Riyada suuliga ama musqusha qofkii arko asoo musqul ku jiro ama bulaacad ama kaniif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @leylaqasimmohamed5547
    @leylaqasimmohamed5547 14 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sheeq qeer ciimri dheer casfimaad .Masha Allhah

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh iisoo fasir sadexda riyo kusoo qoray videogii shalay جزاك الله خير

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  14 วันที่ผ่านมา +1

      riyada waa laguu fasiray

  • @AdnaMohammed-om9bv
    @AdnaMohammed-om9bv 11 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh waxan ku riyooday wiil adeer kay ruma dhalay oo aan isla soo kor iga yar isagoo is kuulka tagay kadibna laygu leeyeey hel wuu dhitay oo mowtul qaflaa dilay ana aan naxdin dhaqaaqi la ahay mid wllshaya iyo mid kaloo ii eda ihina ay igu qos layaan marka is idhaah oyba ay qosol ka jarayAAN
    2 waxa ku riyooday inaan ee edaha ah oo aan aad iskugu fii canahay angoo dahab soo iibzanay oo gaadhi qaaliya saaran kadibna dahabkii aan muu qalaalo ka duubayno
    Inaan baan ahay
    Shaakh ilahay raali ha kaa noqdo dabigaaga iyo ka waalidkaaba ha dhaafo inaad iiga so jawabtidbaa rajaynayaa 🥰🥰🥰

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 วันที่ผ่านมา

      riyada hore waxay tilmaamaysaa arrin fikir weyn kuu keeni doonto oo la xiriirto war kusoo gaarayo
      riyada labadaad waa munaasabad cajiib ah oo aad ka qeybgali doonto adiga iyo dad qaraabada ah

  • @aabidahmohamed3236
    @aabidahmohamed3236 8 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxaan kuriyoday aniga iyo hooyaday iyo gabar aan saxibnahay anago isla joogno oo dhar hadiyo nalo siyey ma arkiin qofka na siiyey lakin waxaan xasuusta marada la isiyey iin ay qurux badneed waxay aheed mara cad(white) oo dahab(gold) rigamo leh dressna ah wana gashtay anigo dhahay qof ma sinayo oo ku qanacsan waliba waliga ma arag maradas iso fasiir please

  • @SalmaJimcale
    @SalmaJimcale 12 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh mar bdn ayan ku riyoday suuliga bishan dhexdeda oo kaliya mid nadiif ah mid saxaradeda muuqato waa arkay videoga lkn waxa rabay inaa ii fasirto riyadan oo ah waxa ku riyooday anoo musqul ku jiro waa mid nadiif ah balse fadhigeda saxarada maka gudbayo si kasto la yelo ma gudbeso saxarada ii fasir sheikh mahadsanid gabar aa ahay.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      Waa arrin adiga dhib kugu hayso oo aadan ka adkaan karin waxay kaa qasaysaa muraalka

    • @SalmaJimcale
      @SalmaJimcale 12 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta Oki mahadsanid sheikh

  • @Amal123-s5w
    @Amal123-s5w 13 วันที่ผ่านมา

    Shekh riyo aan ka naxay ban ku riyoday ilkahayga oo ilko kale kaso daba baxen kuwo u eeg ilkaha khaakhdo kale aan leeyahay talaw ma bahal ban noqonaya dhaqtar ku socdo haday xuntahay ha fasilin shekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      xaas maa tahay ama gabar?

    • @Amal123-s5w
      @Amal123-s5w 12 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta gabar shekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay tilmaamaysaa sumcadda in lagaa hallayn doono

    • @Amal123-s5w
      @Amal123-s5w 11 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta ilahay ban ka magangalay sharkeda

    • @Amal123-s5w
      @Amal123-s5w 11 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta mahadsanid shekh

  • @Cabdiyare00
    @Cabdiyare00 13 วันที่ผ่านมา

    sheeq waxan ku ku riyooday aabahega oo jaad cunaayo asago meel kale kuso cunaayay kadib guriga ayu yimid wuxu ii dhahy maxaa iso dhibtay cml iyo sodogega asago dad la taagan aniga meesha u maray mana salaamin iso fasir sheeq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      caadi ahaan aabbhaaga jaad ma cunaa ??

    • @Cabdiyare00
      @Cabdiyare00 12 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta kuma ogi sxb

    • @Cabdiyare00
      @Cabdiyare00 12 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta wax waafi ah majjro sheeq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      Waxaa laga yaabaa arrin inaad ku arki doontid aadan ka heli doonin

    • @Cabdiyare00
      @Cabdiyare00 12 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta ma fahmin sheeq riyo qarow miyaa mise riyo caadi waa

  • @Muhaa33
    @Muhaa33 14 วันที่ผ่านมา

    sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya xaafad family ah inaan lumay oon tagay xaafad aanan garanyn waxa u dhawaa meel biyo fadhiyaan (dhaam biyood) xafadi ayaa isoo kaxaysay anoo la taagan xafadi oo 3 hablood iyo wiil ah ayaa waxa noo yimi rag 2 kamida aan hbrwadg nahay wiilki nala taagna ayaa ku yidhi kaalay gabadhan(aniga ahyd ) ku siiye gaadhi ayay isoo saareen guriga imi hooyo igu tidhi waan naxsana waxaan is lahaa ma taxi ayaa la baxsaday
    Gabadh ahay sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา

      Waa riin aad ka walwali doonto laakin aad ka bixi doonto inshaa Allaah

  • @ifraaxaebukarmuse934
    @ifraaxaebukarmuse934 14 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh wxn ku riyooday anigoo duulayo xafado dhexdoda ka dib waxn tage gabar aan isku iskool nahay xafadoda mesha waxa fadhisay hoyaday iyo ayada hooyaded gabdhii intay imaate aye subag madaxa iiga shubtee ayado qoslyso maxa ka wadaa markan dhahayna hadane mr lbd aye igu shubtee ana timahayga iyo jirkyga oo dhan ayan marsade hadane wx yar ka dib gabr yar aya wxy ii keente qori yar oo malab marsan ana waa cune ka dibna hurdada ayan ka soo toose.
    Single ayan ahay maxa waye fsirkeda allh ha ku barakeye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา +1

      riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo badbaado