60 Riyo Fasirkeda Waa Jawabihi Commentiga Oo Ay Ku Jiran Su,aalo Yaab Badan Wax Ka ogoow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2021
  • #sheekh#riimi#channel#

ความคิดเห็น • 756

  • @marwazulthan
    @marwazulthan ปีที่แล้ว +2

    Sheekh waxan ku riyooday aniga oo faras saaran oo seef sita iyo cumar binu khadaab oo dhinacyga socda oo inta aan sito sita iyo nabiga oo naga danbeeya laakiin wajiyadooda hal mar ma arkin iyo jidhkooda kaliya waxn maqlyy inay is ag socono faras saaranay nabiguna naga danbeeyo mana arkayo nabiga

  • @SUPER_BOY579
    @SUPER_BOY579 2 ปีที่แล้ว +9

    Sheq waad ku mahadsantahay shaqada quruxda bdn oo aad noo hayso

  • @marwocotiyah
    @marwocotiyah 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh walaashay waxay ku riyootay wiilkayga oo 2 lugood iyo hal gacan laga jaray ..waana gabar iyada wali may guursan shiikh usoofasir khayr Allah hakusiiyee

    • @RahmaAbdulaahi
      @RahmaAbdulaahi หลายเดือนก่อน +1

      Shekhwo wsn ku riyooday nin aan iladernahay oo dhinatay oo riyada igu yiimi wuu farxsana wana shekayssnay sificasn anagi isku faraxsan wuxuu ishegay inu gordon yahay xaskisi hore rekuda uuyedheen gabadhna sinayaan ana wuxu isiyey hadyad uu igu yidhi wad ku cafimaday ee karso man egiin lakiin wax burburan bu aha oo badan misirkaa sidisa aha

  • @caasha93
    @caasha93 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh marar badan ayan kuriyoday islaan abtigey qabay oo dhimatay oo mar walba ila joogta iishekeyneysa iifasir jasakumlahu kheer

  • @haboondeeqa3959
    @haboondeeqa3959 2 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah jazakalaahu khayran sheekh riyooyin ayaan hayaa xagee kugu soo hagajiya aad u fasishide

    • @iskufilan9422
      @iskufilan9422 2 ปีที่แล้ว

      Ani xata xage laga hela wa rabaye

  • @user-ub4qx7db7p
    @user-ub4qx7db7p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqoo anoo salaad suwax anoo dugte oo adkaarkaarka aqriye iyo wardigeega aqriste markaas aakunaqsaday hurdo waxaan kuyirooday labbo naag aa imaadeen midna waan aqaanaa midna makasaayi midaan kasaayi aa kudhage nayaa aniga maa igu dhagee anaa kataqluusaaye ayee idhahde waxay qoorta ii galise wax garaan gar camal oo cad qof qumayo camal aa ujareeye waxaan damacay mida kale anoo arki rabo waan tabar dhigay waan arki waaye allaah ku xafido shiiqoo iifisir riyadaasi aamiin😢😢

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +2

    Wcs sheeq masha allha allha haku barkeeyo 🤲🤲❤️❤️

  • @mariyacusmanalxuseen4144
    @mariyacusmanalxuseen4144 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc shekh allaha ku xafido abahay aya wuxu ku riyoday anigo farmashi furtay o ka shaqeynayo mana ley qabo shekh iso fasir insha allah

  • @qadijoisaqcali
    @qadijoisaqcali 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha
    Shekh kheyr Alalh Haku siyo ifasiri Rayada alalalaasaka

    • @qadijoisaqcali
      @qadijoisaqcali 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmoclahi1818
    @raxmoclahi1818 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxan ku riyoday labo riyo mid aape o faraxsan iyo mid dariska o geeri gashay iso fasiri I.a alle haku barakeyo Sheikh

  • @runhussein2862
    @runhussein2862 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo dhalay wiil mana ley qabo gabar ayaan ahey wiilkan dhalay 1 sano markaan korsadey ayuu abahisiis ilagala dhuuntay wiilkeyga meel anan aqoonin ayuu la adeey ilinta iga dhamatey riyada dhexdeeda markan soo kacay nah anoo oynayo soo kacey wiilkan dhalay wuu cadaa wuuna qurux bdna sheekh isooo fasir riyaadas jazakallah

  • @magaclaay2873
    @magaclaay2873 2 ปีที่แล้ว +7

    shiikh jazakallah cimiri dheer o cibadaleh Allah haku siyo🤲🤲🤲

  • @sagalgatur8734
    @sagalgatur8734 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheekh allaha ku barakeeyo sheekh dhoor mar ayaan ku soo waydiiyay sheekh iiga soo jawab waxaan ku riyooday anigoo gabar 3jir camal ah an haysto oo ceel iiga dhaceeso oon aad u oynayo walina wax madhalin shekh

  • @jawahermohamed6022
    @jawahermohamed6022 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheeq waxaan ku riyode ilmaheyga abohood dhintay ayaa iga badbadiyey wax dibi u eg oo geeso leh oo rabo in uu idilo oo iga tuuro meel buur ah iga soo jawab sheeq ilahey haku xifdiyo.

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina sheekha Allah ha ku xifdiyo amiin amiina amiina yaa rabi

  • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
    @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah sheekh sidaad usoo gudbiso.riyooinka

  • @manaanmohamed2085
    @manaanmohamed2085 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheikh.Hooyaday ayaa soo riyootay Wiil walalkayga ah ayaa guri ka iibsaday wadan ka mid ah yurub.
    Hooyo waxay soo riyootay guriga uu iibsaday oo ay bisad cad oo injir aad Uga buuxda taagan albaabka guriga laga soo galaayo.
    Ino fasir Sheikh jazaka Allahu khayran Sheikh.

  • @lunabob1373
    @lunabob1373 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc.( Bismilaah) Dhowr goor ayan kuriyooday anigoo kabo la'aan socdo iyo anigoo waayey dhar aan cirto

  • @ifrahhussein1471
    @ifrahhussein1471 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh qeer allaha ku siiyo waad ii fasirtay. Balse ani xanuun iskaka ma jeedi. Intaa ka aheeyn cunta yari . Quraan maa isa saaraa.

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh riimi waxaan ahay mid quran saara dadka jinka isha xasadka sixirka ka cilaajiyo waxaan arkay mar anoo masjidka joogo ayaan wax iftiin ah ayaa iisoo baxayo mar iyo labo mar .mar xitaa guriga gabadha anoo quranka kuwado ayaa halmar iftiin ka arkay horteeda 2 mar walbo ay jirato gabadhaas waan dareemaa oo qalbigayga ayaa lagu sooridaa gurigooda waan tagaa iyado jiran maxay tahay isoo jawab janada firdowsa alaha nagu kulmiyeee dhamaan muslimiinta oodhan aamiin ❤❤❤

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah shiikh riimi jazakallah kheeyran

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheiikh jazaakalaah ❤🧡💛💚👍

  • @eedoeedo3059
    @eedoeedo3059 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah illaahey ha ku xafido Aamiin amiin

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc shiikhuna jazakallah khayr Allah yaxfadu ka shiikhow waxa ku riyoday anigo sanka bidix anka sojidayo bahal dher farta bidix ayu iga qaninay 3jer aya soo saray isla farti ayu iga qaninay midabkisa wa cadan xigeen afkisa waxu u eg yahay dixiriga marka sokacay sanka oo ixanunaya aya sokacay wakhtigas wa casar isofasir jazakallah khayr shiikhuna keep going

  • @xasancaliomarxasancaliomr6972
    @xasancaliomarxasancaliomr6972 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq alaha ku barakeyo waxa ku ruyoday anigo dhaqtar ligeyay wax xanun ah qawin kadib dhaqtarkii wuxu yiri ninkan cibadada habadsado

  • @sahramuse1730
    @sahramuse1730 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh waxan ku riyooday ramadan dhamaadkis cirka fiiri carshiga Allah waaye markan fiiriye waxan arkay iftiin iyo kubada masajid iyo daruuro masha Allah ah

  • @caashocaasho5520
    @caashocaasho5520 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh qeyr allaha kusiiyo aduun iyo aaqiro shiikh waxaan kuriyoodaa riyo marwalba iyu soo noqoto nin ayaan kala taknay marwaLaba waan kuriyoodaa

  • @sunduskha3711
    @sunduskha3711 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikh allahaku caafiyo riyadaan iisoo fasir marwalba waxaa kuryoodaa anigoo haysta wiil cad oo quxbada xaas ayaan ahay ilmo Malihi wali jiaakallaahu khayr

    • @rashkaff3242
      @rashkaff3242 9 หลายเดือนก่อน

      امن يجيب المظر اذا دعاه ويكشف السواء ويجعلكم خلفاء الاءرض اءله مع الله 😊😊

  • @user-ng4xd2zv9i
    @user-ng4xd2zv9i 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aniga waxan ku riyody marar badan ano janada tagy marna nabi maxamed an lajogo oo meel biyo ku jiraan igu dabalsiiyay laba jeer marki sadexad igu dhahy ku dabalo marar kalenaa ano qiyamihii la jogoo oo nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw igu dhahy miskintan yar danbi malaha sheekh iso fasil

  • @AhmedMaryam-xq2sk
    @AhmedMaryam-xq2sk 21 วันที่ผ่านมา +2

    الله اكبر ❤❤❤❤

  • @daherbouhfarah5407
    @daherbouhfarah5407 2 ปีที่แล้ว +2

    Cillmiga iyo caqligaba Allah Ku barekeyo

  • @hindasalad3833
    @hindasalad3833 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo riyada jawabteda wahelay sheq rimi alaha kubarakeyo adina mhdsanid

  • @bashiraktar4218
    @bashiraktar4218 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku Riyooday Aabahey oo dhowr iyo labaatan sano kahor dhintay Kadib Gaari aan Aniga wadey ayuu soo raacay Markaan soo dhaqaaqnay ayuu igu yiri wadadan ma fiicnee wadadaas kale ina mari kadib amarkiisii ayaan yeelay wadadii uu i faray inaan marno markaan wax yar ku soconay Rasaas ayaa nalagu soo furay hadana halkaas waxaa ku geeriyooday aabahay fadlan ii fasir riyadan Nin xaas iyo caruurba leh ayaan ahay Mahadsanid

  • @AbdirahmanomarHassan
    @AbdirahmanomarHassan 28 วันที่ผ่านมา +1

    asc shekh reemi waxan kuriyoday anigi jiifa ayaa xiliga salada subux aya dhirbaxo laygu dhuftay wixi igu dhuftayna wan awayay

  • @abdirahmanabdi8728
    @abdirahmanabdi8728 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh , allaha kubarakeyo , xabena qaar waxan kuriyoda anigo dulka ligucilinayo oo jefka kakici waye ... sheikh isofasir allaha kuxifdiyo inshlah

  • @abdinasirsheekhali6211
    @abdinasirsheekhali6211 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh riimi allah haku xafido waxa aan ku riyooday aniga oo la socda gabar yar meel wado ah waxey igu dhexeysey ahlu jano ayaad tahay gabadhuna ma aqaano

  • @daahfeed
    @daahfeed 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, shiekh waxan ubaahanhy ina I fasirto riyo aan ku riyooday maalmo kahor waxan ku riyooday ( saaxibadey oo dhofeysa oo aan macsalameynaaya, isla saaxibadeyda iyadana waxay ku riyootay anigo dhoofaya oo is macsalameyneena) plz wll ii fasir muhiim aye itahy thanks

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waxanku riyoday anigo shaqo ganacsi ah bilabay alaab meel iigaso degesay oo magalo kalo ayaan alaabkaso raranayay alaabta aan soo saartay ayaa qof ayaa talefon kuhadlayay waxuu kuyiri gawaaridaas baaji yeeyso bixin anigana waxanso raacay gaari kale magaladeydan kuso noqday waxan lakulmay gabar aan isla shaqesanenay gowaridi walaqabtay ayeey itiri anigana waxanku iri waxa baajiyay naag heblayo iyo heblayo waana dumashigey horo naagtisa iyo naag la ila qabi jiray ninka ifurayna wuu joga mahadlayo lkn inla iga gardaran yahay ayuu darensana mahadlayo waa sheeko dheer ii fasir sheekh ilaah hakaa raali noqdo

  • @sacdiyaabukar6613
    @sacdiyaabukar6613 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh riimi dhowr jeer ayaan riyo ku soo waydiiyay waligaana iigama aadan soo jawaabin waxaan filayaa in aad markaan iiga soo jawaabi doonto inshaallaah riyadana waxay tahay ninkayga ayaa wuxuu ku riyooday anigoo 4 gabdhood mataano ah dhalay caruurna waan leeyahay alxamdulilaah ii soo fasir riyadaas maxay tahay qeer badan alaha ku siiyo

  • @muniizbintuzeynab5371
    @muniizbintuzeynab5371 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc shiiq allaah haku barakeyo ani wax ku riyodey hoyodada gabar yar noqotey hada wayeel waaye ii fasir

  • @misslola261
    @misslola261 2 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu caleykum shiiq waxanriyoday ayeyadeey odhimaneysa anigana an aad uoynayo hadana ayatulkursi ankuaqrinayo markaasikadibna wayhuruday shiiq allaha janad hakuguwarawiyo amiin yarabi

  • @saalaadomuuse9601
    @saalaadomuuse9601 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq waxaan ku riyoday anigoo ka imid meel aan dalkeena ahayn anoo guri dabaqa saaran ayaa waxaa layga yeerayaa qaybta hoose waasatan qaybta gaariga lagu xereeyo ayadoo magacayga laygu yeerayo aguna si xubi leh aanu soo ordayo anoo leh hee markaas ayuu igu leeyahay ma ku caawinaa arkii aan arkay waxaan arkawax maqluuq ah oo baalal weeyn leh waxaan u maleeyay riyada dhexdeeda waxaan riyada dhexdeeda u maleeyay mala.aaig waxay igu iyir ma ku caawinaa waxaan ku iri haa si rayray leh anigoo u malaynay malaaigtii alle ilaahay iyo rasuushiisa iyo kutubtiis iyo rasuushiis waan jecelahay sow malaa.igtii ilaahay ma tihid kadina waan waayey

  • @abdillahisaidossob3284
    @abdillahisaidossob3284 2 ปีที่แล้ว +1

    Shehkow waxan ku riyoday ABeehey
    oo hada 20 tan sano motaan intu guurigeega igu imaday oo joga qabta koor ana inta hoos an tagaanahay oo u igu faraxsan yahay iis aragayaga.

  • @ubahbarre4770
    @ubahbarre4770 ปีที่แล้ว +1

    Shiiikh Allah haku barakeeyo ❤

    • @zahrah1027
      @zahrah1027 8 หลายเดือนก่อน

      Asc sheeqoow

    • @zahrah1027
      @zahrah1027 8 หลายเดือนก่อน

      Waxaan ku riyoodey anigoo gardooyin badan sidii ooxoolo daajis lio wado marka dariiqa aan magaalada u aado baska meeshoow oo maro dhica mi waay jidka waa is goos fardahana is gouska dhica bidax ayay ka soo baxaen markaas waxaan leeyhy mig ha usocaan

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w 9 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah sheekh ilahy hku xifdiyo isha Alsh

  • @hindasalad3833
    @hindasalad3833 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheq waxan kuriyoday ano qabri kujiro o lawa nin dhar cad watan lugaheyga hos fadhiyan dhahayan madaxan mud kaga dhufanena hadana waxey idhahen wa benten hurud sida arooska u hurdo cml wey iga tagen

  • @sunduscali6125
    @sunduscali6125 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh wax ah gabar xaas ah wax ku riyooday ninkay iyo walashii oo ukun badan sariir tadada Qol ka jiifka lugu jajabiyey sidii in ay ciyaara markaan waydiiyey ugu Jawaabeen waan ciyaarayna aniga walashy baaa riyada dhex deeda igu tirih waa dagaalayeen mahadsan shiikh iso jawab🙌

  • @xooshgoosh6471
    @xooshgoosh6471 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah tabaaraka laah allaahu akbar

  • @munamohamoud9601
    @munamohamoud9601 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc alle haku xifdiyo aduun iyo akhiro ba waxaa kuriyoday dhawar jeer aniga iyo ninkayga oo wada joogna waa nalasoo werarayaa wuu baqayaa dabadayda buu istagayaa ama wuu dhumanayaa aniga uun baa riyada isu difacaya waa garan wayey ii fasal khayr alle haku siyo

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf 6 หลายเดือนก่อน

    Shiikhii wxn arkay oo aan ku riyooday ,gabar aaynu nahay sxipo oo uu aabahyd ugu leeyhy ,gabdha Soo doono ,walipa si qiiro leh,❤❤❤❤❤
    Ayadana marbaay wxy ugu tidhi wxn ku riyooday anigoo adiga isoodoonty oo markii danbe ,xaafdooda anoo joogaa gabalka ugu dhacay oo aay aabaheed ku tiri aabo wiilka hakula seexdo ,xaafdooda inta ma aha❤.

  • @shortdua6406
    @shortdua6406 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh allah haku xafido
    sheikh iso fasir waxa igu so noqnoqota riyo anoo duulaya balalna an lahayn ,oo dad bangado igubacsanayan dadkasna aanan garanayn, Waana kafakada marwalba.

  • @najmahjabrelfoodchannel6280
    @najmahjabrelfoodchannel6280 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaak Allah sheekh riimi waxa kuriyoodey anigo farnbadano iqanii naayo 2mar is lamarkas anigo kacb sanaayo hurdad kaso kacey iso fasir qeeyr Allah kasiiyo

  • @user-by7fo7st5u
    @user-by7fo7st5u ปีที่แล้ว

    Asc shiikhoow alle haku barakeeyo waan ku riyooday anigoo wiil yar oo aan dhalay haysta welina ma guursan ii soo fasir

  • @ahmedmuse3996
    @ahmedmuse3996 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ku riyooday anigo beer midho ka buuxan ku dhex jira dadka ila socda aan garaneyn midhaha jecladay qofki garana ha i sheego

  • @fatiaabdi1503
    @fatiaabdi1503 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq nabarkada isodir shukran

  • @user-pg2ww3nm3q
    @user-pg2ww3nm3q 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riimi wa ku salamay allaha ka rali nqdo adiga iyo inta diinta dacwada ka shaqynyi sheikh su aasheda waxe udhaceysa sida tan waxn ku royooday anigo dulayo dhulka una dulayo dhul kle sheikh iso fasir allau aclam

  • @mtchanel1417
    @mtchanel1417 2 ปีที่แล้ว

    Sheeikh illahay haku barakeeye iso fasir bisad baa idaba socota mudò badan marka aan faraxsanay bisad cad baa i hor marta marka ay murugo i hayso bisad madow baa I hor marta meel kasta oon adunka tago wiil ban ahay

  • @rihannaahmedidiris705
    @rihannaahmedidiris705 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh waxaa ku riyoda wllkeyg ayaa ku riyoda kadibi riyo xun ayuu ahaa walhi asigo tabcaan ah ayaa arkay kadib waan ooyey waxaa u wacay wllkyg iga ween kadiba waxaa arkay dariishad kaso galay ey oo isku badlay bisada oo afka ka rawo inuu ka galo wan yaa bay walhi insha Allah qeeer Allah ka dhigo

  • @caashoyasiinmohamed7880
    @caashoyasiinmohamed7880 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheekh walaashey Ayaa waxaxey ku Riyootay Aniga Oo qol mugdi Ah ku Jiraa kadibna Markey Qolka soo gashaay waxeey Araagtay Anigoo Iftimaayo Oo cilaan qurux badan isaraan Yahay qolka Oo dhan waaxa Qabsadaay iftiinka ka soo baxaayo Wajigeeyga Plz isoo fasiir mahad sanid

  • @sundusahmed4403
    @sundusahmed4403 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh waxan ku riyooday anoo waxbarasho ka imaaday oo guriga soo galay Aabahay oo midi laga taagay oo dhaawac ah oo gabadh aan garanayo ka saarayso garanka Ana aan qaatay mididii lagu dhaawacay oo aan raadinayo cida galisay aabahay midida
    Shiikh waxaan kaloo ku riyooday waliba sadex Mar wiil Aan kala tagnay oo aan isla joogno riyadii udanbaysay waxay Ahayd Anagoo faraxsan oo cunug udhalay
    Miyaan isku laabanaynaa?!
    Mahadsanid shiikh labaadaa riyo isso fasir
    Khyr hel badan

  • @malikafahmi8321
    @malikafahmi8321 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh waxaan ku riyooday aniga oo wiilkayga oo melahaa sanad iyo badh ah i i ag joogo oo markaasna dub qalooc guriga u soo galay, marka aan arko aan qaylinayo inta usan ino so dhawaan oo wax nayeelin, qaylo kadib ayu dib unoqaday dubqalooci please iiso fasir sheikh riyadaas dubqalooca waa markii labaad aan arkayo jazak'ALLAH khayran.

  • @maryanali5113
    @maryanali5113 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxan ku riyooday anoo joogo hubi biyaha ad ayey u socdan hirkisa ad ayuu daran yahay qaro waweyn ayaa geed ka so dhacaayo nin Aya isku turay qaro ayu so qabtay Ii fasar sheekh qeyr allah ku siyo

  • @saalahbinyamin3850
    @saalahbinyamin3850 ปีที่แล้ว

    Riyadeda fasirkeyda ayan ka sogaya allah kubarakeyo

  • @jawadjeknaan5152
    @jawadjeknaan5152 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waxaan kuriyoodey ninkeyga oo idhahaayo guri ayaan kuu dhiseyaa meel wada beer ah ayuu ittusey wuxuu idhahey meeshaan aan kuugu dhiseyaa iisoo fassir insha allaah jazaakalahu kheyr

  • @fartun9664
    @fartun9664 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh waxan ku riyoday anigooo ey madaxeyga injir ka daadaneeso injirtana waa weyntahy iso fasir sheikh alle haku barakeyo aamin

  • @fatumahgollet6280
    @fatumahgollet6280 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheik waxan kuriyodey anigo dalay lawo gabdot oo matanaah ad bana ufarxsana sheik isofasir jazakumullahu qeir

  • @daaganxasanfaarax4545
    @daaganxasanfaarax4545 ปีที่แล้ว +1

    Asc.shakhaw.allaah.hakubarakeyo.waxaan.kuriyodaa.anigoo..dule.iiso.sarif

  • @user-os8bs2un7e
    @user-os8bs2un7e 10 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhay waxan Ku riyoody anigiig meel alabri ah Ka shaqynya oo masa labo geesood leh icyrsnyo iisfir ALLA Ku sharfo Waa labo riyo midn Waa anigoo meel alabri ah Ka shaqynya oo masa geesle icyrsnyo😢

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc,sheekh jazaka Allah kheyran,waxan marmar ku riyoodaa dhalinyaro aanu asxaab aheyn oo dhintey iyo walaalkey oo isna mar hore dhintey,intuuna dhiman xidhiidhkayagu ma fiicneyn,sidoo kale waxn ku riyoodaa Aabahay oo mar hore dhintey,wabilaahi towfiiq.

    • @ubahyacin1110
      @ubahyacin1110 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan ku riyooday aabahay dhintay

  • @adoontiialle1605
    @adoontiialle1605 2 ปีที่แล้ว

    sheekhoow waa ii muhiim su.aashaan iiga soo jawaab saliga nabiga scw marka la aqrisanayo ma allaahuma sali calaa zayidinaa muxamad bas miyaa lagu salinayaa mise allaahu sali calaa sayidinaa muxamad wacaalaa aali muxamad kamaa salayta calaa ibraahim inaka xamiidul majiid sidaasaa la dhahayaa jazaakallaahu khay sheekh

  • @fankacadeeycabdi8487
    @fankacadeeycabdi8487 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahey ha ku xifdiyo sheeq

  • @haruunsicid555
    @haruunsicid555 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaaku riyooday anigoo xaawo guraya oo dhamaaneen geedkaa taabtana wuujabayaa

  • @laki521
    @laki521 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz sheekh ii soo job waxan ku riyday abeeso iga sii socota oo Dirac aan leeyahay dhakada ku sidato

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 11 หลายเดือนก่อน

    Asc alaha ku ciseeyo aduun iyo akhiraba waxan ku riyoday gabdho an qarabo iyo asxab nhy oo meel igu casuumay kadib mesha waxa kutala barkad biyo ka buxaan biyo ayanka darsanayy kadib waxan arky ano wyy melan ka baxo adban ucabsaday kadib wankaso baxay gabar ila dhalaty oo gabdhaha kamida aya lacag ikenty ano dhaha lcg man idin so donty ayan kacy isku wadana ma jogno gabdhahas lkiin wan jecelahay oo wan isku ficnhy tan 2 aad sheikh xas ayan ahy mrrbadn waxan kuriyoda ano ninkale iqabo ama igursanayo iso fasir khayr alaha kusiiyo sheikh

  • @xafsahbashiir7246
    @xafsahbashiir7246 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh waxaan ku riyoodaa mar walba anoo xodhian maryo fudud sida g.o baatitiya qof astura mar walba waan ku riyoodaa

  • @user-cm5gw1rm5x
    @user-cm5gw1rm5x 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan sheekha xagee kala xiriiraaa

  • @FaadumoJaamac-cy1vk
    @FaadumoJaamac-cy1vk 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow daarada Ayaan is Iri maanta xaadh gurigayga hortiisa geedka garanwaaga hoostiisa ayaa jiman degan yihiin Jinacyo ayaa degan xashiish ayaa ladul saaray kadibna xashiishkii ayaan Meehay jimanku deganaayeen Baan is Iri xaadh ka dibna maanta gacanta midig Bay i cantuugeen Island banana is oo ag martay oo I Arkaysay ana well aan ku shubay biyo Cashar aan ku akhŕiyaan ku shubay gacantaana igariirtay markaa sheekhow markaan tukadayna waan Caafimaaday qisadaasaan Arkay maanta sheekhow

  • @hanamaxamed3547
    @hanamaxamed3547 2 ปีที่แล้ว +1

    Azc sheekh waxan ku riyooday anoo maryahaygii qaar suuliga ku dateen iyago wax saxaraana so raacin
    Aniguna aan gacantayda kaga soo gurayo
    Zheekh iso fasiir

  • @nadarnadar9508
    @nadarnadar9508 2 ปีที่แล้ว

    Shekh asc fadlan waxa i shegta waxan Riyoday anigoo nag xibnaheda gogoynayo cadba mar turayo o aan naxayninba kadibna walidkay & Walalahay dhahayo wa nala qabana e so carara on ka bixi weysanahay dhigi Nagti an dilay aya xusulada agtoda iga yalo iga so jawab shekh qeyr alaha ku siyo

    • @nadarnadar9508
      @nadarnadar9508 2 ปีที่แล้ว

      Shekh ka bixi weysanahay Magdalena an jogno

  • @sacadasacada4647
    @sacadasacada4647 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah allahakusiyaadiyo cilmiga

  • @aminad764
    @aminad764 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh Riimi
    1.Waxaan kuriyooday anigo suuqa kabaha lakugado kabo ka gadanaayo kabo madow baan iskujimeeyay waxaana dhahay kabahaan hooyo bey kufiicanyihiin hooyo baana ugaday Kabo cagaar huruud u ek baan jeclaaday kabahii wey ikayaraadeen kuwo ayagookale baan radsanaaye hurdada waan kakacay
    2 riyada labaad xalay baan kuriyooday anigo musqul kusaxaroonayo bey hooyo soogashay iyadana dhinaca kale bey kusaxaroonesay aniga saxarada waan dhameestay waana fiiriye saxaro badan bey aheyd oo madow waxaan dhahay kaniini feero baan cunay meeshaa aan kusaxarooday baa nadiifinaaye hoyana wali saxaro bey ufadhisay
    Riyooyinkeyga waxaa ubadan riyada hooyo aan kuriyoodo hooyana wey nooshahay saaxibo baana nahay ifasir sheikh mahadsanid

  • @yaasmiinqueenmaxamud8917
    @yaasmiinqueenmaxamud8917 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh alle haku dhawre waxan raba inaad IGA so jawabto riyo markste igu so noqnoqtay alle ku daaye riyaduna waa sidan markste anigo meel dawa ka.dhacaya ama.meel buura korkeda ka boodaya oo biyo meel lehka baqaya marksto oo isyirahdo meesha dawga ama doxa markse waan duulaya

  • @khalid6275
    @khalid6275 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ku riyoodaa qudhaanjada oo jidhkayga soo gasha

  • @sumayocabdiqaadir6263
    @sumayocabdiqaadir6263 2 ปีที่แล้ว

    Sh jazakalaaha kheyr wa xaan ku riyooday hooyaday oo cunug yer aan uhaayo gabaraana ahay hoyadeyna islama jogno wadankale ayay jirta

  • @ifrahalisahar7254
    @ifrahalisahar7254 ปีที่แล้ว

    Sheek ruimi wan ku Salamay ilahy haku barakeyo sheekh Wxd I shekh taa Riyo ayaa in badan igu ku riyody ani wxn ahy xaas nin keyga wa iga maqan yahy Salina man wadah Nolan hada ayan sugaa wxn mr kasta arka riyo ah in an mrkasta markii I imady nin mayga Jameco ma sameneno wana is rabta markan isdhahno isku taga hadana ma kulano mashqul darted Marka Marat badan nah WN ku riyody sheekh iso fasor

  • @shakalaka8425
    @shakalaka8425 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikh waxaan rapaaa inaa ku weeydiiyo hal riyo oo aan badanaa ku riyoodo anigoo duulaayo oo aan meel sare aan gaareenin oo hadii gacanta kor loosoo taago la isoo qaban karo

  • @indhauroonbeuty3033
    @indhauroonbeuty3033 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiiq ilaahay qayr aan dhaman allaha kusiiya iisoofasir riyadaan waxaytahay maama ilmahayga qaraabo laeh ayaan salaamay hooyo heblo baan kuiri waxay iigujawaabtay hoyo aa gacanteedana way iigilgishay wayna iinaqsatay wayna igatagtay salaanti igamayqaadin iisoojawaab mahadsanid shiiq

    • @afnanhasa4052
      @afnanhasa4052 2 ปีที่แล้ว

      asc shiq waxan kuriyodaa anoo lugta iibaxeeso ama simbiriraxyo iisoo fisir shiq kheyr allah kusiiyo

  • @fardowsaaden7417
    @fardowsaaden7417 2 ปีที่แล้ว

    ASC sheesh riimi Wax kuriyoodey qolka aanhurdey Al baabku wu ixirnaa Marka darbi kamid ah ayaa ka ashahaadanaya
    Ifasir alaha haku barakeeyo

  • @cashacawil6694
    @cashacawil6694 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiekh waxan ku riyooday wllhi waana iga dhab waanan yaraa wakhtigaa waxay ahayd sidan waxa iiiyimi laba nin ooo waxay igu dheheeen nin aaan garanaayay ayay lay faray fariintan nabi muxmed scw scw waxa uuguyidhi inabad gali ina habal intaa markay dhacday ayuuu soo istaagay isla nabi muxmed dabeedna wuxu kucelceliyay inabad gali ooo inabad gali ayuu ku celcel inabad gali waxa dhactay inan xanuunsaday kadibna waxalayku idhi waxa ku sirxay isla ninkii nabi muxmed igu yidhi inabad gali waxan rajaynayaaa inad iii sooo jawaabto khayrbaaan kuu dhaaafayaaa

  • @ifrahsaid
    @ifrahsaid 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh aad iyo aad ayan ku salamaya adiga iyo gsbadha wax turjubaysaba salan kadib waxaan ku Riiyoday moodo hore anigo dad badan guuriga iga sarayan oo leh wax ceeb ah ayay samaysay

  • @queenabdi7282
    @queenabdi7282 ปีที่แล้ว

    Sidee ku helaa sheeqaan waxaan rabaa inaa riyo ee fisiro

  • @herbornommar9394
    @herbornommar9394 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan kuriyon Jiray ayeydhe dimatey in habenkasta an islajogno lakini Muda afar sano eh man kuriyonin ila waqti markan dhukadho Allah ayan barya inu Allah iso eliyo riyoyinki maanaha wan uhisey ayeydhe isokorisey

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 2 ปีที่แล้ว +1

    ACWW. sh CabdiQaadir Riimi baarakalaah VIP ok xayaakalaah

  • @asmahoodoasma5184
    @asmahoodoasma5184 2 ปีที่แล้ว

    asc sheikh waxaan ku riyooday timir anoo qayibinaya siinaya dad ma sakiina iyo khudrad waawayin sida canbo iyo afakadho meel dooxa yaala jasakalah khayir sheikh

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 ปีที่แล้ว +1

    sheeq riimi qayr allaha kusiiyo iiso fasir riyada ano gabaryaro qurxon haysta o an xananeynayo qofna igu hanjabayo maxneysid ana andhahyo marqata kena una no lmanayo sheeq caan ah kadibna u suliga galay anon ogeyn markan is dhahay raadi sheqi an arkay isago ay qarisay xunbada sabuunta madaxa unban ka gartay wankugu badiyay qeyr alaha kusiyo

  • @caashocaasho5520
    @caashocaasho5520 2 ปีที่แล้ว

    Wax awlaadna nama dhex yaalaan isagaa ixumeeyay mar walbana waan kuriyooda iisoo fasir shiiqow

  • @ladanlaki8892
    @ladanlaki8892 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxan ku riyonayay mudo badan anigoo dhagaha laiga qaylinayo si said ah kadib ayatulkursi aya aqriya wana cudubilesta riyada dhaxdeda marka cabaar aqriyo aya anigo sida qof cararayo oo kale neefturaya oo dhididaya aya hurdada kaso booda cabsi darteed xata hurdada kuma laban karo 🙏iso jawaab sheikh qeyr Allah kusiyo

  • @mustafesaciid1808
    @mustafesaciid1808 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxn ku riyooday iyado qimaamuhu dhacay anoo walalashay la socda oo ku leh salaad imnka ma ka gaadhsiin karaa jasakalah sheikh

  • @ArafoAidid
    @ArafoAidid 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxan kuu riyooda marwalba anigo meel tagaya oo nimane saxransan ii eeryanayane hn ii soo fasile insha allah

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial8885 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wr wbr mansha allaah illaahay haku barakeeyo sheekh