Fursad Waxbarasho Bilaash ah iyo Mushaar bileed $1300 ah | Minxada Jaamacada APU Japan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2019
  • Websiteka Minxada: admissions.apu.ac.jp/apply_on...
    Recommendation Later: bit.ly/2kseBbT
    Kuliyadaha aad ka heli kartid minxadan: bit.ly/2kwHMKW
    Faaidooyinka Minxadan:
    1. Waxaa si gabi ahaana lagaaga bixinayaa waxbarashadaada jaamacdeed ee mastarka iyo phdga, sidoo kalena waxaad helaysaa minxo dhamaystiran oo bachelor ah ama minxo haaf ah oo aad qayb bixinaysid lacagta jaamacada.
    2. Mushaar bile ah oo gaaraya 144,000 oo lacagta japan ah una dhiganta 1343 doolar. Si aad ugu maaraysid noloshaada inta aad ku jirtid waxbrashada.
    3. Lacagta tigidhka aad ugu safraysid dalkaasi japan iyo sidoo kale tigidka aad ku soo noqonaysid marka ay kuu dhamaato waxbarshadu.
    Shuruudaha Minxadan:
    1. Inaanu ahayn qof haysta dhalashada dalka japan.
    2. Inuu ka soo jeedo dal kamid ah dalalka xiriirka dublumaasiyadeed la leh dalka japan mana jiraan dalal si gaar ah loo cayimay taasoo ka dhigaysa dalka somaliya iyo waliba dalal badanoo aduunka ahba ardaydooda kuwo awood u leh xeraysashada minxadan,
    3. Inusan ardaygu dhalan wixii ka horeeyay 2/4/1985.
    4. In awood u leeyahay ardaygu inuu u safro dalka japan hadii uu ku gulaysto minxadan.
    5. Ardayda xeraysata minxadan awood u yeelan maayaan inay xeraystaan mar kale minxooyinka ay bixiso dawlada dalka japan ee loo yaqaan mext.
    --------------------------------------------------------------------------------
    Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,850 Subscriber.
    Muqaalkii ugu dambeeyay: bit.ly/2mka5wu
    Muuqaal Ku qancin doona: bit.ly/2manFmc
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...

ความคิดเห็น • 139

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +48

    Websiteka Minxada: admissions.apu.ac.jp/apply_online
    Recommendation Later: bit.ly/2kseBbT
    Kuliyadaha aad ka heli kartid minxadan: bit.ly/2kwHMKW
    Faaidooyinka Minxadan:
    1. Waxaa si gabi ahaana lagaaga bixinayaa waxbarashadaada jaamacdeed ee mastarka iyo phdga, sidoo kalena waxaad helaysaa minxo dhamaystiran oo bachelor ah ama minxo haaf ah oo aad qayb bixinaysid lacagta jaamacada.
    2. Mushaar bile ah oo gaaraya 144,000 oo lacagta japan ah una dhiganta 1343 doolar. Si aad ugu maaraysid noloshaada inta aad ku jirtid waxbrashada.
    3. Lacagta tigidhka aad ugu safraysid dalkaasi japan iyo sidoo kale tigidka aad ku soo noqonaysid marka ay kuu dhamaato waxbarshadu.
    Shuruudaha Minxadan:
    1. Inaanu ahayn qof haysta dhalashada dalka japan.
    2. Inuu ka soo jeedo dal kamid ah dalalka xiriirka dublumaasiyadeed la leh dalka japan mana jiraan dalal si gaar ah loo cayimay taasoo ka dhigaysa dalka somaliya iyo waliba dalal badanoo aduunka ahba ardaydooda kuwo awood u leh xeraysashada minxadan,
    3. Inusan ardaygu dhalan wixii ka horeeyay 2/4/1985.
    4. In awood u leeyahay ardaygu inuu u safro dalka japan hadii uu ku gulaysto minxadan.
    5. Ardayda xeraysata minxadan awood u yeelan maayaan inay xeraystaan mar kale minxooyinka ay bixiso dawlada dalka japan ee loo yaqaan mext.

    • @ayaaney
      @ayaaney 4 ปีที่แล้ว +2

      Jazakallah kheir walal

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhibaatada ugu weyn dhalinta somaliyed wxey uga imaaneysaa qodobka 4aad oo ay adagtahay in loo safro japan

    • @aminashire1548
      @aminashire1548 4 ปีที่แล้ว

      Visaha ma iyagaaa iga bixin
      Takale jamacada heerkeeda koowad male miyaaa mhdznd inbadn inaad iso jwbtan rajayn

    • @abdaleyare4701
      @abdaleyare4701 4 ปีที่แล้ว

      Apti xgee kala soo xiriiraa waxba isku kay qaban la e

    • @abdirahmanshekhabdikarim6240
      @abdirahmanshekhabdikarim6240 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wlle qali lkn sideen ku helaa minxadaan

  • @dufaylhassan7377
    @dufaylhassan7377 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mr Abdurahman congratulations

  • @kingcadde613
    @kingcadde613 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnx abdirahman samigeey
    Sida qurux da badan oo noodhiiri galindo waxan qalinjabin doonaa inshalaah 3 month kadip waxan rajaynaa jmcd inaa diraa u ayado 8nshah

  • @osmanabdiwali1548
    @osmanabdiwali1548 4 ปีที่แล้ว

    Abdirahman walal aad ayaad u mahadsanthy 🙏jazakllah

  • @DhalinMedia
    @DhalinMedia 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walaal Cabdiraxmaan Waabari Allaha Kaa Abaalmariyo

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllahu abdirahman omer wax aan ugu abaal gudno garanmayno wayo wuxuu marwalba nala socodsiiyaa sidii danyarta iyi ardyda somaliyeed ay u heli lahaayeen deeq waxbarasho oo dibadeed ilaahay maalinta aakhiro hkaa abal mariyo

    • @AbAkArC
      @AbAkArC 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin alaha ka abaal mariyo

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllky👑❤🙏

  • @abdirisakjama8187
    @abdirisakjama8187 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaberi wll waad mahadsantahy hore u soco

  • @shaficicabdi7061
    @shaficicabdi7061 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah wll sida xil kasnimada leh aad wll noolo soo socodsiiso scholerada arday soomali faa,idada u leh noo soo badi wll barnaamijyada noocan oo kala ah

  • @kaafirashid3640
    @kaafirashid3640 4 ปีที่แล้ว +5

    Thanks a lot hno,
    Lkn kuwa Europe ah hno isku day 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @kareemthakhavor2028
    @kareemthakhavor2028 4 ปีที่แล้ว +2

    niyahow wallahi waad iga farxisay thanks man

  • @fatimaibrahim3590
    @fatimaibrahim3590 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo alle khayr hakugu abaaliyo

  • @mouminsmaro6386
    @mouminsmaro6386 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep on and thank you

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alh mahadsanid wll

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid walale qaali sida wanagsan ee aad inoola wadagtay
    Muuqaalkan waan ku sugayay maanta #Waaberi#media💜💚🧡🤝👉👋🤝

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 4 ปีที่แล้ว

    Thank you walal.

  • @hassanofficial1857
    @hassanofficial1857 4 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan sxb

  • @mohamedibnucirife8841
    @mohamedibnucirife8841 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzhalah zxp go forward

  • @fathiaahmed7227
    @fathiaahmed7227 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa aad mahadsantahy wlllo

  • @sahraabdulaahiiidle8140
    @sahraabdulaahiiidle8140 4 ปีที่แล้ว

    abdirahmaan mahadsanid wlal horey

  • @fadumozahra6708
    @fadumozahra6708 3 ปีที่แล้ว

    Wll wxaad noosoo galisaa minxooyinka jaamacadeed 2021-2022 adigoo mahadsan

  • @mehmetally2683
    @mehmetally2683 4 ปีที่แล้ว +7

    Wll Wxn Ka Codsanaya MINXADA rasmiga Ah Eee Dalka CANADA inad Nooso Radisid
    THANK.U

  • @cumarmaxamed8256
    @cumarmaxamed8256 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc
    Mayaanay lahayn mixnadani shahaadada heerka koobadaad zxp Mahadsanid mar labaad iyo mar sadaxaad

  • @wllakramstudio6342
    @wllakramstudio6342 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxp aad ayaad u mahadsan thy inaad vidio kale nooga samysid waan jeclaan lahaa isla jaamacadan /
    Videos-ka schoolershipka ku saabsanna inooso badi thanks

  • @zakariemohamud8317
    @zakariemohamud8317 4 ปีที่แล้ว

    Wll aad ban ugu baahanahay waxbarashada dalka japan

  • @abdirahmanahmed1939
    @abdirahmanahmed1939 3 ปีที่แล้ว

    Nin dhalintiisa wax badan u faaidayay sxb mahadanid

  • @shaficicabdi7061
    @shaficicabdi7061 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll scholership chevining iyo daad scholership. Nasoo galo barnaamij nooga soo same thanks

  • @Florak199
    @Florak199 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @othmanhady9141
    @othmanhady9141 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @xaawokiin4662
    @xaawokiin4662 ปีที่แล้ว +1

    wll qaali hada miya lahelikaraa waxaan ahay ardayd dhammeesay 2021/2022

  • @rahmahirsi3466
    @rahmahirsi3466 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxaad no raadisaa mixnado waxbarasho 2020-- 2021 adigoo mahadsan wll qaali

  • @footballfans4196
    @footballfans4196 4 ปีที่แล้ว

    Kugu fana wLl iLlahay ciLmiga haku siyadiyo

  • @ZakariyeMaxamed1
    @ZakariyeMaxamed1 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء اللّه اللّه يحفظك

  • @amaalmohamod8495
    @amaalmohamod8495 4 ปีที่แล้ว

    wllo lkn miya aye bixin waxbarshada heelka koobada ee jaamacada

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal1 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @hamdiabdikarem8940
    @hamdiabdikarem8940 3 ปีที่แล้ว

    Tnx wllk

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 3 ปีที่แล้ว

    Imaamu shafici bsso ka timi zxp

  • @fatimaisse3246
    @fatimaisse3246 4 ปีที่แล้ว

    Walalo marka hore mhdsnd anigu shahadadayda Maha tan dowlada lkni wa tan hay,ada (Formal private education network In somalia) oo logaqan FPENS
    Marka adoo raali ah macqul mathy inan xaresto

  • @abdirizakyasin
    @abdirizakyasin 3 ปีที่แล้ว

    minxo dalka japan haku lug go'ina anaa baaritaan badan kusameeyay waana kurafaaday si loo helana aad io aad ey u adagthy waa wax impossible udhaw

  • @cusaymaoffcial1764
    @cusaymaoffcial1764 2 ปีที่แล้ว

    Shp hardvard university kaso hadal tariikhdeda please

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 ปีที่แล้ว

    Walal weli mala xaraystaa aan isku dayee?

  • @subasachannel1572
    @subasachannel1572 2 ปีที่แล้ว

    M. A sh Allah mzul

  • @xabiibibnumaxamedibraahin5448
    @xabiibibnumaxamedibraahin5448 4 ปีที่แล้ว

    waad mahad santahay dhiirigaliyaha nolasha dadaalkaa aad ugu jirto dhalinyarada soomaaliyeed Waaberi media
    intaa kadib su aaal ayaaan qabaa wll shahaadooyinkii miyaan layska doonaynin ama passaport

  • @CabdiwahaabGuurexasan
    @CabdiwahaabGuurexasan 29 วันที่ผ่านมา

    Wellcom

  • @actfootball7437
    @actfootball7437 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll qodobka 4 noo Yara faahfaahi maxad uga jeedaa inuu u safri karo

  • @aslanalinoor3522
    @aslanalinoor3522 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllo mobile malagu apply gareyn karaa

  • @samiramohamouda1988
    @samiramohamouda1988 3 ปีที่แล้ว

    Asc macalin marka hore wadku mahadsantahy waxn iska joga guriga ma awoodo jamacad xaga jeebka awgi from hargeisa waxn raba inad iraadiso dree 2020 2021 alle janada haku geyo

  • @ahmedgaid809
    @ahmedgaid809 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll Abdirahman Allah ka abaalmariyo
    Lkn aniga uu iga diiday buubuxinti hore mrkaas wxaana umaleeya waa confirmation ka.

  • @abdirahmanyasiinsamatarfar5498
    @abdirahmanyasiinsamatarfar5498 4 ปีที่แล้ว

    Wll c/rahman mhsnid lkse Wll nosoraadi collage free ah ama secondary free tnx

  • @shucaybkhadar2967
    @shucaybkhadar2967 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahasanid wll c-rahman omar lkin wll telefonkaga halkan isoo dhig suaalo kale ku waydiin lahaye

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 4 ปีที่แล้ว

    wll.waxd no so gudbisa... wll......
    qiimaha ku baxa jamacda turkey wali kuwa ugu jaban........ee semester tiipa qiimihiisa....walipa master....wlll

  • @yousephc1673
    @yousephc1673 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp see hada u codsadaaa adoo rali ah

  • @abdinasirburhan2529
    @abdinasirburhan2529 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxb minxadan half miyaa mise full waye

  • @yunisjamac1092
    @yunisjamac1092 4 ปีที่แล้ว

    aad d umahadsantahay macalin fadlan naga caawi adoo raaliya qaabka uGu fudud ee lagu heli karo .....mahadsdanid

  • @muniiramaxamad6675
    @muniiramaxamad6675 4 ปีที่แล้ว

    Waxan rabaa wax barashada online ka ah

  • @najaxjaamac4852
    @najaxjaamac4852 3 ปีที่แล้ว

    Walal hda miyey furantahey

  • @johndeo5046
    @johndeo5046 4 ปีที่แล้ว

    Waa maxay mext scholarship!

  • @samiramohamouda1988
    @samiramohamouda1988 3 ปีที่แล้ว

    Djl in logu dhiibo raqaha maxa kalifay

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 4 ปีที่แล้ว +1

    Canada ka soo samee haday jiraan suuragal thy

  • @Florak199
    @Florak199 4 ปีที่แล้ว +1

    Taagero ku ahay first

  • @ahmednur1405
    @ahmednur1405 4 ปีที่แล้ว +1

    Video interview aya ku jira stepsk?

  • @zubayrapdrahman6418
    @zubayrapdrahman6418 4 ปีที่แล้ว +1

    UztaD mahadzniD aLe Ha kaa Jazaai ZiiYo

  • @aleanaqueen8325
    @aleanaqueen8325 5 วันที่ผ่านมา

    Hada ma helayaa wll

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 4 ปีที่แล้ว

    Pasaport miyaa lagugu xidhayaana

  • @abdallahmuse2532
    @abdallahmuse2532 4 ปีที่แล้ว

    Bro canada kasoo hadal

  • @muwahibahmedmaaweell9560
    @muwahibahmedmaaweell9560 4 ปีที่แล้ว

    Wll way ishaqayan wayday

  • @hodanaelmi2429
    @hodanaelmi2429 3 ปีที่แล้ว

    Sanadkan may soo baxdey wll

  • @muradaden8942
    @muradaden8942 4 ปีที่แล้ว

    asc wll man heli karaa phone numberkaaga si aan warbixino bdn kaaga helo

  • @asadjamaabdinuurali7901
    @asadjamaabdinuurali7901 ปีที่แล้ว

    Zhp anigo dalka joga ma ka baran karaa

  • @Florak199
    @Florak199 4 ปีที่แล้ว

    Please Inoo soo diyaari

  • @nimcnofficial3625
    @nimcnofficial3625 4 ปีที่แล้ว

    Wll.sideed codsi udiri kartaana

  • @mohamedaliyousof8871
    @mohamedaliyousof8871 4 ปีที่แล้ว

    Wllo qli iisheeg

  • @anfacjama8587
    @anfacjama8587 2 ปีที่แล้ว

    Hada mahelaa

  • @haydaralfaruuk5733
    @haydaralfaruuk5733 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb
    Step6
    Marka lagu waydiiyo aimka iyo relationka uu ku leeyahay your future waajib miyaa buuxiska halkaas

    • @mubaarakoff6646
      @mubaarakoff6646 3 ปีที่แล้ว

      Formka liska diwaangalinaayo ma argo
      ma iga caawin kartaa

  • @TradeMind-Mastery
    @TradeMind-Mastery 4 ปีที่แล้ว +3

    Goormuu xidhmayaa waqtiga laxaraysanayo ilaa goormy soconaysaa diwaangalintu

  • @firdowsaabdallahassan9331
    @firdowsaabdallahassan9331 4 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @xigmochannel595
    @xigmochannel595 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a
    C.rahmaan runtii wxd thY zhp nin la jecel ardeyda somaliyeed waxbarasho bilaash ah, is la markaana tayo sare leh thnkz pro
    Sual::
    1. Wll ma ii heli kartaa waxbarasho turkey ?? Secodary level??
    Wxn rajeynayaa inaad isoo jawapto..
    Hore u soco pro..

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +1

      Wll aad bad u mahadsan tahay ugu horayn, Hadii aad tahay arday secondary ah awoodna aad u leesahay inaad hesho vise ama dal ku gal aad ku timaado turkiga waad heli karaysaa waxbarasho secondary oo bilaash ah maxaa yeelay halkan iskoolada sare ee secondaryga ee ay dawladu maamusho ardayga wax lacag ah lagama qaado, hadii kalena sanadka cusub bilowgiisa waxaad sugtaa minxada iskoolada sare ee turkiga waxaad heli kartaa iskool bilaash ah, Dal ku gal iyo tigidhka diyaarada oo ay dawladu kuu qabto iyo lacag bile ah oo aad noloshaada ku maraysid, İnsha,alaah markay soo baxdana wan idin la wadaagi doona.
      Mahadsanid..

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 4 ปีที่แล้ว

    ♥️😘

  • @mohamedaliyousof8871
    @mohamedaliyousof8871 4 ปีที่แล้ว

    Luuqada kubaxaysaa

  • @abdikhaliqjama8852
    @abdikhaliqjama8852 4 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @muniiramaxamad6675
    @muniiramaxamad6675 4 ปีที่แล้ว

    Sideen uheli karaa

  • @adamjilibey7073
    @adamjilibey7073 4 ปีที่แล้ว

    sxb waxan aad sheegeyso ma wax jira adoo mahadsan

  • @abdirahmansulub8659
    @abdirahmansulub8659 4 ปีที่แล้ว

    WLL imka oo bishu tahay FEB ma bilaamtay milxdan

  • @xabiibibnumaxamedibraahin5448
    @xabiibibnumaxamedibraahin5448 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa am

  • @abdiaziz860
    @abdiaziz860 4 ปีที่แล้ว +1

    asc macalin sln kadib waxaan codsanaa in aa video kaso sameyso scholarship dalka BRUNEI DARUSALAM wayo wuu ila adkaaday formka minxada marka codsigaa ayaan wataa macalin mahadsanid

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +1

      Wcz wll hada wuu xiran yahay marka uu dib u furmi doono ayaan muuqaal cusub idiinka soo samayn doona insha,alaah

    • @abdiaziz860
      @abdiaziz860 4 ปีที่แล้ว

      @@Waaberi-Media haa waan la socdaa lkn form 2021 waa la so saaray wana form yaashi hore runtii wax badan waan ka fahmay buuxintiisa waxyabana we igu adkaden waan sii tijaabinayay wan so dagsaday marka wan ka sugena waxan klo ka codsana mel aan kla so xariiro in aad isiiso waa hadii macqul thy insh alah facebook ama whatsapp iyo waxi lamida

    • @user-ix6qc4wr7d
      @user-ix6qc4wr7d 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Aziiz Yusuf Ali
      BRUNEI scholarship way Furantahay Hadda ka faaiideyso waxayna ku Egtahay 15 fep. Bisha labaad

  • @geesey1
    @geesey1 3 ปีที่แล้ว

    Sual Imisa Jamacad Oo Somalia Ku Yala Baa Leh Shahaado Caalami ah

  • @zakarieabdullahi1532
    @zakarieabdullahi1532 4 ปีที่แล้ว

    Medicine maledahay wllo

  • @frauahmed9854
    @frauahmed9854 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll jazakallah sual ayan qawa sanadkasta miya fursadan

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      Wcz haa wll sanad walba mar ayay furaan

  • @cabdishaaficabdishaaafi7043
    @cabdishaaficabdishaaafi7043 4 ปีที่แล้ว

    Marka ma adiga xaraynaya ii sheg processka

  • @qaayodheer
    @qaayodheer 4 ปีที่แล้ว

    Walal waxan ku waydinaya shurudaha qodobka 4aad
    Ee ah in uu awood uleyahay in u usafro japan maxay ka dhigan tahay ama maxa laga wadaa

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +1

      Inaysan jirin caqabad kaa hortaagam inaad u safartid chainaha sida inaad pasaport la,aan tahay ama ay jiraan xanuuno kuu diidaya inaad safartid

    • @qaayodheer
      @qaayodheer 4 ปีที่แล้ว

      @@Waaberi-Media thank u wll☺🌺

  • @taariikhtataariikhta6651
    @taariikhtataariikhta6651 4 ปีที่แล้ว

    Sxp mahad sanid

  • @amiirsaadaq8618
    @amiirsaadaq8618 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllo qali hadaad aragto fariinteyda Email kaaga halkan iigu reeb.
    Ama keyga igala soo xiriir Ciisediini460@gmail.com

  • @Florak199
    @Florak199 4 ปีที่แล้ว

    Secondary midka aad soo dhigtay web site ka hadii lagalo mashaqeynaayo ayuu ku leeyahay

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +2

      admissions.apu.ac.jp/apply_online

    • @Florak199
      @Florak199 4 ปีที่แล้ว

      Micnaheyga waxaan ka wadaa school scholarships ma lahelaa xiliyadaan secondary video gii hore aad ku shegeysay secondary website Lama gali karo

  • @Florak199
    @Florak199 4 ปีที่แล้ว

    Scholarships oo school eh

  • @cimrisugeofficial3424
    @cimrisugeofficial3424 4 ปีที่แล้ว

    Aad u mahad san thy

  • @triplea86
    @triplea86 4 ปีที่แล้ว +1

    Mclin adoo raaliya boobsiiska ka daa xooga baa mooda inaa boobsiinayso maclin
    Thnks mclin alle ha ku dhowro

  • @mohamaminibrahadbu8293
    @mohamaminibrahadbu8293 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp scholorship germany ah noo soo baar haduu jiro waxaan ka mid ahy asxpaata kugu xiran keap goin sxp

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 4 ปีที่แล้ว +3

    First like iisaar

  • @munaahmed7594
    @munaahmed7594 3 ปีที่แล้ว

    iminka mala qaadanayaaa