Waxaan Ku Riyaadaa Anigoo Madaxa Injir iga gashay Waa Maxay Macnuhu?🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 49

  • @MasnamaxamedMacalin
    @MasnamaxamedMacalin 14 วันที่ผ่านมา +1

    Asc shekhòow waxan waxan kuriyoody anigo oomaqlany anoo maqlayhadal gurigeeygakabaxay ibtaanmaqlay hadal ayaan baxay waxaan arkay dumar badan wan aaday mise waxaadhatagan nin weeyn ooxoogleh òdadka kareer waxuu iqabtay labadagacmood wuuiqaaday ilaa diyaaradaha kashishay

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shikh waxan ku riyoday ani uu mel saro ka soo dhacayo hal mar inta naxo ayaa so bararoga please isoo fasir thnks

  • @user-ll4sw8ro5h
    @user-ll4sw8ro5h 6 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah ❤❤❤

  • @shukriyaosman39
    @shukriyaosman39 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ku xafido macalinoow hal riyaa rabaa inaa soo fasirtid please waamaxay riyada dhuxusha

  • @user-sb5xi7yk9j
    @user-sb5xi7yk9j 10 วันที่ผ่านมา

    Asc,sheeqa,riyayafa,diqsiga,maxaytahay

  • @HaliimaMohamedxsn
    @HaliimaMohamedxsn 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiiqoow waxan ku riyooday anigi ninkeyga iga so qabanayo 1injir kadibna isaga dilaayo ii so fasir

  • @rahmahassan5877
    @rahmahassan5877 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shikha riyada hinjirta laga so qabnyo oo qof aad taqno ka so qabnyo oo aad adna dilaso maxa waye

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mashallah Allha kuxfdo

  • @rajabdayib2972
    @rajabdayib2972 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh waxan ku riyodey oday adeer kzya oo dhimday aya riyo idu yiri waxzd guursanaysa nin ina adeer isku nahay ninkasi reer ayu leeyzhay sheikh riyada ii macney wan ku dalay

  • @YusroIsmacil-z6w
    @YusroIsmacil-z6w 19 วันที่ผ่านมา

    Mahdsanid

  • @farxiyocabdi3720
    @farxiyocabdi3720 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh Alle dartis igu fasir waxa iguso noqnota abeeso cagaley mar gurigeyga so galaysa marna ka baxaysa, Mar darbi madaxa kalaso baxaysa iyada o malabsanaysa

  • @ikranali7233
    @ikranali7233 หลายเดือนก่อน

    Sheeqoow waxaan ku riyooday inigoo hal injir iska sooqabtay ee maxaa weeye

  • @Oyunprosu-ci4ke
    @Oyunprosu-ci4ke 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow waxan ku riyoodey aniggoo shanlaysanayo injir iga soo dadanayso aana dilaayo

  • @user-ex9ib1bd5u
    @user-ex9ib1bd5u 3 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga waxaan ku riyooday iyadoo naag aan aqaano madaxeeda injir ka buuxday ay aniga igu riday anna waan ka dagaalameyey waana shareystay ilaahey baa og tafsiirkeeda

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ Masha allah 🥰🥰

  • @KsA-nb7ty
    @KsA-nb7ty 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxanku riyada madax qadaadka iyado injiri iga cunayso Wana tosay ii fasir shekh

  • @xayathaji8915
    @xayathaji8915 8 วันที่ผ่านมา

  • @user-fi7pc5od2c
    @user-fi7pc5od2c 6 วันที่ผ่านมา

    alhku xfido

  • @fathiguled6497
    @fathiguled6497 11 หลายเดือนก่อน

    Shiikh ilahey dartiis igu fasir 4 riyo oo isla sanadkaan kuriyode 1 anoo dahab dhaga ah leyxiraayo nin iyo naag I agtaganyiihiin 2 anoo iiyo ibursanaa 3 anoo foolanaa saalada saaran sifudud udhaly leymana qabo 4 anoo aroos ah walashey ninkeeda oo aan dhahay arooskaan waa kansale fadlan dhaqso igu so jawaab

  • @abdikarimhusseinsheikh
    @abdikarimhusseinsheikh 11 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxn ku riyodey hal habo injir anigo dilayo ayan ku riyoday

  • @user-qe7vn4cb5o
    @user-qe7vn4cb5o 7 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 11 หลายเดือนก่อน

    Asc.maclin.hadii.aad.ku.aragto.intamaskax.da.ku.aadan.ayadoo.culayskugu.halso.way.kudhagantay.wAman.qabaa.xanuu.ruuxiya.xaasna.waan.ah

  • @user-ly9ry5qf9n
    @user-ly9ry5qf9n 6 หลายเดือนก่อน

    sheekh wxn kuriyoodaa anoo adhi lajooga oo waraabe cunyo

  • @RaxmoMaxamed-xk3rw
    @RaxmoMaxamed-xk3rw 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh dhowar mara ku riyodqy

  • @ubaxcalinuur7638
    @ubaxcalinuur7638 6 หลายเดือนก่อน

    Sheq xaamilo ayan ahay waxana ku riyoday anigo mada shanleysano injir badana kaso daadaneyso xitaa qaab an u dilo garanwayey

    • @rukiammohamed2809
      @rukiammohamed2809 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo anigana xaamilo ahy sidaas ayaana kuriyooday

  • @xamdoXamdixasan
    @xamdoXamdixasan 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 11 หลายเดือนก่อน

    Asc.macalin.muuse. 3:12 3:14

  • @sakiyoaxmed
    @sakiyoaxmed หลายเดือนก่อน

    Ayada oo kul dul maraysa ka waran shiikh

  • @MunoMohamed-ws3qt
    @MunoMohamed-ws3qt 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ku Riyodey injir banana
    Hoydey aya ku dhahaa iga so dadii dadineso

  • @fatxiali5603
    @fatxiali5603 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga wan kiriyoday 😢

  • @user-bd7so9rf2x
    @user-bd7so9rf2x 6 หลายเดือนก่อน

    Injir😂

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 11 หลายเดือนก่อน

    Shekha number kısa sen kuhelaa

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 11 หลายเดือนก่อน

    Shekhow number kaaga nasi kulaso xariirne

  • @alpo__ppt4796
    @alpo__ppt4796 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh mudo sagaal sano anoo dhasha ika istaagtay waxaan riyo ku arkay aabahay oo dhintay oo ku dhahaya hooyadeey gabadhaan dhasha kama joogsan ee walaka joojiyay
    2:waxaan ku riyooday aabahay oo dhintay oo ku jiro guryo qurux badan dhaxdooda markii aan damcay in aan ugalo waxa ilaalinaaye askar markaas askari baan suaalay oo iri aabe ayaan rabaa markii aan ugalay waxaan arkay abahy oo dugaan carfisooyin jooga ah iridana uka yaala geed moos aad uween markii aan damcay in aan salaamo hurdada ayaan kakacay jazaka ALLAH sheikh

  • @AaminoAaden
    @AaminoAaden 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeq su,aal waxing ki riyoday anigo riyada ku dhex riro ayaa saxiibey igu dhahaday abyo bishareyso wax aya idhahday 7 qof xajakagey aniga ardey ayan ahay mana awoda sheeq iso farir royadas Allah ha ku dhowre❤❤

  • @najmiitahali
    @najmiitahali 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow waxan ku riyoda anigo dhoofayao marwalba waxan kuu dhofana maarko sida diyarad aama gadhii ama dooni xaga bada aah waxantaga marwalba hal magalo haal waadan wadankasina waa lndhaan 4jeer ayan ku riyoday anigo jooga waxaligu yidhahdaa marwalba halkan aad joogta waa ladhan isofasi sheekho adigo mahadsan

  • @NiamaMohamed-st6eh
    @NiamaMohamed-st6eh 3 หลายเดือนก่อน +1

    injir

  • @FartuunXuseen-xq2td
    @FartuunXuseen-xq2td หลายเดือนก่อน

    Walal hooyadey wax ay ku riyatay ido isku shuwantay hadn gabsarkeda waye

  • @najmiitahali
    @najmiitahali 4 หลายเดือนก่อน

  • @user-qe7vn4cb5o
    @user-qe7vn4cb5o 7 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-hz5kr3vj6c
    @user-hz5kr3vj6c 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ Masha allah 🥰🥰

  • @user-jg3gd8mv4i
    @user-jg3gd8mv4i หลายเดือนก่อน

    M.a