Barnaamijka Caafimadka Cudurka Kansarka UHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @shamsamuuse2157
    @shamsamuuse2157 4 ปีที่แล้ว +10

    Subxaana Allah allow naga badbaadi aniga iyo Islamka

  • @abdelsalammahamud6781
    @abdelsalammahamud6781 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc digtore nag ninkeda u dhintay kansar dhib miyaa iga soo garaya

    • @mdnuursheikhahmed6225
      @mdnuursheikhahmed6225 5 หลายเดือนก่อน

      Leeysma qaadsiyo waa caadi
      Cudurada faafa ma ahan

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 2 ปีที่แล้ว +1

    War ninkan yadadka kaqabta cilmiga hiindiya noolee barankara wuyar yahy

  • @munaabdirisak89
    @munaabdirisak89 8 หลายเดือนก่อน

    Alle akbar allah naga badbaadi

  • @mawliiddeeqcabdimawliiddee1627
    @mawliiddeeqcabdimawliiddee1627 ปีที่แล้ว

    Subxa alaah

  • @AbdikadirAdamWarsame-cl7cv
    @AbdikadirAdamWarsame-cl7cv ปีที่แล้ว

    Subaxanallah

  • @cabdinaasirmaxamed9572
    @cabdinaasirmaxamed9572 2 ปีที่แล้ว

    asc dr waan kuu baahanahay ee xagee jortaa nambarkaaga isii

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllo ninkani xaguu joogaa fadlan lanbarkiisa isiiiya

    • @mukhtarmustafe9938
      @mukhtarmustafe9938 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaa ladhahaa dr cabdirisaaq gaboobe youtubuka ku baadh kadibna lambaradiisa ayaad ka helaysaa xaruntiisa waxaa la dhaha unique healing approach

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 4 ปีที่แล้ว

      Wllo isagu wadankee ayuu joogaa

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 4 ปีที่แล้ว

      Waan ubaahanahay wll

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 4 ปีที่แล้ว

      Aabo ayaa cudurkan ujiifa aadbaan uwarwarsanahay

    • @abdinasirciisa7342
      @abdinasirciisa7342 3 ปีที่แล้ว

      Hargeisuu joogaa

  • @getto10
    @getto10 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw aniga iyo muslimiintaba Naga badbaadi

  • @sagalsomalia5620
    @sagalsomalia5620 ปีที่แล้ว

    dhaqtarka xage fadhista

  • @khaalidqayre4005
    @khaalidqayre4005 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah

  • @xusseenaxmed3596
    @xusseenaxmed3596 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll xanuunkaas anigaasyihayaa ee xageelagaahelaa

    • @barkhadibrahim7365
      @barkhadibrahim7365 5 ปีที่แล้ว +1

      Illahy haka dul qado wll

    • @MusseMNur
      @MusseMNur 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakaa dulqaado, walaal
      Ilaahay xanuunkana keena, dawadana bixiya, awoodda ha keenista iyo qaadistaba alle ayay gacantiisa ku jirtaa ee alle hakaa dulqaado, wlaaal.

    • @abdi-azizabdi-rahman674
      @abdi-azizabdi-rahman674 4 ปีที่แล้ว

      Ilahy haka daweyo wll

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 4 ปีที่แล้ว

      Wllo rabi hakaa daweeyo ana aabahay ayuu hayaaye ee maheshay dawadii

    • @zamzamyussuf1418
      @zamzamyussuf1418 3 ปีที่แล้ว +1

      Cudurkan dawdisa yaa garnyo

  • @hodohirsi8104
    @hodohirsi8104 ปีที่แล้ว

    Lama Kala qaado waa qofka unugyadiisa oo si aan caadi ahayn u koroya

  • @faatima6199
    @faatima6199 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc dikdoore cudurka aad hada sheekty aabahey aya ujiifa aabaheyga dadisa waa 88 jir madaawesnikara

    • @cimraanhashmi9772
      @cimraanhashmi9772 2 ปีที่แล้ว

      Meqa sanu qawaa wllo

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Wll ani maku caawiyaa

    • @al-burhanchanel8269
      @al-burhanchanel8269 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 adigu kansarka miyaad daweysaa

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      @@al-burhanchanel8269 haa wllo ilahey baa daawada haaye

    • @umurayaan4624
      @umurayaan4624 ปีที่แล้ว

      ALLEH haka caafiyo

  • @abdislanherari5724
    @abdislanherari5724 6 ปีที่แล้ว +1

    Haaa
    Sax

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 ปีที่แล้ว

    Mambasa xafiis ma ku leedihiin

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 3 ปีที่แล้ว

    M.a m.a

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa nin Wanaagsan

  • @Kichiba252
    @Kichiba252 3 ปีที่แล้ว +1

    Cudarkaa abahay qaba 😭😭

    • @omhajar69
      @omhajar69 3 ปีที่แล้ว

      Allah ha caafiyo
      Hada siduu yahay?

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy ปีที่แล้ว

      Alle ha cfio wll hda seyhy😢

    • @xayatshirenuur1614
      @xayatshirenuur1614 ปีที่แล้ว

      Allah ha cafiiyo

    • @argsanyuusuf6821
      @argsanyuusuf6821 ปีที่แล้ว

      Allha caafiyo abowe wali mu nolyahy 😢 hooyaday mcn ba uga shiksanhy walhi iltaydii dhulky ku dhamtay 😢😢😢😢

    • @rasaaqahmed
      @rasaaqahmed ปีที่แล้ว

      ​@@argsanyuusuf6821Dr. Sebi ninkaa raadi daawadiisa wa dhir wxy ilaalinaysa in uu fido

  • @amalsaid4119
    @amalsaid4119 5 ปีที่แล้ว

    Numberkada na sii doctor

  • @naciimajagleedh1010
    @naciimajagleedh1010 6 ปีที่แล้ว

    Haaaa

  • @sumayohassan9690
    @sumayohassan9690 4 ปีที่แล้ว +2

    Cudurkan walashey aya qabta cabsi weyn ayaaa igasha mararka qaar ee malakala qaaada oo side lo kala qaadaa

    • @bishaaromar4640
      @bishaaromar4640 3 ปีที่แล้ว

      Drsieeea

    • @suleekhaosman9109
      @suleekhaosman9109 3 ปีที่แล้ว

      Wllo calaamadaheed ku garatay in uu hayo

    • @sumayohassan9690
      @sumayohassan9690 3 ปีที่แล้ว

      @@suleekhaosman9109 abayo baaritan aya lagu ogaday waliba dhaqatiir badan ayan u tagnay waa la hubiye

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 3 ปีที่แล้ว +2

      @@sumayohassan9690 Abayo maya lasma qaadsiiyo🤲

    • @yuusufisxaaqsamow9325
      @yuusufisxaaqsamow9325 2 ปีที่แล้ว +1

      Alah caafiyo intii umada muslimiinta meelkasto ay joogaan Aamiin

  • @rashedahmed5123
    @rashedahmed5123 2 ปีที่แล้ว

    Waa jaahil ninkani ... Ilaahay ha ka qabto dadka