ماشاء الله جزاك الله خيرا sheekh had iyo jeer waxaan ku riyoodaa culimada waawayn sida sh xuseen cali iyo sh ismaciil oo dhintay 2022kii iyo qaarkale xataa habeen hore oo udanbaysay waxaan ku riyooday anigaa sh xusen cali quraarad malaba siiyay iisoo fasir sxb
riyooyinka dadka way ku kala duwan yihiin dad adiga oo kale way jiraan Ilaahay dadka runta sheego oo daacadka ah riyadooda dhab ayuu ka dhigaa marka adiga sida muuqata qalbigaaga ayaa nadiif ah webka daruur ayaan wax badan ku qoray oo la xiriiro arrintaas ka akhriso daruur.com/tag/fasirka-riyada/
Sheekh waxaan ku riyooday walaasheyda oo rabto in ee disho yacni ruuxaamo iyo jin ayaa ku Adeeganaayo dadka markee aragto caadi ayey noqonee markee kaligey I aragto in ay idisho ayey rabtaa waana gabar yar anigana gabar ayaan ahay
Dadka riyada fasira ee youtuberka ah adiguunbaa ka dhagaystaa waayo waxaad soo raacisaa daliilkii oo cad aad baan uxiiseeyaa warkaaga aad baad noogu faa iidaysay جزاك الله خيرا جزا caqliga iyo cilmigaba allaah hakuu barakeeyo
aamin Ilaahay khayr haku siiyo
sheeq hore soco
ماشاء الله جزاك الله خيرا sheekh had iyo jeer waxaan ku riyoodaa culimada waawayn sida sh xuseen cali iyo sh ismaciil oo dhintay 2022kii iyo qaarkale xataa habeen hore oo udanbaysay waxaan ku riyooday anigaa sh xusen cali quraarad malaba siiyay iisoo fasir sxb
riyooyinka noocaas ah waa wax fiican waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof qalbi fiican Ilaahay siiyay
جزاك الله خير ❤
Asc sheikh allah haku xafido waxaan ku riyooday masa cagaley oo ya xaas ka u eg wey madowed o bara cad leh iyadoo geed hoostii ak joogto waxaa imaad haad balal waweyn leh wuxu doonay inuu qaato wuu qadi kari waayay wey cusleed haadkii diin ayuu isku badalay masadii waa lalaqay anoo layaaban diinka siduu wax u laqay ayaa hoostiisa waxaa kasoo baxay diinkii weynaa diin yar ana waxan dhahay diin cunug madhalo ukun ayuu dhalaa ee maxaa waaye markas qof aan arkeen aya igu dhahaya madhalinee hoosta ayuu ugu jiray sheekh waxii uu allah kaa garan siiyo ii soo sheeg waxan ahay hooyo xaas eh alxamdulilah
riyadan waxay tilmaamaysaa qof daalim ah oo dadka awood u sheegto in laga guulaysanayo oo uu jabayo way dhici kartaa inuu yahay qof madax ah ama qof oday ah oo aad adiga garanayso
@@barta-aqoontashukran sheikh jazaakallah kheyr
❤❤❤😊
Midakal sheekh waxaan isku arkay wax ala waxaan ku riyoodo shar ama khayr waan arkaya wiigaa dhexdiisa inta badan daku mayla qabaan mise waa wax iigaara
riyooyinka dadka way ku kala duwan yihiin dad adiga oo kale way jiraan Ilaahay dadka runta sheego oo daacadka ah riyadooda dhab ayuu ka dhigaa marka adiga sida muuqata qalbigaaga ayaa nadiif ah webka daruur ayaan wax badan ku qoray oo la xiriiro arrintaas ka akhriso daruur.com/tag/fasirka-riyada/
Sc sheekh waxaan ku riyooday anoo dul jooga bulaacad duntay waxa soo muuqda wax foolxun oo madow waan eegay waan iska dhaafay
Gabadh ahay sheekh
waxaad arkaysaa dad xunxun oo sameeyo xumaan oo aad la yaabi doonto
@barta-aqoonta shukran sheekh
Sheikh Asc waxan ku riyooday xalay ani io gabdho aan aqaano oo markaan isnidhaahno debada u baxa dad mooryaani nasobursanayaan gabarna waa ahay
Waxay kaaga digaysaa riyada niman aan edeb lahayn oo dumarka ka xishoonin
Sheekh waxaan ku riyooday walaasheyda oo rabto in ee disho yacni ruuxaamo iyo jin ayaa ku Adeeganaayo dadka markee aragto caadi ayey noqonee markee kaligey I aragto in ay idisho ayey rabtaa waana gabar yar anigana gabar ayaan ahay
riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay fikir ku jirto arrimo inay jiraan iyada dhibayo
@@barta-aqoonta sheekh gabadha waa 6 jir