HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 378

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  3 ปีที่แล้ว +44

    Habboon waxaad kala xiriiri kartaa youtube -ka
    th-cam.com/video/C5ojw3A-THc/w-d-xo.html

    • @habonhealth902
      @habonhealth902 3 ปีที่แล้ว +2

      Thanks walaal ayaanle ilaaheey ha ku xafido

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo waanku salamay marka labaad Alle halaa qaado xanuunkaas insha Allaah

    • @maryanaxmed8888
      @maryanaxmed8888 3 ปีที่แล้ว +1

      Alaha.ku caafiyo.walashey.macaan.waxaa tahay.gawar.iimaan.leh Ilaahay. Haka.
      Qaado.shakigana.iska.dhaaf

    • @khadracabdi508
      @khadracabdi508 3 ปีที่แล้ว +1

      Ģ

    • @sundussaciid9085
      @sundussaciid9085 3 ปีที่แล้ว

      Alle cafiimadtamaha hasiiyo wllshen amiin yaa rabi

  • @simand3465
    @simand3465 3 ปีที่แล้ว +10

    Haboon umadaa Rabi kuu soo diray
    Si aad ugu sheegto daawada in Rabi inoogu deeqay❤ ay walaalahaaga Soomaaliyeed ugu faaideeyso Mahadsanid adiga iyo Ayaanle Sida umadiina wanaaga ugu wargalinaysaan👍

  • @maasakootom4304
    @maasakootom4304 3 ปีที่แล้ว +23

    Maanshaa Allah waa qof isku darsatay geesinimo iyo deganaan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +15

    Waa gabar adag iimaan badan ilaahay kuguma sooceliyo

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 3 ปีที่แล้ว +12

    Maa shaa allah haduu ilaah kaa caafiyay xanuunkaasi.
    Anagana ilaahay ha naga ilalaiyo hana naga dhigo kuwo wax ka fahmo xanuunka

    • @fowsiyocraxman6867
      @fowsiyocraxman6867 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo waxa tahay qof imaan leh Allah ku cafiyo

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 3 ปีที่แล้ว +8

    Habboon aad iyo aad ayaa u mahadsantahay geesinimadaada ilaaheyna waxaan kaaga barayaa mar kale Caafimaad buuxa, in shaa Allaah.

  • @ikramjamal7543
    @ikramjamal7543 3 ปีที่แล้ว +21

    ‏اللهم أنت الشافي إلا شفاؤك اشفي مرضانا ومرض المسلمين

    • @sagalo4647
      @sagalo4647 3 ปีที่แล้ว

      Amiin ya Rabi

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 3 ปีที่แล้ว +10

    Illahay caza wajala gabadha iyo inta inaga xanuunsanba cafimad tama ha siiyo

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 3 ปีที่แล้ว +10

    I’m so proud of you Habon, you are example for all of us.

  • @kawsarmaxamed4630
    @kawsarmaxamed4630 2 ปีที่แล้ว +7

    Sacn 1:52am dawnya wan iska shakiyya 😭 lkn dhakhtar ma awoodo😭

  • @fardowsaali7010
    @fardowsaali7010 3 ปีที่แล้ว +5

    Saxiix weeyaan insomalida badankooda ay xanuunka qarsadaan xumaantana kufanan,sheegan.
    walale Haboon mahadsanid Alle caafimadka kusiiyay ha kuu siyaadsho Alaahuma aamiin.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo macaan , Aad baad u mahadsantahay, Jiska Allah Alkhair. Dhiiri gelin baad noo samaysey . Waa Runtaa Dadkeena way inkiraan Cudurka. Ayaanle waa mahadsantahay, Hanoolaato noolow. ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @abdihagi3517
    @abdihagi3517 3 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ku Caafiyo Abaayo Haboon Allaha ku Xafido Dumarka Soomaaliyeed Hurdadaad ka kicisay si aysan u Xishoon waayo Cudurka Allah baa keena laakiin Haboon Allaha ku siiyay Cilmi aad wax ku Garato Allana wuu ku badbaadiyay. Ayaanle Allaha ku Xafido maantaad ugu Fiicantahay Shaqo Wanaagsan.

  • @nmi2672
    @nmi2672 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah qof imaan leh iyo kalsooni leh baa tahay baaraka laahu fiik ilaahay kugu ma so celiyo quraanka aqriskiisa badi qaas suuratal baqara

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +9

    Haboon abaayo Allah Subxanallah wtclaah kuguma soo celiyo cudurkaas Allahuma aamiin. Ajar Allah haka siiyo sida aad noola wadaagtay oo walaalahada soomaliyeed ugu faideysay jazakallahu kheir habibati ❤💯

  • @asiya_0248
    @asiya_0248 3 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulillah walashey. Ilaahey cimri dheer iyo caafimaad allaha kusiiyo.

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilahay haku caafiyo abaayo Talo fiican ayeey dadkeeda Soomaliyeed ayeey siisay

  • @akh8501
    @akh8501 3 ปีที่แล้ว +17

    Haboon walaal jirta Allah waa ku caafiyey ee Allah kuguma soo celiyo cudurkaas. Masha Allah qof adag oo jecel in ay caawiso walaalaheeda Somaliyeed. Thanks a lot

  • @sagalo4647
    @sagalo4647 3 ปีที่แล้ว +10

    Ma sha Allah I’m so proud of you sister, May Allah bless you and reward you. Ameen

  • @kamalmaalim4762
    @kamalmaalim4762 3 ปีที่แล้ว +9

    اللهم رب الناس أذهب الباس واشف انت الشافي لا شفاء الا شفائك شفاء لايغادر سقما
    اللهم اشفها يارب العالمين

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 ปีที่แล้ว +6

    Haboon Allaha kuu Caafiyo. Amiin..Allaha kaa Dulqaado Idam Allaha.

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa qof allah iskugu daray daganan imaan aqli karti Mansha allah walal allah kugu ma soo celiyo insha allah waanku duceye manta salad casir iyo markan ku dhageysanaye imaanka ayad ii sii ad keyse rabi haku xifdiyo walashey qurux

  • @nuraahmed3743
    @nuraahmed3743 3 ปีที่แล้ว +7

    Allaah haku siiyadiyo caafimad wllo AAMIIN AAMIIN ya Rabi

  • @aminaomar3834
    @aminaomar3834 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allah hodaneey aad baa u mahadsantahay illah kuma soo celiyo aamiin aamiin

  • @basmamohmud2681
    @basmamohmud2681 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭 Allow Caafimad Siii Yaaa Allah iyada & intii Muslim ah Oo Xanuunkaan haaayo illhow Anagana Hanagu keenin Xanuunka

  • @sacdiyoosman8102
    @sacdiyoosman8102 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah Wallaashey qaali ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo dibna kuguma soo celiyo ilaahay ha ku siyaadiyo caafimaadaka

  • @farhiyaisse4426
    @farhiyaisse4426 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay cafimaad dagdag ah haku siiyo wll

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdu Lilaah Allaha kuugu na Soo Ceeliyo Amiin yaa Allah.

    • @gobonimodoon7964
      @gobonimodoon7964 3 ปีที่แล้ว

      Waad Mahadsantahay Sidaad noogu Warbixisay Waad Mahadsantahay.Allaha Insha Allah.

  • @ah5023
    @ah5023 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc mashallah tabarakallah
    Subxanallah Allahu akbar
    Shugran xabibti
    Illahay ha ka qaado
    Sidadi cadiga aheyd
    Rabbigen haku soo celiyo
    Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @magolabdulle5811
    @magolabdulle5811 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabarakallah allaha kaa caafiyo allane kuguma soo celiyo adiga iyo intii Muslim ah Haboon waxaa tahay gabar qalbi fiican allaha ku xafido allahuma aamiin.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +9

    masha allah i’m happy for you sister you feel better masha allah

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo ilaahay haku caafiyo
    Isagaa caafimaadka hayee
    Sabar ducadana badi

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah yashfiihaa iyo dhaman intii muslim ah oo xanuunsan, gabadhaan hasoo aado beydka ilaahay sam samka hasoo cabto hakusoo qabeysato insha allaah

  • @aydorosduran808
    @aydorosduran808 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa alaah sadaqadaada intaabaa buuxineysa illah hakaa abaalmariyo aamiin.aamiin Inta aad umadaada caawineyso.

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo macaan illaaheey kuguma soo celiyo 🤲

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah gabar dhiiran allaha ku caafiyo abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @adoza7567
    @adoza7567 3 ปีที่แล้ว +11

    She’s Strong Mother MashaAllah Allaha Kguma So CeliYo Habo Cafimadka Allaha Kgu SiYadiYo

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah, Allah haku taam yeelo Caafimaadka

  • @lulmoha8729
    @lulmoha8729 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku caafiyo abaaayo quran badan aqriso sadaqo badan dhiibo rabi caafimaad haku siiyo caruurtada allah kula korsho

  • @shukriomarali4825
    @shukriomarali4825 3 ปีที่แล้ว +2

    mnasha allah war bixin fiican ayad na siiyad thank u so much wlashy haboon

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah ku cafiyo ilahey idamkis

  • @captainzaki3011
    @captainzaki3011 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaha ku caafiyo mama haboon

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku cafiyo abayo mcn .cafimad ayan ku racena inshallah . Your strong woman .mashallah

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah alxamdullah illahay kuguma soo casho abayo somali badan ayaad wacayo galing utahay

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilaahayi ayaa mahadle in aad fiicantayi

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah haboon Allow ku caafi Allaha weyn baan kuu tuugayaa

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 3 ปีที่แล้ว +2

    Alx,maasha allah illahay kuguma soo celiyo wlshey, abayo gabdho xanuunsan oo dawadii loo soo qoray intay soo qaadan oo daadiya

    • @yasminhussein8657
      @yasminhussein8657 2 ปีที่แล้ว

      Haboon waan ku salamayaa waa yasmin tattoo ayanu is kubaranay suda iyo maran waan fol fareyay

  • @nimcoahmed2233
    @nimcoahmed2233 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah alle hakuugu wado wll mcn intaan aragna alle kuma keen

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 ปีที่แล้ว +3

    Haboon Allaha kuu Caafiyo. Amiin.

  • @dekweyrah776
    @dekweyrah776 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo alle haku cafiyo xanunka alle hakaaa dolqado

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 3 ปีที่แล้ว +7

    Shaki kaw iga sii sanadooyn xanuun nasaha la noolhy ma aqaan waxaa samyo waxaaba ka cabsnaa inaa isbitaal tagoo ley dhahaa waa qabtaa 🥺🥺🥺

    • @habonhealth902
      @habonhealth902 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo ila soo xiriir anaa ku caawinayo waa habon aniga

    • @ardosheikhrashid5340
      @ardosheikhrashid5340 3 ปีที่แล้ว

      Shukran abaayo

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 3 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 intee kaala soo xiriiraa abyo

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo ilaa hadda hadaa kacabaneeso maku caawiyaaa

    • @nuurmowliid9175
      @nuurmowliid9175 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo ani shaki ayaa idilay hoyo ilmo ayaan nuujinaya hadana murug ayaa idishay see noqotay hada

  • @salmoelmi3583
    @salmoelmi3583 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cafimadka allah ku siyadiyo

  • @amranjaley9743
    @amranjaley9743 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kuwanajiyo wanaga jeceshahaye

  • @munacadeey8001
    @munacadeey8001 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah runtii waxad ku dhiiratay inaad halis aad soo bandhigto illaahay kuguma soo celiyo inta uu asiibayna allahaka caafiyo inta aan qabina illaahay kuma rido

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 3 ปีที่แล้ว +2

    Sister ilaahaye cafimad siiyo aamiin yaarabe

  • @liibanowchannel7961
    @liibanowchannel7961 3 ปีที่แล้ว +4

    Maamada waxaan kulatalinaya inay aad quraan isusaarto ayna aad u isticmaalo MALAB InshaAlah way roonaanaysaa.

  • @umumahomed297
    @umumahomed297 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allh maama allaha kugu ma soo ciliyo iyo dhamaan inta ka bogsatay dad bdn ayaa aaminsaneen iney ka badbaadaan dadka qaar alla ka badbaadiyo alxmdullilaaah

  • @habiiboabdi5076
    @habiiboabdi5076 3 ปีที่แล้ว +3

    Maash allaah tabarakallah abaayo masha ALLAH tabarakallah aboowe

  • @naimaahmed1679
    @naimaahmed1679 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah yashfika

  • @keysecumar2883
    @keysecumar2883 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow illahy ayaa mahadleh good luck wll

  • @halimamohammedadam8783
    @halimamohammedadam8783 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha ku cafiyo

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah walashey allaha yaa mahada leh ee kaa saarey.

  • @cabdisamadcumar8417
    @cabdisamadcumar8417 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allah geesiyad ayaa tahay

  • @faisadheereeye1190
    @faisadheereeye1190 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo alah haku caafiyo waan kuu soo duuconaya hawsha wacyiigelinta ah allah ha kaa abaal mariyo

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa gabar fiican oo bulshadeeda in badbaadiso jecel

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah illahayba mahadleh illahow naga hay intu hayana ka dulqaad😭

    • @maryanjaamac4261
      @maryanjaamac4261 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiiin allow naga hey anga iyo intii Muslim ah

  • @faadumocabdilaahi6351
    @faadumocabdilaahi6351 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku caafiyo wllshy😍😍😘😘😻😻🥰🥰🥰

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wa gabadh imaan keeda qabta

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 2 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظك يا اختي الشريفه الله يشفيكم ويشفينا جميعا بكل مرض

  • @madinomuhudinmohamed1285
    @madinomuhudinmohamed1285 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macn ilaahey haku caafiyo

  • @safiysnoor8118
    @safiysnoor8118 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Allah kuguma soo celsho inta la xanuunsana Allah ha ka caafiyo inta kalena Allah ha ka badbaadiyo insha Allah

  • @halwomohamed5757
    @halwomohamed5757 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah my sister 👍👍♦️♦️🌹❤️🥰☝️✍🏿

  • @madinomuhudinmohamed1285
    @madinomuhudinmohamed1285 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abayo

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku caafiyo insha allah

  • @abdifatahomarmohamed6550
    @abdifatahomarmohamed6550 3 ปีที่แล้ว +24

    I thankful to this mom, She feels so responsible to participate social awareness, Am not Oncologist but I know more info about Breast Cancer b/c am MBBS, Breast ca is the second most common cancer in women, first is Lung cancer. I appreciated how she decided to help herslef and then her people, as she said we need that Cancer survival somalis to speak up. Thnks too Ayaanle Mr. Hanoolaato

    • @hassanomar5503
      @hassanomar5503 3 ปีที่แล้ว

      Nu

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 3 ปีที่แล้ว +1

      Canserka ugu badan ee dumarka ku dhacaa waa canserka naasaha maahan ka sambabka. Ka sambabka kumaba badna dumarka oo badanaa waxa laga qaadaa sigaarka iyo hawada wasakhaysan

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah thank you

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah kuguma soo celiyo mamo Rabi Cafimaadna haku siiyo mamoy

    • @aydinmovieanimation8551
      @aydinmovieanimation8551 3 ปีที่แล้ว

      Allah subxana watacaalaa kuguma soo celiyo Mansha Allah gabar iimankayda kashatay ayaa tahay Allah subxana watacaalaa kuma dayacaayo abaayo mcn

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allaah ilaahey kuguma sooceeliyo

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallal illahay cafimaad dhiiga iyo dhimirka hakusiiyo amiin amiin

  • @ranizaruuxi980
    @ranizaruuxi980 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah habo wad mahadsan tahay

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo ubadkaaga ubadkooda inaad aragto alaha ku garto caafimaad taam ah ayan ilaahey ku weydiina jzkalaahu qeyr sida aad noola wadaagtay aqoontada mahadsanid mcnto

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha,allah jizakallahu kheyr illahey kuguma soo celiyo intu hayana allaha ka caafiyo,intan qabinna illahey haka haayo aaamiiin

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 ปีที่แล้ว +5

    🚨 Waxaan gabadh/hooyo kasta kula talinayaa in lasocdaan Naaskooda oo ay naasohooda baaraan oo ay raadiyaan buro ama isbedel markasta 4 cisho kadib dhiiga cadada bil kasta. xili oohore la helo xanuunka waa laga badbaadi karaa... gabdhaan allah caafiyo inshalaaah
    #Waxbadan hadaa rabtid ila soo xiriir

    • @FadumoSahra-dc9kd
      @FadumoSahra-dc9kd 8 หลายเดือนก่อน

      Halkee lagaala soo xidhiidhaya

  • @Adebsan
    @Adebsan 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh cafimadka alaha kusiyadiyo inta xanunsan alla cafiyo

  • @juweriyoarixman4227
    @juweriyoarixman4227 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha siiyo caafimaad taam ah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay kuguma sooceliyo

  • @khadaryare3142
    @khadaryare3142 3 ปีที่แล้ว +3

    runtii waa tariikh nolashayda igu qaali ah mar waan oyay marna waan farxay walashay ale haku cafiyo alaan kubaryaa waxaan ku farxay in ay nagu jirto abaayoo kaleeto waayo waxay garatay dhibka dadkena haysto abaayo waxaan ku rajaynaa caafimaan In sha alaah waxaan kugu ducayn sujuda iyo rukuucda caawo aad baan uooyay

  • @seinababuukar3916
    @seinababuukar3916 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah wagabar imaankeda ale ubuuxiyay alahakuu siyaadiyo cafimaadkaga ajir hakasiyo intaanalawadaakta farxadwaxaa nogufilan cafimaadkaga guleyso walal qali

  • @gurayosaalax143
    @gurayosaalax143 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤️👍🥰Allaha ku caafiyo Haboon

  • @Fatima-fe5we
    @Fatima-fe5we 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah .Allah ajar hagaasiiyo the information you share with us. Thanks sister.

  • @nalkabea3413
    @nalkabea3413 3 ปีที่แล้ว +2

    Allh ku caafiyo abaayo allh kugu ma soo celiyo

  • @ruweysamohamudbaarud5083
    @ruweysamohamudbaarud5083 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku caafiyo caafimaad dag daga oo tama amen yaa allah allow caafi

  • @abdicadebbc5921
    @abdicadebbc5921 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakucafiyo haboon wll aaamin aaamin yarabi

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilah haku caafiyo mama insha Allah 🤲🏼

  • @nimconalkaaa5074
    @nimconalkaaa5074 3 ปีที่แล้ว +2

    Aalaaha haku cafiyo

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLXAMDULLILAAH WAAN KABADBAADAY 210KII AYAA LAYGA QALAY WANA KA BOGSOODAY MASHAALLAAH JAZAKALLAHUKHAYRAN GEESI YADABAAD TAHAY

    • @gymforlivegymforlive7515
      @gymforlivegymforlive7515 2 ปีที่แล้ว

      Abayo marku kugu Bilabanayo Maxaa Darentay ila wadaag plz

    • @suzu7209
      @suzu7209 ปีที่แล้ว

      Abyo Ana iska shakiyey e meel aan kalaso xiriro iisheg

    • @ilwaadchannel
      @ilwaadchannel 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo maxa isku aragtay inta adan iska helin

    • @naimafarah3728
      @naimafarah3728 หลายเดือนก่อน

      Abaayoy seee dareemoysaa anaa naas ka midigta ah xanuun ka dareemooyaa ilaa mudo markuu dhiiga isooo dhawyahay​ ilaa markaan ka qubeysto marka hadda saaid uu ii xanuun ba weli ee adiga see dareentaa abayoy iso jwb bal Allaha cafimad taam ah hana siiyee😢 @@ilwaadchannel

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 ปีที่แล้ว +1

    Huuno alle ayaa kaaga baryayaa Cafimaad deg deg ah amiin amiin inshallah

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay caafimaad dag daga a ku siiyo

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey caafimad taama haku siiyo maamo

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabar geesiyada oo caqli badan ilaahow caafimaad kusii wlhi ilma iga timid markay ka sheekaynayso marka dhaqaatiirtii diideen inay caawiyaan oo sidey iskugu dadaashay rabi caafimaad degdeg ah haku siiyo walashay gacalo 😍