20-Kaan Riyo Hadii Aad Ku Riyooto Ducadaada Waa La Aqbalay .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2021
  • #TOLMOONE_PRODUCTION

ความคิดเห็น • 52

  • @tolmooneproduction8224
    @tolmooneproduction8224  2 ปีที่แล้ว +9

    HADII AAD RIYO ARAGRAY OO AAD U BAAHANTAY IN LAGUU FASIRO HALKAAN KUSOO QOR , AMA NAGALA SOO XIDHIIDH 0614472302
    MAHADSNIDIIN

    • @hannadiamond2099
      @hannadiamond2099 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaan kuriyoday anoo tinta iska xiiraaya dhamantod xabad isku reebin iifasir plz

    • @user-jh3zw7rb2w
      @user-jh3zw7rb2w 3 หลายเดือนก่อน

      Asc

    • @Suweydalifestyle
      @Suweydalifestyle 15 วันที่ผ่านมา

      Sheeq waxanku riyoday qof an qarabo nahay oo xajka hada ku maqan oo ciid ama caro iikenayo o ileh waa ciida xaramka ana aanku farxay oo dhunkanayo ciidii

    • @fadumoHassen-qc6bp
      @fadumoHassen-qc6bp 3 วันที่ผ่านมา

      waxan kuriyoday cano badan o la ikeny o cagado laba aha kujira habenkasna riyada kahor inbadan ayan sojeday o ilhy baryay kadib riyadas ayan kuriyoday iso fasir shekh alah kubarakeyo

  • @asiaahmed388
    @asiaahmed388 ปีที่แล้ว +8

    Illhy wan baryey xalayna waxan ku riyoodey roob quruxbadan oo da,aayo anigo meel qurxan joogo saas tldarteed banba riyoyinka saaka uso raadiyey illahow muradkeyga iisahal🥰❤️

    • @ismahaancabdullahi1147
      @ismahaancabdullahi1147 ปีที่แล้ว +2

      M.a nasiib badnida 🥺 wllo markad ilahy baryese maxad aqrise isheg boz

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 5 หลายเดือนก่อน

      @@ismahaancabdullahi1147luqad kastaa ilahey ku baryi kartaa abyo

    • @AadanMalow
      @AadanMalow 26 วันที่ผ่านมา

      noo soo sheg wlk

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc sh waxaan ku riyoodey anigoo qandho i haayso Abti ayaa i siiyay labo xabo barsamool i siiyay abti marhorey ayuu dhintey kadibna waxaa sokacey anigoo dhuunta ixanooneysa
    Waxaan ahay aabbe somaliyeed
    Waxaan jogaa xero qaxooti
    Sharci suge ayaan ahay
    Iso ducey sh allah ku sharfo sheekhow
    Waxaan ahay ardadaada leegta kusaara
    ILahey dartiisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ji9ce9xy8h
    @user-ji9ce9xy8h 21 วันที่ผ่านมา

    خزاك الله خير خي

  • @mahadgacal252
    @mahadgacal252 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh waxa ku riyooday anoo aadamayo kadibna dhimanayo ano ashahadanayo pls jwb

  • @xabiiboxalane5512
    @xabiiboxalane5512 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah sheeq Allaha Ku xifdiyo

  • @IlhanAbdi-rx9js
    @IlhanAbdi-rx9js หลายเดือนก่อน +2

    Waxa kuriyoday ano sujudsan oo faraxasan plZ ifasir shekh

  • @user-tc9ck5qc9c
    @user-tc9ck5qc9c 5 วันที่ผ่านมา

    Sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz หลายเดือนก่อน +1

    Sallahou calan Mohamed

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله شيخنا

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @samexaabdullahi6537
    @samexaabdullahi6537 ปีที่แล้ว +2

    Abahay baa igu dhahay abe waxan marwalbo ku riyooda adigoo dad badan tujinayo iii safir😊

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว +2

    War ninyahow allaha ku barakeeyo naga daa musica background ka

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 ปีที่แล้ว

    شيخ جزاك الله خير ماشأالله

  • @mohamedjamaomar8058
    @mohamedjamaomar8058 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq qeeyr Allah haku siiyo ee bal kasoo hadal riyada qaloonka ama daangada mahadsanid

  • @nastexoali1472
    @nastexoali1472 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshallah alle ducadii wuu iga aqbalay ilaahay baa mahad leh🤲🤲

  • @duuliyesarebarkhadlehyare3042
    @duuliyesarebarkhadlehyare3042 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah شيخ جزا ك لله خير

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg หลายเดือนก่อน

    Wlhi xalay ayan ku riyonayey quraan la aqrinayo dhagaysanayo

  • @Deeqsan123
    @Deeqsan123 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAAH 🤲

  • @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
    @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalah tabarakalah ❤

  • @farxiyanuuraxmed4105
    @farxiyanuuraxmed4105 10 หลายเดือนก่อน

    Hadaan kuriyoodo gabar kale oo aad utimo dheer igu hor shaleysaneyso

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว

    Maash ahAll

  • @ismahaancabdullahi1147
    @ismahaancabdullahi1147 ปีที่แล้ว +1

    Hadad kuriyoto kawaran hawen Walbo adigo dugsi Quran dhiganayo

  • @BahjaMuqtaar
    @BahjaMuqtaar 21 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku riyooday arooskeyga oo laqaban qabinayo aniga nag laqabo sheeko maxa lagu fisiro❤❤❤

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 2 หลายเดือนก่อน

    Yar aansaxibo nahay aya igu dhahay riyo aankugu riyoday ayan cirka oo iftiin kaso baxay Kuna qoronthy magaca alle waxu yiri wanku tusay adna wad Faraxday ood ku oroday waana dhexgashay meshi iftiimeysay ee ku qorneed magaca alle allahu akbar jawabtu wa xagiina

  • @QamarQaali-zd8ko
    @QamarQaali-zd8ko ปีที่แล้ว +1

    Shiqow iso ducey salada ayaa culees

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxan ku riyodey anig kalige salad dukanayo iyo rag badan mesha ku duka nayo lkin daah aya no dhaxeyi iyo raga

  • @nasraahmed8825
    @nasraahmed8825 ปีที่แล้ว

    Sheesh waxan Raba inaad riyo ifasisho

  • @fatumaosman783
    @fatumaosman783 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar 😢

  • @fartunmaxamed9210
    @fartunmaxamed9210 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @fahiimamohamed3559
    @fahiimamohamed3559 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xaawosalad9415
    @xaawosalad9415 หลายเดือนก่อน

    Sheekh. Waxaa ku riyodd. Naag ayaa waxay isiisey kuul abyadd ah

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @user-my1xi9zy6x
    @user-my1xi9zy6x หลายเดือนก่อน

    WAXAAN KU RIYOODAY WA DAARIYAAD IDAA WAQACA

  • @user-fy5gp4rt3f
    @user-fy5gp4rt3f 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyooday anigo akhrinaya suuratul iinsaan weliba aayadaha janada ka hadlaya

  • @user-rl3pl6su4m
    @user-rl3pl6su4m 10 หลายเดือนก่อน

    Shikhow waxaad isoo fasirta anigoo qof kale an kuleya hay war dinta hacaayin isa gana ibac sadaya

  • @BahjaMuqtaar
    @BahjaMuqtaar 21 วันที่ผ่านมา

    Waxan ahy nag laqabo labo jeer Ayaan ku riyooday arooskeyga oo la qaban qabinayo sheeko maxa lagu fisiro

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว

    M.sanid

  • @Dheman72
    @Dheman72 วันที่ผ่านมา

    Scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw

  • @user-ps5zz9yd9p
    @user-ps5zz9yd9p หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday xalay anigo wiul xidhidh naga dhexeyn jiray oo kala hadhanay mudo 4 sano isla hadlin waxan arkay anigo qaracaya oo la hadlaya isna faraxsan yahaay oi wada hadlayka ani ku farxasan yahay video iga tusay isgo wadankga ka tagay iso fasir

  • @hooyomacanto1158
    @hooyomacanto1158 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mahadgacal252
    @mahadgacal252 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxa ku riyooday anoo aadamayo kadibna dhimanayo ano ashahadanayo pls jwb