DHIBAATADA THYRIODKA II KEENAY | MISAANKA IKORAY IYO VITAMINADA HADA ICAAWIYA QALIINKII KADIB...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2020
  • Subscribe to our family channel:
    AJ & FADNA FAMILY VLOGS
    / @ajfadnafamilyvlogs8664
    Active Iron & B-Complex Plus For Women 30 Iron Tablets & 30 Vitamin B Tablets
    amzn.to/38RpGdn
    Powerful Marine Collagen Tablets - Boosted with Hyaluronic Acid, Biotin & Blueberry - 1400MG Complex - Hydrolysed Type 1 - with Vitamin C, E, B2, B7 & Minerals - 90 Capsules
    amzn.to/3pzRpoG
    Vitamin B12 500mcg - 365 Tablets (1 Year Supply) of Vegan Methylcobalamin - Contributes to The Reduction of Tiredness and Fatigue - Made in The UK
    amzn.to/3nAIC43
    Apple Cider Vinegar Gummies 1000MG with The Mother, Premium Raw Unfiltered ACV, 60 Vegan, Non-GMO Vitamins, Gummy Alternative to Apple Cider Vinegar Capsules
    amzn.to/3ntFrv4
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    joinhoney.com/ref/sm2xs7k
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
    Contact: aj.fadna@gmail.com

ความคิดเห็น • 478

  • @AJFADNA
    @AJFADNA  3 ปีที่แล้ว +40

    Halkan ka hela vitaminada aan videoga idinka dhextusay Active Iron & B-Complex Plus For Women 30 Iron Tablets & 30 Vitamin B Tablets
    amzn.to/38RpGdn
    Powerful Marine Collagen Tablets - Boosted with Hyaluronic Acid, Biotin & Blueberry - 1400MG Complex - Hydrolysed Type 1 - with Vitamin C, E, B2, B7 & Minerals - 90 Capsules
    amzn.to/3pzRpoG
    Vitamin B12 500mcg - 365 Tablets (1 Year Supply) of Vegan Methylcobalamin - Contributes to The Reduction of Tiredness and Fatigue - Made in The UK
    amzn.to/3nAIC43
    Apple Cider Vinegar Gummies 1000MG with The Mother, Premium Raw Unfiltered ACV, 60 Vegan, Non-GMO Vitamins, Gummy Alternative to Apple Cider Vinegar Capsules
    amzn.to/3ntFrv4

    • @noorshow5429
      @noorshow5429 3 ปีที่แล้ว

      vitaminada masiin karnaa tuyaroo walal nahay 12 sano jirta oo u hayo xanuunkan

    • @hafsaadenabdirahman3633
      @hafsaadenabdirahman3633 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/B3cfLaWCufo/w-d-xo.html daawo sis dr aa ka hadlaayo.

    • @nuura7449
      @nuura7449 3 ปีที่แล้ว

      Wan kusalaamay walal fadna ilmayar again nasaka siiyaa ma isticmalikaraa plz 🙏 isojwb walk

    • @umams2905
      @umams2905 3 ปีที่แล้ว

      Kan apale ka imisa jeer baad liqdaa

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 3 ปีที่แล้ว

      Wllhi wu ihaya hader nila hadlayo kininigis cawoya lama jojin karo runti dawadisa Allah na caafiyo abayo inta muslina allah ka haayo insha Allah

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +113

    Waa couplka aan dawada somali youtubka ugu akhlaqda iyo anshax dinta
    Wlhi ku dayshad ledihiin mchlah❤❤

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid walal

    • @inahassan4357
      @inahassan4357 3 ปีที่แล้ว +3

      Wa run wlhi masha allah wn tagera familkan alle ha idin barakeyeo

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +3

      Sax walee ayagoo macno daro hadlaayo ma arkeysid
      Horta wali prank mey sameeyeen??

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +2

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 mar 2018 i think ayan umalenya 3 jeer ayan dawaday

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somaliyameni202 sax hadan arke 🤙

  • @sahramohamed1692
    @sahramohamed1692 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you for sharing this information Masha Allah. It's really helpful Jizaakallaah

  • @abdifatahahmed4015
    @abdifatahahmed4015 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa qoyska ugu akhlaaqda wanaagsan youtube rka

  • @fatimaq9424
    @fatimaq9424 3 ปีที่แล้ว +14

    Dadka thyroid qaba exercise vatamin D3 iyo B12. no sugar gluten free

  • @abdinaasiryusuf9450
    @abdinaasiryusuf9450 3 ปีที่แล้ว +8

    I'm Somali medical doctor sister, I liked your story telling . In the position of increasing your weight with out eating much and your mood change are all becouse of your hypothyroidism(underfuctioning thyroid ) .... You need to correct your thyroid level in your body by taking thyroid hypothy drugs like levothyxine tablets . If you don't treat the underlying cause of your problem you will not benefit alot from your symptomatic treatment of your your supplements.

    • @shukriacm3922
      @shukriacm3922 3 ปีที่แล้ว

      True, I had to take the levothyroxine medicine in order to faction.

  • @zeinabomer6531
    @zeinabomer6531 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alleh tabaarak thanks wllo ilaahay haku caafiyo

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah quruxay horay usoco next time waan kula socondonaa and I liked the video thanks for sharing 😍

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 3 ปีที่แล้ว +5

    Nososheg walaley misana nafuule lkn anigu cudurkas maqabo illahey cidow hayane hakasaro lkn ilmaheyga aya isku nugnugahay marka waxa igi fulay hilib badan marka nossheg sisiter ❤❤❤👍👍👍

  • @nasrahussein9450
    @nasrahussein9450 3 ปีที่แล้ว

    Waa runta sister 😍 inoosoobadi thanks

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxa tahay gabar aad u caqli badan ixtiraambadan taqaano sida loola dhaqmo dadka waxan ku dhihi lahaa maansha allaah allaha ku xafido adiga iyo odagaaga iyo caruurtaada waana jeclahay sheekooyinkaaga horey u soco ha caajisin allaha ku garan galee aamiin

  • @faadumoaden5609
    @faadumoaden5609 3 ปีที่แล้ว

    Mch allh xppti dar alle kuu jeclhy
    Qisooyin AJ and fadna

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wlloh Allah keep you mcnto

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah xppti keep going qali

  • @T1RED_ASF_rn
    @T1RED_ASF_rn 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abayo fadna😘💋❣️💪

  • @AsiyasTVShow
    @AsiyasTVShow 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo, ilaahay caafimaad ayaan kuu waydiiyay insha Allah, wishing you all the best in your life journey with your family 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹

  • @ayanabdi5052
    @ayanabdi5052 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh allh hakuxiftiyi waa familey aad usharf badan

  • @aminawarsame7642
    @aminawarsame7642 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal dawada badan ma ficna waxda sameysaa subixii alysey xabda lin dhanan ah & qado haf oil soytunka is ku darso is garcaa kabcdii cab abdteedka waa kaa xirmaa oo wax badn ma aqadnysid

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc fadna abaayo waxaan leyahay uur lkn waan dhali doonaa mar dhow in sha allah please iga caawi collagen kaniiniga ah oo nuujiso qaado karto please iga caawi meel kaala soo xariiro ii soo sheeg abaayo

  • @user-su1oc3ko6o
    @user-su1oc3ko6o 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo fadna qer alaah ku siiyo ane tairod Aya leygu sheegay waxaa isheegta cuntada u fiicn iyo kuwa u daran abaayo isoo jwb

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waan kula qabaa abaayo shukran mcnto ♥️♥️

  • @sadiaabdi5182
    @sadiaabdi5182 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaala hayga qaaliga ah salaan sare faduma abayo please ka so hadal collagen kii hore oo power ka ahaa wuxu leeyahay color kale green iyo purple midka green ka ah waxa ku jira turmeric maxay ku kala duwan yihiin kii ad adiga isticmashay ee ahaa anti ageing

  • @hodanmagan1243
    @hodanmagan1243 3 ปีที่แล้ว

    Wllo asc fadna suaal ban ku soo qorey ii soo jawaab wll

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว +1

    Intermediate fasting with.grain.free.will.help weight loss exercise abaayo.waxaa la siubin.akraa Marka daal neeyn laakiinse vitamin defiency maka dhamaaneysid for hypothyroid

  • @ayanaden8200
    @ayanaden8200 3 ปีที่แล้ว

    On t'aime fadna bon courage

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thank you 🙏

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 3 ปีที่แล้ว

    Chanalkaada kale nala wadaag abyo, Apple vinegar hala abyo ma apoteetka ayuu kareeyaa???

  • @shukriyah7388
    @shukriyah7388 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks sis same problem aya i heyso daal low mod xanaaq daal wax fiican ba ka faiday wa ina tomorrow radsada vitamins kaat

  • @xaawamaxamed7885
    @xaawamaxamed7885 3 ปีที่แล้ว

    Walaasahy fadna Allah haku siyaadiyo cafimaadka

  • @sahraibrahim8871
    @sahraibrahim8871 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah tabarkalaa

  • @sadiahussein3899
    @sadiahussein3899 3 ปีที่แล้ว +8

    I hear you sister you are stronger then you think you will get there inshallah

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen insha Allah. 🌹🤲🏻🙏

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว +3

    Magnesium stearate or citrate 375mg qaado.abaayo.mood Ka murqa xanuunka Waxa dhan iyod Aapka waa Ka caawinaaya

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah fadna 😍❤👌👍

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 ปีที่แล้ว

    Fadna abyo aniga mar aan dhaqtar tagay oo aan xanuunsan waxay igu dhaheen hormoonkaga saaiid ah oo ma taagan meeshii la rabay kaniin bay iso qoreen had wan is ticmaala lkn kaniinga waxuu igu kiciyey gaastari wan ku caajisay baahi faro badan ayaan ku dareemaya hadan wax cuno had had beerka uun baa i.hura,wan yaabay wll

  • @asiyasalah5474
    @asiyasalah5474 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏 Sis

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 3 ปีที่แล้ว +8

    Abayo aniga wan qaba ila iyo 6 sano ayow i hayya waxa igu daran wa dabeecada o an wa yey iyo iyo madaxa kheebta maskaxda o ad i xanunta mararka kharna ad modo in dab ka kaca dal nef tur bisinketga asiga o ah 45 ayow igu dhacay kdib waxan garay 110 kilo 1 sano ayey iyo bar bey igu qadatay in an dib isku yareeyo hda 80 kilo ahay walina wan wada basto baris cuno kale ma cuno canbolo iyo roti is mariska o an ukon ku cuno bos moye cuno kale ma cono wlh xanunka o igu hayyo ilahey aya lo shega intas waxa iga daran ma jogo mel an dhaqtar ka ado wlh dhib ba iga hesta lkn illahey ayan cafimad weydisaneyna

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah abaayo

  • @faraxcabdirahman3966
    @faraxcabdirahman3966 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku caafiyo wllo

  • @farhiyaall4169
    @farhiyaall4169 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo, qof ookadhacsanyahay ma cunikaraa kaniniyaash?

  • @safiyabilan8078
    @safiyabilan8078 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @laylamohamed8303
    @laylamohamed8303 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo Thyroid ban qaba weliba ka dhaca waxaan qata dawaada 25grm daal timaha oo ii data iyo murqo xanuun misaanku hos bu ii dhaca maxaad isiin laheed taalo wllo insha allaah iyo dhiga xiita wuu iga khalkhalaay

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk fadna waad iga qoslisay buste oo kale ayan dharka u hoos galayaa ku lahaa dhib ma leh waad gaareysaa goolkaga inshallah

  • @hamsemohamed3699
    @hamsemohamed3699 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo ilmaha naaska maka joojise waxasoo kinin ah aad qadaneyso aniga cunugeygu aadbu u yaryahe

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว

    High quality.vitamins. Isticmaal

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 3 ปีที่แล้ว

    Abayoy plz meel kala so xariir dhibata iga heysta plz plz hada argto iso jwb

  • @fartun5763
    @fartun5763 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga THYRIODKA layahay marka iscaateynta bilaawo bil wado wuu iku soo kacaa markas rashinka ku waalanaa waxan bil iska riday kiiloyin ahaa lawa biri iskugu soo ceylinaa sidan wax u cunaayo taqtarka marka tagay THYRIODKA waaye iku dhahay dawana wuu ii diday marka wax kale la isticmali karo isheg London kula jogaa abaayo jwb

  • @maryamali1787
    @maryamali1787 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sister I advise you to do IF and keto diet it’s the best.

  • @fatimaa.abdullahi4424
    @fatimaa.abdullahi4424 3 ปีที่แล้ว

    Contraceptions cause weight increase too sis but inshallaha you will succeed soon

  • @aminafarid3521
    @aminafarid3521 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalo I have same problems for Thyroid, and I am always tried, pls can you send me that vitamins name pictures pls ... thanks

  • @ilovmylive7613
    @ilovmylive7613 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo dhaqtarka ma ku qoray dawo soconeeysa noloshaada mase ??

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllo

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 ปีที่แล้ว

    Fatima lool sis dont worry you are looking good and you are mom you make me laugh weights its not easy don't but yourself too much. Stress

  • @ahmedabdi3881
    @ahmedabdi3881 3 ปีที่แล้ว

    Asc anaayo waxkasto aa shegtay wanqabaa lakiin misankeeyga aad buu ukordhayaa wlhi waxa dareemaa daalbadan iyo hudo la aan iyo wahsi badan waxba masameysankaro waxan ahay hoyo afar caruura heesato maxaa igu cawin kardaa plse ila wadaag wax miisanka igarido wankudaalay wlhi thanks

  • @khadigiaali2371
    @khadigiaali2371 3 ปีที่แล้ว

    Shuran abaayo ruunt wa qabaa dhiibkaas daal cintadi diibiiryo xanaga iilowsho wa in cuna b12 shuuran wa noo faydeysay ajiir Allah ka siiyo

  • @aminaxaaj4
    @aminaxaaj4 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Mahadsanid wax badan oo aan arka ka hadleysa ilahay haku caafiyo waxan kuweydina kaniiniyaasha mid walbo waxoow roon yahay ma iisheki kartaa waxan ula jedaa shaqadey qabtaan Mahadsanid qaali luula?

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey qali wa dhawnahay 🥰👍

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว

    Habeenki wawti fiican seexo

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว

    18/6 intermediate fasting sameeylaakiinse grains inta cuneeysid. In la caayoobow.aa dhib aniga I'm hypothyroid from 2012 waa la iga qalay abaayo

  • @sareda1238
    @sareda1238 3 ปีที่แล้ว +1

    Sc thank you 🙏 walaalo I have some situation I take vitamins daily basis and I went my doctor they advised me I have to walk at least 30-40 minutes every day

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว +1

    Grain.free iyo coffee tea jooji abaayo

  • @umalkhayrfarah8459
    @umalkhayrfarah8459 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal faadna aniga waxan qaba thyriod wallo waa too high function weeyn sadax sano ka hor baan qalin galaya waxan aftar qalinka waxan kala kulam hormonkii thyriod mar waa low maran waa highi midka miiskii hoos buu u dhacaya markan qalinka galaya waxan ahaa 65 kilo hadan 55 baan maryaa hurdo xumo cunto xumo wahasi diiqad daal joogta aha oo imikaa waan yaaban calool istaag bilaa dhiiga malin kasta anemia lagu sheega walhi kaliya alle ha inag dulqaado amen dhaman gabdha somaliyeed ee qaban alle ha u sikharo😢

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 3 ปีที่แล้ว

    Asc oo wllo miyu ka tagin theyrodki marki lagu qalay ka dib wan oga barigi lagu qalay

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 ปีที่แล้ว +2

    Cafimad allaha ku siiyo

  • @amiiraomar1805
    @amiiraomar1805 3 ปีที่แล้ว

    Iron ka gormad qaadata with empty stocmuch miyaa

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 3 ปีที่แล้ว +1

    Sis Walshy ayaa laga qalay 2014 marka waa Caato iyadu waxyaabahasna way leedahay aad trir lkn misaan kuma kordhin wax vitamin ah maba cunto lkn waxaan ku waydiiyey majiraa kanini lagoo so qoray oo thyroid ka ah oo ad for ever isticmaasho

  • @saadomuhumed751
    @saadomuhumed751 3 ปีที่แล้ว

    Walalo qaaliyeey waxaan rabaa inaan kulasoo xidhiidho sideen kuu heli karaa?

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 3 ปีที่แล้ว

    Fadna Allaah caafimaad ha ku siiyo aniga cudurkaas ma qabo alx laakiin daal badan iyo xanaaq ayaan isku arkay miisana ma badno 54 ahay laakiin bal talo iga sii daalka iyo xanaaqa maxaa u daawo ah.

  • @bintifarah6963
    @bintifarah6963 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo wan kuslamay mcaney wan qaba thyroid ka waxay idhahen waa laga qali bishan marka abaayo xal iga sii bal qanjirka tnx 🙏

  • @tiinaali5560
    @tiinaali5560 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah fatna love you sister

  • @sahrahared2599
    @sahrahared2599 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha alah alxmdulilah ilaahi ku saqaray ayaa mahad leh alxamdulilah

  • @zamzamwarsame5698
    @zamzamwarsame5698 3 ปีที่แล้ว

    Abayo adi iyo ilmahaga seygada alaha idin xifdiyo abayo waxan ka cod sanaya ina iga cawiso hada taqan si liskaga jaro calosha hoyada qalan laba carur ban dhalay wana ligu qalay marka calosha so fakatay plz hada taqan igi cawi awalna misan keyga wuxu ahay 69 kama badan jirin lakin hada waxa noqday 79 abayo

  • @khalidosman4655
    @khalidosman4655 3 ปีที่แล้ว

    Abayo collagen qaf cunug nujinayo mais ticmali kara

  • @aishaosman9657
    @aishaosman9657 3 ปีที่แล้ว

    Fadna abaayo kaniiniga dimbirada saas uma fahan daneben ani hal xabo lee cunay waan tuuri jiray maxuu taraa horta faahfaahin iga so sii hoos qoraal igu so qor plz

  • @asmaibrahim122
    @asmaibrahim122 3 ปีที่แล้ว

    Asc fd shaqadaa badso green tea caab hanaa ku mashquliin Kaninadaa iskadhaaf lkn waa umushaa naskaa markad kadesiid wukadagii insha allah ajiskanaa ka duceso markad saldwalbaadukato❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @amirastylish8980
    @amirastylish8980 3 ปีที่แล้ว +1

    Fatou hn collagen marku kaa dhamado madib ayad uuso ibsada hn iso jawab anigu mar aya ibsadey marlaba man soo ibsankara wll

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall aniga aya leh thyroid Germany ayaa laygaga shegay UK na way idhahen waxba kuma hayaan ayay ileen yihin lkn waxan daremaya inay fiix igasobaxayso dhuuntuna way I xanunta waxas ad shegayso Odhan ban isku arkay bal wixi xala iyo talo ah inan kula so xidhidhan raba haday macqul tahay thank you

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll mcn🙏🙏♥️♥️

  • @Amira_artan
    @Amira_artan 3 ปีที่แล้ว +1

    QORAALKA MAANTA
    QISOYIIN Aj fadna
    I wish to win yaa rabbi

    • @hayatsuleiman5149
      @hayatsuleiman5149 3 ปีที่แล้ว

      Abayo aniga iyo adiga isku xili baan umulnay 16 bishan bay mushtaq 8 dhamaysay marka waxaad modaa in aad aniga iga hadlayso sida cajiska wahsi hurdo aan xad lahayn cunto aanba gaajo bi inayn aniga unbaabad iga hadlaysaayo dawoyinka maxay iga cawinkaraan

  • @user-mj6oi5fy8f
    @user-mj6oi5fy8f 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo tayroot hdaa qpto Urka Markaa Qado kininko io dawoyin ayad isticmaali maha

  • @haniofficial5155
    @haniofficial5155 3 ปีที่แล้ว

    Abayo thyroid kan kacsan 4.33 lanbarkas cadi miya mise

  • @ayanmohamed5253
    @ayanmohamed5253 3 ปีที่แล้ว

    Sc wll waad ku mahadsantay sidaad noogu FAA iidanaso lakiin rabaa inaan gaar kuula yara hadlo fursad ma isiinkartaa pls

  • @zahraliving5331
    @zahraliving5331 3 ปีที่แล้ว

    Asc habo anigu waan qabaa misankeygu wuu isaran yahay dawada ayaan isticmaali doonaa

  • @rahmacadey7881
    @rahmacadey7881 3 ปีที่แล้ว

    Thyriodka abayo ini la qabo maxa lagu ogan kara? Ma xanun iyo wax aya ku qabanayo ? Wll ani dadeyda iyo misankeyga isma lahan maeka dhahao 20 jira misnakey la giiriyo wlhi 30 laygu qayasaya ano 20 tanki sano i galin xita

  • @nafatasaid4189
    @nafatasaid4189 3 ปีที่แล้ว

    Walal waa ruta anigaba waya igu dhacday vitamine ka isticmal zinc +vitamine c

  • @nasramohamed785
    @nasramohamed785 ปีที่แล้ว

    Alleh ha ku cafiyo wll aniga wuu ugu kacsanyhy ayu dhakhtarki igu dhahy

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo aniga xitaa I'm.hypothyroid 2012 until know vitamin d 20 mg iron always

  • @funny-tl2sz
    @funny-tl2sz 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aad ayuu udhibbadan haya wllhi ani xitaa wa iguyaal bis alx waxn iska cunaa dawo keyga wa kii dhacsanaa alle han caafiyo aamiin

  • @quenhana1263
    @quenhana1263 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo kulamid ahay xitaa inaa uur qaado ma awoodo icaawi hadaa wx bi inkaro jiro

  • @ayaanmaxamed9739
    @ayaanmaxamed9739 3 ปีที่แล้ว +1

    aniga thyroid ban leyahay muda 16sana ah cilada igu ween wa xanag dax yar uma dulqadan karo subax kasta kanin ban qat L thoxcin 75 misankeyga 80 kama dego lakin muqal ahan catan u ekahay markan misan koran wa 80 cunada macanta wey i qabata kama jogi karo markastan ferada iga dhacda anemic ban noqda allaha na wada cafiyo

  • @aminanur131
    @aminanur131 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga ayaa qaba xanuunkaa waxaan ogaaday 2019 aniga buro igama soo bixin lkn waa low waxaan dareemaa caajis fara badan iyo daal iyo wadno xanuun iyo caado wareer calaamadahaas ayaan leeyahay wax miisaana iguma kordhin oo normal weeye miisaankayga waxaan qaataa daawo joogtaa lkn waxaa iigu daran wadno garaac iyo daal iyo caajis ilahay hayna caafiyo dhamaanteen

  • @amalali5588
    @amalali5588 3 ปีที่แล้ว

    Qurxay merci aritan way igu dhacday

  • @healthybenefits1643
    @healthybenefits1643 3 ปีที่แล้ว +1

    Zinc vitamin for.immunity iyo.converting.to T4 and t3

  • @umalkhayrfarah8459
    @umalkhayrfarah8459 3 ปีที่แล้ว

    Miisankagu hoos buu u scoda maxaan samyee

  • @sabaadabdilahi4136
    @sabaadabdilahi4136 ปีที่แล้ว

    Wllo anigu wu icaateeyay aad iyo aad ee maxan sameeya qlli

  • @alishaaliosman3659
    @alishaaliosman3659 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayo anigabaa laba sano kahor baa layga qalay thyroid Daal iyo diiqaad murqaxaanuun saa id ah baa dareema wa mahadsan tahay vitaminskaas baa so ibsan

  • @asiaa1128
    @asiaa1128 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga mudo labo sano ah wax feex ookale ah baa kalxanta igaga taala marna way noqon marna way soo bixin lkn sandkaan waxaa modaa inay had sidii hore dhaanto malaga yabaa inay tahay kaaga oo kale

  • @laylamohamed8303
    @laylamohamed8303 3 ปีที่แล้ว

    Bal isoo sheeg wllo waax iga cawiya waxaa aad sheegtay oo dhaan waan kula qaba aniga waaka dhaca Thyroidka waa 25grm wllo tima way ii Daten iyo murq xanuun daal dhiga wuu iga khalkhalaay ilhy haynga kaxeeyo wllo taalo ka sugi misaanku hosbu iga dhacay talo ka sugi qaali

  • @hanayar3587
    @hanayar3587 3 ปีที่แล้ว

    Collagenka imisa xabo malinti qadataa?

  • @filancadey2992
    @filancadey2992 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo aniga wuu I hayaa cunta aad u cunaa wlhi intaa sheegta wan qabaa