Hal Mid Samee Hadaad Rabtid Is Badal Dhab ah Noloshaada!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มี.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 256

  • @user-fl5lb7hk4o
    @user-fl5lb7hk4o 6 หลายเดือนก่อน +26

    2024 -2025 Wa ballaN iNaan is badel Muuuqda aan sameeya Cibaadada allena SiDeeeda uga so baxa insha allllaH ❤🙌

    • @MaxamadYare-vi9yx
      @MaxamadYare-vi9yx หลายเดือนก่อน +1

      Walalkey qali talo walaltinimo isii aniga waxan raba ina kaligay Mel an dago noloshayda kaligay an waxa qabsado hada waxan joga guri habaryartay o an hada dhow imid aniga hoyoday mcn adunka kuma nola maxa talo ah aad isiin lahed walakey qali ❤

    • @NaimaMohamedAli
      @NaimaMohamedAli หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MaxamadYare-vi9yx wll hadaadan guriga habaryartaada problem ku qabin haka tagin waxbarashadaada xooga saar meel iska so saar shaqeeyso kadib hadaa jecleysato inaad ka tagto ka tag markaas lkn maalinkaad guriga habaryartaada ka tageyso ha noqoto maalin aad isku filantahay.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +47

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @ilyaasmaxamuud540
    @ilyaasmaxamuud540 2 ปีที่แล้ว +13

    Muuqaal aan daawaday kii ugu mudnaa taariikhda inta aan muuqaal daawanayay buu ila yahay muuqaalkaan
    Wll sidaada wadada hagaagsan noogu tilmaamtay alle hakaa abaalmariyo walaahu waan ilmeeyay intaan muuqaalkaan daawanayay sababta waxa aad ka hadlayso oo dhan aniga iyo kuwa ila mid ah bay quseesaysaa,
    Muuqaalkaan waxaan daawanayaa 4bil ka dib markaad soo dhigtay maanta tariikhdu waa 20/7/2022 waxaan alle kaaga baryayaa alle in uu qayr kuu badalo muuqaalkaan anagana alle uu xaqa nagu tusiyo, isbadelka aan doonayno uu alle noo fududeeyo gaaridiisa, jazaaka allah qayr .

  • @Hodan20
    @Hodan20 2 ปีที่แล้ว +43

    I needed to hear this, jazkallahu khair.

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Inshaallaah 2025 inan wax badan iska badalo jecelahy isoduceya ilahy cafimad cimri dheer kabaryayna😢

  • @Maahir397
    @Maahir397 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ayaa idhi وتوبو الله جميعا ايهل مؤمنو لعلكم ترحمون😊

  • @movi-channel
    @movi-channel 2 ปีที่แล้ว +24

    Thanks ustad markasata faaidadeena u taagan tahay 😌🙏

  • @user-jy7xw7gb4s
    @user-jy7xw7gb4s 2 หลายเดือนก่อน +2

    My role model of life❤

  • @OzailIfiye
    @OzailIfiye ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw scw scw scw 🎉

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad9607 2 ปีที่แล้ว +37

    Wlaalky waxaan jeclaan in aad no soo diyaariso courses ka hadalaya personal development weliba online courses adigana faaidada ayaad ka heli lahyd angana faaido ayaan helyna wlaaky codsiga ii tixgali please👋

  • @najmaabdiweli8615
    @najmaabdiweli8615 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dhibato iga haysta qoyskyga asxaabtayda iyo dhamaan cid kastoon aqaan wlhi maantan ogadey wa salad la aanta culays baa iga saaran salaad la aanta ma awodo in aan tukado wlalhyga somliyed ha iso duceyeen in illhy iso hanuuniyo😢😢😢

    • @Sahruush
      @Sahruush หลายเดือนก่อน

      Allh ku fududeyo hppti saliga nabiga scw&istiqfaarta badso

    • @Malyun578
      @Malyun578 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu fududeeyo salaada abayo

  • @rkgirl3825
    @rkgirl3825 2 ปีที่แล้ว +22

    All time favorite 🙂

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda
    Akhyaarey 🙏💯جزاكم الله خيرا

  • @omerupdynaik2431
    @omerupdynaik2431 2 ปีที่แล้ว

    Really you try to change my self , thanks Allah grant us whatever

  • @rahmarasmi8790
    @rahmarasmi8790 2 ปีที่แล้ว +1

    Mncha Allah
    Allah ha ku xafido
    Ayuub ahmed
    Mahdsnid🙏
    Motivation fiican ayd na siisay

  • @abuuafnan5818
    @abuuafnan5818 2 ปีที่แล้ว +3

    My mentor.. keep moving forward

  • @user-tl6jb4my3d
    @user-tl6jb4my3d 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah allah ku barakeyo Ustaad

  • @zaraomer3549
    @zaraomer3549 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan isku arkaa inan sanadadan udanbeeyay in naftaayda gaabis ku yimid dhinac kastoo nolosha kamida siiba waxbarashada waxan ilahy kabaryaa inuu iguguuleeyo aamin iidhah wl🥺

  • @Xuseen-sr9zg
    @Xuseen-sr9zg 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah wall qli arin mihimaba ka Faiday runti
    جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤

  • @hussainfarah4721
    @hussainfarah4721 2 ปีที่แล้ว +2

    My dear teacher ayub Ahmed thanks 😊

  • @samiraibrahim8869
    @samiraibrahim8869 2 ปีที่แล้ว +10

    You're right ✅ my brother and I agree with you 💯

    • @lakilaki3802
      @lakilaki3802 2 ปีที่แล้ว +1

      I agree wid u Samira ibrahim

    • @samiraibrahim8869
      @samiraibrahim8869 2 ปีที่แล้ว

      Thank U and it's very true what he said.
      However we need to follow our brother.

  • @sucdiyuusuf1970
    @sucdiyuusuf1970 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎❤❤❤🙏🙏🙏

  • @youareagoodreasontobehappy8293
    @youareagoodreasontobehappy8293 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much wll qiimo badan alle haku daayo qof ku dayasho mudan ayaa tahay suhayb saajid

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido Another level 🙏 💯 👌 Vedio Creater

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah
    جزاك الله خيرًا

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 2 ปีที่แล้ว +8

    Legend of the TH-cam 🥰🥰❤

  • @elmiosman804
    @elmiosman804 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wllo ma garankartid sidy hadaladn galbiga iiga galeen runti dambi farabadn yaa iga dhacy sidee u toobad keenta baan laha lkn Allah nokasoo diry thanks markale

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayub I just love you for the sake of Allah

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub wall allaha ku xafido inta xikmad een kaa faaiday inta kuma tal m.a

  • @shadhuuboy7400
    @shadhuuboy7400 ปีที่แล้ว

    M.a sha allah ustad😊❤allaha kaa abaal mariyo❤

  • @mahamedmurtiileh9609
    @mahamedmurtiileh9609 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah wllky aad iyo aad ayaad u mahad san tahay ayuub axmed

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllo waad mahadsanthy dhiirigalintaada iyo talooyinkaaga aadban uga helay

  • @-hannei-mztve8147
    @-hannei-mztve8147 2 ปีที่แล้ว +2

    mr Ayuub Hal vedio oo uu leeyahay oonan dawan Ma Jirro mahadsanid Teacher.

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah wa video an daremayo in laigu talagalay ♥️

  • @user-el6be5ss3l
    @user-el6be5ss3l 13 วันที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar. Dembigaaga Allaha dhaafo.

  • @zaraabdikadir6593
    @zaraabdikadir6593 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashlh allaha nagau anfaco wanada wll adigana ajar iyo xasanad allaha kugu abaal mariyo.

  • @abbasabdinasirdahir9793
    @abbasabdinasirdahir9793 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, Allaha Ku xafido, Dhamaanteyn Allaha nasoo hanuuniyo

  • @xamsexariir3097
    @xamsexariir3097 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walaal ilaahay ha Ku barakeeyo💖💖

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 ปีที่แล้ว +1

    mashalaah jasakalaahu kher ALAAHA ku xifdiyo hore u soco sheekh

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 9 หลายเดือนก่อน

    Masha.allaah wlhi xaqiiqada ayaad ino sheegtey jazaaka.allaah🎉 mahadsanid

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur 11 หลายเดือนก่อน

    Inshaa-ALLAAH, wll ayuub aad baad umahadsan tahay, inshaa-ALLAAH waanadaaduna way i anfaceysaa...📿📿📿☝🏻

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh ustaad 100%💯🥰

  • @addontialle4787
    @addontialle4787 2 ปีที่แล้ว

    Acw macalin suheeyb jisaakallaah qeeyr macalin waad cayishay maasha ALLAAH

  • @Aylan-mhb
    @Aylan-mhb 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran bro wan daremaya waxad ka hadlayso Allaha ina asturo 🤲

  • @bahjabilkheyr8060
    @bahjabilkheyr8060 2 ปีที่แล้ว +1

    shukrn wll xasuusta alle aad naxasuusisay inshaa allaah maquusaneeno abid

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah ustaad alle hakuxifdiyoh jazaaka allaah

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kheyr

  • @Nimco9yawu
    @Nimco9yawu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn wl Ayub aad aya u mahadsanthahy runtii❤

  • @ismahandaahir4807
    @ismahandaahir4807 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Tabarakallah wllkay alle haku xafido Wad na dhiri gali saye wll

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi ปีที่แล้ว

    Jazakallah khair 💚

  • @cabdishakuurshiikh6707
    @cabdishakuurshiikh6707 ปีที่แล้ว

    Jasaa kalahu kheer ustad 🙏

  • @AhmedCabdiqaadir
    @AhmedCabdiqaadir 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustad ayub❤

  • @AbdifataaxXasan-rz7pw
    @AbdifataaxXasan-rz7pw 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu keyran

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    JazakAllahu khayr walal

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR ปีที่แล้ว +3

    جزاك اللَّهُ خيرا ❤

  • @ixsaanabiib7917
    @ixsaanabiib7917 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wll ayub alle ha kuxifdiyo

  • @hamdahassankobciya9730
    @hamdahassankobciya9730 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo ustaad🙏🌹

  • @user-jv2vy3df1u
    @user-jv2vy3df1u 9 หลายเดือนก่อน +1

    Inashallah waxan ra jenayaa is badal dhan ah wallayan idinkana fataxa ii mara inashllah ❤

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 2 ปีที่แล้ว +1

    MY teacher ❤

  • @suleymaansuufisuleymaansuu5042
    @suleymaansuufisuleymaansuu5042 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah noh barkeeyo 🤲🤲

  • @cabdiladhiifmaxamed9122
    @cabdiladhiifmaxamed9122 2 ปีที่แล้ว +3

    My teacher❤❤

  • @jamacismail1720
    @jamacismail1720 2 ปีที่แล้ว

    Illahay Ha Ku Barakeeyo Mahadsanid wllkay 🙏🙏🙏

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp 9 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido habo ❤❤

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah walal

  • @samiiracabdilaahi3996
    @samiiracabdilaahi3996 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka Allah bro

  • @XaliimoMacalin-dj9vo
    @XaliimoMacalin-dj9vo 3 หลายเดือนก่อน

    Maan sha,allah Alle haku sharfo walalkeey mcn 🥺 saa wax noogu faaideysay🙏

  • @hawahaybe5967
    @hawahaybe5967 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha masha allaha masha allaha masha allaha masha allaha masha allaha masha allaha masha allaha masha

  • @ijabomaxamed7913
    @ijabomaxamed7913 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu kheyr 💯👌

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah's khayr

  • @naciimacismaan1337
    @naciimacismaan1337 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku barakeeyo wll

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khairan

  • @user-dt2er3cl2j
    @user-dt2er3cl2j 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll aad ayaa kalimadaada ugu helay

  • @mohamedmohamud5655
    @mohamedmohamud5655 ปีที่แล้ว

    Thank you my Teacher

  • @Abdirizakabass1
    @Abdirizakabass1 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll ayuub❤

  • @shukriabdullahi6912
    @shukriabdullahi6912 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Alle ku xafido teacher

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah jazaakalahu khayr

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah waa runta wllo nolow in badan

  • @najahibraahim9114
    @najahibraahim9114 2 ปีที่แล้ว +3

    Manzha AllaH Legend🥰

  • @munawarsame3257
    @munawarsame3257 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khair wll

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 11 หลายเดือนก่อน

    Alle Hku Xafido ustaad ayuub axmed ❤❤

  • @hamdafarah1027
    @hamdafarah1027 2 ปีที่แล้ว

    Thnks you teacher

  • @fadxaaadan2955
    @fadxaaadan2955 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah Alle hakuxifdiyo Wll

  • @israabdi8297
    @israabdi8297 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayuub 🥺🤴🤍

  • @msssuuro1527
    @msssuuro1527 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh thnkz

  • @user-pz7tj8zb8k
    @user-pz7tj8zb8k 4 หลายเดือนก่อน

    M.a jazaka allahu kheir

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll 😍 ♥

  • @MaxamedcabdirashiidReermagaal
    @MaxamedcabdirashiidReermagaal หลายเดือนก่อน

    هذا الكللام الصحيح ❤ اخي الفاضل

  • @MacalimCabdiwahaabMaxamed
    @MacalimCabdiwahaabMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wllo ayuub

  • @shukrixuseen4582
    @shukrixuseen4582 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allh thanks wll🥰🥰🥰

  • @ibrahimmohamed5536
    @ibrahimmohamed5536 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustadkeyga

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน

    Kheyr allaha ku siiyo❤

  • @malyuunibraahim7511
    @malyuunibraahim7511 10 หลายเดือนก่อน

    M.a shukran wll

  • @mohammudali5987
    @mohammudali5987 4 หลายเดือนก่อน

    Insha allh inaan isbedelo ayaan ku dadaalin illlahy inaan isku xirro 😢😊

  • @najahmahamed9997
    @najahmahamed9997 2 ปีที่แล้ว

    Keep going teacher

  • @kingzuberkingzuber8119
    @kingzuberkingzuber8119 ปีที่แล้ว

    Allah kubarkeyo akhii

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaadi keep going

  • @nazerkayd
    @nazerkayd 8 หลายเดือนก่อน

    shukran ustaad

  • @xayaadmahamud6397
    @xayaadmahamud6397 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nafisaadanurur5212
    @nafisaadanurur5212 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi ha ku sharfo bro🥰

  • @hindaomar7920
    @hindaomar7920 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakalahu khayr🥰