Waxkabaro Internet-ka maanta ka dib | Websites ugu waawayn ee waxbarasho online ah laga helo |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2021
  • Internet ku wuxuu ka mid yahay meelaha ugu badan ee wax laga barto muqaalkan waxaad ku daawan doontaa sida aad uga faaidaysan karto internet-ka iyo website ugu fecan ee laga helo casharada :
    💢websites linke:
    👉www.udemy.com/
    👉www.coursera.org/
    👉www.skillshare.com/
    👉www.edx.org/
    👉www.openculture.com/
    💢WhatsApp business ku xiro Page-kaga Facebook
    👉bit.ly/31xKdi7​
    💢Kuso biir page facebook ee garaadso
    👉 / garaadso
    💢Sida TH-camr loo noqdo sanadkan 2021
    👉 • Sida TH-camr loo noqd... ​​
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢Halkaan kala soo dag Adobe InDesing
    👉 tech.garaadso.net/Default.aspx...
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉tech.garaadso.net​​​​​​
    💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
    ========================================
    💢Barashada illustrator cc 20
    👉cutt.ly/VjWILzK​​​​​​​​​​​​​​...
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13​​​​​​​​​​​​​​​...
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢
    #garaadso​​​ #education

ความคิดเห็น • 173

  • @qeyrfaafiye6991
    @qeyrfaafiye6991 2 ปีที่แล้ว +38

    M.a sxb c/raxmaan corse walbo oo faa,iido leh lacag la,aan ayaad umada ku bartay taasine cid walbo masameyn karto thank you my brother❤❤💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @abdullahimohamud3677
    @abdullahimohamud3677 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah Ustad craxman shukran

  • @Winner-186
    @Winner-186 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsanid wll 💯

  • @maxamuudcabditabatabood4456
    @maxamuudcabditabatabood4456 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha ustaad allah hakaa abaal mariyo 👏👏👏👏👏

  • @sakariyexariirb7497
    @sakariyexariirb7497 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash allh ustaad waad ku mahadsantahay warbixintasii

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wllo ilaahay haku barakeeyo👍

  • @iammattan7693
    @iammattan7693 2 ปีที่แล้ว +12

    Allh Ha Ku Sharfo USTAAD 🙏🏻

  • @maahircade5466
    @maahircade5466 2 ปีที่แล้ว +3

    Allha haku sharfo ustaad apdirahman...✋✋

  • @maxamedibraahim6967
    @maxamedibraahim6967 2 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خير الجزاء

  • @hanaddekalif5685
    @hanaddekalif5685 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad

  • @yaasircararafad2041
    @yaasircararafad2041 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallaahu khayraaa akhiii

  • @ismaaciilcali6589
    @ismaaciilcali6589 2 ปีที่แล้ว

    Alla haku sharfo walaal waad noo faaidaysay

  • @cadaaniCaalinmedia
    @cadaaniCaalinmedia 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid saaxiib.

  • @baxsanmediatv713
    @baxsanmediatv713 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Teacher

  • @todayteches-com
    @todayteches-com 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad sare bare sare wale wanka faaiday alle haku barakeeyo inader❤
    Photoshop ' illustrator 'indesign iyo adobe premier kaba wanka bartey 100%

  • @xamsesiciid8116
    @xamsesiciid8116 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb indeed

  • @tradermohamet
    @tradermohamet 2 ปีที่แล้ว

    hore usco walaal waa aad ku mahadsantahay sharaxaada ad naga siisaye saaxiib

  • @xudeyfi1023
    @xudeyfi1023 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @cabdirizaaqxasansamaan
    @cabdirizaaqxasansamaan ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @qiimeiyoqurux4466
    @qiimeiyoqurux4466 2 ปีที่แล้ว +1

    Manzha Allah Ustaad

  • @ismailabdikadir5593
    @ismailabdikadir5593 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro.

  • @mohamedyusufali4143
    @mohamedyusufali4143 2 ปีที่แล้ว

    Thanks
    Ustaad

  • @hamdasaid2191
    @hamdasaid2191 2 ปีที่แล้ว

    Mashalh shugrn ustaad

  • @abshirak6267
    @abshirak6267 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsanthy wll

  • @anfacmohamed2518
    @anfacmohamed2518 2 ปีที่แล้ว

    Wa mahdsanthy ustaad

  • @sacaadatudiin
    @sacaadatudiin 2 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid ustaaad Cabdiraxmaan

  • @ridwaancabdi412
    @ridwaancabdi412 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid in ma bdn bn ubahan .. thanks 🙏 100

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hore usoco sxb

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aqoon la'aan waa iftiin la'aan

  • @AhmedSaid-hd6vw
    @AhmedSaid-hd6vw 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad in badan

  • @gardan-kl6nv
    @gardan-kl6nv ปีที่แล้ว

    Mash aallah asc

  • @apdiqanihaldhaa1516
    @apdiqanihaldhaa1516 2 ปีที่แล้ว

    Welcome Ustaad clraxman

  • @abdirisakaadamismail6692
    @abdirisakaadamismail6692 2 ปีที่แล้ว

    Thank you bro 😊

  • @queenzuuzuu3605
    @queenzuuzuu3605 2 ปีที่แล้ว +3

    We miss u ustd abdirahman😍

  • @abdinasirmohamud5314
    @abdinasirmohamud5314 2 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid ustaad alle ku sharfo

  • @cumarabukar4959
    @cumarabukar4959 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad thanks

  • @WIIMOHAAnascade
    @WIIMOHAAnascade 10 หลายเดือนก่อน

    Thnks ❤

  • @ilkacase7902
    @ilkacase7902 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @abukardahir6035
    @abukardahir6035 ปีที่แล้ว

    Ma shallh

  • @abdirizakabdullah1608
    @abdirizakabdullah1608 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha ku sharfo ustaad

  • @khalidalijimcale9858
    @khalidalijimcale9858 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle cimriga, caafimaadka, caqliga iyo xooogaba hakuu barakeeyo wll. Runtii wax kaa faaidey aqoon aanan weligey cid ka baran. waan kuu duceeyey walaal. alle haku barakeeyo waxaad kamid atahay dhalinta u heelan inay bulshada Soomaliyeed inay ugudbiyaan aqoontii ay barteen.
    from Hargeisa

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      mahadsanid qaalid soo dhawow

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp soo koop warka only information si toosa u gal mahadanid .

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 2 ปีที่แล้ว +12

    Thank You Very Much Teacher ✋

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustad

  • @xakiimamahamud6350
    @xakiimamahamud6350 ปีที่แล้ว

    Pro xagee kala soo xariira Khyr allaha ku siyee

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  ปีที่แล้ว

      252626933412

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid guulayso aniga Garaadso Ayaba igabadan wan kahela maclumaad igufilan.

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay macalin wax badan ayaanu kaa faa,idnaa runtii from burco

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walall

  • @daahirmuuse4401
    @daahirmuuse4401 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 ปีที่แล้ว

    Mash Allah 👍🌹👍

  • @xasanaxmedxasan4683
    @xasanaxmedxasan4683 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @dhallahowofficial6505
    @dhallahowofficial6505 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid kaabe, wxnkasoo salamayaa kismayo

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaa qaaday sxb

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaalh wwlky waa mahzatahay

  • @Vowsia
    @Vowsia 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo

  • @ardaagarudwaan728
    @ardaagarudwaan728 2 ปีที่แล้ว +2

    Kanaal Faaido Badan runtiii Mahadsanid zxp

  • @khadiijoabdullahiali8408
    @khadiijoabdullahiali8408 2 ปีที่แล้ว

    Wow waaan ka helay

  • @Vowsia
    @Vowsia 2 ปีที่แล้ว

    Manshlhh wllo

  • @abdisalamyonis.1695
    @abdisalamyonis.1695 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah wallakay Allah haa ka abal maariyo

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 ปีที่แล้ว

    Walaal hore usoco

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso teacher

  • @karaamajnn363
    @karaamajnn363 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxbw waxaan Rabaa sida aan u sameeyo new page examples thank you sxb

  • @kobactv1266
    @kobactv1266 2 ปีที่แล้ว

    sxp cilmigaada alle ha kuu siyaadiyo runtii waxbadan ayaan kaa faiiday

  • @abdiraxmanabdiqadir5261
    @abdiraxmanabdiqadir5261 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad Ayaa U Mahsantahay Walal

  • @zakariyeadentube8535
    @zakariyeadentube8535 2 ปีที่แล้ว

    Teacher we miss you

  • @mohamedabdirahman5441
    @mohamedabdirahman5441 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @maslahmohamedabdullahi2516
    @maslahmohamedabdullahi2516 2 ปีที่แล้ว +3

    Teacher mahadsanid
    Lkn free courses ka qaar lacag aya dul saarane ma certificate ka aya la ibsanayaa

  • @motivation8651
    @motivation8651 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi funny jamacad gureyso kulahaa😅😅

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah Waa ku Faraxsanhy inaa kusooo biiray channel kaaan qiimaha bdn. From #Ogaansho✋✋

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Soo dhawow walall

  • @maxamuudyuusuf4743
    @maxamuudyuusuf4743 2 ปีที่แล้ว

    Asc ugu horayn wn dhaway

  • @abdisalamyonis.1695
    @abdisalamyonis.1695 2 ปีที่แล้ว

    so dhawowo wll

  • @engaliqaanuuni2505
    @engaliqaanuuni2505 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustd allah hakaa abaal maro

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 2 ปีที่แล้ว

    👍

  • @user-jl7cn7sp7k
    @user-jl7cn7sp7k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad seen ubartaa kuwa bilaashka ah ama xagen ka bilaaba

  • @ileyskadadweynaha6322
    @ileyskadadweynaha6322 2 ปีที่แล้ว

    Mzl

  • @mohamedahmedhussein2921
    @mohamedahmedhussein2921 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad waxaad noosoo galisaa
    Qaabka loogu shubto window 11

  • @dardargeliye2785
    @dardargeliye2785 2 ปีที่แล้ว

    Bro Waxaa U Baahanhy Video Animation Sida Loo Sameeyo Softwere-ka Ugu Fcn waa Kee

  • @xasantahar7039
    @xasantahar7039 2 ปีที่แล้ว

    Kuligood shahaado miyaa laga heli karaaa.mahadsanid.

  • @Halgan-Media
    @Halgan-Media 2 ปีที่แล้ว

    Mclin toolka la yidhaahdo tube buddy ka soo hadal mahadsanid

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว

    Markasta wax faaido leh kaama wayno. Pined dheh

  • @xamsesiciid8116
    @xamsesiciid8116 2 ปีที่แล้ว

    Lacagta sidee u bixinayaa sxb taa noo sheeg sxb

  • @fadxaacabdiwali7837
    @fadxaacabdiwali7837 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal ma heli karaaa si aan soos ama online waxa uga barto adoo raaliya I soo jawaab mahadsani

  • @abasosman8485
    @abasosman8485 2 ปีที่แล้ว

    sxp mahadsanid runtii baahi zaaaid ah baan uqabay websiteskan lkn suaal waxaan rabaa inaaan helo qaybta shahaadada
    mahadsanid.

  • @maxamuudyuusuf4743
    @maxamuudyuusuf4743 2 ปีที่แล้ว

    Maantaana iigu horaysa

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad website ka linkigiisa noosoo dhig

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 ปีที่แล้ว

    Wll Suaal Camtasia 2021 export wuu IGA Diidayaa Code Ama watermark Buu iweydiiNAYAA IGA Caawi wll ama Software kLe oo fudud oo Lgu Edit gareeyo mobile screen recorder kiisa Lgu hagaajiyo

  • @noradensmeal.
    @noradensmeal. 2 ปีที่แล้ว

    Sxp coursera qaybta freega card iyo wax gali bu leeyhy bal iga so jawab

  • @xasankaafiye
    @xasankaafiye ปีที่แล้ว

    M.a

  • @qanciyeclaahi6120
    @qanciyeclaahi6120 2 ปีที่แล้ว

    Wll wad Adaa u mahad San tahay
    Sidaa cimiga Naga maqan noonala wadaa geysid

  • @maaidomanka4109
    @maaidomanka4109 2 ปีที่แล้ว

    Wll Meel waxa ley sheegy oo Cashirada F4 lagu barto oo bishi $1thy qofke Yaqan mgces ii soo sheeg

  • @Abdirahman_ToTal
    @Abdirahman_ToTal 2 ปีที่แล้ว +1

    zhp Video Naagu Soo dir Telegrams Ad Iibsatay Please Lacag Ma Haynee

  • @rafiidbosslyrics3905
    @rafiidbosslyrics3905 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Facebook page ayaa unpublished iga ah ma i caawin kartaa adigo mahadsan

  • @hajimohamudmohamud5773
    @hajimohamudmohamud5773 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wabset luqadaha Laga barankaro no so radi

  • @amiinabdiwali272
    @amiinabdiwali272 2 ปีที่แล้ว

    Sxb cashir forex eh no bilaw wll mcn

  • @abdikadiryussuf298
    @abdikadiryussuf298 2 ปีที่แล้ว

    Khan academy kuma jiro miyaa Woodside yadaan

  • @mahamedmuhumed8909
    @mahamedmuhumed8909 ปีที่แล้ว

    2023 inta dawaanaysa like ii saara

  • @hassanshabdi7891
    @hassanshabdi7891 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidii website loo sameeyaa
    Sxp cashier Ka soosamee

  • @ilaarag3401
    @ilaarag3401 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad course English ma noo bilowdid

  • @abdisalammuumin7333
    @abdisalammuumin7333 2 ปีที่แล้ว

    Garaad tv waxan rabaa inaad iga caawisan cilad iga haaysata Facebook page ketga
    Post ma dhigi karo oo halki ama meeshii aan postiga ku qori laahay create post ayaan gabihaanba iga qarsan
    Sidoo kale ma edit kareyn karo oo waxan leeyahay you have pending edits
    Arinta igala taliya