Waa Bishaaro Uur inaad Yeelanayso Hadii Aad Ku Riyooto ………….🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 80

  • @faadumiinahppe
    @faadumiinahppe 3 หลายเดือนก่อน +11

    Allow igu Arsaaq awlaad baariya😢😢😊

  • @zahracolad7601
    @zahracolad7601 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waa run anaa kuriyooday ccano kasocdo naska midig bil kadib anoon fileen uur yeshay alxamdulilah😊

  • @DeeqaAli-yk7wl
    @DeeqaAli-yk7wl 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin waa mahadsantahay hada ayaa dhaley waan 7bil hada waxaa ku royiyoode anigo uur leh isla walashey ayada weyku riyoote anigoo uur leh maxee noqon kartaa

  • @MaryamAnan-lq8ng
    @MaryamAnan-lq8ng 10 หลายเดือนก่อน +2

    ASC shiiqow waxan ahay gabar la nool waalidkeeda aan horay wax guur ah uso Marin dhowr mar waxan ku riyooday hirka bada mar walbo aan damco ina bada galo hir aad u weyn isoo tuurayo dadka kle way ku jiran lkn ani magali Karo hirka bada iso tuurayo wax dhib ima gaysanayo korkeygana wuu qalalan yhy shiiqow qeyr illahey haku siyo iso fasir 🙏😶

  • @dhoofahmeddhoof4549
    @dhoofahmeddhoof4549 10 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muse riyaan rabaa inaad iifasidho khayr allahakusiiyo

  • @Jinan202
    @Jinan202 5 หลายเดือนก่อน +6

    Illahow awlad kheyr qabta isii yarabi inaxariso 🤲

    • @user-tc8mh7qw8w
      @user-tc8mh7qw8w หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin yarabi 🤲 damnteen 😢

  • @maxamedabuukarshooble
    @maxamedabuukarshooble 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxaa ku yiooday ninka iqawo oo qaadka cunayo oo idhahayo been waye maxaa waye shiikh plz iga sojawaab❤❤❤❤❤

  • @caashocilmi7573
    @caashocilmi7573 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze 16 วันที่ผ่านมา +1

    asc sheikh waxan ahay gabar waxana kuriyoday ano urleh oo calosheyda kanux nuxsanayo mida kle riyada waxa igula jiro wil an isla shekesano oo agteyduu fadhiya riyadas ifasir 😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน

    Asc mashallah Allha kuxfdo

  • @MulkiXasan-hb7nz
    @MulkiXasan-hb7nz 10 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @anizoapdizamad654
    @anizoapdizamad654 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shekho kheyr allah ku siiyo waxan ku riyooday laba geel midna naag waye midna nin waaye kan ninka midibkiisa kafey waye nagtana cadan waye iyagoo is rabo ayaa lakala kaxenaye shekho iisheeg kheyr allah ku siiye

  • @user-ti4og6nl5m
    @user-ti4og6nl5m 7 หลายเดือนก่อน

    Asc mcalin mhsanid❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-it7wg5cs7p
    @user-it7wg5cs7p 27 วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @HibaaqJaamac-bc9hd
    @HibaaqJaamac-bc9hd 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah waan ku riyad ina badan

  • @Atarisho...agshin..
    @Atarisho...agshin.. 6 หลายเดือนก่อน

    Asc.shekh...waxa..arkay..riyo..añodhalay..ilmo..oigadhinty..

  • @user-lb7cg1td3f
    @user-lb7cg1td3f 5 หลายเดือนก่อน

    Sac sheqow waxan kuriyoday gawar walashey oo gawar oo wecel dhashay oo suliga kuririrabto eyda iyo hoyaded aniga kasoqatay nujiyay gawar ayehed quruxbadan

  • @user-wi6uo6fd1i
    @user-wi6uo6fd1i 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allh

  • @aminahussein4468
    @aminahussein4468 6 หลายเดือนก่อน

    macalin muusee iso duucey culeeysa i saran ino alle Albaab waliba kheeyr igu jiira alle i fuur

  • @fardawoscali6605
    @fardawoscali6605 7 หลายเดือนก่อน

    Shekha muuse waxan ku riyoday anigo dhiga igu dhacay labo mar walbo xaas nah waan ahay iso sheeg shekha

  • @zeitunahmed6586
    @zeitunahmed6586 12 วันที่ผ่านมา

    Asc sh

  • @HannyQurux-ei2qg
    @HannyQurux-ei2qg 6 หลายเดือนก่อน

    Shekh xas muda yar laqaban ahy ano ur leh kuriyode ilhy khyr haka dhigo🥺😥😢

  • @Ladanmaxamedsalax
    @Ladanmaxamedsalax 5 หลายเดือนก่อน

    Sheeq allah haku barakeyo aniga waxn ku riyody mamo oo xili hore dhalmo ugu dnbesee oo xamli h wali xamli weyn o dhalmo ah anigana waxn ahy xas an wli wax dhalin wana rajeyna iso fasir

  • @user-si9fx2kq9n
    @user-si9fx2kq9n 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiqow aniga wax kuriyoday wiil aan is jecelnahay oo dahab waween isogaday isagan wax uu kuriyoday anigoo 2 ilmod udhalay walina ismagursanin ee sheqow ifasir qeer alah kusiyee

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxan umalaynaya inaa is guursanaysaan ilmana waa udhalaysaa insha allh qayr bay kunoqonee

  • @UmulqeyrSiidcali
    @UmulqeyrSiidcali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Isoo ducy awlad bsri ilha inuu isiyo😢

  • @FartunAhmed-me2ir
    @FartunAhmed-me2ir 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin waa dhawahay
    Waxn Raba inaad ifasirto riydàn waxan ahay xaas waline aan wax dhalin
    Sheikh waxxn kuriyooday anigoo wiil yar dhabta kuheesto oon an dhalay misne Isla riyadii Ayan kudhax arrkay inaan waxba dhalin walibo mudo 3jeer ban kuriyooday

  • @user-no7ie6kn8h
    @user-no7ie6kn8h 20 วันที่ผ่านมา

    in shallaah ❤❤❤❤❤ aad iyo aad ❤❤❤

  • @warsanfarah7145
    @warsanfarah7145 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxan kuriyooday anoo mataano dhalaa 2 wiil iyo gabar oo aan kufaraxsnhy wax xanuun ehna aan dareemin

  • @HibaaqJaamac-bc9hd
    @HibaaqJaamac-bc9hd 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-ty5uw2ph7t
    @user-ty5uw2ph7t หลายเดือนก่อน +1

    😊

  • @khadroabeey3401
    @khadroabeey3401 4 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxaa ku riyoday gabara saxibo nahay o gabarteda xanunsan jwb

  • @najmoibraahimsalaad3594
    @najmoibraahimsalaad3594 10 หลายเดือนก่อน

    Shquuw waxan kuriyudy anuu nalay jiir waxa uig

  • @user-fn8xj2rp7o
    @user-fn8xj2rp7o 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiqoow waxaan ku riyooday anoo mataqayo saa iid

  • @abdiraxmanmoxamed5765
    @abdiraxmanmoxamed5765 10 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh salan kadib sheekh salaaadi supax markaan soo tukaday ayaan dib u yara seexday waxaan ku riyooday aniga xaaskayga aan qabo oo ay igaga maqan tahay dudniin ayuu ninkii ii malxiiska ahaa guursaday sheekh ii soo fasir ninka guursadayna waxa uu hada ku sugan yahy yurub iyaduna kenya anigaygana qisadu igu dhacdaynaa hargaysaa

  • @xabuubainacali5196
    @xabuubainacali5196 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wad iga farxiysay

  • @dhoofahmeddhoof4549
    @dhoofahmeddhoof4549 10 หลายเดือนก่อน

    Nambarkaaga anubaahanahay si an riyadaas kuulawadaago

  • @user-fu1ec9ke3p
    @user-fu1ec9ke3p 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sh xge kalaso xiriira ado raali ah

  • @user-uu4uw8zf4y
    @user-uu4uw8zf4y 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday anigoo wiil dhalay waliba saaid ayaan u oynaaye😢lkn kadp wo ifuray

  • @zamzamhaibe1124
    @zamzamhaibe1124 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooda anigoo wiil yar haya

  • @abbasosman8429
    @abbasosman8429 4 หลายเดือนก่อน

    waxan ku weydii nayaa waxaa igu soo noq noqdo aniga oo uurleh waxAana ahay hooyo marina waxaan xambaar sanahy gabar marina gscanta ayaa K hyaa

  • @faisaqurux1606
    @faisaqurux1606 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ada mudan

  • @zamzamhaibe1124
    @zamzamhaibe1124 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeq waxan ku royooday ayago gurigayga soo galaya Rag khamisyo cad cad xidhan

  • @deqahussein5082
    @deqahussein5082 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo iiso duceye waliba siniyada codsi waye inuu ilahay awlad salixa isiiyo ani iyo inta haysanba

  • @deeqoahmed3395
    @deeqoahmed3395 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sax wlhi ankuriyonjiray lkin gbar dhslay iigsaqiirty 😢😢😢

    • @sacdiyoUpdirahman
      @sacdiyoUpdirahman 9 หลายเดือนก่อน

      Alxamdulilah dheh abyo badal qeyr badan alle haku siyo ❤

  • @user-xb2vs5ku4t
    @user-xb2vs5ku4t หลายเดือนก่อน

    kwrn hadaan kuriyodo dahab lai hadyyn o 2 lbo nocah mid caqiln camla iyo mid jaalaa 2 doda waa dhago

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน +1

    عليكم سلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @YasminAbdulahi-gz2jp
    @YasminAbdulahi-gz2jp 2 หลายเดือนก่อน

    Shekhow waxaankuriyooday Ninkaygow Naagkale uur uledahay Anigu Anaankaxumayn shekhow iifasil khayer Alleh hakadhigo

  • @farxiyomaxamad7764
    @farxiyomaxamad7764 10 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq waanku bahanahay intaa kalasooxariiraa❤

    • @macalinmuseofficialchannel8489
      @macalinmuseofficialchannel8489  10 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaan kaa caawiyaa walal

    • @UmulqeyrSiidcali
      @UmulqeyrSiidcali 3 หลายเดือนก่อน

      Shikow wxn ku riyoda aano li qabo afr biil ley qabo ayan ku riyoda ina wiil hesto isoo fasiir😢

  • @user-xg1xi1wm9y
    @user-xg1xi1wm9y 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 7 หลายเดือนก่อน

    Shiikh ninkayga wuu maqanyahay hadana waxan ku riyooday anigoo wiil aad uqurux badan dhalay oo ninkayga ugu bishaaraynaya isna uu aad ugu faraxsan yahay aniguna horay wax uma dhalin iso fasir shiikh😊

    • @NimcoNuur-pk7ts
      @NimcoNuur-pk7ts 7 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo anigana waan ku riyoday anigo wiil dhalay fmilkana aad ufaraxsan yhn adiga uur miya ledahay

    • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
      @FaadumoAbdisamed-sn8vl 5 หลายเดือนก่อน

      @@NimcoNuur-pk7ts may xbbti wali wax ilma ah ma dhalin

  • @yaziidsalmaan1
    @yaziidsalmaan1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheck please ii Soo fasir,waxaan kuriyoodey anoo bann qiyaama taagan,waxaan arkey,dadka qaar xaga naarta lookaxeynaayo,qaar jannada.tookadeydaa lasoo gaarey waxaana arkey anoo hor taagan Eebe,ma arkaayo Eebe,lkn Codkiisaan maqlaa,waxuu I dhexey,orod janada gal adiga iyo cabdi(waa magaca qofka) maadama darteyda isku jeclaateen ,janada gala la idhahaayo ayaan arkey,kabacdi waxaan arkey sida janada aan galey OO kale,OO aan ku fadhiyo kuraasta dahab ka sameysan. ayaan arkey sheck ii Soo fasir.pls pls

    • @filzancadey5690
      @filzancadey5690 5 หลายเดือนก่อน

      Maashaallh byo waa riyo fiican maxaa smaysaa ❤

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 28 วันที่ผ่านมา

    Yado laygu bisharenayo ina uur leyahay kadib testi marki dhakhtar iga qaday kwrn

  • @NuuxbadarDaauudNuuxbadarDaauud
    @NuuxbadarDaauudNuuxbadarDaauud หลายเดือนก่อน

    Macaalin waxan ku riyuye waliba xali yan ku riyuye ilku su baxi waxan ijogto gawar iso jawab

  • @abbasosman8429
    @abbasosman8429 4 หลายเดือนก่อน

    waxAana rabaa

  • @safiyaaxmed2405
    @safiyaaxmed2405 6 หลายเดือนก่อน

    Xagee kaala soo xidhiidhi karaa

  • @abbasosman8429
    @abbasosman8429 4 หลายเดือนก่อน

    si AA kula soo xariiro

  • @HibaaqJaamac-bc9hd
    @HibaaqJaamac-bc9hd 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyad Gabdha yare aniga naska cano ka sinay

  • @mzzAaisha
    @mzzAaisha 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh ii so ducey ilha inuu isiyo awlad

  • @fatmaabdiosman4297
    @fatmaabdiosman4297 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waan ku riyooday weegan dhexdiisa ano naasaha caano iga imaanayan walina ma baarin ilaahay khayr haka dhigo inta aan haysana Allaha siiyo anigana Allaha ii rumeeyo❤

    • @nimcoosman2865
      @nimcoosman2865 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo uur miyey ku noqodey

  • @user-jm7vf6hz3g
    @user-jm7vf6hz3g 7 หลายเดือนก่อน

    Acs

  • @sahracismanaweys-jf8eq
    @sahracismanaweys-jf8eq 5 หลายเดือนก่อน

    Asc mclin muse xagee kla sooxiriraa

  • @abbasosman8429
    @abbasosman8429 4 หลายเดือนก่อน

    ascshiqow

  • @user-wi6uo6fd1i
    @user-wi6uo6fd1i 6 หลายเดือนก่อน

    12345

  • @abbasosman8429
    @abbasosman8429 4 หลายเดือนก่อน

    lam bar kaaga

  • @user-si2ik4op6l
    @user-si2ik4op6l 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiq xagee joogtaa

  • @user-si2ik4op6l
    @user-si2ik4op6l 5 หลายเดือนก่อน

    Asc