Riyada libaaxa guriga imaanayo ama qof soo weeraraya rag iyo dumarba maxaa lagu fasiraa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ค. 2023
  • Riyada libaaxa guriga imaanayo ama qof soo weeraraya rag iyo dumarba maxaa lagu fasiraa, riyada libaaxa waxay noqon kartaa riyo tafsiir kala duwan leh, qofka markuu ku riyoodo asoo libaax soo weeraraya riyadaas way ka duwan tahay markuu arko asoo libax wax siinayo ama libaax la hadlayo, gabar marka ay ku riyooto iyadoo libaax soo bursanayo ama libaax soo weerarayo riyadaas waxay yeelan kartaa tafaasiir kala duwan, guud ahaan riyada libaxa waa cadow iyo qof awood leh oo qofka dhib u geysan karo.

ความคิดเห็น • 40

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤🎉

  • @ayanadencabdiqadir5515
    @ayanadencabdiqadir5515 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxa ahey marwo waxaan kuriyoodey libaax iyo shabeel guriga iijoogo waliba qolka fadhiga wax dhibaato ah kuma qabo lkn libaaxa banaanka ayu ubaxayaa shabeelkana wu didaya inuu baxo waxaan isku dayaayey inaa bixiyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa dad dood iyo dagaal idin dhex mari doono taxdarkaaga qab waliba iska jir gurigaaga inay soo galaan dad cadow ah

  • @user-vj3my6kf7p
    @user-vj3my6kf7p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lab jeer ayn ku riyoodey libax mar wn xanuunsan maran ma xanuun sanene lab maalin kadib wn xanuunsadey libaxeyda wexeey jogen guriga banankisi imey garsiini aniga wn ka cabsanyey lkn labad albab wn so xirirey libaxeyda wexeey aheyna kuwo dagan micnh dagal wadnin cadi ayey iska ahyeyn wn ifiirinyeyn😮

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      Waa nin oo dan leh oo aan wax ka baqin oo meel dheer kaa joogo faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/

  • @Ulfad44
    @Ulfad44 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga leyma qawo waxana kuriyoda libax iracdeysanayo an na an kacararayo bila cabsi maxey tahyna wll isheg

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน +1

      riyada waxay tilmaamaysaa qof geesi ah inuu ku rabo oo uu dan kaa leeyahay waxaa dhici karto inuu guur kuu soo bandhigo

    • @Ulfad44
      @Ulfad44 8 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta lkn Mar hore ayey ahed mudo ayana lagajoga

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aniga waxan ahy marwa abahay ayaa waxuu ku riyoday 7ba libaax oo saf kujira liibaxa u horeeyana aniga wajigyga uu u egyhy ama libax aa noqday cml Maxa lagu fasira

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน +1

      wiilal badan ayaad dhalaysaa oo geesiyaal ah inshaa Allaah

  • @IqroMohamud-jc1ho
    @IqroMohamud-jc1ho 2 หลายเดือนก่อน

    Shiiq ani garob ahay uur leyahay waxa kuriyoday libax guriga jogo laba daradna weleyahay guriga midka kamida ojoga wana kaso xirnay kadib wabari ahayd ciyalka bananka kenay kadib qol kale iskaso galnay anigina ciyalki dib ugu noqday soxareyay inta ubaqay inu cuno mise qolka 2bo irid leh midba balaqan odhanka libaxa jiro mida nagta ahna wa ila zxiip lkn kan ninka ad uga baqoya markas hurdada waxa kakacay ano jaraynayo ifasir plz😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      riyada nin ayay kaaga digaysaa oo aan wanaagsanayn oo cadow ah

  • @fahiimadhemmanaxmed5545
    @fahiimadhemmanaxmed5545 5 หลายเดือนก่อน

    shiikh waxan ku riyooday libaax isoo weraray guriga oo meel baadiyo ku yaalo oo dhagaxaan ka samaysan xoolo lo. ada adhiga baan ka celin kari wayey iyo caruurta xata ilmo yar ayaan derbi korki u labaxay marki danbe nin baa baskulad ku riday i turkum shiikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo dhib badan marka is ilaali faahfaahin www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/

  • @umumaxamadamiin9964
    @umumaxamadamiin9964 11 วันที่ผ่านมา

    Asc wll waxaan ku riyooday libaax nin ah oo wayn oo isoo weerarayo aan qol ku xerayo kadib wllkay ayaa qolkii furayo anoo uga digayo lkn waxba wuu ka waynaa hadana waxaan ku riyooday maalmo kadib waxaa ku riyooday libaax yariis ah oo guriga ii dhex joogo xayawaano kale wala jokan lon asagaa markaste isoo weerarayo anigana wan iska celina marka danbe cabsi ayaa i galeeso kadib jikada isku soo xeraa asagana hoos ayuu madaxa iyo gacanta kasoo dhiibaana kadib mindi ayaan madaxa ka galin iyo dhowr meel wuu boodaa wuu xanuusanaa kadib wuu qaylinaa wuuna dhimana libaaxii dhiigiisii iyo mindidii anoo gacanta ku haayo wllkay ii imaanaayo oo i dhahayo maxaa u dishay wllkayna nin ayaa la socday oo malab wato wuxuu i dhahaa lacagtii malabka keen nin malabkaa taagay kadib waan dhiibaa lacagta malabka sababta oo ah reerka anaa biilka u haayo mana lii qabo garoob ayaan ahay ahy pleas ii fasib cabsi ayaana furan ayaantan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay kaaga digaysaa nin dulmi badan oo qaabab badan kugu soo galayo

  • @zahramaxamed7342
    @zahramaxamed7342 29 วันที่ผ่านมา

    Shikh aniga wxan ku riyoday anigoo 2 ilmo heysto waxana ahay gabar libaax ilmo wato o igusoo weraraayo gurigyga albabka guriga ayaan ku celinayaaa xogaa wuu ila xarbina kadib buu iga tagaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  28 วันที่ผ่านมา

      waa mustaqbal waad guursan doontaa ilmo ayaad dhalaysaa waxaa laga yaabaa nin inuu ku dhibo

  • @user-dw3id5bm5u
    @user-dw3id5bm5u 5 หลายเดือนก่อน

    Asc aniga waxaan ku riyoodaa libaaxyo guriga isku dayaayo iney isoo galaan waana ka cabsadaa maxey turjumeysaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      ws waa rag cadow ah oo naxariis lahayn oo guriga isku dayaya inay soo galaan ama xaalagaaga inay ogaadaan faahfaahin libaaxa riyadiisa la xiriirta www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday anigoo lixbaax isoo weraray guriga labo mar waana kabax sabaxsaday labada mar qol iga xeray shiiq ii soo fasiir mar anoo qol markaa ka ax saday arbabka soo furay bananka waxaa jifay labo cunug oo dhalay kii weynaa soo werayey waa wayey xurdad anoo naxsan ka soo kacay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      riyada halis ayay tilmaamaysaa waxayna u badan tahay nin inay la xiriirto oo cadow ah www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/

  • @FOZIOMohamed
    @FOZIOMohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Shik riyadan ifasir waxan kuriyode dawaq deer oo markas ila eeeh dariskyga ine daganyhin oo madaxyo libax saranyhin (kalaladan) kadibna dawaqii dhumayo waxana daremaya cabsi wen

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa digniin lagaaga digayo meesha aad degan tahay rag xun inay ku nool yihiin

    • @FOZIOMohamed
      @FOZIOMohamed 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@barta-aqoonta magalo an magaladeyda ehen an joga

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      Taxdar ka qab dadka xunxun

    • @FOZIOMohamed
      @FOZIOMohamed 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta shukran wll

  • @user-pp4rz5vf9z
    @user-pp4rz5vf9z 9 หลายเดือนก่อน

    Ani libax wu isoweerary riyada mana icuunin aktayta usocsocda lkn ima sodowanaya wuna ieryana iyo shaaabell wuiso weerara wu iceyrsana kln imacunayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      waxaad ka badabaadaysaa arrin halis ah marka iska ilaali wixii dhib kuu keeni karo faahfaahin dheeraad riyooyinka libaaxa halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/

    • @samiiramohamedqaali8966
      @samiiramohamedqaali8966 7 หลายเดือนก่อน

      Ani libax wu na weeraray riyada dhaxdeda aniga wadada mareno gabadheda dhawacay wliba ani an kacilinaye

  • @user-ry9zl6rm2m
    @user-ry9zl6rm2m หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoodey isagoo guriga soo galey aan sarayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa nin dhib badan

  • @zaam-cooking
    @zaam-cooking 26 วันที่ผ่านมา

    Sheekh wxaan kuriyoody bakeyle libaax io mas bakeylihi ayaaa dheecaan afka kadaadiyay maska io libaaxa ayaa caby weyna suuxen kadip inan fakado dhamcy lkn libaxa gacata iiga dhegay sheekh isoo fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  25 วันที่ผ่านมา

      soo sheeg xaalkaaga waxa aad ku sugan tahay hooyo ama gabar

    • @zaam-cooking
      @zaam-cooking 22 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta wxaan ahy gabr lkn wxaan rajeynaa mardhaw inan guursado bil kadip

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  22 วันที่ผ่านมา

      waa dad is khiyaanayo oo wax kala qaadanayo waxaana ku jiro qof cadow ah

  • @ayancige6625
    @ayancige6625 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer hanaga shakisiinin anaa ku riyooda

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน +1

      www.daruur.com/waxaan-ku-riyooday-anoo-libaax-dilaya-mana-dhiman/