KANSARKA WAXAA KA DARAN JAHLIGA BULSHADA TELL: 447903234786

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 56

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayaanle iyo Cadey caafimaad baan rabbi idiin weydiiyay iyo dhamaan inta xanuunsanba Aamiin yaa Allah

  • @adeycawiso5489
    @adeycawiso5489 3 ปีที่แล้ว +17

    Waad mahadsantahay wariye ayaanle sida wanagsan aad igu so dhaweysay iyo waresigaga aad iga qaday

  • @qureshahmed3313
    @qureshahmed3313 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayow cafimad tama ku sii iyo cimri dheer iyo cibaado subaan aamiin aamiin yaa Rabi 🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕😍😍🙏🙏😍😍💕💕💕

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان 3 ปีที่แล้ว +2

    Kansarku waa dilaa laakiin dhibaatada iyo xanuunkiisu waa daran yahay. Subxanallah.

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 3 ปีที่แล้ว +4

    Rabi ha caafiyo” hadi ale kawadana ilahay kuguma soceliyo” ameen” abaayo”

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 3 ปีที่แล้ว

      Asc ayaan wasd mahadsan tihiin adiga cadeyba alxamdulilaah ilaah ayas casfiyiay walaasheen inta kale oo laxañuunsana alaha caafiyo

  • @abdullahiali5610
    @abdullahiali5610 3 ปีที่แล้ว +2

    ilaahey caafimad team ha ku siiyo sis dhaman musliminta dhan

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 3 ปีที่แล้ว +1

    wll allaah hakaa caafiyo umada islaamka kalana alle haka badbaadiyo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay caafimaad hana siiyp ummadda allaaha ka badbaadiyo. Waa musiibo an wali an daawo loo helin

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 3 ปีที่แล้ว

    Walaashay cadey mahadsanid sida sharafta leh aad noola wadagtay experience gaga cudurka kansar waxan alle swt watacala kaga baryaa inuusan kugu soo celin Adiga dadka kaleba intuusan Ku dhacin Allah ka nabad geliyo intuu haayana Allah ka caafiyo ameen mahadsanid walaal hanolato adigana

  • @zeinabahmed8959
    @zeinabahmed8959 5 หลายเดือนก่อน

    Allah ha ku xafido

  • @ugastarambi4987
    @ugastarambi4987 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayaanle iyo adey allah ha caafiyo wll aniga waan soo maray o Kansar baa igu dhacay haddana waan fiicanahay inta aad sheegtay Qaaar ka mida waan arkay allah ku caafiyo wll amin.

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      Wllo hadda sidee thy xaguu se kaga dhcy anaaa iskaga shakiyey

    • @UgbaadCabdulaahi-s8m
      @UgbaadCabdulaahi-s8m 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@nasranuuxnasranuux8855 asc

    • @UgbaadCabdulaahi-s8m
      @UgbaadCabdulaahi-s8m 10 หลายเดือนก่อน

      Xbbti

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@nasranuuxnasranuux8855maxad ka shakisay abayo ana iska shakisan

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo allah ayaa mahada iskaleh ee kaa qafiyey.

    • @rahmaelmi5885
      @rahmaelmi5885 3 ปีที่แล้ว

      Allaxamdulliaah ilahay baa mahadle ka caafiyey allena kuma soo celiyo caafimaad deg dega allaha ku siiyo abaayo

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmaelmi5885 Alahayow Aamiin abaayo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle thanks walaal for your information always

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah abaayo ilaah haku caafiyo sis adiga iyo walken Qaali❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @walalkante5710
    @walalkante5710 3 ปีที่แล้ว

    Ma. Abaaayo cadey allah caafimaad kuusiyaadiyo intii Muslim ah allah kakoriyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Caafimaad hakuusaa idiyo aamiin yaarabi Cadeey keep going walaal

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle xuseen abdi mahadsanid

  • @umumohammed7244
    @umumohammed7244 3 ปีที่แล้ว

    Walashay macalimo Cadey axmed allaah ku ma kurbeyu aduun iyo ahkiro 😪🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay kuguma sooceliyo inshallah

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 3 ปีที่แล้ว

    Illahay caafimaad taam ah walaal illahay ha ku siiyo

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 3 ปีที่แล้ว +1

    Chanelkan waa chanel aad ufaa‘ido badan

  • @deeqoali3481
    @deeqoali3481 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walal intee kahela gabartan

  • @zeinabumu.hamza.1234
    @zeinabumu.hamza.1234 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah. Allow.kacafi

  • @fartunnur6487
    @fartunnur6487 2 ปีที่แล้ว

    Allh ku cafiyo cafimad buux

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว

    ilahy haku caafiyo abyo

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah Naga Hayo

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Adey is strong Allah heal you inshaAllah

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanlow sxiib lambarka Caddey Aaway hee Ma ilowday. Haboonaa waan warabay shaa,shadana Ma aadan soo saarin ee Ma ilowday walaalow Mahadsanid

  • @cabdiraxmaanyaaya8118
    @cabdiraxmaanyaaya8118 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll wxn bukaan ka xanunsanaya indhaha aanan hysan qarash is ku daweeyo ee alle dartii wax ma iigu qaban kartan

  • @iidlecade6178
    @iidlecade6178 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walàlayal raali iga ahaada waxaa la igu leeyahay deen shirkad aa deen ka qaatay alaah yaa u baryaa oo deentaas iga fududeynayo

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว

    Marmar wuu soo noqdaaye Alle kuguma soo celiyo wlashy..... Sonkorta, Burka cad iyo wax walbo oo qasac ku jira ama kiimikeysan iska ilaali...
    Green Tea, Sharaab Celery, kaarooto iyo liin dhanaan leysku shiidey ah oo bilaa sonkor ah laasimo. Illashey ha barakeeyo dadkaan aan la joogno... Wey u roon yihiin dadka cudurada halista ah qaba. ... Naxariis ayey leeyihiin.

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaway addreska

  • @abukarahmed7055
    @abukarahmed7055 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @sacdiyocali2494
    @sacdiyocali2494 ปีที่แล้ว

    abayo icawi ala dartis xaladas ayan iskaga shakisanahay

  • @gabariwahooyaded6714
    @gabariwahooyaded6714 3 ปีที่แล้ว

    Lambarkeed aaway wll

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay caafimaad kusii dadka xanunsana caafi

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 3 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😀😭😭😀

  • @capitaineali8658
    @capitaineali8658 3 ปีที่แล้ว

    Cid kla jahlisan ba maan arag waryahan murayada ween lee ee dowlada so ifeesa marwalba ka so hor jeeda o marwalba marti qaada qaran dumiska.

    • @umucabdinasir5894
      @umucabdinasir5894 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah dowlad ma laga hadlooyo
      Wariyaha ha xag xaganin