Qaababka Hurdada Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2020
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    SUBSCRIBE Haddii aad ku cusub tahay Channel-ka, Gambaleelkana Furo Si Aanay Kuu Dhaafin Muuqaaladu.
    La Wadaag Asxaabtaada

ความคิดเห็น • 314

  • @warsantube
    @warsantube 3 ปีที่แล้ว +19

    Gabadh baan ahay beerkaana u seexdaa 😘😃 yaa ila mida

  • @RJ22536
    @RJ22536 3 ปีที่แล้ว +85

    Number 2 is muujiya 🤣🤣

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 3 ปีที่แล้ว +57

    si buuxda waxaan u seexda qaabka 3aaad,ilaa iyo ciyaalninadeyda,waxa kale oo igasii yabiyey astamahaas ay wadato waan qabaa,cajiib😂, yaa isku team nahay

  • @fatimahassan3729
    @fatimahassan3729 3 ปีที่แล้ว +24

    Habka 4aad in loo jiifto rasuulka naka reebay scw

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 ปีที่แล้ว +60

    Qaabka labad wlhi wa aniga nio
    1: Wan xishood badanahy
    2: dabeecad wngsn
    3: dadka igu cusub deg deg uma aamino
    4: goaano wax ku ool ah oo aan in badan ka fikiray ban soo sara
    5: waan faan badnhy
    Marka inta shegtayba wa xaqiiq wlhi 😅

  • @after4years378
    @after4years378 3 ปีที่แล้ว +6

    Runbaa fiicane
    Anigu waxaan ahay qaybta 2aad lkn faankaas iskumaan Arag wali
    thnks

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 3 ปีที่แล้ว +34

    Waxaan ku jiraa dadka qaabka kala duwan u seexda waad ku mahadsan tahay sida hufan eed noogu soo gudbiso barmaamujka wax ka ogow

  • @raiishasanchannel7414
    @raiishasanchannel7414 3 ปีที่แล้ว +27

    Legend is come back 👏👏

  • @sacdiyoshiikh3790
    @sacdiyoshiikh3790 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll Qli جزاكم الله خيرا

  • @saamiyamaxamed5322
    @saamiyamaxamed5322 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh. 2. Ayaad. iisheegte. Mahadsanida. Saxibayaal 😘🙏

  • @maxamadcabdullahi8964
    @maxamadcabdullahi8964 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro qabka 4aad ayan u jiifta badana calamadaha na waad sheegtay horay u soco sxb guul ku rajeyna

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadka beerka useexda hadaadtahay ismuuji kkk

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 2 ปีที่แล้ว +3

    4ahee lik saar intaan iskumidnahey
    Inasoobooqo 🥰🤞👍

  • @zamzamabdi9098
    @zamzamabdi9098 3 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid macalin❤❤👏

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 3 ปีที่แล้ว +7

    Wale Qaabka Labaad Anaa Eh Waanu Isku Arkay Waxyaabahan Oo Dhan Mahadsanid Teacher Aad Baan Kaaga Mahadcelinaa👍👍

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว +9

    Mida labaad ayaan ahay

  • @AGEAJMDWAHY
    @AGEAJMDWAHY 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi waa xaqiiq saaxiib. Hal qaab oo aan u jiifto ma jirto! Dabeecaddayduna waa mid saaxiibbaday ay ka qeyliyeen, oo si fiican iima fahmi karaan, oo waxay i dhahaan adiga waan kugu wareernay oo meel laguu raaco ma lihid.

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi 2 ปีที่แล้ว

      Anigaa kulamida sxb 😆 saxibaday way iga yaabeen waxay dhahaan qof nuuc kle baad tahay oo laguma fahmayo mararka qaar kaligay baan meel fadhiistaa markaa bay ileeyihiin miyaad naga xanaaqsan tahy cajiib!!! Guriga qof ifahmayo maan arag ama dabeecadayda fahma aniga uumbaa is og adigana saas miyaad tahay

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 3 ปีที่แล้ว +1

    Macallin Sare oo Nololeed Hore u soco

  • @xogmalchannel1238
    @xogmalchannel1238 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 ปีที่แล้ว +1

    mnshlh legend cabdirisaq faarax is come back

  • @clraxmaansoofe5962
    @clraxmaansoofe5962 2 ปีที่แล้ว +3

    Wxn ku jira dadka qaabka kala duwan mahadsanid macalin

  • @whatwhat2819
    @whatwhat2819 3 ปีที่แล้ว +4

    horey uu soco wllkey

  • @hodanhassan2627
    @hodanhassan2627 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @xafsokhadarxasan
    @xafsokhadarxasan 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani qabka 7aad ee udanbeeya ahay 🥺😇

  • @omarmunieofficial572
    @omarmunieofficial572 3 ปีที่แล้ว +3

    Hi 👋 asxaapta today I'm the first one 😍😍😍

  • @siciidjamac1554
    @siciidjamac1554 3 ปีที่แล้ว +7

    Wxaan ahy dadka qaabka labaad useexda ee gacanta qaloociya hhhh run ahaanti wrbixintaas uu c.risaaq kawramayna anigay iga hadlaysa bro wxpa qarin karimaaye

  • @nimcohalgan3529
    @nimcohalgan3529 3 ปีที่แล้ว +10

    Ani nicayga weli maad sheegin
    Hhhhhh

  • @Abuukar
    @Abuukar 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ka Shakiyo Waligey Kuma Arkin Chanalkan Wax Walba Waxa Noogala Shegee Sidey Yihiin
    Thank You Wll Abdiruzaq

  • @zalimomar8642
    @zalimomar8642 3 ปีที่แล้ว +2

    Number 3 ahay runti saxibti nimada wan jeclayahay dhanka kle fanka wan jec lahay inkas to garad kega uta rali ka aheyn lkn hadana ano is celin wayo aya arka lakin fankega qofku ma dhaho waka ficanahay e waxa qabto iyo jecelhay bun bu niya xaqiq naxaris ilahey wu isi yay lakn waxa ku fashilmay madax adega runti waxa ku dhago xita hadi ay xuntahay wanku dhaga xita fara galin hadi leygu sameyo hadi ay dhacdo in le jabsho waxan radiya fursad wixi leygu jabiyay anku so arsan Karo ayado wixi anku so labanayo ano sidi kaso awod badan ila anka noco iskama dayo

  • @muhammedibrahim5495
    @muhammedibrahim5495 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuu tuntaa wllkey mahsanid xafidow allah

  • @guuleedguuleed1718
    @guuleedguuleed1718 3 ปีที่แล้ว

    Asc war ilmahayga inbadan ayan rog rogaa habeenkii mankadaya si u uga bogto hurdada wayabe

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
    @maxamedjanalkajacelkalooga7331 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going 💯💯

  • @khadarmohamed7466
    @khadarmohamed7466 3 ปีที่แล้ว +2

    Mzha Allah wllo

  • @marwoabdi3041
    @marwoabdi3041 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha ALh Asxabey 200k GaarsIno wax Yar Hadhe

  • @mohamedomar9022
    @mohamedomar9022 2 ปีที่แล้ว +2

    Intaba wa useexdaa wllhi

  • @mawliidaxmed3167
    @mawliidaxmed3167 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend come back

  • @ifrahnooradam8962
    @ifrahnooradam8962 3 ปีที่แล้ว +2

    3 ayan usexdaa ani wana ahay calamadaha🥰

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 3 ปีที่แล้ว +6

    War taydi mad shegin anigu lugban laba midna wan fidiya sidi rux dhinac ujifa hadan berka dhulka kuhaya ayn ahy 😂😂

    • @sanaadi_qurux
      @sanaadi_qurux 3 ปีที่แล้ว

      kkkk haa ani xitaa kulamida ahe😂🙌🏻

    • @maymunaali8363
      @maymunaali8363 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh kula midbaa ahay mana haayo wuuna ilaawe

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud697 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxaan kudhahaa wll waad mahadsantahay horo usocod wanaagsan

  • @djmooto5999
    @djmooto5999 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan useexda dhanka beerka ama caloosha wllo anigu sidaa ayaan waligay useexan jiraya

  • @ziizuucade100
    @ziizuucade100 8 หลายเดือนก่อน

    Ani wauseextaa qaawab ka galduwan laakin haweenkima sookici😮👏👏

  • @muwahipyyy_2929
    @muwahipyyy_2929 3 ปีที่แล้ว +7

    Peerka u zeexda imna dhibto 😂✌ mhdznid wLl Keep going 💕✨

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 3 ปีที่แล้ว

      Sidoo kalee😂😂🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @amiinkey5219
      @amiinkey5219 3 ปีที่แล้ว

      Naclad

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 ปีที่แล้ว

      @@amiinkey5219 waryaa maxaa ku hadlaysaa

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 ปีที่แล้ว

      Anigu in yar beerka uma jiifi karo waayo ....... iska fahan hablaha oo kaliya ayaa fahmaya.....

  • @daaudmoalim4495
    @daaudmoalim4495 3 ปีที่แล้ว +1

    Www m,a muqal cajib ah

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 2 ปีที่แล้ว

    qaabka 4raad baan ahay wana isku kalsonahay👏👏👏

  • @queenlayniish5973
    @queenlayniish5973 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @mariyamaxamed3593
    @mariyamaxamed3593 3 ปีที่แล้ว +2

    3.4 aniga ya Ilamid ah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waxaan ka mid ahaydadka qaabkala duwan u seexda

  • @user-sc8fe7ue4b
    @user-sc8fe7ue4b 8 หลายเดือนก่อน

    Waarun walaahi waa run qofka 2 ❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdirahmaahmedabraham4609
    @ahmedabdirahmaahmedabraham4609 3 ปีที่แล้ว +2

    Keeep Going brother

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a wll waaa wax loo baahan yahay in uu qofka ogaado dabecadahiisa wad ku mahadsantahay sida wangsan OO naagu soo gudbisay numberkygu waa 2

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @gudomiyeyaxyeyusuf7681
    @gudomiyeyaxyeyusuf7681 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka 4aad

  • @MohamedAli-vs1ge
    @MohamedAli-vs1ge 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww m,a keep going

  • @farxiyadeeq8704
    @farxiyadeeq8704 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @sureeyoabdinaasir3286
    @sureeyoabdinaasir3286 3 ปีที่แล้ว

    Wll bowaktan Mogadishu matalaa wll qaali

  • @hamzehagproductions2462
    @hamzehagproductions2462 3 ปีที่แล้ว +1

    Mn sha wllh qaabka 2 ahay aniga

  • @safamaxamed9192
    @safamaxamed9192 2 หลายเดือนก่อน

    Teamk u.danbey ahy dabecadsn wa watt😂❤

  • @safiyocabdulahi3023
    @safiyocabdulahi3023 2 ปีที่แล้ว

    Tnkx

  • @nastexomohamud7231
    @nastexomohamud7231 3 ปีที่แล้ว

    Cavio ilaa iyo hada maadan shegin qaabkan useexdo

  • @vifakematel7298
    @vifakematel7298 3 ปีที่แล้ว

    Waar xagee kasoo xigatay ?

  • @shuutiidarma
    @shuutiidarma ปีที่แล้ว

    ani qaabka 3 aad iyo midka 4 aad ee xabad xabadka ah waan u seexdaa subaxdii anoo jajaban oo qoorta iyo meel kasto ayaa I xanuunayo hadane hadaan xabadka u seexan maba hurdi karo🥱

  • @yaasirmohamed6964
    @yaasirmohamed6964 2 ปีที่แล้ว

    Keep goingoin

  • @aishnusaibabdullahi1279
    @aishnusaibabdullahi1279 3 ปีที่แล้ว

    You're right am 2 and 3

    • @user-ic8vj7ki3i
      @user-ic8vj7ki3i หลายเดือนก่อน

      You're right am 1 and 2

  • @xidigtaxamar6007
    @xidigtaxamar6007 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka 5 naad walaalaky ayaa useexda aad ayuu u quuriya lakiin ma aamus badna aaad iyo aad ayuu uhadal badanyahay

  • @sureeyoabdinaasir3286
    @sureeyoabdinaasir3286 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxa oo sixdaa sadax qiib wll waa 3 iyo 4 iyo 5 wll qaali

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 หลายเดือนก่อน

    Qaabka beerka u seexdaa intaba waa leeyahy astaamaha xataa qoorta iyo dhabarka wya i xanuunsaan subaxii .

  • @OmarAli-gc9yo
    @OmarAli-gc9yo 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah

  • @xamdisuke3095
    @xamdisuke3095 ปีที่แล้ว +1

    qaabka aad 3

  • @ahmednuur3535
    @ahmednuur3535 3 ปีที่แล้ว +1

    Like ufarada badi waa nin rageede

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 ปีที่แล้ว +1

    I am team 3❤❤❤❤

  • @user-gg8nf6xx5h
    @user-gg8nf6xx5h 4 หลายเดือนก่อน

    Waan xishood badanahay waan dabeecad wngsn

  • @cabdiraxiin5250
    @cabdiraxiin5250 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta qaliga

  • @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
    @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 2 ปีที่แล้ว

    Waa tilman aad moodo in aniga wax iga sheegàyo

  • @maryancilmihalane782
    @maryancilmihalane782 3 ปีที่แล้ว +7

    3 aa ujiifsadaa😂😂😂

  • @mohamedomar9022
    @mohamedomar9022 2 ปีที่แล้ว +2

    Qabka 3aad hada ujiifa wllhi😎😎

  • @ahmedabdirahmaahmedabraham4609
    @ahmedabdirahmaahmedabraham4609 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi isoO sarTay aniGa HorTa proH

  • @fatheroflove7130
    @fatheroflove7130 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Macalin lkn noso badi Video yada

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 3 ปีที่แล้ว

    Qofka 2aad

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 3 ปีที่แล้ว

    2 beenta maaha mushiki ban ahay islaa calamadaha aad sheegtay waan ahay wllhi

  • @mustafecali9182
    @mustafecali9182 3 ปีที่แล้ว +4

    beer beer useexda habeen wlpa Wxn hogaamiya somali badan

  • @abdowfaaska5707
    @abdowfaaska5707 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaabka 2aad leee igu ogthy ani 🤣🤣

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 3 ปีที่แล้ว

    3 ayaan u seexda run ayaad sheegaty waan nugu lahay

  • @maymuunjiinow1716
    @maymuunjiinow1716 2 ปีที่แล้ว

    Wallahibeen ma ahan my3aad

  • @dekoqoorshel2976
    @dekoqoorshel2976 3 ปีที่แล้ว

    Wadku mahad santahy

  • @sacdiyoshirdoon6133
    @sacdiyoshirdoon6133 3 ปีที่แล้ว

    That is true 3

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga sida ay hurdada igu baxdo kaliyaan uhurdaa 😊

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabka 3

  • @maxamedbashir679
    @maxamedbashir679 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu hurdada waa aan necebahay

  • @marwamahamedmahamed8526
    @marwamahamedmahamed8526 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan idhaahdo waxanoo dhan waaan kuu seexda 😅😅😂

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad1837 2 ปีที่แล้ว

    kkkk wll horta aslmclykum runti asxaabtaada kuma jirin ee muuqaalkan cjibka ayaa isoo jiitay haa wan a hay dadka qaababka kaladuwan useexda sida aad shegtay runti mar marka qaarkodna anaaba dabeecadayda iyo wji yadayda kaladuwan la yaaba 🤔 marka hada codsigaygu wuxuuyahay mxaan sameeya sidee ubadali jaraa dabeecadaas?

  • @GALANGOOLI
    @GALANGOOLI 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaybta 7aad ayaan ahy qaabb kala duwan ban useexdaa
    Cilada aad sheegty ee ah inan hurdada sifiicn uga bogana waan haya
    Saqda dhexe baan soo kicin...
    Runti markaan sheegana hal dabeecad malihi oo hadba waxan dadka ula dhaqmaa sidaaan ka arko...
    Hadu ixtiraam imuujiyo wan uhuraa wanaaga hadi kalana buuqa ila dhaaf baan dhahaa
    😁😂😁😁
    Yaa ilamid ah
    ??

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 3 ปีที่แล้ว

    Wll kaso hadal istaga iyo fadhiga tkz

  • @hanadmahmed3381
    @hanadmahmed3381 3 ปีที่แล้ว

    M. a 🙏

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +2

    Wale qaabka aan u seexdo iyo waxaad sheegtayba waaa run ano hurda miyad i aragtay😁😁😁

  • @asmakhadar3533
    @asmakhadar3533 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaabartay 😮waxaan yarayn

  • @mustafehaaji8888
    @mustafehaaji8888 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan useexdaa qaabka3

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim5922 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaabka u dambeeya ayaan ahay dadkuna way igu dawakheen muqaalkayga iyo xaqiiqada shakhsiyadayduna aad bay ukala duwan yihiin

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula mida runtii waa laygu wareeray😆

  • @parkmimi6691
    @parkmimi6691 2 ปีที่แล้ว +3

    3:🥺❤

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 ปีที่แล้ว

    Qaabka Ugu Dambeeya Wlhi waa aniga Nio Zxp waan Xanaaq dhaway Hurdada Kama Bogto Habeenkii saqda Dhexe kaca

  • @liibaancismaan588
    @liibaancismaan588 2 ปีที่แล้ว

    7 Run ahaantiii aad ayaan u bad badal badanahay