Aragtida Roobka Run Miyaa Arsaaq Waaye Jawaabta Dhagayso 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 48

  • @user-qp7je3rr8u
    @user-qp7je3rr8u 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikh waxan ku riyooday roob baladhan oo si qurux badan iso da aaya oo igu soo socdaa oo aan sifiican aan udaawanaayo aan leeyahay uu inahelayaa roobku iso fasir sheikh

  • @adoontiialle7567
    @adoontiialle7567 8 หลายเดือนก่อน

    Macalin mouse Jazaakallaahu khayran

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 6 หลายเดือนก่อน

    إن شاءالله سيكون كل بخير ❤

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh riyada naag qurux badan dadeedena dhexdhexaad ah hooyo la qabo ahey

  • @fakihalgaana20
    @fakihalgaana20 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq riyo wata inte kala soo xariira sheeq waa ku bariya iga soo jwp wey igu soo lablabatay riyada

  • @faizamohamed5083
    @faizamohamed5083 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh qeyr alle haku siiyo waxan ku riyooday ninka i qabo oo neef geela gacantiisa ku qalaya wuxuna i leeyahay aabaha duugtiisa wye aabaheyna wuu nool yahy ii fasir sheikh jazakalah😢😢

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxaan ku riyooday anigo joga guri cusub oo hadane mesha ku dhaqan aan leehay meshan baae khudaar dhamays tiraan baan ka beerayna basal tamaandho baradho beer dhays tiraan guriga waxa ila joga haryartay waanan farxsanahy beerta iyo guriga aad ugu farxsanahy khayr allha kusiiyo

  • @RayaanXamdi
    @RayaanXamdi 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxaan kuriyooday mararbadan igusoo nonoqotay ani iyo xaajigeyga oo safar ah mar cumro marna meelo kale

  • @HJRfk
    @HJRfk 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sh muse uma feysal waxaan kuryodey hoyeey oodhashey gawar waxaan dhahay magac aniga ayaa ubixinayo hoyaneh min Samaná ayer geriyodey sheq allí saci asc

  • @adoontiialle7567
    @adoontiialle7567 8 หลายเดือนก่อน

    Halkee lagala soo xiriiraa macalin

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday calan towxiida oo magaca allah buur gadashiisa ee bil kaso baxayso bisha oo bill 3 u eg half ah fadlan iso fasir waana ku farxsaana

  • @SundusAbdi-py3tm
    @SundusAbdi-py3tm 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheekh waxaan ku riyooday anigoo isku dayaya inaa u socdo sidii modelnimo oo kale Sheekh fasiraadeeda maxey tahay

  • @user-lv1en1xz3i
    @user-lv1en1xz3i 9 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheekh allah ku barakeyo waxaan ku riyoodey aniga iyo gabadha aan saxibo nahey oo guri hor fadhino kaddib daad aya gabadhii saxibadey qadey in yar kadibna wa laga sorebay Sheekh iso fasari people

  • @user-bp5vu7nw5t
    @user-bp5vu7nw5t 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday abahay oo shan blood kahor dhintay oo lacag isiinayo marwalbana waxan ku riyooda asagoo aduunka joogo wuuna dhintay blz iiso fasir riyadaas

  • @Bartayoutube
    @Bartayoutube 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh dahabka iyo dahabiga micnaha kalarka dahabka ragga ma isticmaali karaan ama ma xiran karaan ma dambibaa xirashada dahabka ama kalarka dahagka ah

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      raga ayuu xaraamka yahay xurashada dahabka.

  • @kawsarabdi8767
    @kawsarabdi8767 7 หลายเดือนก่อน

    Asc dheskh waxan kuriyoday dayaxa oo ubax kasoobaxayo dhexdiisa oo dhabtayda kusoo dhacaayo

  • @user-tb7hr4er8k
    @user-tb7hr4er8k 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan raba inaa ii fasirtid riyadan waxan ku riyoday hooyaday oo sonolatay oo fidhanaysa kadib anigu iryada kuguda jira ayaa waxa igu so dhacay waxa tawalayka saran oo wada dhasah oo Wan ku haftay hooyadayna way iga fadhiday waxa iga saratna Wan garan pwayaye

  • @kaahakaalmeya1600
    @kaahakaalmeya1600 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xagaan kala soo xidhidhaa

  • @naimahassanhassan5362
    @naimahassanhassan5362 10 หลายเดือนก่อน

    shiiq waxa ku riyoday ano la idhahsyo kac cidiyaha iska jar plz ii fasir

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 9 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muse ale hakubarakeeyo akhiriyo aduunba sheekh aamiin waxan kuriyooday anaga iyo xafadayada meel ayaan tagnay dhir baan maydhayay nin ayaa anigoo dharkii maydhaya ayaa ii imiday wuxuuna doonay in uu ilahadlo wuxu igu idhi waligay maguursan inaan lahadhadlo madoonayn qof wuxuu ahaa shiki kujiro sheekadiisa ayaan kadareemay wuu iga akacay wuxuu sooqatay gudin afle ana waan kacabsaday waan iskagatagay wuu sookacay isaguna waxan is idhi waa kii aad wada hadlaseene bilee kudilaa waan is qariyay yuuna ku ar kin ayaan is idhi niman agjoogay isagay nin laxaadla oo madax lahyn ayuu qoorta kagadhuftay gudintii waa laga qabtay labakele ayuu dilay hadana waa laqabtay ana inta lahayo ayaan kabaxsaday meeshu gaadhi yaasha ayaa kuyaraa bas ayaa soo joogsaday ana waxlacaga oon kuraaco ma haysan laba gabdhood ayaa kasodaadaygay baska labadii gabdhood ayaa mid igutiri anoo meel fadhiya ayay tiri baska anaa kaa bixiniye orod raac boorama ayuu marayaa ana waan ku idhi wajaale ayaan kudagayaa sidii ayaan kusooracay baabuurkii hadad aragtid isoofasir insha Allh

  • @MuhammedJara-wq9tv
    @MuhammedJara-wq9tv 10 หลายเดือนก่อน

    Asc maclin muuse waxa igu riyotay dumashide anigo uur leh hada uur ma lahi balse qalaf aya dhaxdeni yaali aniga iyo ninkeyga i dumashide

  • @HanimohamedAbubakar-xm9rg
    @HanimohamedAbubakar-xm9rg 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ahay marwo waxan kuriyoday anigo ninkle iqabo Isla markana labtisa igalinaya markasna u ijeclyahay Ayan leyahay waxan daremay naxaris said ah ila qalbiga ayan kadaremayey ninka asga ahna wajigisa an arkay will qurux badan ayu ahay

  • @abdirahamanabiyow411
    @abdirahamanabiyow411 8 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin riyadaan inaa ii fisirtidaa rajeynaa insha allah..
    Waxan arkay haben mugdi ah cirkane aad u gugucaayo dadka ay kala carayaan argagax iyo cabsi darteed anne intaan dhagaha farta gashto ayaan ku dhawaaqaa ereyo ay kamid yihiin subxanalaah ka dib waxaan arkaa cirka oo nuur kasoo dagaayo nuurkasne dhulka qeyb kamid ah ayuu buuxinaa ka dib hadane waxaan arkaa anoo anoo xeebta joogo badda gadaasheedna dabaqyo qrux bdan oo ifiya sida geed cml u dhalanaayo....
    Intaas waaye shekh ii fisir jazaklh kheyr....

  • @fardowsomuxuyidin
    @fardowsomuxuyidin 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxan ku riyoday labo xabo oo injir ah oo an madaxaygay kaso jidayo i fasir qeyr allh ku siye🥰

  • @user-cd7bb6oh8h
    @user-cd7bb6oh8h 9 หลายเดือนก่อน

    Maclin biliis waxn ku riyodey anigoo Mel cidle jogo o ay ku taalo lawo dawaq o aad u dher o ay ku yaalaan wado an kubaxsado malahan wado o waxaa kutaaly buudo camal ah o lawada dhinac God ka ah hadan ku socdo waxn ka baqaayey godka in an ku dhaco kadib mesha Ayaan iska fadhiisty aniga

  • @ubaxabukar1561
    @ubaxabukar1561 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheiq aniga waliqaba waxana kuriyoday anigo ninkale iqabo oo nagtisana maserty

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh ma leedahay email farimaha khaaska ah lagugu soo diro si aad jawaabta aan rabo u helo mahdsanid

  • @maxedcalimaxamuud5897
    @maxedcalimaxamuud5897 8 หลายเดือนก่อน

    Asc waxa ifasirta timahayga dher dher

  • @axmedxasan9201
    @axmedxasan9201 9 หลายเดือนก่อน

    sheikh waxaa ku riyooday zxpkay oo yey madow noqonaya marka isoo fasir

  • @cudoonchannel1469
    @cudoonchannel1469 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin muse gawar ayaan ahay magursan wali waxana kuriyoday waliba markan sexanaye wan wesoqaway adkarna wan aqristay waxana kuriyoday ay qolka daqadisa sogalayo cad iyo baro gadud leh Wana iladagalay 3 mar gacmaha iga qaninayo maxaa waye fasirkaaa

  • @IkhalaasabdirazakMahamud
    @IkhalaasabdirazakMahamud 7 หลายเดือนก่อน

    asc sheq waxn ku waydina riyaya dudka layska qaninyada ah i fasir sheq

  • @hoodoabdi3634
    @hoodoabdi3634 10 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin muuse riyada caadada gabadha single iso fasir

  • @Hamdimohamed-yc3hy
    @Hamdimohamed-yc3hy 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh wxn kuriyoda haben walba anago kala tegayna odaygayga kuna noqonaya nin an horay ukala tagnay furninka odaygaygu ifurayo wanka shalayaya labashada ninki horena wanka welwelaya oo kuma frxsani ninkana xumn ban ku kala tagnay niyadaydana kuma jiro kan hda iqabana wax khilafa nagama dhexeyo ubad bana uhaya wana jeclhy iso jwb plz

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      ma ku fasiraa.

    • @Hamdimohamed-yc3hy
      @Hamdimohamed-yc3hy หลายเดือนก่อน

      ​@@barooaflaxhaa ifasir plz

    • @Hamdimohamed-yc3hy
      @Hamdimohamed-yc3hy หลายเดือนก่อน

      ​@@barooaflaxhaa ifasir plz wali way idaba socota wli Riyadas

    • @barooaflax
      @barooaflax หลายเดือนก่อน

      @@Hamdimohamed-yc3hy riyadaa waxay sheegeysaa inqy dhagar jirto hada marar badan ku riyootay , marka suratul qul acuudu birabil falaq 100 jeer aqri inta laba rakco dukatid markaa aqrisidna Allah ka magal gal sharkasta . mudo sadex habeen samee .

    • @Hamdimohamed-yc3hy
      @Hamdimohamed-yc3hy หลายเดือนก่อน

      ​@@barooaflaxhye wll I.a wan samayn jazakallah

  • @farxiyoMaxamed-cu4rr
    @farxiyoMaxamed-cu4rr 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @nuuragurey5048
    @nuuragurey5048 9 หลายเดือนก่อน

    Shikh please isoo fasir waxa ku riyooday 2 qof o dumar ah tiktokna caan ka ah oo is dagaalayo mid haraanti lagu dhufuna kadib 2 dooda oo isku dhagn ayaa baabuur oo xowli ku socdo mid kamid eh dardaraayo kadib we dhimaty la dhahaa marana korka laga saaraa ani kor ayaan ka arkaa wa ka cabsana dhaha maso fiiri kari kadibna cabar kadib soo fiirinaa lkn wajigeda ma xasuusti in aarky iyo in kale marka kor tago waxa arka ayado nuxsaneso oo hadleso dad ayaana meesha buuxay kadib wa kacaa

  • @naimahassanhassan5362
    @naimahassanhassan5362 10 หลายเดือนก่อน

    shiiq waxa ku riyoday ano la idhahsyo kac cidiyaha iska jar plz ii fasir