اللهم انى اعوذبك من علم لا ينفع و من قلب لا يخشع و من نفسى لا تشبع و من دعوة ولا يستجاب لها🎉جزاك الله خيرا اءلا ما شاء الله ما شاء الله لا قوة اءلا با الله❤
بسم الله ما شاء الله تبارك الله الله أكبر الله أكبر الله أكبر جزاك الله خير امين 🤲🤲🤲 اللهم صل و سلم و بارك علي نبينا و حبيبنا و سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯🎉❤🎉❤❤❤
Shekhi Alle haku xifdiyo funti waxayalo badan oad ahegtay oisku arkay jirto markasta waxan ada Dr waxana ma igu soshego waxan ahy qof masha Allah ah wadnaha waxa igatagan nabar ila lugta maxan sameya Shekh iso sheg insha Allah
Allaah ha naga khabto xaasidiinta dhamaan teen please Amiga aydin ayaa igu taagan garabka bidix oo aan la fadhin la ahay ii soo ducee ya dhamaan tiin please
Masha allah ILaah haku barakeyo shiiq xasan Jamaica inta xanunsan allaha cafiyo waxa in mudo isku arkoya malinti waan ficanahay markan is irahdo seexo lugaha leyga socona sarirtana waa leygu ruxaa hurdo maleh waga Lee ii baryayo qof roob tiix tiix ku da ayana waan noqona subxanallah
Abyo Allaha kucafiyo xanuunada ruxigaa waa jira oo runtii dhibadan haba lakula darnadee mida is fiirinta ama iscajabinta waa dhacdaa qofku inuu asagu iska helo o isku mashquulo marwalba ood wanaag isku aragtoo waxaa dhahdaa ما شاء الله، لا قوة إلا بالله Insha allh dhib is iskuma geysan doontid
يا الله، يا ذا العرش المجيد و العطاء الكريم عليك أعتمادي و توكلي ورجائي أسألك يا حي ياقيوم أن ترفع عنا كل شكوى وتكشف عنا كل بلوى، و تقبل منا كل نجوى، و تلبسنا لباس، الصحة وعافية و الستر و التقوى، و تجعل جنة الفردوس، لنا و الوالدين و لأهلنا و أحبتنا مقرأ و مأوى، اللهم سهل لنا، الأسباب، و أكثر من حولنا الأحباب، و لا تغلق أمامنا الأبواب، و أجعل، دعائنا مستجابة يا واسع الكرم والجود و العطاء يا العزيز يا و الهاب، و صل اللهم و بارك على سيدنا و نبينا محمد و على آله و صحبه وسلم تسليماً كثيراً 🥰🌹🌺🌷💐🙏اللهم أمين ،اللهم امين، اللهم آمين يارب العالمين
Aniga africa ayaan 9 sano qaxooti ku ahaa hada ayan soo dhoofay canada ayan imaday alx lkn sidaan shekha shega aya la ihayaa waxaaa moda in la igu habaray mesha tagtay wax haka qabsan wlhi far wan qadi la ahay shaqo ma adi karo salada waa igu dhib nadafada inan iska jifaa rabaa hurdo ayaa la igu soduray iyo dabar daro yaa allah ii saqir isoduceya😢
اللهم انى اعوذبك من علم لا ينفع و من قلب لا يخشع و من نفسى لا تشبع و من دعوة ولا يستجاب لها🎉جزاك الله خيرا اءلا ما شاء الله ما شاء الله لا قوة اءلا با الله❤
Mashallah sheikh waa shaqsi aqoon Allah siiyey wuuna daganyahay Allah cilmiga hakuu barakeeeyo sheikh 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Mnsha allh
Allow inaka haaay isha iyo sixirka iyo xaasika allow inakahaay allow naka caaafi
Aniga. waxn Dareemaya. xanuun. indha. ah pls. isooduceeya. wllayal. inu. ilaahay. icaafiyo🤲🤲🤲🤲
Alllh ku cafiyo wll
Sheekhaw illahay amarkiisa mansha allah iyo mabruuk tabarakallah xataa mahadnaq ama illahay loo celiyo ama dadka soomaalida maba yaqaanaan iskadaa intaas aan sheegaye xataa markey meel isugu yimaadaan ASC mayaqaanaan
بسم الله ما شاء الله تبارك الله الله أكبر الله أكبر الله أكبر جزاك الله خير امين 🤲🤲🤲 اللهم صل و سلم و بارك علي نبينا و حبيبنا و سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯🎉❤🎉❤❤❤
Masha alaah tabaaraka laah thanks for sharing with us muxaadaro qayim ah ilaahaye il xaasid hanaga qabto
Mansha Allah Ajiri badan Badan Allah kasiiyoo Sheikh Allah kuxifidiyoo Amiin
Thank you shiehk Hassan Jamici. am among your follower and benefited alot from you in SOMALIA.jazakalahu kheyran
Jazakalah wll Alaha kaa abaal mariyo anigana waxyaro waswaas ama shaki iyo baasaysi ah baan dareemayaa ilaahy iibarya inuu ilaahy iga dulqaado kan cudurada iyo caafimadka keena waa ilaahy ilaahow icaafi anigiyo dhamaan intii muslima oodhiban qofkii aqoon idheerna xaga xanuunadas nafsigana ha ilasoo wadaago wuxu afkaar hayo ilahyna haka abaal mariyo
Alle haku caafiyo wllo
Sethy hada wll
Asc walalayaal xanuunka nafsaniga ah ayan la dhibanahay
@@YasminSaid-gk7wl se lagu haya Ana qabe
@@mahadmaxamuudyuusuf xanuun cabsi ciriir
Illaahow cadaab oo dunida degdeg u dhaafi xasidiinta😢
20:40
Ilaahay laga caafi
Jizakallahu qeer sheikh Hassan
Maashaallaah Sheekhoow illaahay ha ku xafido inta xanuun saneysane allaha caafiyo Aamiin hana noo dabi dhaafo allaha sareeyo Aamiin yaa Allaah.
Amiin amiin yarabi
Ilahayaw awoodada iga qaad xanuunka. Isha 😔😭
Allah kuhifdiyo sheikh
My favorite Sheikh
Mashaaalh Allaha qeer ku siiyo sheikh Mahadsanid.
Shekhi Alle haku xifdiyo funti waxayalo badan oad ahegtay oisku arkay jirto markasta waxan ada Dr waxana ma igu soshego waxan ahy qof masha Allah ah wadnaha waxa igatagan nabar ila lugta maxan sameya Shekh iso sheg insha Allah
Suratul baqarah aqriso abayo
Subxanalaah alxamdulilaah wallahu akbar mahadsanid
Jazakallaahu kheir sheikh
Allaah ha naga khabto xaasidiinta dhamaan teen please Amiga aydin ayaa igu taagan garabka bidix oo aan la fadhin la ahay ii soo ducee ya dhamaan tiin please
marwalba miyaa walaal mise mar mar.
رب يشفيك
Ok
Mashalla Shiikh, Jizaka laah kheyr.
Alla sheikhan wajeclhy ilhy hanodayo waxbadan bn ksfaidy😢
جزاك الله خير شيخ حسن
Alloow naga qaad o naga qabo2badaa iyo jinja o manta umda dhibay
❤s❤c❤w❤❤allaahu❤akbar❤shekh alayaxafidak qer rabi hakugu abaalmariyo aamiin yrabbii mhdsnid
Aniga iyo hooyadee noo soo doceeya wan xanuun sanahay Alle inuu nacaafiyo insha Allah
اللهم اغفرلي ولوالديه وللمؤمنين ويوم يقوم الحساب يااااااااااااارب 🙏
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والأموات🙏
Amiin ya rabbi
Amin🤲
Aamiin yaah rabi🤲
Manshallah manshallah manshallah sheik hassan waan ku baaranay. ee.
Nabakaka maa ii si ka taa
Waa ka telephoneka. Sheik hassan waa kuu baa hanay please you number
MASHA ALLAH JAZAKUMMULLAHU QEYR WAX BADAN AYAAN KAA FAIDAY MASHA ALLAH
هههههههههه
Maansha allah sheekh jasaakumu llaah khayran
Masha allah ILaah haku barakeyo shiiq xasan Jamaica inta xanunsan allaha cafiyo waxa in mudo isku arkoya malinti waan ficanahay markan is irahdo seexo lugaha leyga socona sarirtana waa leygu ruxaa hurdo maleh waga Lee ii baryayo qof roob tiix tiix ku da ayana waan noqona subxanallah
Rabi ku kalsonaw tasbiixda badso alle caafimad taam eh haku siiyo
Maasha Allah sheikh Hassan Allaha kaa abaal mariyo.
salaamullahi shiikh
xassan jaamici.
kheyr allaha Ku siiyo.
Shekh Allah haku xifdiyo jasakallah
Ilahow magantaada na gali Ameen 🤲
Msha alah jazaaka laahu kbeyran sheekh🙏❤🙏❤🙏
Asalama alaykum sheekh Cabsi iyo wis waas badan ayaa ihaya habeen kii ma seexdo wax uun baa ileh waad dhibaysa habeen iyo malin waan jareenayaa ii soo ducayaa wllahyga muslimintow
Maashallah Allah hakuhifdiyo shiikh aamiin yaaAllah
Sheekh maanshaalaah. Alle ha xafdiyo. Su aal baan qabaa telefoon kaaga ma heli kara
Sheikh khyr allaah hakusiiyo markaaa wax soodubayso codka kor uqaad
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Sheiks scw scw marsh allah keep going 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌸
Machallah tabaraka jazakallah kheir ya sheikh
1:22.
ASC.
Walaahi Ducadaa Waan iska rabaa, Nin toosan ma ahi, Lakiin👉Iimaanka iyo Niyad buu Ilaahi ii dhoowray, Lakiin Saladii baa leeygu qaban layahay.
Iisoo duceeya.
Walaalob kul mid beeynu nahayee illah ha na soo xanuuniyo kuligeenaba Aamiin yaa rabi
@@ayanmoh6078 illaahay xaasid nagama dhigo illaahow hana cadaab in aamiin
@@ayanmoh6078
Amiin Abaayadii.
allaha ku so hanuniyo
@@reusreus3560
Ma a naa dhunsanaa?
Maanshallaah Tabaarakallaah sheekh khayr allaha ku siiyo waxad sheegtay wax run ah xafidulaah
MashaAllah mashaAllah sheikh alle ha xifdiyo aad baan uga helay muxaadiradaan
Mashallah faido wanagsan 🌹🌹👍👍❤️❤️☝️☝️🤲🤲
labadaas shay ee aad shegayso sheekhaw somalida way ku badan yihiin
Mansha allah shiikh mahadsanid allaha kubarakeeyo
Masha Allah alle haku barakeeyo shekh
Jasaaka Laahu khayran Sheikh
sheikhow kawran isha qofka asaga iscajabiyey ishiisa makubdhaceysaa markastaa hadan labisto hadan gaari raaco hadaan manta yara iftiimo waxan isku arkaa qurux si aad ahna waa isku fiiriyaa marka waxan maqlay qofka asaga xitaa wuu is ileeysen karaa tanakalaa xanujnada ruuxiga ayaa qabaa ilaa 6sanoo balse alhamdulilah hada wan is ogajay quraan ito tasbiih lee aqristaa lkn is cajabintaas an adka iskuugu fiir frisaday ayaan layabanahay maxan sameeye isoo duceeyo in ilaaahy uga madoobeyo murayadii wa iska dhafay hadana marka socdo ama labismayaa ama dhar qurxoon xirto ayaan isku tirsadaa isha iheysnaa ma aha mid hadashaa ee qalbuga iyo ruuxdeyda ayan ka dareeme ineey culees saran yahay sidaa dhunta dhagaha maskaxdaa sime times ayan daremee ineey wax iwehliyaan alhamdulululah waxan somaray hada wan numceysanahay ma suuxo mana dhacoo lkn jirkeyga walaga buuxo 😢😢😢😢😢😢 isoo duceeyo qofkastoo o ila mid ah allaha caafiyaaa
Abyo Allaha kucafiyo xanuunada ruxigaa waa jira oo runtii dhibadan haba lakula darnadee mida is fiirinta ama iscajabinta waa dhacdaa qofku inuu asagu iska helo o isku mashquulo marwalba ood wanaag isku aragtoo waxaa dhahdaa
ما شاء الله، لا قوة إلا بالله
Insha allh dhib is iskuma geysan doontid
Manshallah scw scw scw Amin ya rabi
Maasha allah ,
Jazaka Allah kheer shekh!
Mashaa alaah shukran Sheekh
M.a..Allah hakuxifdiyoo
Subxanallah calaamadaas oo dhan waa kuwa I dhibay meesha layga haystana aan garan waayay😥
Haaa Dadki hada xaasidiin ubateeen Acuuudu billaaah
Adoo da. Yar haduu ilmo badan alle ku siiiyo laguuma quuro Qurux caafimaad. Farxat deeqsi nimo war waxba lees suma quuro
Allah waxaan kabaryayaa in uu iga reebo xasadka aniga iyo intii Muslim ah
Jazakallaah qeyr sheikhow
Maasha alaah ilaahay ha kuxafido sheikh
Masha.allah Sheikh illahay ka awaal mariyo
ماشاء الله لاقوة الا بالله اللهم بارك
Jazakallah khayraan Jaza.Skeikh
Maashaa Allah and jazaaka Allahum kheyra sheeq
Masha allah
M.a allha ha ku barkeeyo
Allahu Akabaar ☝️
Sh: Jazaka Allahu wajazaka Kheyr
Allha inoo aqbalo🤲
❤❤❤❤❤❤❤Alaah haku caafiyo
ماشاء الله ماشاء الله جزاءك الله خير
Ajiri alle ha ka siiyo
🙏Jzkq sh xasan jaamici🙏
I hope you will give out more knowledge on this evil to the Somali who suffer , thak you very much, Insha Allah
Maanshaa Allah ilaahay ha ku xafido shekh xasan jamici amin
Masha allah sh daahir aw abdi
Shiikhayga iyo dhaqtar kayga ilahaw cilmi dheer kusii aamiin
ManshaAllh Cajiiib sh xikmad usaaxib ah Allah hakubarakeeyo shekhana🤲🤲🤲🤲
Maasha Allah Tabaaraka laah Allaahuma baarik
Jzkq sheikh Ilaahay ha ku xafido adiga iyo ehelkaaga
يا الله، يا ذا العرش المجيد و العطاء الكريم عليك أعتمادي و توكلي ورجائي أسألك يا حي ياقيوم أن ترفع عنا كل شكوى وتكشف عنا كل بلوى، و تقبل منا كل نجوى، و تلبسنا لباس، الصحة وعافية و الستر و التقوى، و تجعل جنة الفردوس، لنا و الوالدين و لأهلنا و أحبتنا مقرأ و مأوى، اللهم سهل لنا، الأسباب، و أكثر من حولنا الأحباب، و لا تغلق أمامنا الأبواب، و أجعل، دعائنا مستجابة يا واسع الكرم والجود و العطاء يا العزيز يا و الهاب، و صل اللهم و بارك على سيدنا و نبينا محمد و على آله و صحبه وسلم تسليماً كثيراً 🥰🌹🌺🌷💐🙏اللهم أمين ،اللهم امين، اللهم آمين يارب العالمين
Maashalah jazaakalah qeyr Sheikh xaqa Alaha nagu duwo inshalah
asc.sheekh.rabi.haku.xafido.aduunyo.iyo.aaqiro.hana.kugu.nooleeyo.janatu.fardowsa.aclaa
Allaah yaxfadka sheikh
Shiiq xasan jaamici Allaha ajr iyo xasanaad kaasii Allaha kuu naxariisto aduun iyo aaqiro Daris keeygii xslaasha ilaahay kasokow adiga iyo asxaab taada maxaad noo dadaash ku tuba badan noo aqiriseen
Ilaahay hakaa jasaaisiiyo sheekhunal fadil
Ninka Madaxda ah haduusan waxbo hagaajinkarin oo Dalkii iyo Dadkiiba Uu Qaribaayo, waa sax inaan 4 sano lalasugin oo dalka iyo Dadkiisa lagaqabto, Sida Xasan dhiiqo oo Ubaahan in Dalka laga qabto, Insha'Allaah
جزاك الله خيرا جزا
MA SHA ALLAH
Ameen yaa Allah
Jazaakallahu1000 kheyr
Jazakallah khayraan Jaza.
Mashallah jazaka Alaah qaayr walal Alaah hayow naxifdi Amiin amiin amiin yaa Alaah.
Xasbunalaah wanicmal wakeeel Allooow naxafid
Iso duceeya hooyo murugeysn a ahay
Ilahey ha kaa feedo murugada digriga ilahey badi wall ilahey wuu kaa fedaya insha allah
Allah faraj Degdega ah haku siyo amiin
Alle ha ka qado
Maansha alaah Sheekh alaha ku barakeeyo
الله يحفظ الشيخ
Masha Allah ❤❤
Aniga africa ayaan 9 sano qaxooti ku ahaa hada ayan soo dhoofay canada ayan imaday alx lkn sidaan shekha shega aya la ihayaa waxaaa moda in la igu habaray mesha tagtay wax haka qabsan wlhi far wan qadi la ahay shaqo ma adi karo salada waa igu dhib nadafada inan iska jifaa rabaa hurdo ayaa la igu soduray iyo dabar daro yaa allah ii saqir isoduceya😢
Adkaarta akhriso😢
Adkarka badi iyo Leylka haweykii surada baqara aqriso hadana aqrisankarim shido guriga ka daaro ku seexo xaweynkii imaankaga xoooji rabi tala saaro dheh ilaho adaan ku rumeye
@@siraadapdulahi2724 insha Allah wll
@@DawadaQalbiga insha Allah wll
Masha alh 4:26
Maanshalaah Sheikh Alle haku xafido Aduun iyo Aakhiro Inshallaah