SHEKH ALLH KU BARAKEYO. SHEKH WAXAN KU RIYODAYA ANIGO. O. I IMADY WIL. YAR. AAD BU U YAR WUN QURUX BADAN WUXUN XIDHANAA KHAMIIS. AN WAN KU FARXY. LKN ILMO. SO AMBADAY BU AH. AAD BU U YAR. WUN HADALAYEY. SHEKH I FASIR. WAXANN AHY GABDHA
Asc shiiq aabe wu dhintay wxan markasto riyo ku arka asigo nool oo dhahayo raashin ino diyaari quraan aya nala saaraa mar marka qaar riyada dhexdeeda siga quraanka aqrinayo markasto riyadas way igu soo noqnotay hadana aabe mar walba wa uduceyna mahadsanid
Sh waxa ku riyoday ano luuq sogalayo kadib wa fadhistay ma aqan wllhi marna saken aye u muqatay marki aa cidiyaha faraha iskaga jarayay marki lugaha iskaga jarayayna ciji jar aye u muqatay cijiyahaygane nadiif aye ahayen wana simnayen xita gacanta afka ayan ku dhameqtiray jaristoda 😢gabar ayan ahay
Markale xita waxa ku riyoday. Ano aad u oynayo dhulka jifa dadkane waxay lahayen gabadhan dulal aye qabta yacni jiniyal run ahan ma qabo kadib gabar kale oo iyadana run ahan qabta aya hoyaded dhahday labadoda so xareya qolka fadhiga qurana la sara riyadi waxay isku rogtay anigo gurigena jogo kadib walalahey o daran ku wada fadhiyan misna mesha ay fadhiyana niman o la dhahayo ya quran la sara anina aa dhahayo wa imana isuga dharka iska so bixina 😢kadib gabadha iga weyna qolka igu so gahashay iyadane dharka aye ani hortey iskaga sib tay ani wa si jeday lkn miyarada ka dhax arkayay cajib cadiyan jirkeda isku mid ma ahayn riyada aye jir qurxoned m,a😊
masha lah sheeq

waa farxad kuu imaan doonto inshaa Allaah
Asc shiiq aabe wu dhintay wxan markasto riyo ku arka asigo nool oo dhahayo raashin ino diyaari quraan aya nala saaraa mar marka qaar riyada dhexdeeda siga quraanka aqrinayo markasto riyadas way igu soo noqnotay hadana aabe mar walba wa uduceyna mahadsanid
Waa riyo fiican oo tilmaamayso inuu wanaagsanaa Ilaahay ha u naxariisto haka joojinin ducada
Sh waxa ku riyoday ano luuq sogalayo kadib wa fadhistay ma aqan wllhi marna saken aye u muqatay marki aa cidiyaha faraha iskaga jarayay marki lugaha iskaga jarayayna ciji jar aye u muqatay cijiyahaygane nadiif aye ahayen wana simnayen xita gacanta afka ayan ku dhameqtiray jaristoda 😢gabar ayan ahay
waa wax fiican oo aad sameyn doonto wixii ku dhibayay ayaad ka baxaysaa
Markale xita waxa ku riyoday. Ano aad u oynayo dhulka jifa dadkane waxay lahayen gabadhan dulal aye qabta yacni jiniyal run ahan ma qabo kadib gabar kale oo iyadana run ahan qabta aya hoyaded dhahday labadoda so xareya qolka fadhiga qurana la sara riyadi waxay isku rogtay anigo gurigena jogo kadib walalahey o daran ku wada fadhiyan misna mesha ay fadhiyana niman o la dhahayo ya quran la sara anina aa dhahayo wa imana isuga dharka iska so bixina 😢kadib gabadha iga weyna qolka igu so gahashay iyadane dharka aye ani hortey iskaga sib tay ani wa si jeday lkn miyarada ka dhax arkayay cajib cadiyan jirkeda isku mid ma ahayn riyada aye jir qurxoned m,a😊
riyada waxay tilmaamaysaa fikir iyo walwal aad dareemi doonto waxaad u baahan tahay inaad ku dadaasho xuska Ilaahay quraanka iyo adkaarta
Sheekh xalay niskii danbe ayaan ducaystay duco dheer markaan seexday waxaan ku riyooday nin sheekh oon aqaanay oo duca badnaa oo waliba ducada ku ooyi jiray wuxuu igu yidhi waa laguu naxariistay isoo fasir sxb mahadsanid
inshaa Allaah ducadaada ayaa la aqabalayaa khayr Ilaahay hakaaga dhigo
@@BaasheCabdi-p7i wll riyo wngsn waa
@@barta-aqoontaماشاء الله لاقوة إلا بالله aamin sheekh جزاك الله خير
@@Cabdiyare00جزاك الله خير wll❤
Eedadeyda ayaa igu tiri waxaa ku riyooday adigoo dhar laguu keenaayo adigana aa leedahay waxaano dhar aniga maa leh ana gabar ahay maxay tahay riyadaas
waa wasturaad iyo sumcad wanaagsan Ilaahay ku siin doono waxaana ugu horreeyo nin wanaagsan