Xirfadahan Online lacag uga sameey ! 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2023
  • Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
    GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
    SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
  • เพลง

ความคิดเห็น • 178

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  ปีที่แล้ว +113

    Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN

  • @Burale143
    @Burale143 ปีที่แล้ว +118

    SKILLS YOU NEED TO LEARN 2023
    1. Copywriting
    2. Web Design
    3. Digital Marketing
    4. Social media manager
    5. Video editor
    6. Data Analysis
    7. Virtual Assistant
    8. Videographer
    Where you can learn = skillshare

    • @mustafe983
      @mustafe983 ปีที่แล้ว +1

      hada garanayso wll meel aan ka heli karo iga caawi

    • @Husni_l
      @Husni_l ปีที่แล้ว

      @@mustafe983skill share kadaawo wll bisha ugu horeeyso waa lacag la,aan

    • @muhaabdulkadir7709
      @muhaabdulkadir7709 ปีที่แล้ว

      ​@@mustafe983 udemy Aya ka baran karta fiver ayana uga shaqaysan karta

    • @Fikrado
      @Fikrado 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@mustafe983the real world

    • @abdullahiyarisow9812
      @abdullahiyarisow9812 8 หลายเดือนก่อน

      Wll intee kaala soo xiriiraaa

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 ปีที่แล้ว +20

    Xaliye waa legend, dhalinyarada wuxuu ka dhisayaa dhan walba oo nolosha ah hadday xirfad noqto, Dhaqaale abuurka, nolosha qoyska iyo jirdhiska.

  • @Cabdullaah114
    @Cabdullaah114 ปีที่แล้ว +27

    6:54
    Ustaad (Falastiin) dheh
    Yuhuuda wadanka way gumaystan waana lasoo celin doona INSHA'ALLAH☝️

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว +1

    Masalh online video Xaliye TH-cam good 😊

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Thanks teacher xaliye

  • @abdikhadirodowaamuse-so2dk
    @abdikhadirodowaamuse-so2dk 11 หลายเดือนก่อน

    Maha allah mahadsanid nosobadi

  • @ibrahimmacalin5833
    @ibrahimmacalin5833 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @hassanka5709
    @hassanka5709 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my dear teacher

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️ Thanks bro 🥰👏🙏

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Waad Ku mahad santahay
    Macalin xaliye

  • @King..jama.
    @King..jama. 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher ❤

  • @user-vp1yp8hi5s
    @user-vp1yp8hi5s 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks my professor

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @user-vp1yp8hi5s
    @user-vp1yp8hi5s 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks professor

  • @abdirizakmohamednafyare7549
    @abdirizakmohamednafyare7549 ปีที่แล้ว

    Thnk u teacher❤

  • @ahmedyuusufmxamud8179
    @ahmedyuusufmxamud8179 7 หลายเดือนก่อน

    Owoowe guleyso xaliye 😊

  • @Somalifreelancer
    @Somalifreelancer ปีที่แล้ว +6

    Xaliye waxuu fahmay Affiliate Marketing Good Job!

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe 8 หลายเดือนก่อน +7

    Somali youtubers ninka qudha ee xaqiiqada ka hadla thank yOu ustaad❤🙏

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 ปีที่แล้ว +1

    jazaka Allah

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 ปีที่แล้ว +17

    Xirfadaha online :
    1) Copywriting
    2) web design
    3) Digital marketing
    4) Social manager
    5) Vedio editor
    6) Data analysis
    7) Assistant virtual
    8) Vedio grapher....

  • @MohamedYare-dz4qq
    @MohamedYare-dz4qq 11 หลายเดือนก่อน

    Greatest of all time waxan u aqaana ninkan👊💪

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad alle haku sharfo❤

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t 8 หลายเดือนก่อน

    Awoowe waad mahadsantahay 🎉

  • @hanixasan6066
    @hanixasan6066 8 หลายเดือนก่อน

    Waamaasantahay xaliye😊😊😊

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal xaliye cali

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 8 หลายเดือนก่อน

    Macalin guulayso saan kugu soo xidhmay wadadii guushaan hayaa ficil baana sameynayaa

  • @mohamedabdinasir606
    @mohamedabdinasir606 ปีที่แล้ว +1

    Wll aad ayaad ugu mahadsantahay bixinta casharkan

  • @Nathesha-23
    @Nathesha-23 8 หลายเดือนก่อน

    The first time aan arko TH-cam xaliye ileen wax faidana waa so dhigtaa mahadsanid 😅

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 ปีที่แล้ว

    ustaad

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt 8 หลายเดือนก่อน

    𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝❤😊

  • @user-ib9xc2tk8g
    @user-ib9xc2tk8g 8 หลายเดือนก่อน

    Xaliye in the behind ❤

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi ka soo hadal xirfadaha hard skills

  • @fareyare205
    @fareyare205 ปีที่แล้ว

    Thanks Mr xaliye wax badan baan ka baranay lkn ayaantan live maada so galin dhanka TH-cam ka

  • @dalbarasho
    @dalbarasho ปีที่แล้ว +6

    Bro noloshayda wlhi taloyin badan oo aan kaa qaatay way anfcday thanks usdaad

  • @mohamedabdilahi7446
    @mohamedabdilahi7446 ปีที่แล้ว

    macalinka is the best

  • @cabdikayse9048
    @cabdikayse9048 ปีที่แล้ว

    Ustad wan ku salamy

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad

  • @Ayeeyo912
    @Ayeeyo912 7 หลายเดือนก่อน

    First time an video xaliye leyahay dawanayo

  • @ashacraxman6480
    @ashacraxman6480 7 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @user-vo5rc7pi2j
    @user-vo5rc7pi2j 7 หลายเดือนก่อน

    Daanyeer xaliye😂

  • @SalaadNuur-ne2ru
    @SalaadNuur-ne2ru หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @user-jk5vd8yh2t
    @user-jk5vd8yh2t 3 หลายเดือนก่อน +1

    I started 2024 I.a win 2025

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh ปีที่แล้ว

    Awoow

  • @MaxamudSharmarke
    @MaxamudSharmarke 7 หลายเดือนก่อน

    Zxb online many soo badi

  • @mohamedamiin7890
    @mohamedamiin7890 3 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 ปีที่แล้ว

    war nio legend ba tahy

  • @liicadde-ri4we
    @liicadde-ri4we ปีที่แล้ว +4

    Waa mahad santahay xaliye sxb ama wll si qofkisto u u fahmo waxa aad ka hadleyso u soo gaabi shekada wax badan waxaa ka wacan in yar o macquul ah balse hadaa ku fikirto sideen u sameyaa lacag ma sameyneysi bal wax kabadal arinka sida uu yahay hada egna contadada wax yar dhid wax badan hel boss thanks dhibna ha ii arkin

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 ปีที่แล้ว

    xaliye

  • @user-su2re6ry1j
    @user-su2re6ry1j 8 หลายเดือนก่อน

    Xaliye

  • @hassankuney
    @hassankuney 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanif

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 ปีที่แล้ว

    Xirfada photojournalista kwrn macalin

  • @user-br1so8il7z
    @user-br1so8il7z 7 หลายเดือนก่อน

    Xaliye is the best

  • @updulsitar4816
    @updulsitar4816 ปีที่แล้ว

    Help me about forex business, how can i do?

  • @hammisare
    @hammisare ปีที่แล้ว +7

    forex trader young millioner
    wax ka fiican maan arkin nolosheyda bey badashay

    • @carafaatcali
      @carafaatcali ปีที่แล้ว

      Zxb wadadaas rabaa Ina maro 😂

    • @mohamedrashid6
      @mohamedrashid6 หลายเดือนก่อน

      Isoqawo sxb

  • @naasirmahad8464
    @naasirmahad8464 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin reply izo Gal

  • @user-lw7pi3qm5h
    @user-lw7pi3qm5h หลายเดือนก่อน

    Waxa aad ugu bahanay sida Riwaad borgaraam lacagta logalabaxo

  • @MuzamilPodcast
    @MuzamilPodcast ปีที่แล้ว +1

    Horta aqoonteeda yeelo before inta aadan ka hadlin, Xirfaddaha Online ka ah, waa aqoon iyo Farsamo wada jira meesha AfSoomaali loogama baahna. Huu haa ayaaad wadaa

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว

      Lpx Malaga yaaba in qofku barto xirfado iyada ooaanu aqoon luuqada English tusaale hada anigu ma aqaan luuqadas hadana waxan ubaahnay inaan barto xirfadahas maadama ay English kubaxan duniduna hada kusocoto xirfadahas

  • @qaalidofficial72
    @qaalidofficial72 ปีที่แล้ว +1

    Libaaxa gobolka geeska Africa 🌍

  • @HindiAfsoomaali19
    @HindiAfsoomaali19 ปีที่แล้ว +2

    Naga daa waxan mawduuceenii xagguu ka baxay

  • @abdifitahqalbiqani
    @abdifitahqalbiqani 7 หลายเดือนก่อน

    Sideen ku baran karaa ustaad ku baran baraa xirfadahaan
    Mid ama 2

  • @Akash-Verma1886
    @Akash-Verma1886 5 หลายเดือนก่อน

    There are many Somali Data Analysts here where I’m at. Way jiraan hadaadan adigu arag.

  • @user-dn7hs9kc9m
    @user-dn7hs9kc9m 6 หลายเดือนก่อน +2

    cabdi
    qasaaru

  • @mohamedomar8783
    @mohamedomar8783 ปีที่แล้ว

    7:12

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi6894 ปีที่แล้ว

    broke version of af andrew tate keep going bro you will make money

  • @xamseabdirahman
    @xamseabdirahman ปีที่แล้ว

    Xaliyoow Nagada MawducyadaN Nio Waxban Kaga BaranaYe 😅

  • @nuurcabdiibraahin1938
    @nuurcabdiibraahin1938 9 หลายเดือนก่อน

    Asc zxbkyga qaaligaa

  • @bktechnology762
    @bktechnology762 ปีที่แล้ว +6

    Forex bad ilowday
    Graphic design

  • @triplea86
    @triplea86 9 หลายเดือนก่อน +2

    Legend xaliye affiliate marketing baad laftaafu ka xamaalanaysaaye!!!marba hadaa tiri linkigayka raaca 30 bari oo free ah baad helaysaan kkkk

    • @Fikradaha_XaliyePodcast
      @Fikradaha_XaliyePodcast  9 หลายเดือนก่อน

      Waa hawl jirta affiliate marketing awoow, ka bax comment ga oo xariiftan.
      Iska diiwaan gali si aad u barato xirfad aad uga baxdo cabdikhasaare nimada.
      #dildaanyeerka

  • @pss9915
    @pss9915 ปีที่แล้ว +1

    || JANA♻️ GALE ||🧸

  • @ritwanidiris3946
    @ritwanidiris3946 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa soo dhanba luuqada (English)ka horaysa Ustaad 😢😢

  • @dahedaauusofficialll7596
    @dahedaauusofficialll7596 ปีที่แล้ว

    4x 🤑

  • @garuuntech
    @garuuntech ปีที่แล้ว +5

    Thanks couch wax badan ayaan ka faa’iidey skillshare Video Editing expert ayaan ahay hada

    • @walkaaweloo7562
      @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว

      Imsa bilood ayaa ku baratay wll

    • @garuuntech
      @garuuntech ปีที่แล้ว +1

      @@walkaaweloo7562 cashiro badan ayaa ku jira 2 isbuuc waxaan kaloo gatey course udemy ah

    • @ashrafhakiimi4409
      @ashrafhakiimi4409 ปีที่แล้ว

      Zhp ma I caawin kartaah

    • @Zomeone
      @Zomeone 6 หลายเดือนก่อน

      ​@ashrafhakiimi4409 youtube ka si free ah uga helaysa courska aad doonayso

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 6 หลายเดือนก่อน

    Adu kasamee

  • @abdiinasiraden2556
    @abdiinasiraden2556 ปีที่แล้ว

    Haliye affiliate marketer ma noqotay

  • @user-qm6lh7lj4m
    @user-qm6lh7lj4m 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rapaa Ina gacan yare kuu noqdo anoo magaalada baydhabo janaay Jooga hadey macquul tahay 🙏👏

  • @hanadheykal1015
    @hanadheykal1015 ปีที่แล้ว +2

    Forex kaso hadal

  • @aminbile5010
    @aminbile5010 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ahan tan ugu fican lana barankaro wa forex trading aniga ka shaqeysto

    • @tripplec7320
      @tripplec7320 ปีที่แล้ว

      Sxb whatsappkaga isii

    • @RealZimpa
      @RealZimpa ปีที่แล้ว

      @@TraderLii xage ka baratay bro

  • @roobleqaasim
    @roobleqaasim ปีที่แล้ว +2

    Lkn qof somaliya jooga sideebuu lacagta u bixinayaa qofkii yaqaan ha ila soo wadaago reply

    • @Fikradaha_XaliyePodcast
      @Fikradaha_XaliyePodcast  ปีที่แล้ว +4

      soo furo kaar bangi sida visa card ama master card kadibna waad ku bixin kartaa lacagta.

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin coaching gooni ah ayaan rabaa

    • @Marwaanfilms
      @Marwaanfilms 7 หลายเดือนก่อน

      Ila soo Ana kacawinaya mesha ad kabaran lahayd

  • @Nuunemahamed
    @Nuunemahamed ปีที่แล้ว +4

    Khasbb miaa inaad labton haysatit iyo Bank card inad wadatid zxp

  • @abdinajibisaak2186
    @abdinajibisaak2186 ปีที่แล้ว +1

    Macalin vedio cod malahan xagada waye

  • @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451
    @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451 ปีที่แล้ว +1

    Maclin forex trading ka soo hadal

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 6 หลายเดือนก่อน

    Cabdi qasaaro😅

  • @kimriinaTae123
    @kimriinaTae123 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga rabo

  • @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451
    @axmedmaxamedmaxamuudsiiraa4451 ปีที่แล้ว +2

    Waxas oo dhan waxa ka fican forex trading

  • @zamiirboy3510
    @zamiirboy3510 ปีที่แล้ว

    perimer bank waa maxay ustad waxaasuu iweydiiyey

    • @garuuntech
      @garuuntech ปีที่แล้ว

      MasterCard bank ku xiro

  • @c.c.y2244
    @c.c.y2244 ปีที่แล้ว +1

    Magaca israel maha waa falastiin

  • @Abdirahman_Osman_Guduud
    @Abdirahman_Osman_Guduud ปีที่แล้ว

    Adiga dartaa 30days 😂😂 adigaaba marketing ah

  • @ahmedjokar2067
    @ahmedjokar2067 ปีที่แล้ว

    Macalin marka 1000 online Ka sameeyo soo danyeer noqon maayo

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 7 หลายเดือนก่อน

      Noqo dee ya ku diiday😅

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. ปีที่แล้ว +1

    Awoowe ganacsi ayaad ka furatay maskaxdeena haka leexan jidkii laysku ogaa

  • @nuradinmohmeddd
    @nuradinmohmeddd ปีที่แล้ว +2

    wax kaliyee aad wax ku noqon kartid waa inaad leedahy xirfad gaar ahaan online ka iam forex trader it has dramatically changed my life alxd

    • @nmcflims7421
      @nmcflims7421 ปีที่แล้ว

      forex waan kul qabaa zxp

    • @tripplec7320
      @tripplec7320 ปีที่แล้ว

      Whatsappkaga isii bro

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali ปีที่แล้ว

      wa xaaraan forex ee sxb cryptocurrency u wareeg

    • @tripplec7320
      @tripplec7320 ปีที่แล้ว

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somali yaa ku dhahay waa xaaraan

    • @nmcflims7421
      @nmcflims7421 ปีที่แล้ว +1

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somali waa xalaal hadey xaaran noqoto banks ka oo dhan ayaa xaaran noqoneysa yaa ku idhi crypto ayaa xalaal ah

  • @maamka07
    @maamka07 ปีที่แล้ว +2

    Qarni wxaa la jooga jaceylkii iyo qooqii la kala garan La'yahy 😂

    • @elmanshow168
      @elmanshow168 ปีที่แล้ว +1

      Sorry 😞

    • @aboubakersadiq-zn2qw
      @aboubakersadiq-zn2qw 7 หลายเดือนก่อน

      Sxp. Jacaylka dhanba waa qoof n laqalad fahmay. Hamiguna waa sidii qoooqa loola dagaalami lahaa 😂

  • @mohamudhassan2894
    @mohamudhassan2894 ปีที่แล้ว

    Sidee Linkiga La iskaga diwaangaliyaa ustaad

  • @Fikrado
    @Fikrado 9 หลายเดือนก่อน

    We all watch this video but 5% took action meesha ka kaca

    • @GeneralIsmail
      @GeneralIsmail 9 หลายเดือนก่อน

      Meesha kakac awoowe

  • @abdikadirlyrics
    @abdikadirlyrics ปีที่แล้ว +2

    I am Video Editor

  • @MuniirIbraahim-ez7so
    @MuniirIbraahim-ez7so 2 หลายเดือนก่อน

    Croptocrency

  • @user-rk4zu6cx5k
    @user-rk4zu6cx5k 9 หลายเดือนก่อน

    No Israel majirto wax la idhaahdo Israel 😢

  • @SalaadNuur-ne2ru
    @SalaadNuur-ne2ru หลายเดือนก่อน

    Nooosoobadi Sxb

  • @user-gl7gk7hr7b
    @user-gl7gk7hr7b 6 หลายเดือนก่อน

    Mafahansani maclinow😢