Schoolka | Kadib 16 Sano Maxaad faaiiday ?| iskuulka waqti lumis miyaa ?| Tusaale Nool

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Tacliinta nidaamiga ah iyo mida kale
    Kadib 16 sano ama 12 sano maxaa kugu soo kordhay shakhsi ahaan , maxaad ka faaiiday iskuulka ama jaamacadda .
    Sida caadiga ah ardaygu 12 sano ayuu ku jiraa wax barashada asaasiga ah lagu daray 4 sano oo jaamacad ah 16 sano ,
    kadib 16kaas sano markuu shahaadada soo qaato ayaa waxaa u bilaababaayo safarka raadinta shaqo , waxaa imaanayso suaal weyn oo ah qofku ma waxuu wax u bartay in uu shaqo helo mise wax barasho kaliye , hadaan si caqli gal ah u dhigno 16 sano wixii uu baranaayay maxay u tareen.
    Intiina badan waxaa macquul ah in aad haysataan shahaado jaamacadeed ama aad dhamayseen shoollo sare hadaba kadib 16kaas sano ama 12kaas
    waxa aad soo baratay maku shaqaysan kartaa ama ma taqaanaa waxa aad soo baratay mise kaliye waxaad haysataa warqadaas
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 813

  • @ogaansho
    @ogaansho  3 ปีที่แล้ว +185

    Sharaxaad Kooban oo ku saabsan takhasus Chemical Engineering ee kuliyadda Engineeringka
    Daawasho wacan!
    th-cam.com/video/8RPfBZUHBMQ/w-d-xo.html

    • @muxsindahir6874
      @muxsindahir6874 3 ปีที่แล้ว +3

      يا حبيبي أخبرني من فضلك .......... ciwaankiisa ii sheeg ninkii cimrigiisa safar ku kudameestay

    • @nootaayoxeydar3094
      @nootaayoxeydar3094 3 ปีที่แล้ว +1

      SXB CUMAR INSHAAR. KASOO HADAL OO MUUQAAL KASOO DIYAARI DHEECAANKA RAGGA EE TESTOSTERONEE

    • @puntlantiktokchallenge5996
      @puntlantiktokchallenge5996 3 ปีที่แล้ว +1

      I am currently working on the application for the position of assistant assistant at the University of Manchester with the University in the South West and East anglia by my employer based on my current contract contract and my current contract will be for the in September for my current role at St Mary's University as my first graduate diploma in the first week at the University level

    • @xiinfiniin6765
      @xiinfiniin6765 3 ปีที่แล้ว +5

      Wiil 19 jir ah ayan ahy 12 sano ayan dugsi dhexe iyo saraba dhiganayay ilaa hadana an dhigto university of hargaisa.
      Wllhi mararka qaar ayan is waydiiya 12ki sano maxad faaiday runti wan is yara canaanta waxbana maan faaidin 12ki sano waxaan daal iyo socod ahayn
      Anigu run ahaanti waxan ahay wiil Artska/farshaxanka aqaana mana haysto ciid igacan qabata ama i garab istaagta, hadi an helayo cid igu taageerta qalabla wax lagu sawiro nolasha horumar ayaan ka gaadhi lahaa.

    • @antizandiya6173
      @antizandiya6173 3 ปีที่แล้ว

      Wll intee kaala soo xariiraa?

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 3 ปีที่แล้ว +307

    Nio muqaladada mar walba wxd mooda inad aniga toos ila hadlayso, canaantada iyo dhiiri galintada waxwalpa toos ayay ii abaaran🤔🤔

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +98

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
    BOYCOTT FRENCH PRODUCTS

  • @WaayaAragAcademy
    @WaayaAragAcademy 3 ปีที่แล้ว +59

    Badi dadku waxey wax u bartaan inay shaqo helaan
    Balse muhiimadu ma ahan arinkaas balse xaqiiqadu waxay tahay inaad noqoti hal abuure dhaxal bdn ka ga taga dadlkiisa iyo dadkiisa.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

    • @yoyo-fq6on
      @yoyo-fq6on 3 ปีที่แล้ว +2

      WAAYO ARAG MEDIA taas ayan been ahayn

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 3 ปีที่แล้ว +124

    12sano ayaan waxbarasho aadaayey alx aqoon badan waan faaiday lkn muddo 4bilood oo aan wax isbaraayey ayaa igala qiima badan muddadaas

    • @atonio9430
      @atonio9430 3 ปีที่แล้ว +2

      Wow👁
      4 bil for what bro?🇸🇴🤔

    • @fadmaabasheik2226
      @fadmaabasheik2226 3 ปีที่แล้ว +2

      Maad ino faaideysid pro why waxaas aad 4 bilood baraneysay

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlaahi waa runtaa waxa aan xoogga saarey baa iga roon waxa iskuulka

    • @Salmaanyare-v7z
      @Salmaanyare-v7z 3 ปีที่แล้ว +2

      4 bil oo kaliya maxaad isbartay nafsadaada sxp noo faaiideey 😁😁😁😁😁😁

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 3 ปีที่แล้ว +2

      Yaa ogaada waxaas waa forex😂😂😂

  • @farxiyaabdiaziz2196
    @farxiyaabdiaziz2196 3 ปีที่แล้ว +26

    Cumar aad ayan kaaga mahad celinaya juhdiga aad ku bixinaysid sidi ay bulshaadaadu hormar usameeyn lahayd
    Shukran alfa marrrah🥰🥰👍

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @saidohassan4991
    @saidohassan4991 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc eedo , waxaan ahay hooyo Soomaliyeed aad baan u jeclahay barnaamijka Ogaansho. Eedo Ilaahay ha ku xafido, wiilasha Soomaliyeedna idiga oo kale ha ka dhigo. Mashaa Allah baan ku leeyahay.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @abdifatahmahamudhassan2610
    @abdifatahmahamudhassan2610 3 ปีที่แล้ว +32

    Wllhi cwa ayaad nala wadaagtay arin na taabanysa gaar ahaan dadka shaadad hysata thnkz

  • @mohammedsimba9933
    @mohammedsimba9933 3 ปีที่แล้ว +12

    Fadlan walaal waan jeceshahay moowduucyada ku saabsan wax barashada maadaamo aan da' yar nahay dhiirigaline aan ubaahanahay waadne ku mahadsantahay (jazaakallaahu kheyran )

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa bach qaado bajaajle noqo!
    Waa master qaado magac u yaal noqo!
    Wa p.h.d qaado sida prof Engriis wareeg!
    Somali Educational system wasaarada hidaha iyo Tacliinta sare somalia.
    .................... cawaad fikirkayga dabka soo saartay horey u soco maskax dhise cumar inshaar✌👏👏😍

    • @m-12flix73
      @m-12flix73 3 ปีที่แล้ว

      PRO INGRIIS ISAGOO KU HDLAYA LUQADA ENGLISHKA MA DAAWATY QOSOL WLHI

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 3 ปีที่แล้ว

      @@m-12flix73 yawaaye kaas

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 3 ปีที่แล้ว +1

      @@m-12flix73 luqada isaga uma uusan dhalan isaga waaba nin hada jamacad ku jire bal daawo professors Nigerian ah ama hindi ah muhiim maahan ina keento British/american accents muhiimadu wa luqada ma fagamaysa maku communication sameyn karta lkn somali badan waxa ka dhaadhacsan hadaadan sida obama ama tony Blair ugu hadlin English waxba taqaanid

  • @Fanaata
    @Fanaata 3 ปีที่แล้ว +80

    5:49 dhaliyaradan tignoolajiga ka shaqeeso qaabka ey u barten iyo shirkadaba muqaal inooga so samey arday badan oo technology ga barta ayuu anfici doonaa wan ka jawaab sugena ani iyo kuwa ila midka ahba mahadsanid ustaad

    • @abutv5627
      @abutv5627 3 ปีที่แล้ว +3

      Waan kula qabaa Wll Omer Noosoo sameey muuqaal best websites online schools wax laga barankaro

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 3 ปีที่แล้ว +4

      Adigo meel dheer aadin horta wax kasto niyada ka jeceshahay TH-cam ka baar si bilow ah waad siifahmeysa kadib academy ama college ku biir adigoo wax ku bilawayihin

    • @Fanaata
      @Fanaata 3 ปีที่แล้ว +1

      @@husseinabukar7723 walalka waxan ahay jaamici sanadkane qalin jabin rawa ma ihi qof ku adag sida wax lo baaro bes waxan ogahay jiilka danbe inu anfici doono🙏

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Fanaata kkkkkkkkkkkk arinta omar uu ka hadlayay waatan waxan ahay jamici meel iska dhig ee noqo qof loo baahanyahay tusale waxa jiro kumanan qof oo jamiciyal ah lkn waqti kasta la dhihi karo cagta fur mid hal abuur leh mooye lkn hada tahay xirfadle cid uma baahnid adaa lagu bahanyahay anigan kula hadlaya waxan sanadki 2012 ka qalin jabiyay jamacad hadana South africa cusbo ku gadaa marka waa inaan ka toosna hurdadad

    • @Fanaata
      @Fanaata 3 ปีที่แล้ว +2

      @@husseinabukar7723 adoon ogeen waxan ahay iyo waxan qabto ma ahan ina sida u hadasho bro waqtigaga wan kaga mahad celinaya tnx

  • @khalifafx4709
    @khalifafx4709 3 ปีที่แล้ว +15

    Niyow marwalba inaad ilahadlayso ayaa lamooda anigaa walaahi🔥

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 3 ปีที่แล้ว +43

    Kadib 3 Sadex sano oon Ku xirnaa Channalkan Maan ta ayaan helay Mawduuc Iga hadlaya Waqti Aan Ubaahnaa
    Wali mafurin videoga waqtigaan Aan Commentiga qorayo Thanks Wall Omar

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +21

    Alxamdulilah ,ani ahantayda 2daba waan iskuwadaa ,waliba mida aaan isbaray Ayan kajeclahay mida nidamiga ah ,mahadsanid ustad sida quruxda badan ood igusidhiragalisay🙏

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 3 ปีที่แล้ว +2

      Zeynabey walahi waa runtaa mida aan isbarey baa kawangsan

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +1

      Emra Jama Rabbi hanobarkeyo wll

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว

      Asmaa Bit Mo waan kusaray wll

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 3 ปีที่แล้ว +47

    sᴄʜᴏʟ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴀɴ ʙɪʟᴀʙᴀʏᴀʏ ᴍᴀɴᴀ ᴀǫᴏᴏɴ ᴍᴀɢᴀᴄᴀʏɢᴀ
    ʜᴀᴛᴀɴᴀ ᴡᴀx ᴋᴀsᴛᴀ ᴡᴀ ᴡᴀᴊɪʜɪᴋᴀʀᴀ
    Aʟxᴀᴍᴅᴜ ʟɪʟᴀʜ❣️

    • @Todob_3
      @Todob_3 3 ปีที่แล้ว +5

      Qoraalka & akhriskuba Hal sano ayaa ku filan

    • @yaya_______boss
      @yaya_______boss 3 ปีที่แล้ว

      @@Todob_3 Rɪɢʜ 100%

    • @never_lost560
      @never_lost560 3 ปีที่แล้ว

      5bilod kliya aya kubaran karta akhris iyo qoralba habar bardhigin 13sno

    • @yoyo-fq6on
      @yoyo-fq6on 3 ปีที่แล้ว

      gurigaga ayad ku baran kartay mudo kooban.

    • @asli218
      @asli218 ปีที่แล้ว

      ​@@yoyo-fq6on haaa ani anoo school dhiganaayo ayay walshey I bartey sida loo qoro loona aqriyo

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxbarashadeydii nidaamiga aheyd waxaan keliya ka faa'iidey khaaradaha iyo Dunida taariikhdeda ,lkn 2 sano oo wax isbarid toos ah weliba hal wax toos aan isku baraayay waxaan faa'iidey waxyaabo aan inta kusoo koobi karin. Waxbarashadu waa marka aad adigu masuuliyad isasaarto ee maaha tiii usha iyo xooga nagula diri jirey.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +48

    Wcs. Weey itaabatay runtii 12sano school + 4sano jaamacad = 16 sano wax barasho
    01/Sep/2020 Tuesday aa jaamacad dhameeyay Alxdullaah

    • @abdikarimqaboowe7396
      @abdikarimqaboowe7396 3 ปีที่แล้ว

      Sax hadalkiisa adigoo kugu socdaa

    • @akramaxmad1356
      @akramaxmad1356 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah hambalyo maadama mar dhaw dhameen rabto lkn mar wlpo ogoow wax barashada inaysan dhamaan adiga maalinta aad qalin jabiso ha is dhihen wxaan dhameeyay wax barashade dhan maya aduunkan wax wlpo waad baran karta mrka aad dhameeso jaamacadan wax yaalo kalana isku day inaa wll waa iga talo ma ahan wax kle qalad ha ii fahmin hamblayo hamblyo zxp

    • @awaysxaajiaxmad9288
      @awaysxaajiaxmad9288 3 ปีที่แล้ว

      18sano waa nidaamka

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikarimqaboowe7396 aniga kaligeey iima soo duubin muuqaalka. Intii iga quseeso baan ka hadlay. Ee adiga wax sheeg bal hadaad video ga dwty?

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว

      @@awaysxaajiaxmad9288 Somalia waa 16sano markii lagu daro faculty yada 4sano eh.
      Qolada medicine ka eh beey 18sano uthy

  • @sabiqazakaria3160
    @sabiqazakaria3160 3 ปีที่แล้ว +3

    Muhiimadaa ugu weyn waa skill aad kaga duwaan taaahy dadka kale omar inshar jazakalaahaa

  • @hamsehik6327
    @hamsehik6327 ปีที่แล้ว +4

    Wll Sifcn Ayaad Wlalahaaga Muslimiinta ah Wax Ugu Sheegta uguna Soo Gud bisaa Alle Hakaa Abaal mariyo Hana ka yeelo mid Labada Daarba Gulaaysta Alluma aqba__Aamiin😊

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles2407 3 ปีที่แล้ว +17

    I.a waxaan bilaawi dona xifdinta quranka io labo luuqadod o ah urdu io Turkish I.a wanku jiray shaqadan wana sii wadi donaa

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxba kama faa'idin anigu iskuulkii aan aadayey 12sano ee dugsiga ahaa isagu waaba khasaaro 4sano ee jamacadana ku dar aniga way igu dhacday lkn caruurtayda inshalah uma ogalaan doono inay khasaaran 16sano oo kale.
    Mida kale dhibta waxa keenaya dadka raba in loo shaqeeyo ama shirkadaha ayaa shahaado ku xidhaya qofkii ma eegayaan inuu yaqaano waxan iyo in kale ee shahaada ayey ku xidhanyaan xata hadu suuqa kasoo samaystay

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว

      Maskaxda ayaa kori ilmaha haduu wax isbaro waayo meel laguma soo xirin maskaxdiisa.

  • @ruweydaadem7931
    @ruweydaadem7931 3 ปีที่แล้ว +22

    Omer Wllo Allaha ku xifdiyo ilaahay darti ban kuu Jeclahay ❤❤Codkaagana aad ban Ujeclahay Allaha kuu barakeeyo🥰😁 Muqaaladada aad bay ii Cajabiyeen Wlhi aroorta Hore ayan ku bilaaba Dawashadooda
    Waxna way iga bedeleen Allaha kuu siyaadio caqliga iyo Cilmigaba

  • @hammada4655
    @hammada4655 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run waxa qofka meel ka soo saari kara waa wax uu ku takhasusay si fiican na u bartay ,waxbarashada nidaamiga ah na si guud baa badanaa wax laguu bari ,eedana iskuuladu ma laha macalimiintaaba ku dhahaya waxaan ku barayno waa 30% ,70% ka kale adaa lagaa rabaa inaa raadsato.
    Jazakallah Cumar.

  • @ahmedshuqeyri4034
    @ahmedshuqeyri4034 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga mrkn yaraa wxn kirishbey ka ahaa caasi aabahy lahaa farna ma aanan aqonin somaliga wxn kubarty raashinka iyo alaabta saan X weyn &m yar saan ugu qorayey ugu dambeyn wxn is arkey anoo somaliga aqaan

  • @MoneyHut
    @MoneyHut 3 ปีที่แล้ว +10

    Shukran 🙏 waxa ka hadashi xaalada hada kusuganahay runtii because sanadkii igu dambeyay wax barashada aa ku jiraa sometimes suaalo waxa isweediyaa maxaa skills leedahay oo bari ku shaqeesan kartaa ?
    Waa isla yaabaa runtii waxaa dareema inaa wax xirfad laheen.
    Waxbarashada marka qaar waxaa u fahmaa waqti dhumis.
    Ugu dambeen waxaa bilaabay ina online wax ka barto oo ani isbaro.

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 3 ปีที่แล้ว +1

      waxa iga talo ah inad barto kuwa xirfdda leh sida video editing photoshop programing wx wlbo xrfd leh kudadal

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 ปีที่แล้ว +5

    12sanno ee dugsiga sare iyo 4sanno ee jamacadda waa waqti lumis caaddi ah walhi bilaahi.
    8bilood aan baraney xirfadda Golding(Galinta saliig fooqyada) iyo nijaarnimada aluminum oo ahaa intaas ahaa ka nolol macaantey.
    Qof walba oo dugsiga ku jira ama ardayda jamaacadda dhigta in aan waciyiga galin buuxda u sameeno. Oo runta qaabil baan ku tala jira🤨

    • @xaajichanal665
      @xaajichanal665 3 ปีที่แล้ว

      Zhp Alluminium Miyaa sameesaa
      Daqadaha iyo Albaabada

    • @Cabdi_Indho
      @Cabdi_Indho 3 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @xaajichanal665
      @xaajichanal665 3 ปีที่แล้ว

      Walhi Waxba qabsaty

  • @drsnajmacismaan1085
    @drsnajmacismaan1085 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh walalday hami fog ayan leeyahay
    Ilahay hq irumeyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa xaqiiq nidaamkan waxbarashada ee nidaamiga ah inusan Tayo laheyn

  • @c.hakeammohamed2987
    @c.hakeammohamed2987 3 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allh clip i cajapiyay zhukran 0mar👍🌏

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab7881 3 ปีที่แล้ว +9

    mashaallah wxad nofaidesy arin naga qarsoneed. illahy hakuxafido adiga iyo channel kaaga

  • @Leylaa583
    @Leylaa583 ปีที่แล้ว +1

    Caqliga zaliimka ah waa inu shaqeyaa guleyso mudane cumar inshaar alle hakubarakeeyo majiro muqal aledahy oo dawado misane faaido la aan ah

  • @burhaanmahamud3536
    @burhaanmahamud3536 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudo dheer ayaan wax baranaayay ilaa aan dugsi sare gaaray lkn waxaan ogaaday inaan waxba aqoon
    Kadibi ayaan wadadii badelay hada aqoon ayaa ii socota masha allah

  • @Laughsonthepitch1
    @Laughsonthepitch1 3 ปีที่แล้ว +5

    Tnx wlhi waa i dhiiri gelisaa 10ka daqiiqo oo muuqaalkaaga daawado mrwalba waa qiirooda oo isbadel samee isdhahaa lknse mxey kgu taal TH-camka marka iska xiro qofteydii ahey😂😂😂

    • @nimoali1888
      @nimoali1888 3 ปีที่แล้ว

      Walal isbar inaad wax aqriso kadib tartib tartib ayad isbadali dontaa . Marka horena kibilow waxyalo ad ciiseyso sida sheekoyinka qisaaska

  • @ruunahmed277
    @ruunahmed277 3 ปีที่แล้ว +3

    18 years an wx baranaayay wliba wxn degree kaqatay medicine Hadan 3 sano wxba kuma qaban alhamdulilah wxan samesaty fursad kle oo dhaqale kasameyo wxan sanad baranaayay xirfad kle alhamdulilah 🙏

  • @abdillahiciise83
    @abdillahiciise83 3 ปีที่แล้ว +4

    Asalamu calaykum walaalkay cumar iinshar walaal waad mahad santay waad noo fa iidaysaa markasta illaahay haku sharfo walaal

  • @Olivia55666
    @Olivia55666 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wa run 😭😭mar mar wxa is wydiyaa kulyadaha wqti xadidan ya u sameeyy tusalle cudurada guud yaa yiri 7 sano hala barto ddku isku md m aha dd ba dadaal badn dd klena wy dadaal yaryhiin macquul ma aha miya ina ku dhameeyo 3 sno hda dadaalo sda nnka 7 saac wax brnyy 24tiisa saac iyo si ka fcn 😭😭😭

  • @feisalabdi3783
    @feisalabdi3783 3 ปีที่แล้ว +8

    Omar inshaar waa qaldan tahay film maker io editing iyo youtube ma ahan wax barasha intaas tusaale dhaqaatiirta iyo injineerada adiga oo jamacad so dhigan oo kaliya xirfada fahantay in ku shaqaysid wee adag tahay said ee dhalinyarada ha qaldin saaxib inta waxbarashada dhigataan ku dadaala said u shaqeeya waxaa dhigataan in dhahdo fiican . Mahadsanid

    • @zahraabdirahman6385
      @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว

      Wad ficantahey lakin sida ad hadhalka utiri mawanagsana mahadsanid

  • @mohamudshidde5726
    @mohamudshidde5726 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah cumarow aad iyo aad waa xaqiiq hadalkaada ilahay ha inoo kaa xafido wall

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxbarashadena Ayay Wax Ka Khaldanyihiin Waa qabyadeed Moog Sababtoo Ah Soomalida waxad Ka helaysaa Qof waxbartay Oo Hadana Dadkii Dhacaya

  • @dekomarabdalle7408
    @dekomarabdalle7408 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigu waayo aragnimo ayaan ka faaiday, maantana waxan ahay nin wax badan fahansan.
    Ustaad omar adne waad ku mahad santahy dhiiragalin taada.

  • @mohamedabdinasir4809
    @mohamedabdinasir4809 3 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad waxan ka faaiday ixtiraam xushmad inan helo bulshada dhexdeda io wanaag Bdn Alxm

  • @ramaaztechnologies9444
    @ramaaztechnologies9444 3 ปีที่แล้ว +6

    Arin aan aaminsanahay ayaad ka hadashay marnaba ma aaminsani in waxbarashada nidaamiga wax lagu barto waaayo macalinka waxa uu ku baraayo badana wax ku anfacaayo mustaqbalkaaga ma ahan tusaaale aniga waxaan ahay IT xiisadihii la'iigu talagalay badanaa ma qaato qaarka aan qaatana saan rabay uma qaato sidaa daraaded anigoon jaamacad ku biirin ayaan bilaabay inan wax is baro alx maanta waxaan sheegan karaa guuul alx hadaaan wax yar ku darsado inaad jamacada kalin 1 u gasho dadka badankood waxey u arkaan wax adag balse ma adko waayo jamacada exam waxaad ku galeysaa ugu badnaan 15 chapter intaas waso xifdin kartaa waa wax fudud balse mesha waxaa ka baxeyso inaad cilmi yeelato waayo macalinka intuu kusiiyay in ka baxsan raadin meysid oo isku dhibi meysid saas daraaded ardayda waxaan kula talin lahaa iney online ka ama TH-cam ka wax ka bartaaan oo eysan lacagtooda iyo waqtigooda kaalin aan waxba usoo kordhineyn eysan ku dhumin.
    Alx wali arday ayan ahay online ka ayaanan aaminsanahay TH-cam cilmiga aan ka bartay jamacada 3.5 aan fadhiyay kamaan baran.
    Hadaan ogaaan lahaaa in TH-cam cilmi yaalo jaamacad iskumaan dhibeen.
    Jamacadaha lacagtooda saaid ayey qaali u yihiiin saas oo ey tahay bal jaamacada aad dhigato ardaydii kaa horeysay wareeso wey ku sheegaayan in meesha waqti dhumis yaaalo.
    Aniga hada waxaan dhigtaa jamacadaha somalia ku yaalo mid kamida ardey cusub markey imaadan waka naxaa waxaan is dhahaaa maxey kuula tashan wayen ogowna jamacada oogu taya sareyso somalia ayaan dhigtaa.
    Ardeyda C ama C+ keento waxaa laga qoray buugaag badan kuwaaso ka hadlaayo "Sababta ardeyda A wadato ey oogu shaqeeyan ardeyda C wadato."
    Waxaan rajeynayaa in OMAR uusoo Diyaarin doono Book kamida Buugaagtaas I.a
    TH-cam cilmiga yaalo halaga faa'iideysto.

  • @fils_flah6652
    @fils_flah6652 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi ilahey kheyr ha ku siiyo. Ilaahey aya mahad leh oo videogan i tusay, walahi intu socday videogan aad ayan waxyaalo badan oo aan sameyn lahaa o iga qarsoona buu ii furfuray. Thank you brother. Ilahey ha kaa abaal mariyo videogan aad soo dhigtay, and also keep going.

  • @mozayidofficial2125
    @mozayidofficial2125 3 ปีที่แล้ว +4

    Mawduucan wa mawduuc aan raadinayay wow Thanks 👍

  • @maxamuudcali3790
    @maxamuudcali3790 3 ปีที่แล้ว +4

    Cumar wll adoo mahadsan muuqaalkan immisa lacag ah ayaad ka samaysay mahadsanid

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว +1

      22,624×5$=125,000$ ku dhawaad

  • @abdifatahmuhudin2273
    @abdifatahmuhudin2273 ปีที่แล้ว +3

    Hada ayaan wada self education anoo hada jaamacad bilaby i aamin wlhi wxan is dhihi karaa wxan ahy ardayga classka ugu fcn ardayda inta badan caawio i.a waana si wada doonaa

  • @yasinmxamedcabdi5510
    @yasinmxamedcabdi5510 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc mhdsanid sxp maanta ayaad indhaha ii kala furtay mahdasanid cimrigaaga allaha kuu barakeeyo

  • @imatech3714
    @imatech3714 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxad isbarto ayaa kusamayn waa run m.a thanks brother

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k ปีที่แล้ว +1

    Ku Sali Nabigena The Best person ever and the most shine all created prophet MUHAMED (صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥🙏

  • @IzitaRussian
    @IzitaRussian ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Alle ha ku barakeeyo maalin walba cilmi iyo garaad baan kaa korodsadaayee🤝

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah wallka barnaamijka.sida qurxda badan aad u bararujinayso dhalinyarada allahaka abaal mariyo

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 3 ปีที่แล้ว +5

    ustaad omar
    amin wanaagsan
    vidioyadaada qaasatan kuwa qofka sida tooska aad ola hadlaysid.,
    aad beey noo kiciyaan
    sida gaari xawaaaraha lagu saa idinaayo.
    kun jeer thanks
    اللهم ءاتنا في الدنيا حسنة وف الاخرة حسة وقنا عداب النار

  • @cabdala-xabiib8445
    @cabdala-xabiib8445 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiil aan walaal nahay oo cabdiftaax la dhaho baa waxaa lageeyey machad dhanka dhiintaa oo kuyaal galkio waxaana laga dhigay fasalka 10aad kumana qanac saneen waana nin aad uyar suu wuxuu sameeyey intuu soo qabtay 10bankii muqarar oo wada xifdiye muddo kooban markaas buu macalimiintii inuu iyagga wax baro ugu dhaqaaqay mawaxaan shalay laga soo cayrinbaa

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo

  • @badrimustafe7830
    @badrimustafe7830 3 ปีที่แล้ว +6

    Yes mawduuc loobahan ka hadalkeeda iyo waliba qaada dhigideeda

  • @ZakiboyFilmvlogs
    @ZakiboyFilmvlogs 3 ปีที่แล้ว +6

    Wcs ustaad waa maclumaad aad iiga maqnaay MAHADSANID ustaad

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaal mariyo sida quruxda badan eed maraarujiyaha mr wlba noogu thy wll❣🙏🏻

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +23

    Shahaadada macna maleh
    Heesta sharma boy run miyey ahayd 😬😅😂

    • @queenofsmile1440
      @queenofsmile1440 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 sharma boy run run aya u heesay

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad nadhiiri galisaaye anaguna aan ku dhiiri galino chanaalkaagu waa ubaxa noloshayada Allah haku xifdiyo waxaad noo tahay bulsho dhan❤💚🌍😍

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamishyadan waan u xiise ayaanta siyasadaba na warerise.

  • @elmimuumin5826
    @elmimuumin5826 3 ปีที่แล้ว +2

    mazha allah cumar inshar allaha caqliga ku barakeeyo
    run ahaanti noloshayda wax baad ka badishay
    waxan kugu xidhahay 2019 ilaa hada

  • @ashraffilmsvlogs5781
    @ashraffilmsvlogs5781 3 ปีที่แล้ว +3

    ustaad cumar iyadoo 1 minte gaadhin ayaa commentaga ugu horeeyay liketa hyla dhaafine somaliyey

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว +6

    Anu wxan ka qoomameeya 12 sano oon waxbarasho malaa yacni ah ku jirey balse hada ayaan bilaabey inaan barto 20 luuqadadood , anoo galina shaqeysanaya , cibaadeysanaya insha allah

    • @hudacabdi703
      @hudacabdi703 3 ปีที่แล้ว

      Insha Allah lkn 20 hadhihiin
      Ila 6,7 melha way ku anfcysa
      20-7=13 luqadood hlkad ka baran lahyd diinta ku BDL wll ayan ku odhan laha

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว

      @@hudacabdi703 waan qaatey wll

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 3 ปีที่แล้ว

      Wll sidee kuugu suurto gashay anaa jacel inaan luuqadaha bartee

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 3 ปีที่แล้ว

      Plz iso jwb muhiim iithy

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa runta Brother wlHy Waxad Moda In Aad Ku Jirtay Niyaad Dayda Alle Haku Barakeeyo wll😔😔 wn Mu Farax samahy In Run Sheegto soo Badi video in Kasta Oo Hadna wakhti Badan Ku Baxiiyo

  • @alhudaproduction7015
    @alhudaproduction7015 3 ปีที่แล้ว +5

    Ogaansho i love you wllhi أحبك في الله

  • @maxamedclsalaanxirsi6666
    @maxamedclsalaanxirsi6666 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh wll OMAR waad ku mahdsanthy muuqaalkaan arinkaan wuxuu 100/100la xiriira waxbarshda dalkeena Somalia waxd iskuulka ka baxaysaa adigoo faaruqa aan lixaadka wax usharixikarin la dib 12 sano oo aad iskuul dhiganaysay

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa khasaare iyo wakhti lumis wlhy waxbarashadan nidaamiga ahi

  • @caddekacadde8736
    @caddekacadde8736 3 ปีที่แล้ว +6

    Qol inta isku soo xirtaan 6 sano kadib adinkoo Dhakhaatiir ah kasoo baxa 👏👏 Wixii luuqad iyo Technology ah illaa heer macquul ah adaa isbari karo lkn Sayniska sidaas waa ka badalanyahay Nidaam waxbarasho inaad marto 100% waa qasab waa qasab. Yaan wax la isku qasin Soomaaliyey DegDeg ayaa nagu furan waa is ognahaye.

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi caadiim aad kugu mhd celinaa waxa is dhahayay oo caafimadkna see la isku bari karaa majiraa websites lagu barto waaba yaabana shukran commentiskaga marka arkay ku farxay

    • @caddekacadde8736
      @caddekacadde8736 3 ปีที่แล้ว

      @@ruunmaxud1871 Adaa mudan abaayo.

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad Omar inshar ilahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah wll omar. Dabacan anigaad maanta iga hadlaysaa. Sxb bishi sagaalad baan jamacada ka qalin jabiyey . Maanta wax anqabto waan garan laayey 16 sano wax waan bartay waliba ardayda kaalinta hore kujira baan ahaanjiray ilaa an qaliin jabinaayey. Lakin maanta xaafada ayaan fadhiyaa wax anqabto iyo meel an kabilaabo na waan garan laayey.

  • @mohamedabuubakar7644
    @mohamedabuubakar7644 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاک اللہ خیر

  • @whathappened7848
    @whathappened7848 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaal cumarow muraad leeyahay iisoo duceey walaal ilaahey dartiis

    • @goobmaal
      @goobmaal 3 ปีที่แล้ว

      Walalkay ilahay ha kuu fududeeyo insha Allah

  • @abdullahiabdi4873
    @abdullahiabdi4873 3 ปีที่แล้ว +3

    Mar haday sidaas tahay waxaan ku talin lahaa in xiliga caruurnimada ilmaha la baro far qorista iyo fahan kooban kuwaas oon waqti go’an lahayn sida dhawrkaas sano intaa kadib ardayda lakala xulo qaybwalba waxa ay xiisaynayaan kadib Si guud loobaro. 🤔 Lakiin waxay u baahantahay hawl badan iyo kawarqabid badan

    • @Laughsonthepitch1
      @Laughsonthepitch1 3 ปีที่แล้ว +2

      Europe scholadeda nocas wye jeclhy kolay wadanka joogo waa sidaas ardeygu 12+ mrku yhy secondary buu bilaabaa 2sano maadooyinka guud loo dhigaa 4ta sano secondaryga uga dhiman waa lakala xulaa cunuga xisaabta kusareeya dookh sare buu leyhy oo facultygu rabo baran karo cunuga xisaabta kuliitana scholada practiceka wxylha ah uu aadaa kii raba inuu barto fanka io wxii laxiriirana schldas aadaa qof wlba levelkiisa io wxu interest greynayo kacayaarayaa

    • @sirmohassen5966
      @sirmohassen5966 3 ปีที่แล้ว

      @@Laughsonthepitch1 that's wonderful wlh markas aya laheli kara bulsho wax tar leh o nin walbo meshu kuficanyahay adaya o an 1 jiho lowada jeesan

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mowduuc qiimo badan

  • @caliabdi9641
    @caliabdi9641 ปีที่แล้ว +1

    Runtii video waxa uu isoo xasuusiyay waxyaabo bdn ' inta ugu bdn waxaa ahaa qof jecel self-study iyo mid research badan raadiyo , waxaa xasustaa xilli high schoolkeyga macalinjnteyda wax aan ka fahmiwaaye in aan ka fahmo dadkale oo TH-camr eh sida math chemistry , runtii wxaa jiro wax yaabo aan inta kusoo koobin karin.. thanks bro runtii wax yaabo bdn oo muhiim ah ayaa kahadashey..

    • @CabdulahiAk
      @CabdulahiAk ปีที่แล้ว

      Ani sanadkan f4 ahay macalimiinta wax maka fahmi maxa igula talin laheyd pro😢

  • @omaralimohammed3068
    @omaralimohammed3068 3 ปีที่แล้ว +2

    asc..
    omar inshar waa youtubarka keliya aan si joogta ugu xidhan ahy mudo 2 sano iyo bar .
    sababtuna waa inu soo bandhigu waxyaabo waaqici dhab oo nolosha aad u taabanaya .
    HORE U SOCO WLL OMAR INSHAR

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @khadijaahmed5521
    @khadijaahmed5521 3 ปีที่แล้ว +3

    Haa wll cumar school ka waa aqabad nahortaagan aniga hada waxan ahay arday dhigta galaska 2 aad ee dugsiga sare inta aan school soo dhigtay wax aan kahayo malahan laakin waxan leeyahay xirfad aan ubawac dhigakarin inta sano aan wax soo baranaayay

  • @abdimalikmohdabdisalam8464
    @abdimalikmohdabdisalam8464 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wad mahdzn thy sida wacan aad cashirada fa’idada leh nala wadageyso 🙏🏽

  • @iqraabdullahielmi8783
    @iqraabdullahielmi8783 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad omar waa mahadsan tahay sida wanaagsan aad mawducan uga hadashay aniga dadkan aad ka hadashay an ku jira sanadkan ayey jamacada iigu ekeyd waa wax wanaagsan oo in aan ku baraarugno ay tahay in aan anagu wax isbarno waxa aan nidamiga ku qaadaneno waa waqti dhumis oo kaliya waxa ka muhiimsan xirfad inaa barato oo adiga wax raadiso oo is barto anigana midas ayan hada ku jira ustaad dadaalka aad bulshadaan ku dhiseyso horay uwad

    • @abdulahiali2636
      @abdulahiali2636 2 ปีที่แล้ว

      Mxa ka faaiiday waxbarashada formalka ah

  • @ajey2493
    @ajey2493 3 ปีที่แล้ว +1

    jaza kalah ustat omar adigba si fari ah wx nogu faideya toosh baad no ifisa xaqiqatan ilhy haku xafido

  • @mullar1084
    @mullar1084 3 ปีที่แล้ว +6

    Wabarashada waxaan ka gaaray Master.
    lkn markaan qiimeeyay xaqiiqda schoolka iyo jaamacadaha waxaa iiga qiimo badna waxa aan ka soo bartay banaanka.
    markaan dib u fiiriyo Jaamacadii iyo Schoolkii waxanba is dhahaa waaba lugooyo iyo waqti lumis.

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว +5

    Joe hattab wiilkan muqaldisa wuxu kamid yahay youtebrada carabta ugu fican 1 ama 2 dhanka safarka

  • @shariifnuur528
    @shariifnuur528 3 ปีที่แล้ว +1

    - Adiga hada dadka iney wax baran miyad ku dhiri galineysaaa ??
    Hadi wax barasho nimad leh la sameyn mid isku dhax yaac ah aya wanagsan ?
    Adiga TH-cam program kasto sidan qiyasayo wuxu ku leee yahay schedule illa ma ahan isku dhax yaac
    Aniga ahan 20 years ayan wax barasho ku jira nidam fican wan ku bartay .

  • @drahmed7202
    @drahmed7202 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalayal waxan ahay Qof leh Yadadiilo fican Waxaan rabaa inan umada soomaliyeed meel muqda ugu soo baxo Fadlan waxan ka baryaya inad iduceysaan in Hadafkayga Alle igu rumeyo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayuu videogani muhiim u yahay
    Mahadsanid.

  • @laylaahmed3406
    @laylaahmed3406 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal Wad Mahad
    San tahay Waligayana Kuma
    Ilabaayo Fikiro Maskaxdayda
    Ka Guxayey Ayad I Cadeysay In aan
    Ku Dhaqaqiqi Karo Sharaf ku Nolow
    Shukaran wll qali 💯❤🙏🙏🙏😢

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going

  • @yousufmahamad5537
    @yousufmahamad5537 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxpow xaaladaha mar walba aan ku suganahay ama aan gali rawaa kahadashaa waxbadn iga hor istaagtay aaad ayaaa umahadsantahy dhiira galiyaha ugu wacan aan argay aaatahay

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 3 ปีที่แล้ว +7

    7:57 anigaba macalinkayga wuu igu xanaaqay wuxuu dhahay ma adiga glasska macalinka ah mise aniga

  • @sulaimanabdi5461
    @sulaimanabdi5461 3 ปีที่แล้ว +2

    15 sano oo aan wadankii wax baranayey kadib qurbaha aan immi waxbarashadii waan nacay kaliya xagy luuqada ayaan barty bas intaa haku ekaato. Waxaan kamurugodaa 15 sano ee aan lumiyey wadankii.
    Lkn waa nasiibky sxb

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 3 ปีที่แล้ว

      Oo dibada wax mala barto miyaa adaaba fursad heesatide galina mad wax baratid galina shaqestid

    • @sulaimanabdi5461
      @sulaimanabdi5461 3 ปีที่แล้ว

      @@ruunmaxud1871 maaha sida somalia waxbarasho sare certificate ayey rabtaa tii hoosena waa ladhafy
      Certificate somalia ma aqoonsana wll

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 3 ปีที่แล้ว

      @@sulaimanabdi5461 haa sax xirfad lee ka baro hadaaba shaqo helesid waa ilaahay mahdii somalia ayagoo dadkii waxbrshadii wada dhameyen bee shaqo hayn hdana

  • @amingele6703
    @amingele6703 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah wll wankujeclahy Wll horeyna usoco guushaada wa teyda wayo waxa thy Islam

  • @maxamedfaarax2272
    @maxamedfaarax2272 3 ปีที่แล้ว +3

    🖐🖐🖐Masha Allah
    Omar Inshaar Waa runtaa Vidoegan

  • @yassergmc324
    @yassergmc324 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cumar inshaar walaahi dhirigaliya ayaa tahay zxp halkaa ka sii wad bilaahi calaykum waxyaabo badan ayaad Indhaha igu Furtay oo mugdi igaga jira
    Allaha ku xifdiyo

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ariun aad uu wacan wana ku tala jiraay inaan anigu wax isbaroo mhd santay wll omar

  • @amalalishire9054
    @amalalishire9054 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid ustaad Omar inshar 🙏

  • @abdulaahimuktaar1067
    @abdulaahimuktaar1067 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc sxb mcn omar magacaygu waa abdulaahi moktar oo joogaa baydhabo waxaana rabaa inaadka hadasho may iyo maxaatiri tii soo jireen ah wll isku dey inaad ku hadasho mowduucan vedio cusubna ka soosaarto

  • @abdiaziizmoalim6043
    @abdiaziizmoalim6043 3 ปีที่แล้ว

    M.a allha ku xafido in badan ilxun na ku ma aragto in sha allha nin weyn omar Inshaar hormar wacan

  • @demoha7032
    @demoha7032 3 ปีที่แล้ว +1

    8 primary+4 secondary 12waxba Ima tarin cyper security aa rabaa Ina barto qadka kabaranaa tanks sxb .

  • @yasircade5863
    @yasircade5863 3 ปีที่แล้ว +5

    Caawa anigaad si toos ah iila hadlaysaa macalin omar

  • @abdulahihilowle1419
    @abdulahihilowle1419 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah bro OMAR INSHAAR💯