Anshaxa Saxaafada (Casharka 2aad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ค. 2018
  • Tababarka saxaafadda qaybta labaad wuxuu ku saabsan yahay Anshaxa Saxaafadda sida Sugnaanta, Cadaaladda, Dhexdhexaadnimada iyo Dheellitirka.
    #JournalismEthics #Anshax #JournalismPrincibles #Journalism
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 20

  • @beerloveofficial6019
    @beerloveofficial6019 3 ปีที่แล้ว +4

    Macalinka inta kafaaidayztay like ta dhackuziiya..
    🥰❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤❤✨✨❤✨✨✨✨✨✨❤💞❤🤔🤔⚽️🤔🦁💋⚽️💋⚽️🤔✨💋✨🤔✨🤔💦🎤💦🤝😡🤝🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤

  • @akhuunaaAly
    @akhuunaaAly 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @user-ij7ej2rc3z
    @user-ij7ej2rc3z ปีที่แล้ว

    Thanks teacher❤❤

  • @abdurhmangutalechannel5380
    @abdurhmangutalechannel5380 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid ustad

  • @inaalibudul8957
    @inaalibudul8957 3 ปีที่แล้ว

    Live majira walale

  • @ahmedodowa6229
    @ahmedodowa6229 5 ปีที่แล้ว

    mncha Allah macalin wanka faidaystay waxan rabay fadlan Si wad 👍👍

  • @Walal88883
    @Walal88883 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad group maleedahy

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa cashar Wanaagsan oo dhalain yaro fara badan oo soomaaliyeed ay ka faa'iideysan doonaan waayo soomaalida halka laga hagi kartaa waa saxaafada oo ah baraha ama macallinka bulshada

  • @azhaweriyaraya7850
    @azhaweriyaraya7850 5 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan usoo dhaween masha allh

  • @hamsedhahar3991
    @hamsedhahar3991 5 ปีที่แล้ว

    msha alh faido wacan weye $$

  • @hornfilms1220
    @hornfilms1220 6 ปีที่แล้ว

    Waan ka faa'iday casharada aad nala wadaagto. Halkaa nooga siiwad mudane. mahadsantahay tabobare.

  • @aishabintucali9110
    @aishabintucali9110 2 ปีที่แล้ว

    Mcnkaygii xgee joogta inaa ka bartaa rabaayee

  • @gurhansports2792
    @gurhansports2792 6 ปีที่แล้ว +1

    Macalin wan kula socda ilayo ad ka dhamaynayso
    Insha alh wxna raba inan si fiican uga faa idaysto
    Casharka 2 wn dawaday wxn sugna waa casharka 3

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher

  • @garaadwadanigmailcom2018
    @garaadwadanigmailcom2018 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka fahmey waxbadan casharka saxaafada macalin waad mahsantahay

  • @yasiimbashirbashiir3163
    @yasiimbashirbashiir3163 2 ปีที่แล้ว

    Saxaafadda la xirxirayo may ku daawadaan

  • @mabzuutahmet8409
    @mabzuutahmet8409 5 ปีที่แล้ว

    mclin allah yacisak

  • @abdirashidhussein6615
    @abdirashidhussein6615 2 ปีที่แล้ว

    Sideen isku diiwaan galiya

  • @zhantaofficial8748
    @zhantaofficial8748 5 ปีที่แล้ว

    MClin qaybata koowaad halkeen ka heli karaaa

    • @KorontoAcademy
      @KorontoAcademy  5 ปีที่แล้ว

      @Hamse Casharada ka horreeyay ka eeg wu ku jiraaye