Sidee ayaad kaligaa wax isku bari kartaa ? 5 xeer ee wax is barida sare

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 288

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 ปีที่แล้ว +200

    1 Isweydii 3daan suaal
    🎉 maxaan baranayaa
    🎉 sideem u baranayaa
    🎉 sababta aan ubaranaayo
    ♤ manhaj cad u sameey
    ♤ joogteen sameey
    2 Fogoska saar ( xoogsaar ) waxa aad baranerysa
    ♤ taleefoonka iska xir
    ♤ meel dagan tag
    ♤ Warqad ku qor wixii muhiim ah oo kugu soo dhaco
    3 sabarka badi
    4 niyada ku qabso heerka aad dooneeyso inaad ka gaarto
    5 waxaa sameeysataa dad wanaagsan oo kugu caawiyo

  • @Galdhab011
    @Galdhab011 ปีที่แล้ว +5

    Focus micnihiisa waxaa waaye : Diirad.
    Focus ka saar wxaa laga wadaa : diirada saar😊

  • @abdirazakabdala6548
    @abdirazakabdala6548 7 หลายเดือนก่อน

    Dhibka ihaysta waxuu ahaa markaan casharka u fariisto baan wax aan ilaaway baan soo xasuusta lkin maanta adaa iga daweeyay jazaaka aalh

  • @aboubakaradan5785
    @aboubakaradan5785 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @AbdirisackIbrahimIska-ub2jl
    @AbdirisackIbrahimIska-ub2jl ปีที่แล้ว

    ᴍ.ᴀ

  • @CibaadoMedia114
    @CibaadoMedia114 ปีที่แล้ว +30

    Maalintii igu horeysay aan Channel-kaaga uu iga soo hor baxa, aana ka faa'iday wax badan. Go'aankii aan maanta gaaray waxan delete-gareyay AALADIHII iga hortaagnaa inaan wax ka faa'deysto Internet.
    Thanks Ustad ❤
    Thanks Ustad ❤
    Thanks Ustad ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid wll
      Guulbaan kuu rajaynayaa

    • @Nationalchannel1960
      @Nationalchannel1960 ปีที่แล้ว

      Xamaasad kuqaaday

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 7 หลายเดือนก่อน

      Waxaan filaa inaad meel gaadhey waqtigaan aan kula hadlaaýo

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k ปีที่แล้ว +10

    Ku Sali Nabigena The Best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED ( صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi ปีที่แล้ว +39

    self education is most important

  • @Qalbijaban
    @Qalbijaban ปีที่แล้ว +14

    Self education is most important ❤

  • @luluabshirluluabshir6312
    @luluabshirluluabshir6312 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxaa rabaa inaa barto qurcanka kariim iyo qoralka arabiga

  • @Yahyemohamed607
    @Yahyemohamed607 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid walaale, adigoo kale Waa loo baahnaa Kuwo Kuwaan lamid ah Iyo Kuwo kalaba Waan kaa sugeynaa insha'allah.

  • @MariaMusa-p3m
    @MariaMusa-p3m ปีที่แล้ว +8

    Maanta bilaawa barashada luqad cusub insha allah ♥ adigana waad mahadsanthy video gaga wax badan ayuu iga cawiyay

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +1

      Mudanid wll
      insha allah waad guulaysan

    • @nimcomaxamud1327
      @nimcomaxamud1327 ปีที่แล้ว

      Dadaal wacan insha Allah Ana waan bilabay

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc ปีที่แล้ว

      ​@@nimcomaxamud1327 side lagu barta luqada English ah wll ❤

  • @asmaibrahim4455
    @asmaibrahim4455 ปีที่แล้ว +5

    I like self education thank you ❤

  • @SuheybAbdifitah-m6q
    @SuheybAbdifitah-m6q 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo video yaashaada waan kuxiranahy wanba kuuduceeye maskaxdaada io aqoontada allaha kuusiyaadiyo

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 11 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxan bilaabay duruus diini ah salaada subax markaan kabaxo waxaan dhegaystaa cashar tafsiira iyo cashar xadiis ah tafsiirka casharkii 19aad baan marayaa xadiiska cazharka 14aad chanlkaagana maantaa iigu horaysa waxaan rajaynayaa inaanwax badam xaqiijiyo insha allah

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 27 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxbarashada aad ayaan ugu fiicna wax aqriskana aad ayaan u jeclaa lkn hada waxaan isku arkay inay igu adagtahay hadaan maanta buug kala furo caajis hurdo iyo hamaansi kama bixi karo waana iska yawvanahay

  • @abdikarimshariff9942
    @abdikarimshariff9942 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hardworking is what people are separately

  • @hothoapdi7028
    @hothoapdi7028 ปีที่แล้ว

    Noloshayda environment aya caqabad aan ka gudbi layay nqaday mana awoodo si aan uga tago

  • @Animx185
    @Animx185 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah adoo kale waa dadkey u baahanyihiin bulshadeena ilaahy wanagad noosoo gudbisay khyr ha kuugu badalo

  • @RaaqiyoAbdi-o9f
    @RaaqiyoAbdi-o9f 6 หลายเดือนก่อน

    aniga waxa kaliye oo wax barida iga hortagan waxa waaye Hurdo
    Hurdo aan la aqonin meal ay katimadey ma iimato maxan sameyaa war yaa ile mida asxabey

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير الجزاء

  • @iqramohamed3267
    @iqramohamed3267 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله waqti aan ub ahanahy ayan adaawaday vedio-gan❤

  • @zihaammohamed8207
    @zihaammohamed8207 ปีที่แล้ว +4

    It's just a matter of time❤

  • @HAANA7
    @HAANA7 ปีที่แล้ว +2

    Waqti aan ubahna ban helay video gan mahadsanid wll❤

  • @IdilIsmcilcali
    @IdilIsmcilcali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Self education is very important

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 9 หลายเดือนก่อน

    App la barto kee ugu ficn wll

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว +3

    Aad baaad umhadsanthay ustaad❤

  • @sakariyekaarme8284
    @sakariyekaarme8284 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad allaa yaciska

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad somalia luqada englishka ma lagu barankaraa❤

  • @sahromohamudomar3762
    @sahromohamudomar3762 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mahadaan8d bro

  • @Ahmedyr
    @Ahmedyr ปีที่แล้ว +2

    I'm shocking where I start my self education your so help me thank you very much ❤

  • @XasanAadan-cy7ks
    @XasanAadan-cy7ks 15 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid Ustd❤❤❤

  • @abdirahmanjamac1911
    @abdirahmanjamac1911 10 วันที่ผ่านมา

    Mahdsanid ustaad

  • @izmailabdi4248
    @izmailabdi4248 ปีที่แล้ว

    ugumuu telagelin macalinku dumarka cashirkan lol🤣 i'm joking

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz หลายเดือนก่อน

    Thank you so much

  • @shamsomohamedomar
    @shamsomohamedomar ปีที่แล้ว +1

    Wll mahadsanid mar walpo wan ka cajisa ano Fursado bdn heli kara I.a dip ban ubilabaya iso duceya

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 9 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @zainabmohamudjama-bu3nm
    @zainabmohamudjama-bu3nm ปีที่แล้ว

    Waxaan rabaa meel online ah quraanka laba barto qofki garanaya iso sheeg

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      +923185976179
      Qoladaas la xidhiidh wll qayb online ah quraan ah ayay leeyiine

  • @TilmaamahaNolosha
    @TilmaamahaNolosha ปีที่แล้ว +1

    Meelahaan cml markaa arko waxan is dhahaa maxaadan marhore ubaran masha allah hore usoco wll

  • @ShuceebCataay-sz8nb
    @ShuceebCataay-sz8nb ปีที่แล้ว

    Nio wax Ina isbaro wan rabee

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว +1

    قيل"من جد وجد ومن زرع حصد"🎉🎉😊

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour3199 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allah wll hory usoco waa muqalkii igu horeeyy ee an ka Dawado page kan aadna waan uga hely waana kusoo biray waxan rajaynaya inan wax badan ka faiido shukrn ustaad🙏❤

  • @Futuresompres
    @Futuresompres ปีที่แล้ว

    Mudo labo bil ah maalin walba waxba is bara hada waaba la qabsaday waa sii badiya maalinti ugu yaraan 2 saac wax isbara asbuucii 15 saacadood ugu yaraan

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Masha allah
      Meel fiicanbaad gaadhi hadaad sidaa ku wado

  • @naasiraxmed-vz6hy
    @naasiraxmed-vz6hy ปีที่แล้ว

    Walla wandhawayi

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 7 หลายเดือนก่อน

    Overwhelming

  • @shiikedhallahow7046
    @shiikedhallahow7046 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @Man_solo
    @Man_solo ปีที่แล้ว +1

    Manshalah. Thanks bro, lkn please codka yar ee dhawaqa badan leh waxoogaa inaad ka dayso ayaa macaanan lahayd. Mxaa yelay marwalba wuu iga nixinayay. Like Alarm 🚨 inuu guriga gubtay camal. Xumaan Kama wado saxib ❤❤❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +1

      🤙

    • @ifrahalisahar7254
      @ifrahalisahar7254 ปีที่แล้ว

      Somali Qofka wax ushege ama wallkoda oo wax ula imade meshy ku tage ri lahayen ayay wax ka shegen wall hore usoco Anaga ayah ku fahmena qof jahil ah ayaa codka wax laga faido ka naxayo mahad sn

    • @Man_solo
      @Man_solo ปีที่แล้ว

      @@ifrahalisahar7254 eeg abyo, wax ka sheega xun iyo waanada farqiga u dhexeeyo kala baro.
      Nin rag ahina runi Kama nixiso. Illama ahan Mubarak inay dhaliishaasi yar wax u dhintay.

  • @Isaac-m7b8b
    @Isaac-m7b8b 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 ปีที่แล้ว +1

    Asc Thanks wll waa loobaahnaa videogan kolay aniga waygu adagtahy inaan wax isbaro

  • @maxamudyuusuf1420
    @maxamudyuusuf1420 ปีที่แล้ว +1

    teacher mahadsanid wax badan ayaan kaa faa,iday sigara 24 qodob oo aan mel ku qortay markale mahadsanid wllkay

  • @cfataaxxaamud3623
    @cfataaxxaamud3623 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah good lesson

  • @suhaybaxmed6026
    @suhaybaxmed6026 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allha tabaraka raxman alle haku xifdiyo macalin mubaarak hugur

  • @hamdaahmed1591
    @hamdaahmed1591 11 หลายเดือนก่อน

    M.allah waa fiicantahy Lakin halkaa aayad khaladka ka saar وفاكهة مما يتخيرون

  • @ibrahimbashir5166
    @ibrahimbashir5166 ปีที่แล้ว

    Meellaha oogu fiican ee wax laga parrto noo sheeg website miyaa Mise TH-cam

  • @YasinaminaIsmail
    @YasinaminaIsmail 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @전겔리
    @전겔리 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas oo kale ayaa rabaa inaa noqdo inaa narto English, Korea 🇰🇷, chaines iyo sawir gacmeedka

  • @QudhacDhaameel-bl8mi
    @QudhacDhaameel-bl8mi 2 หลายเดือนก่อน

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 ปีที่แล้ว

    Waa xaan jeclay Inan bartoالنحوه waa xaan ubaranayn sidan ufahmo diinta

  • @TooshTv
    @TooshTv ปีที่แล้ว

    mahad sanid walaalkey
    Mubarak Hugur adbaan ugu faa ideeysanay

  • @saciidmacalinmaxamamuud1546
    @saciidmacalinmaxamamuud1546 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid waxbadan ayaan kaa faiiday جزاك الله خير

  • @Mayo2399
    @Mayo2399 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah thanks

  • @adangouled5039
    @adangouled5039 ปีที่แล้ว

    Jaza k ALLAH KHAIR akhi al aziz waan ku cusub ahay bogaan waan u bogay see.

  • @Sacdiyah
    @Sacdiyah ปีที่แล้ว +1

    Thanks wax isbaraista waan jeclahay balse waa igu adag tahay inaan joogteeyo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Dhabar adayg samee hana niyad jabin
      don't give up💪

    • @FarixaMaxamed-s1n
      @FarixaMaxamed-s1n 4 หลายเดือนก่อน

      Anaa kulamida wlly

  • @mohamedmohamoud7775
    @mohamedmohamoud7775 2 หลายเดือนก่อน

    Self study is the mother of All Knowledge

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsan tahay waa markii ugu horraysay ee aan channel kaaga arko muxtawe fiican baad nala wadaagtay horay u soco mahadsanid
    anigu labo luqadood baan is baray english iyo carabi

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll .
      Hadaad laba luuqadood is bartay waxkaste waad is bari kartaa ee joogtaynta ku dadaal insha llah

    • @zuppermk68
      @zuppermk68 ปีที่แล้ว +1

      Pro Ana ma iga caawin kartaa carabiga😢🙏

    • @axmedculujoog3421
      @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว

      @@zuppermk68
      Si fiixan weliba labada carabigaan ku fiicanahay English-kuna wuu ii socdaa weli

    • @samdasagal9955
      @samdasagal9955 ปีที่แล้ว

      Wllo anu hdan wada labadba bal iga cawi carbiga

  • @noloshatv2023
    @noloshatv2023 ปีที่แล้ว

    Adbaa umahadsantahay mntaa bilabaa luqada faransiiska

  • @arimahacaafimaadka3702
    @arimahacaafimaadka3702 ปีที่แล้ว

    Alla Waa markii ugu hore yahay aan arko chanalkaaga bari ayaad wax idhigi jirtay

  • @shakoboy
    @shakoboy ปีที่แล้ว

    kali waxa nagu caawiysaa meel ugu fiican wax is barid ugu.muhimsan hadaa taqaano

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 ปีที่แล้ว

    waa video muhiim ah lkn ka daa gabmabeelka waa dhago xanuun cidna nafis ku dareemi mayso.

  • @samdasagal9955
    @samdasagal9955 ปีที่แล้ว

    Anigo aad urabaa inan wax is baro ayuu iga so horbaxay video gani

  • @jamaalcabdulahi8158
    @jamaalcabdulahi8158 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad wax badan Ayan Ka fahmay

  • @dacar1730
    @dacar1730 ปีที่แล้ว

    waad ku mahadsantahay inaad no sso bandhigto muqaalkan mufiidka ah

  • @MadiahMohammedIsmail-mr7lm
    @MadiahMohammedIsmail-mr7lm ปีที่แล้ว

    Wll waxan Ra ba inaa kabartu mobaylka maxaa sameyaa marka

  • @LUGEYE1234
    @LUGEYE1234 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll mubarak allah haku janeeyo

  • @hamdisalah4427
    @hamdisalah4427 ปีที่แล้ว

    New subscribers

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mahadsanid walaal hada ayaa ku soo biiray channel kada waxaa rajenayaa inaan wax ka faaiido

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk ปีที่แล้ว

    What's up kaaga nosoo qor brother

  • @AyaanKayseismaaciil
    @AyaanKayseismaaciil 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo alle haku barakeeyo

  • @goljanno82
    @goljanno82 ปีที่แล้ว

    Codkan dhow da leh yara yaree sxb. Good luck

  • @cabdixakimmaxamuudmaxamuud7699
    @cabdixakimmaxamuudmaxamuud7699 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wllo 5 qudob Oo muhiima

  • @XaawoAxmed-bc9gi
    @XaawoAxmed-bc9gi 9 หลายเดือนก่อน

    Self education is most important

  • @diishlone111
    @diishlone111 ปีที่แล้ว

    soo jeedinkaiyo qaabka aad vidoe u diyarisey aad ban ula cajabey hormar wacan

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad 🎉

  • @zamiiramohaindho7913
    @zamiiramohaindho7913 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي الكريم

  • @nimcosaleebaan-tm8bh
    @nimcosaleebaan-tm8bh ปีที่แล้ว

    Macalin waxan jeclay english❤❤

  • @UmuXamdi-ks3zh
    @UmuXamdi-ks3zh ปีที่แล้ว

    Intee ugu fiican aan kabarta luqada

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว

    Waxaan bilaabay afka turkish dhowr goor baan ka dhacay. Soshal meediga ayaa iigu wacan.

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Iska yaree oo wakhti gaara u samee barashada luuqada cusub

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว

    Mashalaah 🎉🎉🎉🎉🎉isooo booqo wankusoo bioqday❤❤❤

  • @QudhacDhaameel-bl8mi
    @QudhacDhaameel-bl8mi 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu khayr

  • @axmedcaanoboidhe23208g
    @axmedcaanoboidhe23208g ปีที่แล้ว +2

    Self-taught ❤

  • @abshir24491
    @abshir24491 5 หลายเดือนก่อน

    Rabbi hakaa abaal mariyo wll❤

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @cabdiraxmaanibrahin2710
    @cabdiraxmaanibrahin2710 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my teacher

  • @Ibnahsheikh
    @Ibnahsheikh ปีที่แล้ว

    Waa marki u horeysay muuqal aad leedahy uu igasoo hor baxay ma malayn kartid sidaan uga faaiday Allaha kaa abaal mariyo ustaadkygi qur'aanka bulshadu adoo kale aad bay ugu baahantahy waxan rajyn inaadan naga caajizin🎉.

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว

    Whats appka ayaa igu daran

  • @XafsaMaxamed-zb4bn
    @XafsaMaxamed-zb4bn 8 หลายเดือนก่อน

    Thank yuo a lot brother❤

  • @nasradahir8485
    @nasradahir8485 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aniga in aan luuqada wadank aan joogo bartaa rabaa
    Lkn markan buuk sooqaato hrdaa iqabanaysa dhibaatadas qabaa

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Wakhyar oo kaaban mu bilow marka hore , haysku badanin.
      Sida 5m ama 10m kadib kordhi marka aad la qabsato

  • @Safuuna_mire
    @Safuuna_mire ปีที่แล้ว

    Wlhy run mala isku shega dhiri galinta aadba ujeclahy hadana ma hayo wax idhirigaliya😢naftayda anile dhigi galiya lkin janalkaga dhiri galin badan ka faiday thanks you 🙏❤️☺️

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +1

      Qof ka maarmayaa ma jiro dhiiri galinta

  • @dijc
    @dijc ปีที่แล้ว

    thanks bro, really I shared your video my friends thanks a lot.

  • @sahraalihassan6177
    @sahraalihassan6177 ปีที่แล้ว

    Wallo adigo raaliya muuqalada ka daay beelka ka dhexyeeraya taleefanka dhego ayaan ku dhegeysaneyna . Dhegahana uma fiicna pls ka daay Mahadsanid