Macquul ma tahay in Facebook Page Followerskiisa La Koriyo Kadibna Lacag Laga Sameeyo?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2023
  • Get an idea
    #facebookads #howtostartfacebookads #facebookfollowers #onlinebusiness #videomarketing #fariixadesign #designwithfariixadesign
    NEED A LOGO CONTACT US
    WhatsApp: +252615650244
    Social media account
    Facebook: / fariixadesign
    Instagram: / fariixadesign

ความคิดเห็น • 8

  • @Faaisa_24
    @Faaisa_24 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal qaabka xayaysiinta loo dalbado vedio nooga soo diyaari

  • @Alpha_Studio_pro
    @Alpha_Studio_pro 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sis mahadsanid

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 9 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco walal

  • @SittiSomali-sq7wr
    @SittiSomali-sq7wr หลายเดือนก่อน

    Waxba noomaad sheegin

  • @qanunimedia
    @qanunimedia 7 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid wll. Su'aal ayaan qabaa.
    Waxaan leeyahay pages kala duwan qaar waxaan u isticmaalaa ganacsi oo Mastercard kayga ayaa iigu xiran, lkn waxaa jira mid aan rabo in aan lacag ka sameeyo farsamooyinka muuqaal samayntana waan aqaan balse caqabada aan marwalba dareemo ayaa ah marka aan muuqaal soo geliyo waxay I leeyihiin boost garee weyna ka xanibayaal in uu dad badan gaaro. Marka ma waxaa jira meel ay in aan sitting ka ka saxo mise waxaa jira xad ay tahay inaan gaaro si ay iiga daayaan restriction kaas mahad sanid.

  • @SacdiyoIbraahin-qr3tm
    @SacdiyoIbraahin-qr3tm 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga casiin ayan uabahanaye qarash burane mahaysto wll fb page lalihi maxa xal ah❤

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

    Asc pro Facebook bege ayaa cilad iga haysto qeebta wadanka shuruudaha waan buuxiyay lakiin qeebta wadanka ayaa iga cildeeysan yaa iga iga caawinkaro

    • @Barkhad181
      @Barkhad181 5 หลายเดือนก่อน

      Server istecmal