Aragtida Libaaxa Ramsiga Iyo Ishaaradu Waa maxay ?(تفسير الاحلام)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 121

  • @FatAhmed-fg3jw
    @FatAhmed-fg3jw 2 หลายเดือนก่อน +4

    Magay gu fadumo waxana hay xaas waan kuriyooday anigo ilma yar naska siinayamakala garanayo wiil iyo gabar wuxu yahay lakiin inuu nas kayga jaqayo subiixii waxa soo kaca yaa anigoo xalay oodhan ilma yari nas kay ga jaqayay khayr alle haku siiye labadaa riyo iisoo sheeg

  • @user-cw1db8po7q
    @user-cw1db8po7q 14 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah jazakallah

  • @Saayid1
    @Saayid1 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shikh

  • @BasraMuhumed-bf3qn
    @BasraMuhumed-bf3qn 16 วันที่ผ่านมา

    Aaniga waxan kuriyoday libax farabadan o meel cidlo joogo markan arke labo Xabo aya isofirise kadib Waan cararay addna Waan unaxay hurdadana waa kakacay markan cararaye inu isoeryaye ayaan kabaqaye sheikh qeyr alaha kusiye isofasir Insha Allah

  • @user-ul2ou5up6r
    @user-ul2ou5up6r 4 หลายเดือนก่อน

    Juzakallah khair sheekh libax Canaan ku riyoday ❤❤❤❤ allha xafiido

  • @Ilkacase216
    @Ilkacase216 5 หลายเดือนก่อน

    Shukran.

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed287 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @walalcostazi7eu9qt4e
    @walalcostazi7eu9qt4e 5 หลายเดือนก่อน

    masha allah ❤

  • @user-nr3mv3jd2x
    @user-nr3mv3jd2x 14 วันที่ผ่านมา

    Shiiq aha kubarakeyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dowlaay
    @dowlaay 9 หลายเดือนก่อน

    Asalaama caleykum Macalin Muse Allaha ku xafido walaalkey, jazakalahu qeyr dadka sugaayey aa ku jiray fasirka riyadaan see tahay a u sheegtay qeyrka allaha i wafajiyo.
    Ajar allaha kaa siiyo Aqii.

  • @user-tg5ic6tv4x
    @user-tg5ic6tv4x 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sheq wxn kuriyoode gurigna oo libax sogly

    • @siyaadnurmohamudmohamud3924
      @siyaadnurmohamudmohamud3924 3 หลายเดือนก่อน +2

      Isku Mid Aaya Nahay Walal Hadi Aa Hesho igu Si TaG Garee Walal Mahadsanid 🥺🥰

    • @anisomaxamed37
      @anisomaxamed37 21 วันที่ผ่านมา +1

      Isku mid nahay hada ogatit isoo sheg wll

  • @user-nr3mv3jd2x
    @user-nr3mv3jd2x 14 วันที่ผ่านมา

    Shiiq ani waxa aan kuriyoday libax gabadha iladhalata xeyrsaa yacani oow Cuna😢 shiiq fasir❤
    Piliz😢😢😢😢😢

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah cisiika wll muse ❤❤❤

  • @abdullahiabdishakur4299
    @abdullahiabdishakur4299 3 หลายเดือนก่อน

    Dear Sheikh I had a dream last night, and it was clear. I remember it very well. I came into a room and saw a pen on the floor. I tried to pick it up, but it was difficult to do. I tried it by force, but it didn't work. An old man came and asked me what happened to me. I told him that I couldn't pick up the pen, and he said, Let me try. I said okay, and he picked up the pen and gave it to me.

  • @Naima_updi
    @Naima_updi หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh riyo igu so noq noqatay baan raba fasiradeed??
    Anoo joogo xero xaywaano xiradaas xayawaana albaabkeed baa si qaldan ufurmayo xaywandi xerada ku jireen dhan bananka bay imanayan
    Xaywanadas waxa KA mid aha libaax ay dadka dhan kabaqayeen
    ani cuno aawata siina wuu iga diida marka danbe wajiga ugu dhuftay wuu cunay into Ii dhoolacadeeye walipo dhoolacadeeen yaaab leh anan ahyn mid yasmo like indho dareen leh qof kugu sodayaayo😂

  • @mahadfarah4185
    @mahadfarah4185 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jaqaara ladii Welcome my bro

  • @NinaAden-hg6ir
    @NinaAden-hg6ir 6 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muse wxn ku riyody baris cad iyo cano dhanan iyo ijir iyo masas

  • @user-hb5th2qq9h
    @user-hb5th2qq9h 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @marksideas-jf3dr
    @marksideas-jf3dr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wall waxaan rabaa in laiifasiro araga 3 shay oo eel kuwadajira oo aan iskudarsanayen

  • @sacadasheekhaadan
    @sacadasheekhaadan หลายเดือนก่อน +1

    Magacaygu wa sacaada Waxaan ku riyooday aabahay oo meel tagay qof ayaa ii soo sheeg aabo libaax ayaa cunay ayaa la iga yidhi oo wn ooyay lakiin aabo anoo yar ayuu dhintay

  • @sacdiyamaxamad2959
    @sacdiyamaxamad2959 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh , anigu hada hooyo da’ weyn ba ahey blse ila hada waxa riyo laygu Geeya guriga an ku korey, fadlan iso fasir

  • @ABDIFATAHASAD-cj1if
    @ABDIFATAHASAD-cj1if 2 หลายเดือนก่อน

    Asalamu caleikoum sheikh Magacayga wa Abdifatah Asad waxan ku Royooday Libaax Anoo geed fuushan Aniga iyo laba qof baynu Aheeyn Aniga iyo ninkale iyo gabadh Aad u da'a yar Geed baynu fuulley libaxuna Dad buu isku baddalay geedka marku fuulay hadana Anaga wan kadadagney waxba namuun yeelin wan kabaxassaney Alhamdulilah

  • @MunaadenAden
    @MunaadenAden หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh waxaan arkay anigoo libaax I eryanaayo oo aan baalal leenahay sheelh ii Soo jawaabo alle Ayan Kugu dhaarshee

  • @saynabzinc5605
    @saynabzinc5605 9 หลายเดือนก่อน

    Sh waxaan kuriyooday anoo kal dooranaya kabo oo and leeyahay hadan arosan lahaa kuwan baan xidhanlahaa waa xaan ahay shabad aan guursan fadlan ifasir

  • @YasminMaxamed-zx7xx
    @YasminMaxamed-zx7xx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin waxan ku riyoday libax madu oo iso dabarorayo

  • @user-il8bw3fs9l
    @user-il8bw3fs9l 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh muuse waxan kuriyooday anigoo libaax gawracaayo isoo jawaab ia

  • @NiciimaYusuf-nn8vz
    @NiciimaYusuf-nn8vz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sh.anuu waxaa ku riyoodey libaax aan arkay oo aan aad uga baqaayo

  • @MunoAhmed-uj6vb
    @MunoAhmed-uj6vb 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxaan kuriyooda libaax aana waxba iyeeleen marmarna wuu isoweererayaa lkn waxan dhahaya rabiyo iga kaafi saan waan waayaaba waxan kale oo kuriyooda anoo beero quruxbadan jooga oo guranaya mana cunaayo qudaarta waana ilaa yaraantaydii

  • @AyaanSuldana
    @AyaanSuldana 6 วันที่ผ่านมา

    Sheekh macalinow waxan ku riyowday anigoo lay gaynaya libaax siduu ii cuno shabaylna uu rawo inuu icuno kabacdi labadodii ba is layey shabelkii iyo libaxii ana wan ashahadanayey bes markaa ayaa riyada igu danbaysay

  • @zaharmahamoud3741
    @zaharmahamoud3741 4 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxan ku riyoday anigo laba libax labda dhinac iga socdan ana dhaxdoda an socda waliba an ad ufarax sanah plz shekh iga so jawaab

  • @user-xg1nq7gg7j
    @user-xg1nq7gg7j 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh ii fasir riyada anigo is guursanay qof an garanyo oo la galmonayo mxy

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe หลายเดือนก่อน

    Shekh khayr ale ha ku siyo e inte kala so xirira nuber ado raliya

  • @RahmaRidwa-qx4yp
    @RahmaRidwa-qx4yp 2 หลายเดือนก่อน +1

    wxan kuriyooday macalin muusoow malin subxnimo ah Anoo hurda
    libaax iso weeraray an midi boga aan kaga qalay oodhintay
    Kdib xoogaa kadib soo nolanaya
    Inasoo weeraraya😢
    Plz igaso jawab fasirka riyadaasi
    Jasaakumulah kher

  • @user-jk4ym1ts2m
    @user-jk4ym1ts2m 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxan ku riyoday liibax sariirta I hos jiifo isoo fasir

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aniga waxaan ku riyooday anigoo libaax noqday oo dadku iga baqayaan oo sida libaaxa uciyaya.dadkuna yihiin kuwo I eegaya oo ila hadli Karen Karen

  • @user-dq5ym4mn1t
    @user-dq5ym4mn1t 9 หลายเดือนก่อน

    Maclin mouse waxaan ku riyooday iyadoo laygu yidhi aabahaa wuudhintay fadlan is oo fair?

  • @fahmoxasan7066
    @fahmoxasan7066 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ahlan wasahlan sh

  • @ahmedmohamudroble7133
    @ahmedmohamudroble7133 5 หลายเดือนก่อน

    Shikhunaa anigu caawa ayaan riyooday waxaan ku riyooday meel aan joogo dadka aan la joogo iyo dad Kaloo is cunaya oo aan ku wa aan aqaano la hadlayo oo an leeyahay war waxaan Iska daaya waxay na I dhahayan wan Iska deyneyna wayna is cunayaan dhiigana way cabayaan Shiikhunaa telkaaga ma aqaano lkn intaas bal ii fasir in sha Allah

  • @user-nn8tr9mg5h
    @user-nn8tr9mg5h 8 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muuse Allah haku sharfo labo riyo ifasir tan koobad waxa weeye ninkayga oo ila jiifa ayaa hadana isla isagii isoo galay kii I ag jiifay ayaa qoslay waliba aad ana ayatul kursi akriyay kuna qaylinayay isna igu soo ordayay isgoo isle dhibatee waa kan i ag jiifa ka idhibayaa macalin riyada labaad wxn ku arkay dumar hilib ibinayaa ayaa mid kamida waan garanayaa wxay igu tidhi hilib dad ayay qalaan markasan idhi usheeg askarta tii mesha lahayd wxy leday kabaxa afarahayaga

  • @hodanidiris2675
    @hodanidiris2675 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh Libaaxa An Ku Riyooday Meel Taagna Waqti Roob Ehed Lkn Albaabada An Xiraaye Cabsi Darted .I fasir

  • @aniisaabdile5316
    @aniisaabdile5316 5 หลายเดือนก่อน

    Asc bacda Salam waxan ku riyooday iyada oo guurgi ilbaax igusogala wan kacararay wuna ii eeryaadey laba dumar kulaabtay Waan ku qeeliyee caruurta igu toosta qeladiiy

  • @Hanicismaan-pp3ig
    @Hanicismaan-pp3ig 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin muse maraka'' hore waan kusalaamey waxan raa riyo inla ifasiro waxan arakey gabadh yera ayaan hesta oo isku xaareyso waxan kujira meel daraso ah

  • @idilmahamud
    @idilmahamud 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh anigu habeenkaste waxaan kuriyoonayaa riyoyin xun aniga oo dad islaynayna habeen waxbaan arkayaa waxaan rabaa inaad ifasisho

  • @user-bn3mw7ql5h
    @user-bn3mw7ql5h 4 หลายเดือนก่อน

    shiikh waxan ku riyooday iyada oo laygu leeyahay naa ninka miyaa lasixray waakan xanuu sanaye ninkuna waa ninkayga ee bal isoo fasir shiikh ilaahay khayr haku siiye

  • @faizaabdalle165
    @faizaabdalle165 หลายเดือนก่อน

    Shikh libax ku riyooday agteeyda joog aniga aan faraxsanhy hoyaded agteyda joogtp wiil is guursan rabno isla hadleno maxa waye riyadas

  • @mame-pu1vj
    @mame-pu1vj 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh dhawr jeer bn ku riyooday libaax aan aad uga cabsanayo Lkn riyadii u dambysay wxy ahayd libaaxa oo Anaga oo dumar badan ah na caydhsanaya oo kolbe meel ka galayno 😢

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 3 หลายเดือนก่อน

      Muxu ku fasiray sheekhu riyada libaaxa

  • @MuhammedJara-wq9tv
    @MuhammedJara-wq9tv 9 หลายเดือนก่อน

    Asc maclin waaxa ahay xaas waxa ku igu so noq noqdo ninki hore uso kala tagnay mar aso iqawa ku riyoday marne asago is gawracayo taasana igu cabsi badned iso fasir jasaa kallah qeyr

  • @maxamedqaasin-dd7ol
    @maxamedqaasin-dd7ol หลายเดือนก่อน

    Wanagsan macalin muuse

  • @hamsecrisaaqsaleebaan5421
    @hamsecrisaaqsaleebaan5421 9 หลายเดือนก่อน

    M.a 😊😊

  • @fadumohaybemuuse9647
    @fadumohaybemuuse9647 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow waxaanu Aragnay libaaxa gurigayaga soo galaxy oo dhexfadhiya riot Ahaan dad Baden ayaan uwacnay markaa wuxuu yiri waxba idinyeelimaayo ee waxba hayyeelina waan idinsoo booqday

  • @anisomaxamed8212
    @anisomaxamed8212 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh muusa waxaan ku riyoodo anigoo qof igu dhahaayo waad i qayaantay waligeyna qof ma qayan

  • @FatAhmed-fg3jw
    @FatAhmed-fg3jw 2 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waa fadumo waxan kuriyooday inana timaha ii feedhay say waxAay iga soo qabatay injir ana waan dilaayay

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 6 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @BisharoAli-wc5bi
    @BisharoAli-wc5bi 11 วันที่ผ่านมา

    Shiqow waxan ku riyoday anigo libax icerasan o ka fakaday markan guriga imaday mel darada ka mida aya waxa ijiftay 4 cunug markasna waxan hestay 5 ilmod lakin 1 aya ka maqna ki u yaray ana ur ayan laha 4 carur labdi roney sastan u so jiftay waxyar kadib libaxi darbiga ka so boday labdi wawened iga liqay aniga iyo labdi yaryarka ahayen qol isku xirnay wana iska qeli dhamina blz ifasir😢😢😢😢

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxa aan ku riyooday libaaxyo badan iyo aniga iyo koox kale oo sidana beedad waa wayn oo dhalaalaya kadib uu na soo weerarayaa adhiga ayuu anaguna waanu ka celinaynaa beed kii waa waynaa na dhulka ayaanu Ku aasayna

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh hadaan kuriyoodo diyaara soo dhacasa

  • @user-ve2tx2ct3b
    @user-ve2tx2ct3b 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh hooyaday baakuriyoo tay iyadoo libaax Mada usalaaxasa iyo mas ay madax usalaaxaysa

  • @samiirosuraleey7199
    @samiirosuraleey7199 9 หลายเดือนก่อน +1

    Acs sheeq waxaan kuriyooday anika ooka likeeyka meelmadhiyo kadib waxaa ii i maaday nin aad u if tiin badan kadib gacmihiisa irid aad udheer ayuu ku taagay kadib irida waxaa ka soo baxay rouge waxyaabo badan oo fii can

  • @abdulmohamed-gm8ew
    @abdulmohamed-gm8ew 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq waxan Ku riyoday maroodi badan

  • @BarwaaaqojanoAhmedcilmi
    @BarwaaaqojanoAhmedcilmi หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxan riyad libax darad iguso galay

  • @user-cg6sn9dr5y
    @user-cg6sn9dr5y 4 หลายเดือนก่อน

    Sheeq waxaan ku riyooday 3mar libax waliba anigooladagaalaayo❤

  • @user-mw8oz1xj7y
    @user-mw8oz1xj7y 3 หลายเดือนก่อน

    scw scw scw 🥰

  • @abdisalammohamed7539
    @abdisalammohamed7539 3 หลายเดือนก่อน

    Alx ❤

  • @user-le1vo9of8s
    @user-le1vo9of8s 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxaaan ku riyoodey aniga oo imtaxaanka shahaaadiga ugu shibco sareeeya sheikh riyadaasi ma ii rumoobi dooontaaa waan ku han weynaheee

  • @AbshirboyAbshirboy
    @AbshirboyAbshirboy 8 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxan ku riyoodey liwax anigu delaayo sheekow

  • @ameenaebraheem1535
    @ameenaebraheem1535 3 หลายเดือนก่อน

    Gabar ayan ahay Sheikh waxan ku riyooday anigo hooyoyiin uur leh iiwak fadhiiyan markalane waxan ku riyooday anigo safar ah sdkle waxan ku riyooday anigo uur 9biil 8bil cml uur leyahay iso fasiir sheikh ado rali ah😢

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 3 หลายเดือนก่อน

    AHLAN WASAHLAN

  • @Asiyailwadzan
    @Asiyailwadzan 2 หลายเดือนก่อน +1

    SheeKh LiBaax Tukanaya Oo Gurigayga Jooga Hadaan ku riyoodo maxa weeye

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 6 หลายเดือนก่อน

    Shekhow waxan ku riyooday libax duurka igu bursanayo wan ka cararay kadib wan istagay gacanta igu tagay 🤚🏾xasbunallah wa nicmal wakiil aa ku qayliyey libaxi wuu dhaacay wax dhintay cml uu noqday
    Iso fasir maxa waye 😢😢😢

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday libaax gurigayga u Soo dhacay

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh hadaan kuriyoodo mad Wayne annoo lajooga

  • @Ruyaaaxmad
    @Ruyaaaxmad 28 วันที่ผ่านมา

    Sheekh libaaxa haduu afka holac ka bixinayo maxaa lagu fasiraa🥺

  • @CaaishaCiise
    @CaaishaCiise หลายเดือนก่อน

    waxa naa kuriyodaa mas madowuu

  • @fadumohaybemuuse9647
    @fadumohaybemuuse9647 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-se1oz2sq2f
    @user-se1oz2sq2f 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @user-zz8jk7kh4r
    @user-zz8jk7kh4r 6 หลายเดือนก่อน

    Yaxaska iyo libaaxa aad bee idhibeen shiiq kasoo hadal libaaxa marwalbo waa kafakada lakin yaxaaska marku igusoo dhawaado madhaqaaqi karo

  • @ashajama1344
    @ashajama1344 6 หลายเดือนก่อน

    Saaka ayaan ku riyooday wlhy xoogaa wab fahmay riyadayda fasirkeda

  • @najahhasan8895
    @najahhasan8895 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh marka huurdo an isyidhaahdo kas waxba igu dhag😢

  • @marksideas-jf3dr
    @marksideas-jf3dr 3 หลายเดือนก่อน

    1malab guduudan 2zabiib 3timir

  • @mahadfarah4185
    @mahadfarah4185 7 หลายเดือนก่อน

    Muuse cabdi muqtaar waa ku kasaa

  • @baashecabdilaahicabdilaahi7176
    @baashecabdilaahicabdilaahi7176 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyooday Libaax Agtayda ordaya oo wax Raadinaya)))
    Faybuuga iigu sheeg

  • @munizamuktar6569
    @munizamuktar6569 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muusa marka hore salan
    Macalin waxa iguso noqnoqota riyo aan markasta arko wlhi sanadadi ugu danbaysay
    Diyarad cirka maraya oo iguso dul dhacaya ama diyarad qarxaysa oo igu dhacaysa. Inta badan lkn diyaradu kor ayey igaga imanaysa oo igudul dhacaysa lkn marna waxba kumanoqonayo wanka badbadaya please please iso fasir
    Mahad sanid

  • @user-op1xp5xg1o
    @user-op1xp5xg1o 4 หลายเดือนก่อน

    Anig wax weye riyadadu la kulanka rabigaga

  • @rowdagashaan6461
    @rowdagashaan6461 5 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin kawaran hadii riyo lagu arko libaax lasoo qabsaday kadibna lagu xabisayay meel
    Oo cabsi laga qabo in uu soo fakado (mana soofakan)
    Mahad sanid

  • @nasra3234
    @nasra3234 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kuriyooday niman ciidan ah oo liibaaxa sida dameerka oo kale ugu xamaa lanaayaan aniga libaaxa aan kacab sanaayo🙄

  • @MuhammedJara-wq9tv
    @MuhammedJara-wq9tv 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sh muuse inte kala so xariira

  • @Atarisho...agshin..
    @Atarisho...agshin.. 5 หลายเดือนก่อน

    Macalin..musow.. waxan. Kuriyoday.. mama..edadeyah.odhimatay..ano..isbitalku.hayo.....ohadana.. agtedakudhalayo..cunug... gabar... urnamalihi...

  • @MustafaKhadar-is5ej
    @MustafaKhadar-is5ej 4 หลายเดือนก่อน

    Libax imsa Sano ayu ku dhala kisi dhadig

  • @sunariibro9646
    @sunariibro9646 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ilaah bn kugu dhaaryee ii fasir wxn ahy xaas cylna wy iijogn wxn kuriyoody anoo xubntyda trnka xinjiro faro bdn oo waawyn ay kasocdaan hdane wxn kuriyoody anoo layleeyhy uur bn leedahy uurna malihi hdane wxn kuriyoody anoo dad ileeyihiin gbadhaa waa gabar fiicn anna aan qoslayo

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh 8 หลายเดือนก่อน

      Maashaa allaah dhiiga waxaa lagu fasiray kaa imanaya faraj

  • @user-lw6hd9yw7w
    @user-lw6hd9yw7w 3 หลายเดือนก่อน

    Fasirka libaax aad u hardan oo rabaysan oon wxba Ku yeeelayn inad biyo warabiso iyo gool guriga so gashay Lkn wx dhibata aan gaysanayn oo cawimo rabto

  • @user-cs6ov5gk5k
    @user-cs6ov5gk5k 4 หลายเดือนก่อน

    Riyada libaaxa mawaxay kutusinaysa dhimasho

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne anoolajooga

  • @user-zi7fd3td9x
    @user-zi7fd3td9x 5 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muuse waxaan ku riyoodey gabar aniga jaclahey ayaan ku riyoodey

    • @SmilingBanjo-zz2pd
      @SmilingBanjo-zz2pd 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

    • @Manaafaarax
      @Manaafaarax 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😊​@@SmilingBanjo-zz2pd

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 7 หลายเดือนก่อน

    Sheq waxa ku riyoday libaax inuu I cuno rabo anna waa dilay hadana midkala iso aaday anna waa dilay mexee tahay shiiqow iiso fasir jazaakallah

  • @user-vc9hz7xm6l
    @user-vc9hz7xm6l 7 หลายเดือนก่อน

    Shiiq hada kuriyodo anoo daneer iqaniinayo max wye mcln

  • @aminamohamed8219
    @aminamohamed8219 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan ku riyooday libaax marwalba gurigayaga agtiisa jooga oon albaabada ka xidhxidhaayo

  • @idilmahamud
    @idilmahamud 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheekh anigu waxaan ku riyooday aniga oo xayaan ilbaaxu kujiro ay icunayaan kolba guri ayaan kagalayay lkn guriga iguma soogalayo

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe หลายเดือนก่อน

    Shekh khayr ale ha ku siyo e inte kala so xirira nuber ado raliya