Cudurka ku dhaca qanjirka ee Tyroid-ka | Thyroid Disease | Somali Bridge - WA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Taxanaha Caafimaadka: Wax ka baro xanuunka ku dhaca qanjidhka ee Tyroid-ka. Waa Abdulqadir Diriye, Bs, RDCS, ARDMS wuxuu kamid yahay guddiga Somali Health Board. Wuxuuna noo sharaxaya xanuunka Thyroid-ka, calaamadaha iyo sababaha keena qanjirka thyroid. Abdulqadir Diriye, is a board member of Somali Health Board. He works at the University of Washington medical center and is here today to explain the symptoms and causes of "Thyroid Disease".
    Daawo Part 2: • Part 2: Cudurka ku dha...

ความคิดเห็น • 73

  • @deeqalaki5224
    @deeqalaki5224 หลายเดือนก่อน +1

    Dr wax badan Baan kaa faaid ney thank you dr

    • @ayubayub-r6m
      @ayubayub-r6m 19 วันที่ผ่านมา

      Wll cunaha iyowdnaha iyocalosha wuixanuna

  • @aaminasahra8480
    @aaminasahra8480 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr Cabdiqaadir Diiri wax badan
    Baan kaa faaid ney thank you Dr

  • @abdullahiyousef4192
    @abdullahiyousef4192 5 หลายเดือนก่อน

    Walkiis. Wamaxay dawada loo khaato ugu fiican

  • @shankaroondikow8913
    @shankaroondikow8913 ปีที่แล้ว +1

    mshalah diktoro baxar sarsaafkaa karaan hadii kuu guurto dhuntaa

  • @abdibadar001
    @abdibadar001 4 หลายเดือนก่อน

    Asc mahadsanid

  • @issackdeqow
    @issackdeqow 2 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq muqtar Masha Allah jazakallah

  • @cisocabdalle458
    @cisocabdalle458 ปีที่แล้ว +2

    Dr waxa baraar ah ma qabo lkin hurdo la aan iyo hurjirka iga shidan waxan qate kaniinkan LEVOTiROn 50TABLET

  • @abuukarmohamedqaali9519
    @abuukarmohamedqaali9519 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waxaad noosheegtaa cuntooyinka udaran iyo kuwa u fiican

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 10 วันที่ผ่านมา

    Gabar yara ahy T4 300 kacsana lee dhahay Thyromzol 5mg leso qore
    Wxan isku arki jire
    1 wadno garac said ah
    2 strees
    3 hurdo xumo
    4 dhunta oo ges yar iga kuste mrka wax laqayo daremo
    5 kulel uma adkesan karo
    Mxa igula talin laheyd dr

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 7 หลายเดือนก่อน

    Dr ugu horen wan ku salamay
    Aniga waxan isku arkay
    Daal Joogto ah
    Maqalka Dhagaha oo ARYO ku jirto
    Barar ka muda Lawada Daan Hoostoda
    Caga Olol Saa'id ah
    Lakin Dhuntan Ad SO Dhigtay adiga ANIGA MA LIHI BARAR INTA LEG
    MAXAA SAMEYAA DR ADO MAHADSAN

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah

  • @ridwanabdijamac9860
    @ridwanabdijamac9860 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku cafiyo

  • @BahjoHussein-j6w
    @BahjoHussein-j6w 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahaw naga caafi aniga inta qapta😢

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  9 หลายเดือนก่อน

      Amiin walaal 🙏

    • @queenaxlaam456
      @queenaxlaam456 9 หลายเดือนก่อน

      Aamin wll aniga hadan isku arkay abaayo wax la cuno maa jiro

  • @sahromaxamud4359
    @sahromaxamud4359 ปีที่แล้ว +1

    Madha allaah

  • @Diamond-xp7qf
    @Diamond-xp7qf 10 หลายเดือนก่อน

    Dr Lanberkaga Whatsupka rabaa thyroid glands problem ba mom kayga haysaa calamadahan bay a leedahay hyper ka ah marka inan kula sooxiriiranrabaa. Haday suurtagal thy Thnks

  • @XamdiXidigow
    @XamdiXidigow 2 หลายเดือนก่อน

    Xage jooga dr

  • @raxmacige1276
    @raxmacige1276 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar waxa ixiijisay candhuufta loyaqaan xaakada dhawrsano wan ladhibany bal tala iga sii

  • @daaarah
    @daaarah ปีที่แล้ว

    Tefonk rabaah My brother

  • @maryamadheer2524
    @maryamadheer2524 2 ปีที่แล้ว +1

    asc. qajirada. yahayn. is. kajare. kadiba. waxan. qad.a. taroka

  • @couplesbarleyandmndhyy9014
    @couplesbarleyandmndhyy9014 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Cabdiqaadir Diiri wax badan ayaan kula socda Een waxan donaya sii Aan aragti kugu tisiyo nabar kayga lambar WhatsApp waxan leyahy xumaad iyo awood dari iyo qodobo badan Ood ka hada shay hada nabar kasi Uu igu so baxay information ℹ️

  • @Diamond-xp7qf
    @Diamond-xp7qf 10 หลายเดือนก่อน

    Iney hyper noqoto ama hypo thyriodka kee Daran Dre

  • @simanali9777
    @simanali9777 ปีที่แล้ว

    Intee jogta dr aad iga daawayside

  • @FadumoAli-mw4xw
    @FadumoAli-mw4xw ปีที่แล้ว +1

    waniskuarkay Datarkuna wuigushegay lakin waxan daremayaa gudaha inukujiro

  • @deeqmuuse7145
    @deeqmuuse7145 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh dawadiisi

  • @hodannur8637
    @hodannur8637 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr mahadsanid mrka hore inan siyaara imadan raba e xgen kala so xarira number ireb thanks

  • @MeymunJuba-no8gl
    @MeymunJuba-no8gl ปีที่แล้ว

    M,a allenku xfdo

  • @princessibtisaam4003
    @princessibtisaam4003 ปีที่แล้ว

    Dr waxan ku waydina aniga thyroidka wy dhacsanyahay hada dhaqtarkayga wado ayu iqoray suaashayda waxa waye anigu dawada cunayo uur maku qadi kara please iso jawab

  • @ayishaaaa.jimaaa4511
    @ayishaaaa.jimaaa4511 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ibtisaamibtisaam2091
    @ibtisaamibtisaam2091 ปีที่แล้ว +2

    Asc DR mgceygu wa Dheeman in kudhaw 8sanno qaba teyrodka 3 sano kamid ah jirkeygy isma badalin alxm 5sanno Alle xanuun aya igu bilowday madax xanuun aad ubadan ilkaha OO jirado kadibna Datta garaca wadnaha OO aad ubadan qabow Io kulel isku mid ah tintii OO dadatta lughii oo barara indhaha OO bannka uso baxo cuntadii OO liqi wayo arktida yarato India aya Dr uadey iskaan aya leyga sarey Dawo sanad ah leyso qorey 4isbucna dhiggo aya leyga qada hada Somalia aya kuso labtey mana jogo Mel dhigg leyga qado dawadina wan udhibanahy .marka maqadan kara dawladii GRAMkeda 10 ayuu aha xiliga

    • @ibtisaamibtisaam2091
      @ibtisaamibtisaam2091 ปีที่แล้ว

      Inta aad shektey wan ahay waxa idhere qeylida dadka OO idhibta marwalba OO nerfaha ikacsan jirkii OO si dhinta marba marklle walwal bdan alxm marba alxm alxm Alle aya MHD leh OO xanunka mesha ugu Ekeyy

    • @habonmoussa2903
      @habonmoussa2903 ปีที่แล้ว

      Allaha ka cafiyo walashay macn

    • @adoonkiialle919
      @adoonkiialle919 ปีที่แล้ว

      Geed oo daawo ah nabigena ino sheegay ayaa oo lagaga caafimado illaah baa caafimaadka hayee oo layiraahahdo qisdul hindi bakaaro mogdhisho aa laga helaa qabka loo isticmalana youtube ka harlaysan dada dhahayya thyroid aan ka fiicnaday

    • @ibtisaamibtisaam2091
      @ibtisaamibtisaam2091 ปีที่แล้ว

      @@habonmoussa2903 aaamin aamin Abyo mcnto

    • @ibtisaamibtisaam2091
      @ibtisaamibtisaam2091 ปีที่แล้ว

      @@adoonkiialle919 MHD snd mcney hdan firinaa Insha Allah

  • @deeqmuuse7145
    @deeqmuuse7145 2 ปีที่แล้ว

    Anigu dhuutta Ayaan xanun kadaremaya dr

  • @HayboMohamed-nh3be
    @HayboMohamed-nh3be 4 หลายเดือนก่อน

    Xulbatha thyroidka mey uficntahay

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 ปีที่แล้ว

    Alah ku daayo ameen

  • @mahamedmahamed13
    @mahamedmahamed13 6 วันที่ผ่านมา

    Ana khawa thyroid 😥😥😥😭😭😭😭😭

  • @khadromustafe6640
    @khadromustafe6640 ปีที่แล้ว

    Maxakeenah dhuun qalalka

  • @souleikaahamed541
    @souleikaahamed541 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Cabdiqaadir Diiri wad mahad santahay waxbadan baan kafaiidney balse aaniiga wala iigasarey hada maalihi lakin waxaey iikentey dhiib marki laijexay kadib sida khufoco kale waxan ka khfaca dhunta marking sexdoo waxn dhha khiq siinaqas igu daga yokele siida neef la khlayo kale

  • @QalbiNuuraHassan
    @QalbiNuuraHassan ปีที่แล้ว

    Wuuihaayaa kaas ilaah hanaga qabto

  • @tienssomalia2023
    @tienssomalia2023 ปีที่แล้ว

    PPT doctor ka halke ka heli karaa

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 ปีที่แล้ว +1

    Maxa layskaga daweeya

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  ปีที่แล้ว

      Walaal anagu calaamadihiisa iyo waxa lagu garto ayaan kula wadaagnay, fadlan wixii la xiriira daaweyntiisa kala xiriir dhakhtarka goobta aad joogto. Mahadsanid

  • @habonmoussa2903
    @habonmoussa2903 ปีที่แล้ว

    Aniga 2 sano ihayaaaa marka timaho ika dataaaaaa lugahaaa ibarara cadho badan madax xanun badan dr lambargaga isheg plz

    • @abdulrahmanmoha3424
      @abdulrahmanmoha3424 ปีที่แล้ว

      Wll isku mid baanahy hada waxaan isticmaala daawa lkn ilaa hada isbadal maan arkin miyaa leeska saaraa iisheeg

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 ปีที่แล้ว

      Dhunta hadey ku bararasanen waa kan dawada aniga 2022 isku arkay dhunta ibarartay bisha 4dhatar aaday qalin leydhay africa jogay hada switzerland imaday bishi 6 29 sanadkan leyga qalay dawadeda ayaa cabaa Alxamdulilaah sidi hore waa dhamaa qalin wanagsan helay baaris fican Alxamdulilaah

  • @sucaadyusuf1600
    @sucaadyusuf1600 ปีที่แล้ว

    Asc diktor maxa lagu daweynkaraa taleefonkaga wasabka ayaan ubahanahay

    • @Ahmediamfreemann144
      @Ahmediamfreemann144 5 หลายเดือนก่อน

      Thyroxine kiniin ladheho laqataa
      Subax walba 1 mid laqay quraacda kahor muda 45 dhiiqo ah ama 1 saacba🥸

  • @AbdiAbdullahi-u9g
    @AbdiAbdullahi-u9g ปีที่แล้ว

    Mahad sanid walaal jisakumulaah qayr

  • @cabdulahiyare-tx9kh
    @cabdulahiyare-tx9kh ปีที่แล้ว

    Malaga biskoodaa tayroodka

  • @ridwanabdijamac9860
    @ridwanabdijamac9860 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @ayishaaaa.jimaaa4511
    @ayishaaaa.jimaaa4511 2 หลายเดือนก่อน

    Pls pls😢😢😢😢😢

  • @FardowsoaxmadCali-mi4kn
    @FardowsoaxmadCali-mi4kn ปีที่แล้ว +1

    ii

  • @seynababdulahiseynababdula4241
    @seynababdulahiseynababdula4241 ปีที่แล้ว

    Dawadiisa noosheeg

  • @shankaroondikow8913
    @shankaroondikow8913 ปีที่แล้ว +1

    baxarsaafkaa

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahadsantahay doc cudurkaan makabaxyaa dadka maxaan cuno ayaa sababa

  • @sihaam9103
    @sihaam9103 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @deeqoxuseen4469
    @deeqoxuseen4469 ปีที่แล้ว

    Ye mashaallh

  • @maxamedgahayr9116
    @maxamedgahayr9116 ปีที่แล้ว

    Dictor haduu dhacsan yahay kininka malacuni karaa

    • @Ahmediamfreemann144
      @Ahmediamfreemann144 5 หลายเดือนก่อน

      Haa marwalba wd cunay hadiiba lagaaheyl thyroid subax walba quraacda kahor 1 kiniina qaadany 45 daqiiqo inta aanad quraacan kahor🥸