Barnaamijka Caafimaadka Dr. Cali Macow Aweys, xanuunka Thyroid-ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs Dr wada mahadsntahay

  • @apdirahmaanapdulle4165
    @apdirahmaanapdulle4165 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxn salaamaya Somalia cable khaas ah Dr cali macow fadal Dr ka waxaan weeydiiney ma waate thyroid ka xaaqo badan waxn isku arkey xaako badan waan sii caatoweya daal badan madax xanuun wayaab badan kamida thyroid ka

  • @Ikrina
    @Ikrina 2 ปีที่แล้ว +1

    I have Thyroid problem I have a headache weight again short Breath tried mood swigs I feel cold and sometimes hot I also have sleep problem

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 ปีที่แล้ว +1

      Me two what I can do ?? I take tablets still

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 3 หลายเดือนก่อน

      Asc, sister my wife has it and she live in somalia, but I live in the state's what can she do or what should I do to help her with this situation, what medicine should I buy for her, she has the swollen throat

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid

    • @andrewjalen8727
      @andrewjalen8727 3 ปีที่แล้ว

      Sorry to be so offtopic but does anybody know a trick to log back into an Instagram account??
      I stupidly lost my password. I appreciate any tricks you can offer me

  • @sweramohamed-u7x
    @sweramohamed-u7x 3 หลายเดือนก่อน

    Dr inteeh ka heela Yaa igu cawiiyo meshaa Laga heelo Yaa isheegaya

  • @FartuunBaashiir
    @FartuunBaashiir หลายเดือนก่อน

    Ani jirkaa ibararasan logaha igudaran jirko dhan markaay logu ibaran bu

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

    Dr macow aweys thank you

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

    Dr ali Macow aweys mahadsanid aniga wa qabaaa tayroodka kanin wa xunaaaa 20 kg still I have head disease still angry what can I do ??

  • @RoodaKhaliif-td8ow
    @RoodaKhaliif-td8ow 3 หลายเดือนก่อน

    Asc dr lanbarka whatsAppka iima soo qabanyo malaha miyaa wll dr waxan waydiin lahaa waxan leeyahy tayroodhka soo burnaada ee cunuu soo buurnado daal badan lafo garaac muruqyo xanuun tintoo iga daadata ceejin marmar xumad iyo dhandho kulyl jirka ah qoorta gadhaasheda oo imadoobaty intii laygu shegy xanuunkan iyo wadno garaac alle baa dawada bixiya dir ila soo tali

  • @xamdiqurux3084
    @xamdiqurux3084 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqtarkan waan ubahnaa intee kahelaa

  • @faadumoxasan1872
    @faadumoxasan1872 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Somali cable Dr nooshar cudurka tayroodla

  • @khadarahmed8473
    @khadarahmed8473 ปีที่แล้ว

    Maxaa lagu daweeyaa

  • @xafsoaadam2863
    @xafsoaadam2863 ปีที่แล้ว

    Aniga 2 bilood ka hor laygu soo sheegay mudo 3 sano 5 bil ay uur raadina uur mayeelin Thayiord ka hoose lagu soo sheegay uur ma lagu yeeln karaa mise Waa is deeysen uur inkastoo uu allah jiro subax kasta aniga hal xbo kaniini qaata Anoo gaajo ii heeso

    • @FartuunHaaji-v1d
      @FartuunHaaji-v1d 7 หลายเดือนก่อน

      Asc

    • @NimcoMohamudAli-g1y
      @NimcoMohamudAli-g1y 4 หลายเดือนก่อน

      Abyo uur waa lagu yesha ani aya qaba ka hoseya wiil ayn ku dhalay Hadda dawo ayn qata

  • @hodanmuuse8968
    @hodanmuuse8968 ปีที่แล้ว

    Hooyadu haday teyroonka la nooli hadii ay caruur dhasho ma ku dhali karaan

  • @maryanhassan8777
    @maryanhassan8777 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll tyroid aya leyahay kan dhacsan lowga ah marka qufac badan aya ihaayo isbital aya jiifa hada asxby ii so duceya

    • @nasrocqaadir7109
      @nasrocqaadir7109 2 ปีที่แล้ว

      Illaaahoow caafimaad taam Ah ku sii yaarrbii

    • @maryanmacalin6175
      @maryanmacalin6175 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo abaayo Aamiin yaa rabi

    • @maryanhassan8777
      @maryanhassan8777 2 ปีที่แล้ว

      @@maryanmacalin6175 waa alxm reestay xanunki ihaye waxu aha pneumonia

    • @maryanmacalin6175
      @maryanmacalin6175 2 ปีที่แล้ว

      Bisinka maxaa ladhahaa abaayo

    • @maryanmacalin6175
      @maryanmacalin6175 2 ปีที่แล้ว

      @@maryanhassan8777 pneumonia

  • @zamzamcali7938
    @zamzamcali7938 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxan la xanusanaya xaunka tayroonka ee xagen idinkala so xidhidhina lanbar whadsabka leh ma jiro miya waxan joga itobiya bibles iso shega lanbar whadsabka leh

    • @ShukriMahamud-y1m
      @ShukriMahamud-y1m 8 หลายเดือนก่อน

      Abaayo ani Ethiopia ayan jogaa Ana wa la igu shegy hda hlked jogta

    • @Fadumina856
      @Fadumina856 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@ShukriMahamud-y1mAbaayo drkaan baa dawweyaa cudurada cunaha ku sabsan oo dhan inta badan noirobi buu joogaa lakiin marmar buu xamar imada.

  • @umbilaal2246
    @umbilaal2246 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr wa iiga Buroyiin baan kuleyahay maxa dawah

  • @rayaadaxmed4401
    @rayaadaxmed4401 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa keena teyrootka

  • @JowharFilms
    @JowharFilms ปีที่แล้ว

    Ditoore mahad sanid ❤❤❤

  • @cabdimacalin44
    @cabdimacalin44 2 ปีที่แล้ว +4

    War dhaqtarkan anaa aqaan una tagay waa iimaan laawe iskumana kalsoona markuu lacag fiican kaa qaato ayuu daaeada markuu kuu qoro warqada kuuma dhiibaayo

    • @drrahmoabdulahi7139
      @drrahmoabdulahi7139 2 ปีที่แล้ว

      Haa waan maqly meeqa kaga so baxdy maamo aan qaraabo nahy 900ugu so baxdy wx weyna meysaan qabin

    • @fardowsomaxamad8024
      @fardowsomaxamad8024 ปีที่แล้ว

      Muqdisho mow ka howl galaa

    • @cabdimacalin44
      @cabdimacalin44 ปีที่แล้ว +1

      @@fardowsomaxamad8024 waagii crona virus ayuu yimid nayrobi ayuu ka hawl galaa

  • @deermaxameddeer7550
    @deermaxameddeer7550 6 หลายเดือนก่อน

    Tellkiisa noo soo qor

  • @abdiwahabkhalif8536
    @abdiwahabkhalif8536 ปีที่แล้ว +1

    Waa ordikaraa manasoconkaro Waa Sheekokale

    • @Ftm63
      @Ftm63 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaa afar iyo labaatin saac Tv fidhiya dad u baahan mala hee Iska tag dheh maskiinka