Fasirka riyada shabeelka qofkii ku riyoodo asoo shabeel dagaal la galay ama dilay ama cunay hilibkii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Riyada shabeelka waxaa la mid ah haramcadka waxay leedahay fasiraadyo kala duwan, shabeel qofkii riyo ku arko wax badan ayaa lagu fasiraa macnaha ugu muhiimsan waa cadaawad iyo daalim ah oo dadka dulmiya, shabeel qofkii dilo ama qofkii la dagaalamo wuxuu la dagaalamaa nin cadow ah, qofkii ku riyoodo asoo galma la sameynaya dhadig shabeel ah ama fuulayo muuqaalkan ayaad ka daawan kartaa, hilibka shabeelka isagana halkan ayaad ka daawan kartaa waxa lagu fasiro.
    #riyada #fasirka #riyooyinka #shabeelka

ความคิดเห็น • 45

  • @Aimi-meow
    @Aimi-meow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh please isoo jawaab walshay waxaa kusoo noqnoqtay riyadan hoyadeen oo hue leg sandii hore oo shabeel cunay ayada iyo ilmihii hilibkodna wuu kidfay, hadana xalay bay ku riyotay hoyo oo kitab aqrisnayso shabeel intuu u imaday cunay sadex cunug oo jagtayna Kii hore oo calosha ay ku wadatay sandkii hore buu cunay, mar walbana gabdha aydoo oynaysa hurdada kasoo kacdaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      xaalkeeda? imisa jeer ayay ku riyootay??

    • @Aimi-meow
      @Aimi-meow 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta labo jeer walal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      waa arrin dagaal tilmaamayso Ilaahay sharta hanaga hayo

    • @Aimi-meow
      @Aimi-meow 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Amin mahdsanid walall

  • @mohametfarah2026
    @mohametfarah2026 4 หลายเดือนก่อน +1

    sheekh waxan ku riyooday shabeelka noocisa madaw kaaso kaso baxsaday meeshi lagu rabeenayay marki la sheegay inu so baxsaday ayay ishaydu qabatay kadib toosbu iso eryaday ana wan ka baxsaday naxdintina hurdadai ayaan ka kacay Please iso fasir adoo raliya…🙏🏻

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      waa riyo tilmaamaysa nin cadow oo awood leh oo laga yaabo inay wax idin dhexmari doonaan ama uu ku beegsan doono guud ahaan iska ilaali wixii cadaawad ama dhib kuu keeni kara

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waxa ku riyoday ani oo ah hooyo garob ah ilmaha aya ijogo haramacad oo. Aniga jidmarayo xafad ah wa ariga amah orgi aya so qaninaye oo aniga iso jediye nin aya ila socdaya jidka gacmaha aya waxa ku sidaye haramacad aya aniga is tos ah iso weraraye aniga iyo nin jidka marenay aya ku qeliya bahalka haramacad ah wu is walaye aniga aya ladagalaye marka is dhahay Usha dhulka talo soqabo si aan ugu garaco haramacadka wu so bodirabaye waxu joga mel ijirto labo tilabo ah ninki ila socdaye aya iga celinaye oo icabiye so I dilin haramacadka waxu isku badalaye wesha loda wan qadan wayae. Kadib aya imid guuriga wax rabaye in aan wesaqato oo dukado casirka ah anigo oo wesaqadanayo aya lugta bidaxda dhaiqrabo aya nin aan kaseyni oo qamis baluk o baluka xigen ah wato waxu iga dafe cagi wesada ah wan ka dabaqeliye wan cersaday wan qadan waya. Wesadi man dhameytirin hurdada aya ka sotosaye aniga. Mar kalaye oo horaya aya ku riyoday aniga oo iso werarrne haramacadka oo nin oo dher oo iso cawiye oo aniga. Oo arkayo wada dilaya gacantisa waxu idhahay haka cabsan wan la dilayee haramacadka iso fasir mahadsani

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา +1

      nin garabkaaga istaago ayaad helaysaa oo raga kaa difaaco

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 17 วันที่ผ่านมา +1

      @@barta-aqoonta alxamdulilahi masha allah mahadsani

  • @NimcoCarale
    @NimcoCarale 27 วันที่ผ่านมา

    Sheekh shabelka waxn ku riyaday islaan an aqaano oo shabeel madow igu so daynaysa islaanta waxp nagam dhexeyan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  27 วันที่ผ่านมา

      arday maa tahay ama qof shaqeeyo?

  • @BalujaAbukar
    @BalujaAbukar 6 หลายเดือนก่อน

    Asl sheikh ilahey haku xfido riyo ayaan kuriyooday waxaan riyo ku arkay xaaskeyga oo nin kale ila guursanaayo oo hal guri aan joogno kadib aan ka soo tagaayo oona iska oonaayo kadib meel hotel aan imaanayo an ka cunteenaayo hilib bisil oo dagaag ah ladubay suuqa imaanayaa waxaan iibsanayaa dooro nool waxaan soo kacay anigoo cabsanaayo sideed saac habeen nimo ilahey haku xafido

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน +1

      ws Riyada marka aad fiiriso waxay u muuqataa riyo xun oo cabsi leh laakin fasirkeeda wuxuu tilmaamayaa arrin fiican adiga xaaladdaada ayaa isbadalayso nolol fiican ayaad galaysaa mustaqbalka.

  • @MuhyadinAbdi-nh5tp
    @MuhyadinAbdi-nh5tp 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh gabdh la qabo uur le an ahay wxn ku riyoday anigo nin Kalle iso doontay isago la ii meherin rabo ayaan kso kacay meeshi anigo baqayo oo isle sidni sharci maaha waa qalad ado meher kugu xidhanyahay ina nin kale guursato ee iso fasil waan kasoo cararay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa khayr inaad helayso waliba waxay u badan tahay wiil inaad dhalayso oo garabkaaga noqon doono, guud ahaan waa riyo aan xumayn.

    • @MuhyadinAbdi-nh5tp
      @MuhyadinAbdi-nh5tp 6 หลายเดือนก่อน

      Sheeekh Khyr badan Ale Ha ku Siiyo jasakalah

  • @UmuSabriina
    @UmuSabriina 2 หลายเดือนก่อน

    Riyada Aragtida Bas Ah Shabeelka Wado Kaaga Hor Imaanayo oo Waxba Kuyeeleynin Maxay Noqonkartaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      xaas maa tahay?

    • @UmuSabriina
      @UmuSabriina 2 หลายเดือนก่อน

      Maye Garoob ilmahaysato Shaikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      waa nin adiga dan kaa leh oo niyadda kugu hayo aan wax kuu sheegan karin

    • @UmuSabriina
      @UmuSabriina 2 หลายเดือนก่อน

      Jazakallaah Wll Wan isdaba Marnay Asagoo Moodid inuu Baahanyahay oo Madluuna Dhinanacna isoo eegayo

  • @AishaAbdi-g9k
    @AishaAbdi-g9k 4 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaan kuriyooday jirkeyga tixri wax u eg kasoo saraayo marna wax gooryaan u eg kasoo baxaayo ,lawo kamid ah Dhulka ay yiilen oo hadana cadaan ah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 วันที่ผ่านมา

      reer miyaad leedahay ama gabar ayaad tahay?

    • @AishaAbdi-g9k
      @AishaAbdi-g9k 3 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta garoob wye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  วันที่ผ่านมา

      dhib ana fikir ku haystay ayaa kaa harayo inshaa Allaah waad nafisaysaa

  • @Samiamohmuud123
    @Samiamohmuud123 2 หลายเดือนก่อน

    Zhekh waxba iguma zamen shabelka lkn wa arkay ano kacarcarnena iygo wxbdna mxa xala

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      hooyo maa tahay ama arday?

  • @sabiriincabdicasiis4643
    @sabiriincabdicasiis4643 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kuriyadayy ano 2 naag ey i shaqarquulayaaan oo nima i geynayaan ko aan kasoo ordaayo😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      adiga ma gabar baa tahay?

  • @MuhyadinAbdi-nh5tp
    @MuhyadinAbdi-nh5tp 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh iso fasir ale ha ku. Barakeye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa khayr inaad helayso waliba waxay u badan tahay wiil inaad dhalayso oo garabkaaga noqon doono, guud ahaan riyo aan xumayn.

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaan lahaa uur waxaanan ku riyooday anoo shabeel dhalay dhaaqaatiirtii iga dhalineysay dhana wey iga kal carareen kad8bna sheelki wuxuu ka dhex baxay hargii shabeeka wuxuu noqday wiil waan cabsaday wuxuu igu yiri ha cabsan aniga waxaan u dhashay inaan ku difaaco.wiilka waxaa ku sawiran wax sida maqaarka shabeelka camal giir giir ayuu lee yahay waa riyada dhexdeeda
    Uurkii aan lahaa waxaan dhalay wiil. Ii fasir qeyr allaha ku siiyee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      ws run ahaan miyaad uur u leedahay?

    • @bellasharif9501
      @bellasharif9501 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta waan lahaa marka hada waan dhalay wiil baan dhalay waana ii joogaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      inshaa Allaah wiilkaas wuxuu noqonayaa wiil geesi ah oo wax weyn kuu tari doono mustaqbalka

    • @bellasharif9501
      @bellasharif9501 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta insha allah jizaakallah qeyr waa ku mahadsan tahay waqtigaaga iyo jawaabta aad iiga soo jawaa Tay

  • @IfrahHusein-qs6fz
    @IfrahHusein-qs6fz 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll riyadan iiso fasir aadbay murug iigu dishay
    Waxaa socday roob habeen bay ahayd waxan ku duceeysty ninkyga mustaqbalka illahey inuu riyo igu tuso ana wxn ahy gabar aan la guursan micnaha guur hore usoo marin
    Marka wxn riyada ku arky wiil dheer iyo saaxiibkiisa oo farmashi ku jira isla riyadii hdana roob weyn baa socday kadib hdana wxaa meel kasoo baxay salmaan khan iyo laba naag labada garab hysto oo isla socda roob weyna wuu socday

  • @IfrahHusein-qs6fz
    @IfrahHusein-qs6fz 6 หลายเดือนก่อน

    Isoo fasir wll jazaakallaah aqii

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      nin caan ah ayaad guursanaysaa

  • @manira1716
    @manira1716 6 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow shabeelka wanku riyooday ,Naag anan aqoon aaya la soogashay darada gurigaa,ayado xarig luqinta ugaxiran tahay, shabalkana gaajo calosha isku dhagtay,markas ayaa dhahaya biskow aminacuna

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน +1

      Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay xiriir la leedahay ama uu la imaan doono nin dulmi badan oo cadow ah ama nin aan fiicnayn www.daruur.com/tag/riyada-shabeelka/

    • @manira1716
      @manira1716 6 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta ilahay hanagaa qabto waxii cadow ah. Jasakumullah sheikh