10 Websites oo laga helo maclumad la xariira graphic design oo free ah | Sawirada , Templates iwm |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Waa 10 websites oo laga helo sawiro , naqshado , mockups , template iyo qaybo kale oo badan halkaan ka booqo midkii ku cajabiya
    Links for Websites:
    1. www.freepik.com/
    2. mockups-design...
    3. unsplash.com/
    4. www.pexels.com/
    5. pixabay.com/
    6. coolors.co/
    7. fonts.google.com/
    8. www.dafont.com/
    9. www.flaticon.com/
    10. thenounproject...
    waxaa lagu magacabaa 1001fontas
    11: www.1001fonts....
    =====================================================
    💢WhatsApp business ku xiro Page-kaga Facebook
    👉bit.ly/31xKdi7​
    💢Kuso biir page facebook ee garaadso
    👉 / garaadso
    💢Sida TH-camr loo noqdo sanadkan 2021
    👉 • Sida TH-camr loo noqd... ​​
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo....
    💢Halkaan kala soo dag Adobe InDesing
    👉 tech.garaadso.n....
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉tech.garaadso.net​​​​​​
    💢wixii fahfahin la xariir
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ========================================
    💢Barashada illustrator cc 20
    👉cutt.ly/VjWILz....
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf....
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56....
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7....
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS....
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13....
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢
    #garaadso​​​ #education # A

ความคิดเห็น • 84

  • @artismagraphics
    @artismagraphics 2 ปีที่แล้ว +13

    Soo noqod wanaagsan walaalkey. TH-cam content in si joogto ah loo sameeyo masahlana. Waxaan kuu rajeynaa guul iyo horumar.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว +2

      mahadsanid sxb . waxaan rajaynaa in aad nosoo noqondoontid insha'alah

    • @artismagraphics
      @artismagraphics 2 ปีที่แล้ว +1

      @@GARAADSO Waan ku rajo weynaha insha allaah. waxaad ii tahay dhiira gelin weyn. Mahadsanid

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 ปีที่แล้ว +3

    Cashar Faaido leh ustaad thnks Arinka clasic Facebook Kooxda u codeysay ayAn kamid ahay hana ilaaawin annagana

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid sxb insh'alah waan soo wadaa

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayan ujeclahay inan barto “ graphic designer “ 👩‍💻 ❤️
    Mahadsanid Ustad 💯

  • @Kebu13............
    @Kebu13............ ปีที่แล้ว

    MaashaAllah waxaad ka mid tahay channels somalida kuwaan taageero 👏 👏

  • @abwaanxuseen1865
    @abwaanxuseen1865 ปีที่แล้ว

    Allaah cimrigaaga, caafimaadkaaga iyo maalkaagaba hakuu barakeeyo.

  • @cat-k7r
    @cat-k7r 2 ปีที่แล้ว +5

    يا إلهي أنت الشخص الوحيد الذي أحبه في فيديوهاته😊

  • @mogemedia
    @mogemedia ปีที่แล้ว +1

    ASC macalin waan ku salaamay ilaahey haku xafido wlhi wax yaalo badan ayaan sidegan ku fahmay barnaamijyadaada sida u sharxeysid
    Hada waxaan rabay sida loo istacmaslo inaad courses ahaan inoo soo dhigto barnasmijka (Davince resolve)👈 midkaas mahasanid

  • @ibnuhussein5529
    @ibnuhussein5529 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALAAH TEACHER allah bless you waa kuu xiisnay wax badan waa kaa faa'iday ani ahaan allh hakugu abaalmariyo jaannah.

  • @fidkaabdullahi5688
    @fidkaabdullahi5688 ปีที่แล้ว

    Zipka sideen ugu saraa ustaad waan fahmi la ahay markan sawirka ku dhufto ayuusan ii shaqeneynin

  • @farhaanboykaofficial8333
    @farhaanboykaofficial8333 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad iyo aad bad u mahadsan thy waxan Graphic Desiner runtiii wax badn baan kaa faa iday 🙏🏼🙏🏼🙏🏼 alleh haku barakeeyo Cilmigaaga

    • @fadumomohamedyusuf5433
      @fadumomohamedyusuf5433 ปีที่แล้ว

      Abowe graphic design ayaan barta ee hadad cilmi igu dhanto iga caawi

  • @asalstars4600
    @asalstars4600 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad maxamed saciid aragtida kaliya wax lo dhiga laheen is come back

  • @zaadacademy
    @zaadacademy 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aadbaan kugu xiisnay ee zoo dhawaw aadbaan kuu sugayny ustaad c/raxman sacid

  • @ilaarag3401
    @ilaarag3401 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back teacher waxaan kaa codsanaynaa inaad noo bilowdid course computer

  • @qadarwaddani
    @qadarwaddani 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @asalstars4600
    @asalstars4600 2 ปีที่แล้ว

    Shukran runti anjga ahan waxaan ka faaiday cawa google font iyo websedkala kala kuwa kala xatee adiga kaliga kaa baranay ustaad shukran

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller 2 ปีที่แล้ว +1

    Facebook classic profile cashar i tus oo itaabsii ah keen maclin sida loo sameeeyo. Mahadsanid

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo for all your effort to teach us I am your student for many courses

  • @Anwaryare-n4z
    @Anwaryare-n4z 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mahadsanid macalin

  • @aadansade5312
    @aadansade5312 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustdii mahadsanid

  • @mohamedabdi2167
    @mohamedabdi2167 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustd Iyo aad ayaa u mahadsantahy

  • @abdisamaddurdur
    @abdisamaddurdur ปีที่แล้ว

    mahadsanid our pro every time we look you

  • @zakariyeqaasim3382
    @zakariyeqaasim3382 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad waxban wankaa faaiday shukran

  • @affanacademy3264
    @affanacademy3264 2 ปีที่แล้ว

    USTAAD ABDIRAHMAAN IS BACK TECHER WAAN KUU XIISNEY RUNTII ARDAYDAADA QAARKOOD WAXAY NOQDEEN
    DAD WAX BADAN OG TASAAKALAH TECHER.
    ALLE KA SUKOW MAANTA ADIGAA AQOONTAAN WADANO NOO IFTIIMIYAY WADADA LOO MARO.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb

  • @cadaaniCaalinmedia
    @cadaaniCaalinmedia 2 ปีที่แล้ว +2

    First viewer alx

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @xamdamahmut6425
    @xamdamahmut6425 2 ปีที่แล้ว

    Woowowoww wlllhy wax badn baan kaa faaidnay wlllo mcn ❤️❤️❤️❤️

  • @khadiijoahmedmohamed7196
    @khadiijoahmedmohamed7196 ปีที่แล้ว

    Ustaad awey links madhino hoos aya dhigaya Wan kawey nosoodhiga ustaad adiigo mahasan ustaaad

  • @ahmedabdirahmanjama8492
    @ahmedabdirahmanjama8492 2 ปีที่แล้ว

    welcome Ustaad❤❤❤❤❤

  • @waliidsiyaad4446
    @waliidsiyaad4446 2 ปีที่แล้ว

    Wll markaan design ka la sooo dago san wax uga bad badalaa magacaa iyo shapeska thank I'll hope you'll answer me

  • @alma123.4.
    @alma123.4. ปีที่แล้ว

    soo labasho wacan ustaad

  • @yahyeabdullahi8643
    @yahyeabdullahi8643 2 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad❤️🇸🇴

  • @foxgamer4807
    @foxgamer4807 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad

  • @QALBISOOR.0088
    @QALBISOOR.0088 ปีที่แล้ว

    Mcalin wd mhdsn Tahy
    Ustaad
    Hal codsi ustaad
    Sida TH-cam channel loo sameeya noogu dar wana codsi Mclin Mhdsnid teacher❤

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @lioschannel2738
    @lioschannel2738 2 ปีที่แล้ว

    M,a Ustaadii Mahadsanid

  • @apdirahmandaahir2881
    @apdirahmandaahir2881 2 ปีที่แล้ว

    asalaamu calaykum waan ku qancay sidaad wax ii tustay laba vidio oo kaliya ayaan daawaday waxdhanna waan ka faa iday markaa waxaan doonaya inaad itusto sida vidio loola soo dago waxa kale oo aad iiga soo jawaabtaa sida app loola soo dago

  • @macalinxasan6447
    @macalinxasan6447 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaad shurkn wax bdn ban kaa barty kher allaha ku sio
    Pls ustaad adope XD ka sugynaa

  • @ubdyqadaraj2536
    @ubdyqadaraj2536 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad io aad ayaa u muhadsantahay graphic design ina barto adaa igu dhiiri giliya

  • @amuudiabdullahi4404
    @amuudiabdullahi4404 2 ปีที่แล้ว

    ustaadow waxaa noo soo samaysaa courso ku saabsan bloger

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 ปีที่แล้ว

    Ustaad teleframka wa ka wayey linkigi filmora no watermark

  • @yahyaozil7933
    @yahyaozil7933 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad🙏❤️

  • @Ahmeth3099
    @Ahmeth3099 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher ❤💖

  • @isxaaqcabdi5465
    @isxaaqcabdi5465 ปีที่แล้ว

    Asc macalimo waxan ku weydinaya sidee gimail loogu sameya comtarka

  • @Somalia.challenges
    @Somalia.challenges 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back pro

  • @kingdeeq2039
    @kingdeeq2039 2 ปีที่แล้ว

    Ustad xabad xabad maloo degsaa mase hal program

  • @abdirashidabdullahi5231
    @abdirashidabdullahi5231 2 ปีที่แล้ว

    mhdsnd ustad

  • @MASTERJuk
    @MASTERJuk ปีที่แล้ว

    Ustaad ku awy

  • @Calicabdisalaan510
    @Calicabdisalaan510 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp

  • @abdiosman7890
    @abdiosman7890 2 ปีที่แล้ว

    Ustad qalbiga Ayan kaaga mahdinayaa sida aad markastaa noola wadaagto waxyaabaha muhiim Ka ah ee garaadkayaga kor u qaadi Kara.
    Mar kale Ayan kaa codsanayaa inad lasoo dhaqsato Sida loo sameeyo Facebook page experience and classic pages

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walall

  • @smartmultimedia1790
    @smartmultimedia1790 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 ปีที่แล้ว

    Away link teacher

  • @mohamuqtar1139
    @mohamuqtar1139 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamikaa appwork muhiim inoo yahay kasoo hadaL

  • @godoltv1
    @godoltv1 2 ปีที่แล้ว

    Proshow software noo bilaaw ustaadii

  • @MUNIIRMUUSE
    @MUNIIRMUUSE 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid garaadso

  • @abdisalammoha9499
    @abdisalammoha9499 ปีที่แล้ว

    Keep going ustaad

    • @halabuurfx
      @halabuurfx ปีที่แล้ว

      Xagee kaala Soo xariiraa

  • @kadare228
    @kadare228 2 ปีที่แล้ว

    Thank you 💖

  • @mohamuqtar1139
    @mohamuqtar1139 2 ปีที่แล้ว

    MaamuLe barnaamijka Loo yaQaan appwork kasoo hadaL 🙏🙏

  • @mkadir
    @mkadir 2 ปีที่แล้ว

    soo dhawaw macalin garaadso

  • @Iimaan33
    @Iimaan33 2 ปีที่แล้ว

    Sidee photoshopka ula tagikaaa wixii aan lasoodagay

  • @andreefilms8207
    @andreefilms8207 2 ปีที่แล้ว

    Isoo raaca asxabta

  • @somali.cartoon.channel
    @somali.cartoon.channel 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Sxb waxaan kuwaydiinlahaa Adobe kartoonska lagu sameeyo kee ugu fiican?

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Adobe animation

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 ปีที่แล้ว

    wll fadln sharaxaad naga sii sidee loo xalliya error-ka ku yimaado adobe illustrator

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  ปีที่แล้ว

      Google ku qor error code waad helaysaa insh'alah

  • @mkadir
    @mkadir 2 ปีที่แล้ว

    waxaan isticmaalaa adobe illustlator wuu ifurmi la yahay maxaa xal ah walaaky

  • @xasancumar4838
    @xasancumar4838 2 ปีที่แล้ว

    Psd gu Adobe illustrator ka maku dagaya

  • @hi-kj3ho
    @hi-kj3ho 2 ปีที่แล้ว

    45% eepage exp ucodeysay iyagana lamadhayalsano marka waakaa sugaynaa inaad kasoo hadasho

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Insh'alah

  • @mohamedmohamud7117
    @mohamedmohamud7117 2 ปีที่แล้ว

    mahad sanid ustaad
    alle hako dhowro

  • @tawxiidnuur5129
    @tawxiidnuur5129 2 ปีที่แล้ว

    Thanks zxb

  • @maxamedkhayrismaaciil5531
    @maxamedkhayrismaaciil5531 2 ปีที่แล้ว

    Sxb Sidee Ku Noqon Karaa Designer

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว +1

      Dhamaan casharada photoshop , illustrator iyo Adobe indesing. Daawo insh'alah

    • @maxamedkhayrismaaciil5531
      @maxamedkhayrismaaciil5531 2 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO Insha Allah Bro جزاك الله خيرا الجزاء

  • @shkheeqcabdisalaanmidhiba7389
    @shkheeqcabdisalaanmidhiba7389 2 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @libanfarahalasow982
    @libanfarahalasow982 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid