- 228
- 1 539 516
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Canada
เข้าร่วมเมื่อ 14 ม.ค. 2013
Fasirka Riyooyinka & Daweenta Sixirka-Isha-Xasadka
วีดีโอ
Farqiga U Dhaxeeyo qofka Shakiga badan & Qofka Xanuunsan 🤔
มุมมอง 4382 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Farqiga U Dhaxeeyo qofka Shakiga badan & Qofka Xanuunsan 🤔
Waxaa Geeriyooday Aabahey/Hooyaday/Walaalkey/Walaashey/Wiilkayga/Gabadhayda🤔
มุมมอง 44214 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxaa Geeriyooday Aabahey/Hooyaday/Walaalkey/Walaashey/Wiilkayga/Gabadhayda🤔
9 Riyo oo Bishaaro u Ah Wiilka Iyo Gabadha Isjecel
มุมมอง 607วันที่ผ่านมา
9 Riyo oo Bishaaro u Ah Wiilka Iyo Gabadha Isjecel
Qaybtii (5)Aad Iyo Jawaaabaha Macalinka Q & A
มุมมอง 52414 วันที่ผ่านมา
Qaybtii (5)Aad Iyo Jawaaabaha Macalinka Q & A
Jawaabaha Commentiga Part (4) BY/Macalin Muuse
มุมมอง 50021 วันที่ผ่านมา
Jawaabaha Commentiga Part (4) BY/Macalin Muuse
Waa Su,Aalihiinii & Jawaabaha Macalinka part (3)
มุมมอง 268หลายเดือนก่อน
Waa Su,Aalihiinii & Jawaabaha Macalinka part (3)
Suaalaha Shacabka & Jawaabaha Macalinka Part (3)
มุมมอง 439หลายเดือนก่อน
Suaalaha Shacabka & Jawaabaha Macalinka Part (3)
Suaalaha Dad Waynaha Iyo jawaabaha Macalinka 26/11/2024
มุมมอง 588หลายเดือนก่อน
Suaalaha Dad Waynaha Iyo jawaabaha Macalinka 26/11/2024
Hordhac Iyo Muuqaalo Cusub Insha Allaah
มุมมอง 254หลายเดือนก่อน
Hordhac Iyo Muuqaalo Cusub Insha Allaah
Hadii Aad Ku Riyooto Madaxaaga Iyo tintaada Oo isBadashay Macnuhu Waa ………
มุมมอง 1.2K4 หลายเดือนก่อน
Hadii Aad Ku Riyooto Madaxaaga Iyo tintaada Oo isBadashay Macnuhu Waa ………
Marka Aad Ku Riyooto Adigoo Nin Madow Ah 🤔
มุมมอง 4844 หลายเดือนก่อน
Marka Aad Ku Riyooto Adigoo Nin Madow Ah 🤔
Aragtida Dadka Noocyacooda kala Duwan
มุมมอง 6214 หลายเดือนก่อน
Aragtida Dadka Noocyacooda kala Duwan
Marka Riyo Lagu Arko Jinka Iyo Shayaadhiinta 🤔
มุมมอง 1K4 หลายเดือนก่อน
Marka Riyo Lagu Arko Jinka Iyo Shayaadhiinta 🤔
Aragtida Janada Marka Aad Ku Riyooto Waa Maxay Macnuhu?🤔
มุมมอง 5575 หลายเดือนก่อน
Aragtida Janada Marka Aad Ku Riyooto Waa Maxay Macnuhu?🤔
MARKA AAD KURIYOOTO NAARTA ADUUN IYO MID AAKHIRABA 🤔
มุมมอง 5815 หลายเดือนก่อน
MARKA AAD KURIYOOTO NAARTA ADUUN IYO MID AAKHIRABA 🤔
Marka Aad Ku Riyooto Qiyaamihii Oo Dhacay Waa Maxay Macnaheedu Wax Bafan Ka ogow🤔
มุมมอง 7135 หลายเดือนก่อน
Marka Aad Ku Riyooto Qiyaamihii Oo Dhacay Waa Maxay Macnaheedu Wax Bafan Ka ogow🤔
Lix Waxyaabaaod aad ku caafimaadayso Hadii Aa tahay qof qabo xanuuu nada ruuxiga
มุมมอง 7085 หลายเดือนก่อน
Lix Waxyaabaaod aad ku caafimaadayso Hadii Aa tahay qof qabo xanuuu nada ruuxiga
Marka Aad Ku Riyooto Adigoo Dhimanaayo Ama lagu Aasay ……….
มุมมอง 7825 หลายเดือนก่อน
Marka Aad Ku Riyooto Adigoo Dhimanaayo Ama lagu Aasay ……….
Calaamadaha Sixirka Kala Geenta & Dawadiisa
มุมมอง 9005 หลายเดือนก่อน
Calaamadaha Sixirka Kala Geenta & Dawadiisa
FADLIGA MAALINTA JIMCAHA IYO SALIGA NABIGA S.C.W
มุมมอง 4956 หลายเดือนก่อน
FADLIGA MAALINTA JIMCAHA IYO SALIGA NABIGA S.C.W
Zakada & Sadaqada & Soonka (Tafsiirka Riyooyinka)
มุมมอง 6876 หลายเดือนก่อน
Zakada & Sadaqada & Soonka (Tafsiirka Riyooyinka)
Tafsirka Riyada Masjidka Iyo Mixraabka iyo manaarada
มุมมอง 9526 หลายเดือนก่อน
Tafsirka Riyada Masjidka Iyo Mixraabka iyo manaarada
Asc macalin muuse wan kusalamay salan kadib Allha kubarakeyo e waxan kuriyoday anigo lai aroosayo arooskasna laigu aabahay igu qasbayo qofka iaroosayana ma aqaano aniga waxan ahay naag laqabo oo uurleh
Asc mclin muse Allaha ku barakeyo waxa ifasirta dahab ansogatay waxa iga sogady mamo oo qarabo nahynay o dhimaty dahabka wu madowana an sogaty wa kusodha ayey ileshy
Asc sheeqow waxa kuriyode eeyo cadcad oo qolka iigu soo galayan ana aa kacabdanayo kadib hooyo aa idheheeso sixira kujiro ee sobixinayan ee da hakasobixiye eyaha wesogalayan jodariga iyo Sarita dhaxdisa uu bac wax kuxiran uu kasoo bixinaa Ii fasir adoo mahad san
Waan ku salaamay sheekh. Riyada marka aay riyo xun tahay sow ma wanaagsana inaad dhahdo riyadan ma fasirayo riyo wanaagsan maahan ee iska daaya haraadinina fasirkeeda. Waa aragtideyda mahadsanid.
Asc shaikh Waxan kuriyoday qof dhintay ayaa iiyimid iyadio Dhar cad cad qabta kadib waxy isii say koob caano wan cabay kadib Inuu ilahy uu unaxaristay bay isheeg Tay .sheek plz iso fasirr
Shekh cadi matihid iga daa riyo ayan ku weeydiya ila iyo hada ma hayo jawabta waxan rawa in an ku weydiyo waxan is leyahay kama so jawawayo maxan sameya maa aniga khaldan mise riyadeyda adag waxan ku weydina miid sahlan iso jawab ... waxan ku riyoday magalo an horay ogo sotahay taqriban 18 sano meel ceel ah ayan tagna adigana wa fadhisay qufka celka biyaha kadarayo wa ku aflagadeyay kadib waxan dhahay isku xisho sidan wa qalad kadib sakel biyo ku jiro ayow kugu dadiyay lakin si lama filan quf caad o xoog badan ayow biyaha ku shuway qufka wa xanaqay xagisa ayow aday baldi Caro wasaq ku jirto ayow ku shuway waxad dhaday garac adigo xanagsan wa qoslay waxow ku dhahay intan aya ku filan ifasir macliiiin qeer Allah siiyo 🎉🎉🎉
Wll shekhu wacadi ,wa qof bani Adam ah weye waxa lagayaaba in u san arkin ,inta ukarayo ayu kajawabaa madama u mashqulsanyahay , so iskasamir ogowna wax qasab ah shekha kumalihid , dar alle muye
@Samira-cy8bm okey
😂😂😂
Asc Sheekh waxan kuriyoday ani wallashay oo daad naqadanayo oo dadka ku lenahya na cawiya kadib wax nacawiyo wan waynay .kadib biyihii wn kasoo baxnay anagoo nabad qabna.. plz iso fasir.
Asc maclin muse wxan ku riyoday anigo xaramka takay o gacbada horted salad maqrib ku tukanaya gacbadana dhabanka ku haya o ducaysanaya xajar aswadka dhunkanaya markan dhunkaday aya awaxn afka ka daremay qabow aad u macan nin gacbada agteda jogay aya wuxu ileeyahy dadka uduceey nasiib aya uyelaty ina halkan timado, marna waxa lay leyahy hada rabto ianad kuso labaty marar badn halkan saliga nabiga badi
Macalin Muse waxan kuriyodey ani OO libaax o nin ah o timobadan iceer sanamyo e iso fasir plz🙏🙏ker Alaha kusiyo
Asc macalim muse waxan kuriyoday aniga iyo wiil iladhashay oo aan utagnay mid ka mid ah wadada quran ka dad ka kucilaajiyo si uu ani ii quran saaro markas ayu igu dhahahy adiga walal ka aya kadarn oo ubahan quran saarka markas ayey uwadayan dhanka meel biyo fadhiyan oo aan is leyahay waa wabi weyna dhaxgalinayan. wilkas ana hada hayo oo ila nolyahay dhimirka ayu kaxanun sanyahay mudo dheer jazaka Allah Khair sheikh
Shiiqow waxa ii fasirtaa qabri qof igala hadlaayo talefon asoo ku jiro lacag isoo tiraayo i xaal wareesanayo gabar aa dhalay qof ila hadlaayo asxaabta nabi muxamad ee ila hadlayo ila ehed
Hafada ka dumayo
Asc sheikh waaxan ku riiyoda ano guriga ka dumayo
❤🎉🎉🎉🎉😊
Asc macalin muuse waxnku riyoday ano duulaya oo madaxweyn ha somaliland abdirahman ciro gacanta iga qabtay anu duulayno xaga sare
Sixir baan qabaa la soo cusboonaysiiyo riyada baa cunto laygu siiyaa maxaan iskaga cilaajiyaa
Aniga cuno leygu siya riyada o baran baro ku jirta ama doli 😢
@XantaSomalia subxaanalaah xanun ruuxi miyaa qabtaa
macalin muuse riyo Ayan raba inad ifasirto taaso ah waxan ku riyoday lo cad adhi cad iyo waliba faras cad Loda wn ka cabsanayay lkn adhiga iyo fardaha wn ku faraxsana waliba fardaha said igu faraxsana
shekha nabarkisah ishek
Ayadoo caadi iijoogto ayaan kuriyooday anigoo uurleh sheekhow
Alle sheq wa iga cabsisay xala ayan waxa ku riyoday Ina aderkey o an wajisaga io magacisa aqon o I arisayo 😢
jiniga cashaqa ebixi wayay ebal wadan kugu qasba sida qadka okale markad qadka dhameso ehurdada adudiyar garowada kumash qula cowrada
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Shiikh habeen oo dhan waa lay cayrsadaa cuntaa lay siiyaa xanun madax daran bn leeyahay nolosha dhan wn ka dhacay
Asalamu caleykum macalin muuse anigu wan xanunsanahay waswas iyo cabsi iyo indahana weey igarirayan awal mabahurdijirin lkn hada habenki hurda saas eeh ayan hurda wanadukuda saladaha kuligod marka waxay igudirta jirida carurteydi ee igasojawab plz
Asc sheeqow waxa kuriyode eeyo cadcad oo qolka iigu soo galayan ana aa kacabdanayo kadib hooyo aa idheheeso sixira kujiro ee da hakasobixiye eyaha wesogalayan jodariga iyo Sarita dhaxdisa uu bac wax kuxiran uu kasoo bixinaa Ii fasir
masha alah sh muuse kuso xiji calaamadaha isha iyo jinka sixirka lagau kala garto
Sheikhow aniga darruurta iyo .miro cunyno dad kii magaranyn 😢
Asc shekh waxan ku riyooday gabdho aan isku fasal Nahay oo gaalo ah midka kamid ah oo xijaab cagar ah xiran oo aan aniga isla hadleyno oo niyada iska leh maxay tahay gabartaan xijaban waaba gaale
MashAllah sheekh shukran
❤❤😊
Asc maclin muse waxn ku riyoday anigo wajiga meesha sujuda la dhigo biyo zamzam iga so burqanayan sidi tuubadi wajigayga dhana qoyey dad ila joga an marka qarabada umalynayey an hda garanyn aya gacmaha udhiganaya wajigana ku dhaqanayan o le yihiin wa maqbuula shaki kuma jiro hoyo aya waxy eledahy mesha biyaha kaso burqanayan gacnta saar o dheh zamzam sidi ayn sameyey wayna jogsaden mamo ila jogtay an qarabada umalynayo ay sidi okale biyi uga so burqaden. Shikh riyadan waxn arkay saalda duxa ayan tukaday aadna wan udacaystay markan ducaysty ay sexday xoga dhiba aya ihaystay. ءامن يجيب المضطر إذا دعاه ويكشف السوء Ayadasan wan ku celceiyey boqol jeer
Asc Shekh waxan ku riyoday aniga iyo gabdho isku fasal nahay oo kuwa qaar waa gaalo gabdhahas mid kamid ah oo xiran xijaab cagaran anigoo yaban ayan fiirinayaa gabarti xijabka xirneed aoo og inee gal tahay
Mansha allah khayr allha iiga dhigo
Sheekh waxan doonayaa inan riyo si gaara kuu waydiiyo ee xageen kalasoo xidhiidhaa
Xalay bn kuriyoday ano toob cad hadyad lygu kenay
Aniga cid hadaan utago wax dhibaateynaayo alle wuu itusaa alle shayadiinta ayaa idhahaaya adiga ruuxani ayaa tahay alle janada wuu itusay naarta wuu itusay nabi mohamed na wuu itusay malak sabaaniya wuu itusay qof lacadaabaayo iyo qof janada lageeynaayo ayuu alle itusay anoo salada duxa ku jiro😊
Ma allh
Wlhi aniga inbadan ayan ku riiyodaay anigo dulaayo sida diyarada 😊waliba sanado badan isku arky riyadas
Sheekh waxan kuriyoday ano wadankle aday markii guriga adayna wuxuu ahaa fooq lkn markan galay wuxuu ahaa mugdi ila an daqada ee gayna waxan arkay wadanka dhan oo mugdi ah.. Sheekh plz iso fasirr
Sheikh waxa iwareerizay riyo markasta igu so noq noqota habnkasta waxa arka anigi meel dheer oo dhabaq cml eh ama buur ah kasoo dhici rabo oo cabsanyo meel an qabsdo raadiyda kadibne wakaso dagnaa mana aqaano saa ugu so dhagnyo lkn cabsi igu dhahshy plz iiso fasri sheikh khery Allah Ku siiyo
Asc sh magacaygu waa caisha suaalshaydu waxy thy waxan ku riyoday anigo ilmo dhalay waliba nuujinaya waxan ahay singale magursanin ilmaha wixi iga dhalayna magaranayo sh adigo mahadsan iso sheg allah haku barakeyo m
Asc Sheekhee (habeenkii markaa seexdo waan qarwaa illaa habeenkii saq dhex waxaan ku qarwo magaranaayi subaxdii Subaxdii markaan soo tooso wxaan soo toosaa anikoo meelkasta ixanuuneeso Habeenkii abaare 12:00 markey tahay huradada waaba kasoo kacaa anoo naxsan meeshaan jiifo waaba kacabsadaa markaan soo kasoo dhoxo hurdada meeshaa jiifo waaba kacararaa qolkale aa jiiftaa si cabsida ay ikatagto Maalintii oo dhan waxaan leeyahay waxbarsho diini ah yacnii markaz aa dhigtaa Subixii markaan markazka tago dheerfaha aaba ixanuuno waxbarashadii oo dhan cajiz aaba ika saaran ) Shiikhee adoo mahadsan iisoo fasir waxaas aa hadda kuu sheegay. Mahdasanid.
Asc sheekh waxaan ku re yooday anigoow dad badan ku dhax jiro kadib kali geey uuu geel ibuur sanaayo uu rabo inuu idilo kadib aan ka bax sanaayo midabka geelkana wuu cadyahay
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc Waxaan ku riyooday anigoo masaajido badan anoo ku takanaya fadlan ii fasir waan ku sugaayaa sheekh
Xalay waxanku riyoday ilma yar Oo an dhalaay Oo dhintay sakana waxan arkay xaskki dayax Oo dhimata allah arxamu
anigu markasta maska qof ayaa iga dilaa ilahay qof isoo diraa
anigu markasta mas ku riyoodaa
Asc macalin muse riyadan iifasir markahor ani waxan kuducesta in uu aale xoola isiyo si an sadaqo ubaxsado marka waxa jirtay gabar Ann aan daris ahaan jirnay oo maskin ahaan jirtay ani marakas xwaxan aha qof iska ladan wax weyn maheysan balse wax yar yar ayaan sisin jiray kidib xafadeeni wey kaguurtay meel aad naga fog ayay uguurtay wey xanusatay mudo kadib wa geriyotay gabadhi alaha unaxariistee marka waxa ujogtay gabar yar oo 5 jir ah bes ilmo kale maheysan marka anigi gabdhi ayan kamurga oon marmaraxusustaa marka aabehed wamiskiin wuxu qabaa naag an jecleyn cunugtas yar hada waye riyada wixi hore war cadi waye aniga waxan ku riyoday gabedhi yareed oo aabeheed ii kanay asago igaarsi wan so labanayaa gabdhi markuu abehed baxay wey nagu faraxsaneed kidib aabehed aya so laabtay markaas ayan kuiri noga tag gabadha hanalajoogtee asagii wu iga ogo laaday wuna katagay gabadhii riyada intaas waye iiso fasir macalin
Macalin muuse wan kusalamay salan kadib waxaan kuriyooday 2mas oo idhahayo wan arkeenaa oo aniga iradinayaan oo ledhahayo 2mas aakusuguyo😮😮😮 wan layaway
Ii fasir macalin muuse