BISHAAROOYINKA IYO DIGNIINAHA IYO QATARTA RIYADA ARAGTIDA LIBAAXA -- LAB IYO DHEDIG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2021
  • DREAM INTERPERATION 2

ความคิดเห็น • 89

  • @baarliinabdi-ee1dk
    @baarliinabdi-ee1dk ปีที่แล้ว +4

    Xaasba ahay waxan ku riyoday libaaxa ninka ah oo aqal meel idlo ah ku yaalo aniga iyo walasheyda kelex jogno noso galay sariirta walasheyda kula fariistay kadibna aniga wax libaxi cuno aya u keenay waxana ku dhaxay I dhageyso alle sw ka cabso waxi dileyso iyo dhibka jooji naarba kaa danbeyso libaxii wax igu jiwaabay waad mahadsantahay

  • @fatimaomar9427
    @fatimaomar9427 ปีที่แล้ว +7

    Salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤ salallahu caleyhi waslam ❤

  • @user-le1bz2zx7m
    @user-le1bz2zx7m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahuma sali calaa sayidinaa muxamadin

  • @siyaaddolowchannel4567
    @siyaaddolowchannel4567 2 ปีที่แล้ว +6

    Xaley ayaan ku riyooday maantana wiil ader ii ah ayaa dhintay allha unaxriisto

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu caleyhi wasalim❤😢

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +12

    Salalaahu caleeyhi wasalam yaa rasuulullh yaa xabiibi rabusamaa watuwal wal ardu 💚💚💚🕌🕌🕌💚💚💚📿📿📿💚💚💚🍒🍒🍒💚💚jisaa allah qeer aqii shukran 💚😍😍😍😍💚💚

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 9 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

  • @YonisAhmed-e8w
    @YonisAhmed-e8w 2 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku riyoday libaax farabada o ila joga waxa dhiba an lahaya waxa cabisi ah kamaqabin waxan i muyale

  • @dhoofoabdullahi-eb5xc
    @dhoofoabdullahi-eb5xc 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shabaq ayaan ku heesay asoo raali ii ah e iifasir

  • @pinklady-us6pu
    @pinklady-us6pu 8 หลายเดือนก่อน

    2015 ilaa imnka waxaan ku riyoodaa lipaax cad oo lab ah oo jidhkiisu buuxo xoog weyn oo awoodleh wuu ila hadlayaa lkn aniga uunbaa codkiisa maqlaya wuu i eryanaa inuu i cuno ayuu doonayaa markan u maleeyo anigoo ka cararaya inuu i qabteyna hurdada waxaan katoosayaa anigoo luguhu i daalanyihiin gacmahuna bilaa awood i yihiin aadna u dhididsan ood moodaysid inaan caadi u ordayay naqaskuna i hayo wadnahayguna i garaacmayo.
    Fadlan iisoo jawaab riyadaa ii fasir

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @jamaalmaxamudcabdi5117
    @jamaalmaxamudcabdi5117 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu caleeyhi wasalam❤

  • @nastehonastehoomar2760
    @nastehonastehoomar2760 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoday 3 libaaxa oo cadcad aadna uqurux badan anoo uyeedhaya ayna iiyimaadeen lana hadlaya si cabsi la aana please isoo jawaab

  • @user-fd7zy8vx2y
    @user-fd7zy8vx2y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Salalaahu calayhi wasalam❤

  • @fadumoxassangalbeed816
    @fadumoxassangalbeed816 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh allaaha ku
    Xafido waxaan
    Arkay libaax
    Waana iga cararay
    Kadib markaan
    Cabsiiyey

  • @hamdaxiirgeye4182
    @hamdaxiirgeye4182 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalam

  • @nastehoabdulahi5159
    @nastehoabdulahi5159 2 ปีที่แล้ว

    asc wllo wxaan kuriyoday anigo mel fadhiya oo haad igudhufan rabo indhaha oo lugaha wax madaw kuwato oo qof ragi iguqaylinayo waan ka forar saday wxaan donay inan qabto waa uu igabaxsaday

  • @talisosiidowcali9042
    @talisosiidowcali9042 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll Waxaan ku riyooday aniga iyo Hooyadeey oo wada jirno dd badan aan aqoon ku dhax jirno meshana waxa joogo libaax ragg ah iyo mid dumar ah iyo waraapo marka meel dabaq saranahy wuu nagu dul wareeganayy ani Hooyo ka ilaalinayy mar wuu booda dhulku tagaa marna soo kora ani hal mara baxay libaxi Hooyade uu dhuunta ka qab saday oo dhiiga ka dhuuqayy aniga warana so qabsaday libaxii aan la dhacay waan dilay Hooyo ka badbaadiyy Hooyona leh dadki mesha joogay awal waad I arkeesen Anah Hooyo Aamus aan dhahy libaaxan dilay nin hilib kiisa qadanaya arkay kir yaru qaatay anah hilibkiisi dhan so qaatay kadib Hooyo dhaqtargeyy mesha waa laga dhayeey anh dhaqatirta leeyhy war isbitaalkan bahalada joogan waa maxay Hooyade haduu wax gaari laha wlhi aan dhhy kdb shb dhhy gabar ayaana ahy🥺🤲 plz wll mcnahaas isoo shg ama meelaan kala soo xrro

    • @seynabadam3987
      @seynabadam3987 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo anaa kula mid ah ilaa 6 sano anoo jira ila hada ayan ku riyooda waxaas wana xanuunsanahay ilaa yarantii allaha naga qabto wixii shar ah

  • @axmedcilmi6290
    @axmedcilmi6290 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah

  • @RaaxoIfraax-ux7sz
    @RaaxoIfraax-ux7sz ปีที่แล้ว +1

    Waxaan arkey libax gurigena dhexfadhiyo oo isoo fiirinaayo ana cabsanaayo ii fasir shekh

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @Ilwaadmohamed-co3dh
    @Ilwaadmohamed-co3dh ปีที่แล้ว

    Wll pls ifasir riyo libaax dhidig io lab la joogey mana ka cabsaneen oo waan la ciyaaraaye 😭🙌

  • @xigmamaxamed8563
    @xigmamaxamed8563 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi waslam

  • @amiraabdisalaam7133
    @amiraabdisalaam7133 2 ปีที่แล้ว +3

    libax aan hysto aniga xananeysanayo waxa walpo sinayo libax wu iga cabsayaa wllo mxey thy iiso jwb

  • @yusraissack9233
    @yusraissack9233 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 2 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw

  • @nastehoabdulahi5159
    @nastehoabdulahi5159 2 ปีที่แล้ว

    Iga sojawaab wll

  • @fatimaabdikariim2310
    @fatimaabdikariim2310 2 ปีที่แล้ว

    wllo waxn ku riyody
    riyo ah libax iyo tuug wada socda. oo qof jarkayga ugaly oo ninka tugi isku dayayo inu xado libaxna u watay tuugu laba nin oklena oo tugiina
    aqalka reerka ayu dusha kasarnyen riyada wan ku wareery

  • @ubaxjaamac8777
    @ubaxjaamac8777 ปีที่แล้ว

    Libaax ayaan arkey wuuna ibadbaadiyey isagoo iga celiyey libaaxyadii kale dadkeygiina iikeenay kadibna ineydilaan rabey kana celiyay

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 9 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan kuriyoday aniga o ari lajira libax naa iso weraray marar badaan

  • @ahmedleydhofficial2640
    @ahmedleydhofficial2640 9 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw❤

  • @badrasuqracabdisalaan300
    @badrasuqracabdisalaan300 ปีที่แล้ว

    Abti inan yar ayaan ahay waxan jira 12 jir e abti e iso fasir

  • @user-le1vo9of8s
    @user-le1vo9of8s 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh asc wxn ku riyoodey aniga oo fasalka 8 kujira ayaan kuriyooodey anoo imtaxaanka shahaadiga ugu dhibco sareeya lkn xiligaaas maba da'daali jirin hda wxn ahay 12 malagayaabaa in ay riyaadaaasi hda ii rumoobi dooonto mar Keena waxan ku riyoodey aniga oo xalfada ku cararayo oo aan askarta dibada joogo kuleee ahy waxan ahy ardeyga ugu dhibcaha sareeeya ee isii daaaya aaan galeee

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 ปีที่แล้ว

    Hadii aad ku riyooto libaax labah oo xaaskaga si nabad gelyo ah u dabasocda oo guriga dhex socda mxay tahay?

  • @ahmedhassan-ub1ry
    @ahmedhassan-ub1ry 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw❤❤❤

  • @storybookendings9851
    @storybookendings9851 ปีที่แล้ว

    waa maxay macnaha qofka laga difaaco libaaxa .. I was defending someone against lions..pls tell me.

  • @user-zz8jk7kh4r
    @user-zz8jk7kh4r 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga yaranteydi ilaa hada waxa arka libaax ibursanayo ane guri ka galayo iyo yaxaas iso socdo balse aan dhaqaqi karin 😢

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw Scw

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 3 หลายเดือนก่อน

    Xalay ban facebook ku arkay nin la yiri libaax ba cunay ano ka naxay xalayna wan ku riyooday

  • @hiboayaan9580
    @hiboayaan9580 ปีที่แล้ว

    libaax ilaa yarantydii ku riyooda wx yr ka dibna qof dhinta wlhi mrkn ku riyodo wa sii naxaaba tolow wa ayo is dhahaa🤲🏻
    😭😭😭

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e ปีที่แล้ว

      Wll markaas miyuu ku cersadaa mise

  • @user-dh9dp1io7c
    @user-dh9dp1io7c 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @DeeqoAdan-ii7fq
    @DeeqoAdan-ii7fq 7 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @Hkfshjl
    @Hkfshjl 10 หลายเดือนก่อน

    Sallaahu caleyhi wasallam

  • @hamdamustafe1718
    @hamdamustafe1718 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxn ku riyoody anoo libax wax sinaya waliba baqanaya

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday ano laciyarayo ka carcarayo dhorqofodna nahay xogsna kabaqayo marko iburbursanayo Alaahu aclam iga sojawaba😢

  • @xamdixafada332
    @xamdixafada332 2 ปีที่แล้ว

    Scw asago suxsan oo ladhahay wa dhintay

    • @abeefure804
      @abeefure804 ปีที่แล้ว

      Waxan ku riyoday libaax lacunayo uu ay madaxa ka cunayo

  • @khadijaabdinasir514
    @khadijaabdinasir514 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw 🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @naniismanani7896
    @naniismanani7896 ปีที่แล้ว

    Wall libaxa riyadiisa way igu padtay. Hdna asgoo lipax uu gurigagyga yimdoh lkn aan ka fakaday

  • @dhoofoabdullahi-eb5xc
    @dhoofoabdullahi-eb5xc 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kuriyooday libaax anoo korka kuheesto oo la cayaaraa subxaana llaah

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 ปีที่แล้ว

    Waxan arkay libaax dadcuna, oo dadku warkiisa hayaan, inyar ka dib waa u nagu soo baxay waanu na eryaday dumar aan garanaya waxan filayaa inu cumay.
    Waxan kory geed inyar ka dibna waa u nagu soo baxay geedkina waa u nala soo liicay ilaa uu dhulka taaban gaadhay ka dibna waxa uu cunay nin aan garanayo oo meesha iska marayay

  • @ikraamheegoakram8868
    @ikraamheegoakram8868 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw

  • @user-vr1if6md7i
    @user-vr1if6md7i 6 หลายเดือนก่อน

    💚💚💚💚

  • @axmedisxaaq4824
    @axmedisxaaq4824 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan kuriyoday libax marku icunilaha ayan alahgacmaha utagtay isakuna ituu korfiriyay ayuu iga fogaday

  • @user-mw8oz1xj7y
    @user-mw8oz1xj7y 4 หลายเดือนก่อน

    scw scw scw 🥰

  • @user-uq2lb1zi5r
    @user-uq2lb1zi5r 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyooday libaax rabayda lay shir qoolay aan ka cararyo

  • @maxamedcarabcabdilaahi150
    @maxamedcarabcabdilaahi150 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asmaali6715
    @asmaali6715 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-sz2gl2lj5z
    @user-sz2gl2lj5z 4 หลายเดือนก่อน

    Waxn ku arkay ano saxib lanoqdy

  • @nanuushahmed534
    @nanuushahmed534 ปีที่แล้ว

    Shabeelka oo guriga soo galay

  • @faafumoxawo2286
    @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว

    Waxaan kuriyooday libaax madow ooicayrsanaya

  • @FaraxMohamed-xj7uy
    @FaraxMohamed-xj7uy 3 หลายเดือนก่อน

    Shekh libaxa guriga so gelaya wax dhibana cidna u geysanyn maxay tahay

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x 8 หลายเดือนก่อน

    Scw ❤scw

  • @nanuushahmed534
    @nanuushahmed534 ปีที่แล้ว

    Riyada shabeelka. Plz

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 ปีที่แล้ว

      Waxa kamida riyada shabeelka qof cadow ah oo khiyano badan

  • @neimaali5430
    @neimaali5430 2 ปีที่แล้ว

    Libaah haddad u salaxdo maxetah

  • @badrasuqracabdisalaan300
    @badrasuqracabdisalaan300 ปีที่แล้ว

    Libax ayaan dilay e so fasir

  • @sumeyaguleste5983
    @sumeyaguleste5983 ปีที่แล้ว

    Magaalo aan aqoonin ayaan joogay libaaxuno guri ayuu hor fadhiyay anigana waan ka baqanayay waana ag maray

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxa ku riyoday dhowr libax ag maraya ho iska faraxsaan si dagana isofirinayo

  • @ahmedalinuur1730
    @ahmedalinuur1730 2 ปีที่แล้ว

    scw

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 ปีที่แล้ว

    Aniga dhowr jeer ku riyooday libaaxyo badan oo ibursanayo anigana intaa ka cararo guri dhexgalayo xalayna waxaa ku riyooday reer wan garanayn oo baadiyo dagan oo usoo weerarayo cunug uu kuma cunay cunug kle dhaawacay cidi dhaawac wadato ayaan ku arkayaa wadada oo wan wareysanayo

  • @amrilabdirizack5508
    @amrilabdirizack5508 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ILOVEHUDDURADAAGEYVIVAHUDDURAD
    @ILOVEHUDDURADAAGEYVIVAHUDDURAD 3 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi ❤swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤

  • @aaminaabdi7338
    @aaminaabdi7338 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @user-dh9dp1io7c
    @user-dh9dp1io7c 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasraibrahim2156
    @nasraibrahim2156 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @khadijaabdinasir514
    @khadijaabdinasir514 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @hamdahamud8450
    @hamdahamud8450 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @yusraissack9233
    @yusraissack9233 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 10 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @maxamadXasan-vh3ye
    @maxamadXasan-vh3ye ปีที่แล้ว

    Scw