walina magursan😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 วันที่ผ่านมา

      Waa murugo yar aad la kulmi doonto Ilaahay sharta hakaa qabto

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh xalay waxaan ku riyooday anoo dilaya laba mas oo cad cad iisoo fasir sxb

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaad ka badbaadaysaa labo cadow oo iska dhigaya inay daacad yihiin

    • @BaasheCabdi-p7i
      @BaasheCabdi-p7i 2 วันที่ผ่านมา

      ماشاء الله جزاك الله خير شيخ

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 2 วันที่ผ่านมา

    Asc sheeq ii fasir riyadan.waxan ku riyooday wiil eedaday dhashay oo nin mindi caloosha ka galinaayo markuu sidaa u galiyey calooshii karooto ayey noqotay oo markuu galiyaba waa sidii karootka camal bey u kala dilaaceysaa la shafay camal

  • @Xudun
    @Xudun 3 วันที่ผ่านมา

    Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey aniga oo dakhtar jooga oo uur leh lkn caloodhaydu ma weyneyn marka wuxu dhakhtarku ileyahey waa lagu fududeynayaa foosha waa lagu qalayaa sbb kale oo lay qalayo ama xanun ah ma jirin marka wuxu ilahaa soo diyaar garow lacagta lagugu qalayana waa $600 saan waxan lahaa ninka aan is qabnaan u sheegayaa lacagta intay tahay ninkaasna wuxuu ahaa ninka aan imika wada socono jcylku naga dhexeeyo hada isku wadan baan joogna lkn riyada kala laba wadan oo qof iga maqan buu ahaa marka waxan lahaa waan wacayaa suu u soo diro lacagta Sheikh gabadh baan ahay mhdsnid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aadan ku farxi doonin oo ku saabsan xiriirka ninka aad is waddaan