Astaan tv kansarka ku dhaca hunguriga iyo Dr mukhtar ahmed nur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2018

ความคิดเห็น • 52

  • @SamiiraHasan-be5xg
    @SamiiraHasan-be5xg หลายเดือนก่อน

    Dr inan aanu ilmader nahay ayay wax yar o kusan thyroid dhinicisa kaga yalan mana xanuunto waxna way liqi karta e dr mala odhan kara thyroid waxa wu leyahay jawb dr pls

  • @dahabomaxamad4034
    @dahabomaxamad4034 ปีที่แล้ว

    Allha umada hacafiyo aniga nuta wa ixanune lkin laqitanka ima nimayo wa cadi mideda kale afqalel darema iyo ini afka qodxo igajiran carirga wan darema lkin laqitanka imanimo

  • @aminaideed6978
    @aminaideed6978 ปีที่แล้ว +1

    Doctor mudo laba todobaad ah ayaa waxa i xanuunaya hunguriga wax waan liqaya lkn way i damqaysaa cuntadu sido kale dhegaha I xanuunaya manay qarxin waan shakiyay waxan tegay dhakhtar wuxu I mariyay computer wuxu igu yidhi waxba badan ma qabtid limb nodes ka ayaa yar bararay waad iska bogsanaysaa ayuu yidhi welina way I xanuunaysa weliba xagga dhuunta xigta
    Iisoo jawaab please dr

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      Wllo hadda sidee thy anaa kula midee

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      Wllo hadda sidee thy anaa kula midee

    • @aminaideed6978
      @aminaideed6978 ปีที่แล้ว

      @@nasranuuxnasranuux8855 wll weli sidiban ahay wll tuumba laygu dhaadhiciyy gaasba kugu xumaday ayay igu yidhahdeen xaga qanjaha iyo hiliibdalqaha iyo hareerihiisa ayaa I casaaday mililna keenay bal adna wll iisoo wrn

    • @Durun14
      @Durun14 6 หลายเดือนก่อน

      Anigaba sidaas bay i dheheen gaas baa ku haya see noqotay iiwrn saxiib.​@@aminaideed6978

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 3 หลายเดือนก่อน

      Aac abyo aamino hadda sideee thy anigu weli wuu ixanuunaaa dawo ma heshy adi bal mel an kaala soo xidhiidhaaa​@@aminaideed6978

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 ปีที่แล้ว +5

    Siilada xabatul soot caadi u isticmaala waa daawo xitaa qofkii cabinkaraa ha Cabo nabarada yar yar ee bugs an waayey hadii lagu shubo waa ka daawo

  • @amiinabdiazizamiinabdiaziz3874
    @amiinabdiazizamiinabdiaziz3874 ปีที่แล้ว +1

    Waan iskaga shakiye wlh 😭

    • @user-ny4xq5si7q
      @user-ny4xq5si7q 5 หลายเดือนก่อน

      Maxaa darmeesaa wllashy😢

  • @saeedasaeed7345
    @saeedasaeed7345 2 ปีที่แล้ว +2

    Waal ani in lii cijinayo cml aan dharema wax yax cariiri lkn gaas baan qabaa aan umaleyay

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll gaaska daawo kaadaaweeneeso makugu caawiyaaa

    • @asmomohamud6586
      @asmomohamud6586 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 maxa weye abayo ana qabee

    • @queendheman9839
      @queendheman9839 ปีที่แล้ว

      Wll ani xata sabanHaya walhi dhunuta cadhidhikadarema

    • @samiiracabdi9800
      @samiiracabdi9800 ปีที่แล้ว +1

      Dawo noso shega an cuno hunguriga ama dhunta na xanunayo an modayno inu naqasku magu dhagayo maxa waye wll yal

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      @@samiiracabdi9800 abayo sidaaa ka noqoty anigaa kula mid ah hdaaa ka caafimady maxaa cunto

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว +4

    Xanuunka aniga iska shakiyey hunguriga meesha cuntada marto ayaa ii xanuuna waliba sida xuntada igu tagan tahay moda

    • @adanomarsabrie7889
      @adanomarsabrie7889 3 ปีที่แล้ว

      Please iso jawab aniga waxa ixanunayo xabadka dhig ayan matagaa

    • @queendheman9839
      @queendheman9839 ปีที่แล้ว

      @@adanomarsabrie7889 wll gasa maqabata gasaka wukena dhiga xabdaka

    • @aminaideed6978
      @aminaideed6978 ปีที่แล้ว

      Sidaad noqotay sxb kula midaan ahee

  • @faadumocaliyuusufmuuse5016
    @faadumocaliyuusufmuuse5016 3 ปีที่แล้ว

    Mala kaqaadaa casarka dhuunta

  • @moharaamsey811
    @moharaamsey811 4 ปีที่แล้ว

    Anoo igu dhacy waxan qaaty chimo trahpie iyo strahlun trahpie wey dhib badantaby daawadaas waxaa jiraa 23

    • @drmuktarahmednor7377
      @drmuktarahmednor7377  4 ปีที่แล้ว +2

      ilahey haku caafiyo wll dawada si taxadar u isticmaal

    • @naimasaid283
      @naimasaid283 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaha ku cafiyo

    • @moharaamsey811
      @moharaamsey811 4 ปีที่แล้ว +7

      Aad baa umahad santihiin alxamdulilah hada waan caafimaady ilaahy waxan karajynayaa sidoo iicaafiyy inu noole walba ee xanuunsan inuu caafiyo

    • @abdinasirsaidhussein1204
      @abdinasirsaidhussein1204 4 ปีที่แล้ว +2

      @@moharaamsey811 sac moha walaal xanuunkaas qanjirada qoorta maku dhacaa

    • @moharaamsey811
      @moharaamsey811 4 ปีที่แล้ว

      Sxb qaaaali haaa ani qanjirkaa ibararay madax xanuun saaiid ah buu leeyahay