thyroid cancer symptoms calamadah kansarka ku dhaca dhuunta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2021
  • Video from Haboon Ahmed

ความคิดเห็น • 81

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Habooney Baraarujintaada iyo Dhiiri Gelintaadaba Maansha Allaah

  • @hamdiharako8961
    @hamdiharako8961 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahey inti xanuunsan ha caafiyo dambi dhaafna ha uga dhigo. Adigana ajar iyo xasanaad alle haka siiyo

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Allah thank you so much sister 💖

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 2 ปีที่แล้ว +2

    Haboney jazakalah qeyr

  • @fowziahersi8621
    @fowziahersi8621 ปีที่แล้ว

    Jazakalaahu khayr

  • @queensheeno74
    @queensheeno74 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah ilhy ajar hakadiyo wacyiglinta ad sinayso umada somaliyed adigna ilhy cfmid iyo cimridheer hakusiyo❤ habo mcn

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Mashallh 😊 thank you so much habo

  • @user-gq4zb9kj3l
    @user-gq4zb9kj3l 10 หลายเดือนก่อน

    Sedee laysaga daweeyaa

  • @ibraahimcadow381
    @ibraahimcadow381 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ilahay ajarhakasiyo xanunadarema Maran turki aday daway isoqoren talakarabay itenkalasoxiria inten kallasoxira

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Sorry brother isoo wac inshallah 00447941056783

    • @bashiirahmedhassan2038
      @bashiirahmedhassan2038 2 ปีที่แล้ว

      Zhp aniga qanjirka qaybaa I bararsan aduu saa ma thyna

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo gabaryar ayaa iga haya dhuunta ayaa so bararya waxay idhahan waa qanjir wala bixin karaa dawadiisa waa qalajiye le.marka lasiiyo wuu ba a kadib sanado wuu so laabana

  • @ifraah
    @ifraah 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maya abayo waxaan daremay xanuun garaac cml ah iyo madax xanuun iyo dhuunto ikuusatay uun wax kale maya xabibty

    • @qeysqeys4458
      @qeysqeys4458 3 หลายเดือนก่อน

      Sidenoqotay abaayo aniga dhunta ixanuneso wax laqida idhibeso

    • @ifraah
      @ifraah 3 หลายเดือนก่อน

      @@qeysqeys4458 waan ladanahay alxamdulillah dhaqtar aad oo isbaar inshaallah

  • @hamsesalaan3714
    @hamsesalaan3714 ปีที่แล้ว

    Habon ka wrna qofka laga saray qamuunka

  • @fatoufatoumoustapha2360
    @fatoufatoumoustapha2360 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll numberkaga isodir plz

  • @xabiibocusmaancali8710
    @xabiibocusmaancali8710 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waxaan ubahanahy nambarkaga said ayaan kugu bahanahy runtii isoo jawaab abaayo

  • @umucabdi2637
    @umucabdi2637 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo thyroid ka sidee lagu ogadaa ma dhiiga ayaaa laga baraa mase dhacan qofki cilmi uleh ha iga jawabo please

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Haa Abaayo Dhiig ayaa laga helaa iska baar

    • @umucabdi2637
      @umucabdi2637 2 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 Haye abaayo mahadsanid

  • @firdawsaabdi8052
    @firdawsaabdi8052 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo Haboon

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Mashallh abaayo firdawsa soo dhawoow

    • @firdawsaabdi8052
      @firdawsaabdi8052 2 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 waan dhawahay abaayo mcn, Alle ha ku cafido.

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 2 ปีที่แล้ว +1

    Haboon abayo dhuunta xanun igumaheyso lkn culees cml iga saran yacni qof cishonaya cml Alx mel kle ima xanuneyso dhaqtarban tagay tifoow iyo gaas iga bar ayan dhdhy wuu iga helay walibo said waaye labadaba ayuu dhahay abyo xmr ayan joga

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaanto waa qandhada marka sad xanuustay ee abaayo waxaad u tag taa dhaqtarka dhuunta dhagaca iyo madaxa

    • @a-azizbadrawi1551
      @a-azizbadrawi1551 8 หลายเดือนก่อน

      Asc wll

  • @adeycawiso5489
    @adeycawiso5489 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah xbbt ilahey haku xifdiyo aduun iyo akhiraba

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abaayo macaanto cadeey Ahmed thank you so much sister 💖 💗 💓 😘

  • @ItsMe-nj8fu
    @ItsMe-nj8fu 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo cajalka tartiibi mar wlba adigoo dhamey ayuu dhamaada

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Haye wuu iga kala go aa iga raali ahaada

  • @hafsabare29
    @hafsabare29 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo habon qanjirada qorta iso bararen madaxa ixanuna

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaanto thyroid maa qabtaa mise wali dhaqtar lama xariirin

    • @hafsabare29
      @hafsabare29 2 ปีที่แล้ว

      Aboyo dhaqtar wa tagay hormones wa cadi idhehen xamar joga dhaqtar special ah majogo cancer ada bara nasa ixanunayey sanado dhunta janjirada kuso Kordhay ct scan mashega

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      @@hafsabare29 abaayo macaanto isoo wac 00447941056783

    • @aasiyocabdi9322
      @aasiyocabdi9322 ปีที่แล้ว

      @@hafsabare29 asc

  • @umumaida4539
    @umumaida4539 2 ปีที่แล้ว +1

    Walashey inte lagalaso xirira

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaanto inta igala soo xiriir 00447903271924

  • @bashiirahmedhassan2038
    @bashiirahmedhassan2038 2 ปีที่แล้ว +2

    Habooneey wll waxaan kaa codsanaya marka u horeeysa eed farrintayda aragto inaad isoo jawaabto
    Wll waxaa dhacday hargab ayaa igu dhacy ka dib cunaha ayaa uu ii gusoo horeeyay ka dib anigana waan iska shakiyay qanjirka thyroidka oo aanan aqoon in uu qanjir yhy ayaan faraha ku badiyay weliba dhinaca midig ka dib dhinicii waa I bararay ka dib dhaqtar ayaan u tagay thyroid ayaan iska baadhay waan iska waayay waxa ii igu yidhi scan soo saar qanjirka waan soo saaray markaan ku soo celiyay waxaa uu i dhahay waxba ma qabo xoogaa faraha badan ayaa kiciyay faraha ka daa waan ka daayay waxooga bararkii waa yara degay lkn is badal weyn kuma arag please ii sheeg dawada mxaad se igula talin lhyd please ii sheeg wll cancer ma noqon karaa thyroid qof aan lahayn thyroid cancer ma ku dhaca please ii sheeg wll waan wel wel sanau

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Sorry aboowe waan kala soo daahay waxaad sameeysaa dhaqtar kale aad oo is baar oo dhiiga ha kaa baaro ama cad ha laga jaro ama isoo wac inshalaah 00446903271924

  • @Faadumocismaan-om8hi
    @Faadumocismaan-om8hi 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo lambarkaga iso dir

  • @maryanhassan2641
    @maryanhassan2641 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabahey baa dhuuntiisa laga sheegay macanto makula so xariiri karaa blz

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll dhuunta markan wax liqo dhunta dib aya wax iso istagayan sidi inan liqay wax buuran aan saaid uweynayn iso jawap wll maxay noqon kartaa

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 2 ปีที่แล้ว +1

      Mcnto anigaa kula mida ah lkn aniga dhunta way ixanuunaysaaa wax waa layga waaa yey markaan wax laqayona waaa adayg

    • @XamdiMaxamed-md2mq
      @XamdiMaxamed-md2mq 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo Seka noqotay Ani kula mida

  • @ifraah
    @ifraah 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga wuu igu dhacay waana layga qalay cancer wuu isku badalay alxamdulilah hada waanka ladanahay dadaal dheer kadib Kenya jogaa alxamdulilah

    • @bashiirahmedhassan2038
      @bashiirahmedhassan2038 2 ปีที่แล้ว

      Xagee lagaaga qalay wll dalkee

    • @ifraah
      @ifraah 2 ปีที่แล้ว

      @@bashiirahmedhassan2038 Kenya layga qalay

    • @bashiirahmedhassan2038
      @bashiirahmedhassan2038 2 ปีที่แล้ว

      @@ifraah wll thyrpoid cancerku maku dhaca qof aan thyroid lahayn

    • @ifraah
      @ifraah 2 ปีที่แล้ว

      @@bashiirahmedhassan2038 haa aniga igu dhacay oo layga jaray

    • @bashiirahmedhassan2038
      @bashiirahmedhassan2038 2 ปีที่แล้ว

      @@ifraah sax lkn thyroid baad hore u lahayd soomaha sida gabar aan walaalo nahay