Xanuun kaas waxa Keena daanbi aadane laga Galo oo uu ka galey qofka uu ku dhacey qof AAn awood laheyn iyo in allaah uu UGA dac woodo allaah na uu UGA dhigo ciqaaab hadey yihiin ilmana waa wax uu waalidku geystey ileen kama dhihi karee ilma daanbi galey mida kale dhakhaatiirtu waxey sheegan wax ey ku sheegan aqoon iyo ayaga oo ka fogaado allaah inta badan qofkasta oo ismooda in uu aqoon diimeed laheyn lkn haduu leeyahey diin ayada ayaa aqoon leh waxa uu ka daweyn karaa asaga uu allaah na la talo saarta lkn in badan oo sheegta in ey islaam yihiin ayaaga kasii xun gaalada oo aamin San ba waxa uu gaal usheego waayo gaalkii ayaa haduu rabo in uu kaa daweeyo cudur ku dhihin anigu kuma daweyn karo lkn awooda allaah ayaa leh lkn adna allaah bari lkn kan diinta sheegta
Xanuunkan alle ha inaga badbadiyo intu hayana alle haka xayuubiyo waxa laga yaba inuu waligiiba dadka layn jiray lkn aan la fahamsanayn hebel waxasa haya waxasa dilay ba la iska dhhaya waa qof canser gogoyey 😢yaa allaaah caawi musliminta meelkastoy jogto
Wariyaha Rug cadaaga ah abdisalam hereri runtii in badan ayaan ku daawaday ,Waxankaa faaiiday aqoon iyo waayo aragnimo aan u yeeshay meelo aan moogaanaa alleh haku sharfo wll
Waxa yaab leh in dhakhaatiirta Hargaysa aanay xaruntan dadka usheegin ee ay ka qariyaan. 2020 Habaryartay oo loga shakiyay halmar nooma ay sheegin in xaruntan jirto.
Xishoo saaqidyahow Sheekh mustafe waa qof sharaf leh oo umadiisa dhinac ka raacay adna waxaad ka hadlaysa Fahad oo gacan ku dhiigle cuqdadaysan oo Alshabaab ah oo dadkii reer muqdisho ee u la dagaana buu xasuuqay, Fahad wareysi muu bixin ee su'aaalo diyaarsan bay ahaayeen jaahilyahow masgaxda ayaad ka bukta, Tusaale yar oo fudud baan ku siin wareysiga Fahad yaasiin week ka hor waxa la wareystay saxiibkii yaasiin farey oo sheegay in Ikraan Alshabaab dishay muxuu wariyuhu u weydiin waayay waxa fahad sheegay iyo Yaasiin farey ay kala duwanyihiin, mida kale Herari maaha qof like iyo TH-cam Ku nool waa qof wax bartay oo like uma baahna
لم تطهر الفاحشة في قوم قط حتى يعلنوا بها إلا فشا فيهم الطاعون والأوجاع التى لم تكن مضت في أسلافهم الذين مضو Xanuunadani danbiyada dadku samaynayaan ee banaanka loola soo baxay sababtooda ayay ku yimaadeen waana tuu nabi muxamed scw 1400 oo sano ka hor sheegaayay
Erey bixinti 60 sabadood ridia hargaysa iyo bbc laabta afsomaligu adeegsanayeen ee ahayd wa siduu hadalka u dhigaye ayuu xasan bariise oo bbcda muqdisho uga soo warami jiray xiligi dagalada ku leyahay aniga kernay wanu u garadsanay bbcda oo adeegsata ereygan 1988 ki dagaaladi hargaysa iyo burco ayaynu dhegatsan jirnay bbcda oo tidhah wa suda u hadalka u dhigay e marka cabdi salaan hereri bbcda ayuu ka shaqaynayay bush hause ka ayuu warka ka soo dayn jiray marka hqdalo iyp erey bixin rag hore laha in u sheegto wa ceeb hereri waxanu ka codsanayna in u ereyga iftimiyo waxa jira ereyo badan oo hereri iyo aadan nux dhuule iyo dalmar ay lahayen oo warbaahintu aadeegsato mana sheegtan
Hereri haaye haaye waan ku taageeraa waanan ku faraxsanahay inaad channel aad kaligaa leedahay yeelatay waanan kuu subscribe gareeyay oo waad u qalantaa barnaamijyadii qiimaha badnaa ee aad ku hawshootay dad kalana kula dheefayeen dhibse ma laha horaynu u soconaynaa Dadka kalana waxaan ku boorin lahaa in subscribe loo saaro waa wariye qabyaalad la aana u dhaxeeya soomaali oo dhan waayo arag
Wariyaha Somalida iyo ugu qaalisan legend Hala gaarsiyo 100k intas iyo inkabadan wa u wa u qalmaa
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤
Scw Scw Scw
Ilaahow anaga haay anagoo dhan intuu haayana ka caawi yaarabi
Dr. Cismaan ilaahay haku xafido cilmiga iyo cafimadkaba ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲
Waa xanuun laga ducaysto alle haynga amaansado inta uu hayana alle haka dulqaado
Dr Cismaan macalinkaygii pathology Allah ha xafido. Thank u Camuu Hereri
AMEEN
muuqalada soo jar jar wariye dadku ma dawadan muuqalada dhaadheere
M.a hareeri cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuurajaynhayaa
The best Somali expert journalist.
Horumar ayaan kuu rajaynayaa markasta.
Waa Xanuun Aan Dawo Lahayn ILahay Umada Haka Dul Qaado Inagana Hayna Hareer Mariyo
AMEEN YAA ALLAH
Walaal waana hiddo oo familyada qaar baa u nugul, waxaan arkay inan caddaan ah 20 sano horteed bay igu tidhi hooyaday iyo ayeyday cancer baa dilay anna wuu i dili doonaa, maalin dhoweyd baan wacay waxay tidhi waa i hayaa, oo wiigag baa la ii qabtay oo waa aggressive one, cajjiib
Amiin
Abdisalan Herari guul iyo gobonimo ayaan kuu rajeenayaa....
Xanuun kaas waxa Keena daanbi aadane laga Galo oo uu ka galey qofka uu ku dhacey qof AAn awood laheyn iyo in allaah uu UGA dac woodo allaah na uu UGA dhigo ciqaaab hadey yihiin ilmana waa wax uu waalidku geystey ileen kama dhihi karee ilma daanbi galey mida kale dhakhaatiirtu waxey sheegan wax ey ku sheegan aqoon iyo ayaga oo ka fogaado allaah inta badan qofkasta oo ismooda in uu aqoon diimeed laheyn lkn haduu leeyahey diin ayada ayaa aqoon leh waxa uu ka daweyn karaa asaga uu allaah na la talo saarta lkn in badan oo sheegta in ey islaam yihiin ayaaga kasii xun gaalada oo aamin San ba waxa uu gaal usheego waayo gaalkii ayaa haduu rabo in uu kaa daweeyo cudur ku dhihin anigu kuma daweyn karo lkn awooda allaah ayaa leh lkn adna allaah bari lkn kan diinta sheegta
Inta xanuunsanaysa alle ha caafiyo inagana alle ha inaga hayo
Ilaa universal bilowgiiisi wan la socday my favourite journalist
Xanuunkan alle ha inaga badbadiyo intu hayana alle haka xayuubiyo waxa laga yaba inuu waligiiba dadka layn jiray lkn aan la fahamsanayn hebel waxasa haya waxasa dilay ba la iska dhhaya waa qof canser gogoyey 😢yaa allaaah caawi musliminta meelkastoy jogto
Rabi ha caafiyo ninka kansarku kaga dhacay xundhurta hoosteda iyo aaden wiilkiisaba
Wariye abdisalan aadban kula socona barmaamujyo aad utayeysana waa soo gudbisaa manshaa allah halkaa kawad
Wariyaha Rug cadaaga ah abdisalam hereri runtii in badan ayaan ku daawaday ,Waxankaa faaiiday aqoon iyo waayo aragnimo aan u yeeshay meelo aan moogaanaa alleh haku sharfo wll
Alle ha caafiyo dhamaaan inta bukta umada islaamkoo dhan gaar ahaan bulshadeena somaliyed ee dawlad iyo dad u damqadaba aan lahayn.
Aameen
Weryi abdisalan hereri wariye qiimo badan ilaahay haku xafido
Nabaadiino. Weriiye. Khar. Allah. Ayaan. Kaaga. Baryeynaa. Caawimaadaa. Aad. Soo. Gudbisay. Darterd. Caafimaad. Iyo. Cimridherer.
Ilaahay ayaan ka magan galnay inta qabtana allah cafimad koodii hawsoo celiyo
Amen
Aamiin
Sunta
1-Koloriin biyaha lagu daro oo sun ah.
2-DDT lagu buufiyo qaadka iyo beeraha.
1m weriye sare insha bilow wangsan ba muuqada
Alle ha caafiyo wiilka dhalinyarada ah qof kasta dhimasho ayuu sugayo ku cafimaad qaba iyo mid bukka labaduba dhimashada waa simanyihiin
Cabdisalan hereri 1m buu u qalmaa
Ilaahaybaan ka magan galaynay xanuunkaa
Insha allah hereri 10kun waa diyaar markaan wax yar aa ka dhiman
Guuleyso Wariye Sare
Walaahi waa qaadka
Ilaaahay haynaga badbaadiyo waa imtixaane
Aamin
Abdisalaan wariye qaaliya iyo saaxiib war badan soo gudbiya
Ilaahay ayeeynu ka magan galaynaa xanuunkaa halista badan.
Waxa yaab leh in dhakhaatiirta Hargaysa aanay xaruntan dadka usheegin ee ay ka qariyaan. 2020 Habaryartay oo loga shakiyay halmar nooma ay sheegin in xaruntan jirto.
Walaalo anigaba imika igu horaysa gee habar yar imika Insha Allah wax khayr qabta haa la kulanto
@@amkjy walaal way geeriyootay January sannadkan Eebbe ha unaxariisto
Abdisalam herri alle ha ku barakeeyo adeero
Maasha allaaah hore usoco
Abdi Salaan Hereri Wariye Rug Cadaa ah oo Ku Dayasho Mudan
Subscribed from Djibouti 🇩🇯
Mhdasid mudane hereriii
Dr Cusmaan waa dhakhtar qaaliya oo dagan si fiican buu u sharaxay alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo dictoore adiga iyo herariba,
Barmaamush wanagsan masha Allah Herari
masha Allah illahey haku barakeeyo
C/salaan hereri sharaf ku noolow
Alle hacaafiyo inta bukta oodhan
Hore u soco wriye sare
Asc dear Abdisalam Hereri
Maxaa lagu kala garanayaa kaaga iyo kuwa kale ee magacaaga ku samaystay
Kuwii aan Hargaysa ku arkay may adeeg fiicnayn.
Wariye sare ✅
Alow adaa kaa magan galnay xanunkaan iyo balaayo dhan
Mash Allah
War dhakhtarku ma muuse biixi walaalkiibaa tolow aad buu ugu eegyhay
Cabdisalaan waxaan kaa codsanayaa :
"Inaad ruux soomaaliyeed oo aan hore wareysi looga qaadan . Nooga qaadid wareysi waana
Macalin sheekh mustafe x ismaaciil Haaruun.
Wuxuu noqon doonaa sidii kii fahad yaasiin Oo kale dhab ahaantiii .
Waxaan rajaynayaaa inaad ii tixgeliso
Xishoo saaqidyahow Sheekh mustafe waa qof sharaf leh oo umadiisa dhinac ka raacay adna waxaad ka hadlaysa Fahad oo gacan ku dhiigle cuqdadaysan oo Alshabaab ah oo dadkii reer muqdisho ee u la dagaana buu xasuuqay, Fahad wareysi muu bixin ee su'aaalo diyaarsan bay ahaayeen jaahilyahow masgaxda ayaad ka bukta, Tusaale yar oo fudud baan ku siin wareysiga Fahad yaasiin week ka hor waxa la wareystay saxiibkii yaasiin farey oo sheegay in Ikraan Alshabaab dishay muxuu wariyuhu u weydiin waayay waxa fahad sheegay iyo Yaasiin farey ay kala duwanyihiin, mida kale Herari maaha qof like iyo TH-cam Ku nool waa qof wax bartay oo like uma baahna
@@dalaisacgibril5899 waad anbatay abtiyo .
Murti baa ahayd.
"Astaamaha jaahilka waxaa ka midah inuu jaahilku jaahil ka ahaa jaahilnimadiisa"
Markaa kahor intaadan ii jaawabin
Adoo raaliya isku day waxaan qoray inaad fahanto
"Think before your speak "
@@maxmedmuuse4653 jaahilnimo waxa ku raacda waliba maangaab baad tahay Sheekh mustafe meelkasta oo Soomaali dagto ayuu tagi kara ninkan kale ee dhagarqabaha ahna maca wuxu sugi waayay intii Farmaajo xilka wareejinayay oo gurigiisi oo buuxa buu ka baxsaday dhagar qabbe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa,
Cabaar ayaan raadinayay Chanallka Show cabdisalan hereri ayaan ku raadinayay . Bal like ii saar hereriyow 🙏
Salaan sare ruug-cadaa Saxafi Abdisalaam Heeri.. Waxay Ila tahay is bedelka hawada cuntada aan organic food aheyn.. Sigaarka qaadka..
Wariyaha wariyaasha
Guleyso walaal Hereri
لم تطهر الفاحشة في قوم قط حتى يعلنوا بها إلا فشا فيهم الطاعون والأوجاع التى لم تكن مضت في أسلافهم الذين مضو
Xanuunadani danbiyada dadku samaynayaan ee banaanka loola soo baxay sababtooda ayay ku yimaadeen waana tuu nabi muxamed scw 1400 oo sano ka hor sheegaayay
Hererigii saxda ahaa miyaa
Xage lagahelaa
Dadka bukana ilaahay ha wada caafiyo
Aameen
Qaadka
Dhakhtar iyo Muuse Biixi way isu eg yihiin ee miyay wada dhasheen?!
Keep going my big pro
Ragga sambabaha uma badnee dadka sigaarka cabbo uu sambabaha ooga dhacaa
Erey bixinti 60 sabadood ridia hargaysa iyo bbc laabta afsomaligu adeegsanayeen ee ahayd wa siduu hadalka u dhigaye ayuu xasan bariise oo bbcda muqdisho uga soo warami jiray xiligi dagalada ku leyahay aniga kernay wanu u garadsanay bbcda oo adeegsata ereygan 1988 ki dagaaladi hargaysa iyo burco ayaynu dhegatsan jirnay bbcda oo tidhah wa suda u hadalka u dhigay e marka cabdi salaan hereri bbcda ayuu ka shaqaynayay bush hause ka ayuu warka ka soo dayn jiray marka hqdalo iyp erey bixin rag hore laha in u sheegto wa ceeb hereri waxanu ka codsanayna in u ereyga iftimiyo waxa jira ereyo badan oo hereri iyo aadan nux dhuule iyo dalmar ay lahayen oo warbaahintu aadeegsato mana sheegtan
100kun bishaan aan gaarsiino
Channelka haloo baxsho HERERI HUB ❤️
Asc hereri"
Walal wanu ku garab taganahay
Wax cusub noo soo kordhi
Fadlan qof kasta oo daawada muuqalada Cabdisalaan Hareeri suxufiga rugcaada ah waxaan ka codsanayaa inuu share gareeyo muqaalada oo familka iyo asxaabta Aad u dirtaan si aan degdeg ugu gaadhsiino 100k only je maand aan taarikh dhigo hadaan dhiig leenahay waxa TH-cam ku jira oo dhan cabdisalaan ba dhaama oo bulshada somaaliyeed si daacad ah ugu shaqeeya barnaamijyo wax wanaagsan oo faaido leh na inoo Soo gudbiya
Subscribed today
Hereri haaye haaye waan ku taageeraa waanan ku faraxsanahay inaad channel aad kaligaa leedahay yeelatay waanan kuu subscribe gareeyay oo waad u qalantaa barnaamijyadii qiimaha badnaa ee aad ku hawshootay dad kalana kula dheefayeen dhibse ma laha horaynu u soconaynaa
Dadka kalana waxaan ku boorin lahaa in subscribe loo saaro waa wariye qabyaalad la aana u dhaxeeya soomaali oo dhan waayo arag