calaamadaha kansarka naasaha part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • walaal hadaad isku aragtid dhaqtarka la xiriir

ความคิดเห็น • 310

  • @habonhealth902
    @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว +24

    Waad mahadsan tihiin walaalaheey soo dhawaada like 👍please saara waxaay laga caawinee inuu dad badan dawadaan

    • @maryanhussein9830
      @maryanhussein9830 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ku xafiido macaanto

    • @sacdiyosimansacdiyosiman3101
      @sacdiyosimansacdiyosiman3101 3 ปีที่แล้ว +2

      Abyo inaa qaas kul so hadlo rabaa xagee kal so xariraa

    • @nimcomaxamud8900
      @nimcomaxamud8900 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo wasabkaaga iiqor please

    • @nimcoosman2865
      @nimcoosman2865 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo mihin ban ku ahay plz

    • @khadiijoahmed334
      @khadiijoahmed334 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc
      Habooney abaayo waxaan rabi swc kaaga baryey caafimaad sareeca leh
      Denbi dhaaf waxii aad soo martey.
      Asli

  • @ayanhaile474
    @ayanhaile474 2 ปีที่แล้ว +6

    haboon abyo ilhey ha kucafiyo adiga iyo inta xanunsan xanuka ceeb Maha qofna iskuma kenin abyo enahay haka abal mariyo daadken aad iyo aad wayi galin wey u bahanyhiin ceeb maha hadu qofka ka wayo argsan ama ka aqoon badan ku shego waxa lagal qata God 🙏🙏 God bless you ♥️♥️

  • @kawsaribrahim5785
    @kawsaribrahim5785 ปีที่แล้ว +3

    Alle kuma soo celiyo abayo macaan anagana Alle ka magal galay🤲🤲

  • @umurayaan5
    @umurayaan5 2 ปีที่แล้ว +2

    alle ha ka caafiyo abyo adiga inta la xanuunsan alle ha ka cafiyo hana naga qabto umadena muslim dhanka

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaashen Allaha KU siyaadiyo -Caafimaafka.Walaalaha xanuunsana Allah Swt Caafimaad Dec Dec ah _ ha siyo Anagana kuwa Allah uga Shukriya Nimcada CAAFIMAADKA hana dhigo.

    • @fartuntahlil3330
      @fartuntahlil3330 2 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo wankbahanahay senkugu helaa

  • @hibao9569
    @hibao9569 ปีที่แล้ว +2

    At the wnd end I found your channel mashallah well done sister jazakalah qeyran

  • @hiboonline5884
    @hiboonline5884 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allh i am so proud of u sis really you are roll model for somali people that hide their problems keep going qali ❤❤💯💯💯

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว

      Thank you so much my beautiful sister ❤ 😘 💗 💕 💛 💖 ❤ 😘 💗

  • @amaalolaad6544
    @amaalolaad6544 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo mcnto Allaah Swt kuguma soo celiyo xanuunkaad ka.cafimaaday ee canserka Allaahuma aamiin

  • @mariamohamud3991
    @mariamohamud3991 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshallh abyo cfimadka alle hk hku ziyadsho Amiin abyo ado raaliya halken kala so xiriira

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah Tabaarakalaah
    walaasheen waadku mahadsan tahay wacyigalinta aad usamaynaysid dadkaaga

  • @queenqaali935
    @queenqaali935 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wallo alle haka abaal mariyo cafimaad ka haku siyadiyo

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 3 ปีที่แล้ว +3

    Alx abayo alle ayaa mahada leh ka badbaadiye alle ha ka badbaadiyo inta la dhiban

  • @saidahirsi7500
    @saidahirsi7500 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlshy mcn allaha ku caafiyo inshallah 🤲 Haloo duceeyo gbdha si wada jira inshallah

  • @idilmohamed7213
    @idilmohamed7213 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Ayeeyo ilheey ajar ha kaasiiyo aad baad u mahadsantahay

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Walashey subscribe isar please

    • @fatimacali2566
      @fatimacali2566 2 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo iso sheek Mel aan kala soo xiriro

  • @sacdiyakayf4714
    @sacdiyakayf4714 3 ปีที่แล้ว +5

    Ajaar iyo xasanaad Allaah hakaa siiyo abaayo mcn

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Walashey please subscribe isar

  • @xayatshirenuur1614
    @xayatshirenuur1614 ปีที่แล้ว +2

    Tufqashka naber ig yalo mar 3 buu igu so labtay man iga baqayo so bax ugu shakiyay😭 gosah qalajiiyo u cunaa marka riixoo ii xanunaa

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l ปีที่แล้ว

      Abyo se thy abyo hada Ani kilkisha nabar iga yal naskane wax kosan ka darema

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Yusra-f9lsetahay abyo

    • @happy_aliegeh251
      @happy_aliegeh251 7 หลายเดือนก่อน

      @@Yusra-f9labayo sida ka tahay

  • @منيشيخ-ز4ن
    @منيشيخ-ز4ن 3 ปีที่แล้ว +2

    wcs walal mcn xld kawaran allah ha dhereeyo cimrigaada allah ha kuxafdiyo Aamiin Aamiin yaa rabi allah woxo kusiiyay iimaan allah ha ku zaaidiyo abaayo mcnto hori usoco

  • @dulmarmohamed1522
    @dulmarmohamed1522 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh abayo qof aad uqalbi fiicn ayaadtahy hore usoco🥰🥰🥰🥰🥰💋🥰🙏

  • @rubanhassan7952
    @rubanhassan7952 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay kuguma soo celiyo walashay anagana Ilaahay ha naga hayo amiin

  • @maryamabdi1378
    @maryamabdi1378 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo ilaahay waxaan kaaga baryaa into cimrigaada kuu dheereeyo

  • @Caruustvchannel
    @Caruustvchannel 2 ปีที่แล้ว +4

    From Dj Subeer today 08/11/2021 inta Xanuunsan Allaaha caafiyo

  • @bishaarcalitv1364
    @bishaarcalitv1364 2 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظك ويطول عمرك ويلبسك ربي لباس الصحة والعافية.

  • @nimcoosman7885
    @nimcoosman7885 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wlo edaday bu ku dhacay kansal halken kal so xudhiidha

  • @nimcokulan9185
    @nimcokulan9185 2 ปีที่แล้ว +2

    wlaaley alle adig&inta la noolba xanuunka ha idinka qaado

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC ABAYO MAASHA ALLAAH WAAD MAHADSAN TAHAY

  • @sucaadsha.abdisalan4819
    @sucaadsha.abdisalan4819 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc byo xgee lambrkaga ka heli karah waan ku baahnaaye

  • @hodanahmed611
    @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว +2

    Walshay alle khayr ha ku siiyo

  • @farhiyaomar7478
    @farhiyaomar7478 3 ปีที่แล้ว +2

    Ajar iyo xasanad alla ha ka siiyo abaayo mcnto

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay caafimaadka hakuu siyaadiyo abaayo

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 2 ปีที่แล้ว +2

    Wl aniga hada umul ayan ahay naskana wuu ixanunaya ale khyr hakadhigo. Wuuu igaracaya waxala iguyidhi waa ibkugu noqotay

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah abaayo aadba udadaale abayo aad aanku rabaa qaali talo aankaa raba.

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 2 ปีที่แล้ว +3

    Maama Stomuch cancer kasoo hadal calaamadihiisa

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaashiis ilahy ha ku caafiyo
    Lambarkaaaga dhowr jeer ayaa. Kuwiidiiyey. Maxaana masegka ma akhrisid miyaana waaayo in Aan. Kula xiriiro aan rabay ee ii jawaab hee walaaal.

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว

      Sorry abaayo macaanto igala soo xiriir Facebook Haboon Ahmed

  • @nimohassan4219
    @nimohassan4219 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah tabaraka llaah illaahy haku barakeyo

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว

      Amiin abaayo macaanto thanks 😊

  • @NasraJamac-v2v
    @NasraJamac-v2v หลายเดือนก่อน

    Xagee lakala soo xiriiriyaa

  • @sahrahajjiabdullahi8601
    @sahrahajjiabdullahi8601 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ilahay aya mahad ka boogsiyay

  • @dhalanboqortooyo9946
    @dhalanboqortooyo9946 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo haboon wax.ixanunaya nasah inta badan waxan dareemaya burooyin iyo afka nasah oo nabro iga soo baxen

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo finanka ma naaska ibtiisa mee ku wareeg san yahiin abaayo macaanto dhaqar u tag si loo baaro xaladaan kugu cusub

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 หลายเดือนก่อน

      Abyo se noqotay

    • @amaalilyaas9371
      @amaalilyaas9371 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@habonhealth902abaayo anaaa saasa karkaa tuujiyana dhecaan yar ayaa kasoo dadanaya maxan sameya

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    Mansgalah abaayo waad nabararujisay khayr ilahay haku siiyo

  • @AishaDirshe
    @AishaDirshe 2 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha ku caafiyo abaayo

  • @sahrocabdi996
    @sahrocabdi996 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abayo aniga wan isku arkay balse lacak an isku daweyo ma heesto walahi

  • @mina970
    @mina970 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallo halkee kalaso xidhiidhaa walshy

  • @farhiaismacil9344
    @farhiaismacil9344 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ba mahad iska leh abayo kacafiyay and a wad dadaashay mansha Allah abayo alle kugumasocesho inta laxanunsana allaha kacafiyo hada aniga wan dareema xanuun nasaha iyo buurbuur wan iskasobaraya ilahay hanagabadbadshe

    • @suzu7209
      @suzu7209 2 ปีที่แล้ว

      @@quruxdumar923 maxa iska darentay abyo

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 2 ปีที่แล้ว

      @@quruxdumar923 abaayo ma isa so baadhayy

  • @farhiyoeragchannel2783
    @farhiyoeragchannel2783 3 ปีที่แล้ว +2

    masha all walash form soomaliy

  • @marwodumar3981
    @marwodumar3981 2 ปีที่แล้ว +2

    Ale haku caafiyo qaaliyeey

  • @siraadalimohamed2808
    @siraadalimohamed2808 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abaayo inta aad sheegte waa isku arke wax dhaqtar ah na lama xariiro waayo tawar teeyda aya meesha idhigte nasiib keeyga aya qawaa geeri kama baqaayo ee ilmaheyga aya ucalol xumaanaa😭😭

    • @shukriereg4891
      @shukriereg4891 11 หลายเดือนก่อน

      allh haku caafiyo saliga nabiga badi

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 9 หลายเดือนก่อน

      Mala shegay abyo

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 หลายเดือนก่อน

      Abyo setahay😢

  • @nastehoabdulahi5159
    @nastehoabdulahi5159 ปีที่แล้ว +1

    asc wllshay wan ahy gabadh ilaa 22sano ayaan jiraa sanad kahor ayaan dareemay xanuun labada naas oo ibta ah wax sidaya uman arag marka calaamadaha wllo ad shegayso sidaa ibtayda oo dib unoqonaysa finanka yaryare ka sobaxaya nasaha dushoda qarac barar sidii qof irmaan oo caano kujiraan marka walalo waakas badhitana halkasano matagin

    • @springbutterfly_914
      @springbutterfly_914 ปีที่แล้ว +1

      Kwrn wll baaritaan ma tagtay

    • @DhoolHanaf
      @DhoolHanaf 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@springbutterfly_914wllo hada see tahay

    • @DhoolHanaf
      @DhoolHanaf 3 หลายเดือนก่อน

      @nastehoabdulahi hada sethy wllo

  • @sadiyanoor9900
    @sadiyanoor9900 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah abaayo

  • @cadeysahro7035
    @cadeysahro7035 2 ปีที่แล้ว +2

    Xgeen kala soo xiriiraa

  • @xuseendayib5940
    @xuseendayib5940 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc haboon walal suuro galmatahay inaan kuusoo diro daawo dhaqameed aan kansar iyo cuduro kale lagu daaweeyay hadii aankuusoo diri lahaa ma uheli kartaa meel lagu baadho dawo dhireedkaas anigu waan hubaa inuu daawo uyahay kansarka laakiin waxaan jecelahay in labaadho marlkale
    Asc

  • @sahrauk1817
    @sahrauk1817 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Xabiibti from FAAIZA SNAP AHEY HOREY USICO SHARAFEY😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @filsangermany664
    @filsangermany664 2 ปีที่แล้ว +2

    Scm wll Illahay hakaa abaal mariyo. Wll meel aan kala soo xidhiidho muhiim ayay iitahay halkeen kala soo hadli karaa 🥺

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Mashallh abaayo macaanto ilaaheey ha ku xafido thank abaayo waxaad igala soo xiriirtaa Facebook Haboon Ahmed

  • @ayanmohammed988
    @ayanmohammed988 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo inte kala soxirira plz iso jwb

  • @zsahranemeth2536
    @zsahranemeth2536 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh abayo

  • @ifrahibrahim2643
    @ifrahibrahim2643 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo aniga xagen kala so xarira magacyga waa ifraax ibrahim aaad baaan kugu bahanhy abyo

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว

      Facebook Haboon Ahmed igala soo xiriir abaayo

  • @sagalo4647
    @sagalo4647 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma sha Allah well done sister 👏🏼

  • @hamdahonesty6318
    @hamdahonesty6318 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo allaha ku cafiyo

  • @xafsoqaali9057
    @xafsoqaali9057 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku cafoy wll
    Allah kuguma so cesho

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    allaw naga badbadi aniga iyo muslimka yarabi

  • @zabaahmuhammad6657
    @zabaahmuhammad6657 ปีที่แล้ว

    Wlloh wanku baryayaa isheeg meel aan kala so xidhiidho habadayybuu ku dhacy midka naasuhu ee😭

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlle salamad ilaahy kaa cfiyey xanunka

  • @haboonmaxamed1572
    @haboonmaxamed1572 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sami allah ka siiyo ajar iyo xasanaad

  • @madinomuhudinmohamed1285
    @madinomuhudinmohamed1285 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo shukran

  • @ilhammohamed8341
    @ilhammohamed8341 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walal

  • @farduusyaasinali130
    @farduusyaasinali130 ปีที่แล้ว

    Azc wlzhy wtzpka izo Zheeg waxan Raba in aankula xidhiidho sualo ku waydiyo

  • @sacdiyomaxamed2065
    @sacdiyomaxamed2065 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb
    Wllo habon health aaada umhadsantha Allah k abaal marsho dadaalka wadid..
    Apayo wxan jclaan lahaaa meela kaalaso xiriirio inaa ishegtid comment gayga hdad aragtid fadlan aaada kugu baahnan lahaa unfortunately meeelan kagala xiriiro m jirto...

  • @munaabukar4945
    @munaabukar4945 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo caawinaad kaga bahanahay halken kalaso xiriiraa

  • @shuriali485
    @shuriali485 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aniga naasaheyga waligood ibta gudaha ayey oga jirtay ilaa markuu naaska ii so baxay waaba iga nixineysa

  • @Amalkeyf
    @Amalkeyf 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah well done sister

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว +1

      Thank you 😊 so much sister 💖 💗

  • @safiyomohamed3653
    @safiyomohamed3653 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abayo

  • @fadxiyadaahirfadxiya5366
    @fadxiyadaahirfadxiya5366 11 หลายเดือนก่อน

    Wllshay qaliyeey sodhig lambarkaga waat sanka

  • @naimajeilani4576
    @naimajeilani4576 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo waa kusalaame marka hore abaayo waa iska shakiyay inaa qabo Cancer ka naa saha qabo sidee aku heli karaa suaala qabaa

    • @suzu7209
      @suzu7209 2 ปีที่แล้ว

      Maxa iska darentay abyo

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 หลายเดือนก่อน

      Maxa aragtay abyo

    • @amaalilyaas9371
      @amaalilyaas9371 4 หลายเดือนก่อน

      maxd isku aragtay abaayo

  • @HawoWarsame-g3l
    @HawoWarsame-g3l ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah

  • @aminamohamed6401
    @aminamohamed6401 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @saeddemmis7191
    @saeddemmis7191 2 ปีที่แล้ว +1

    Good job thank u wallo

  • @niciimaquruxofficial4909
    @niciimaquruxofficial4909 6 หลายเดือนก่อน

    abaayo melan kalaxiriiro ayan rabaa waxan isku arkay nabarao kasobaxay naska midig ee inten kalaxiriiraa

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha xoog usii ayaa la iguyidhi wn siyamarkasta lkn weli wuu ixanunaya wl dhexdana marmar wuu igagaracaya ibtahorena waxay itahay sidi waxkabubyonaya markan ilmahasinayo naaska wansoqada wl ale khyr ayanka rajaynaya manta ayaan dawaday video yawyadada DJ suber ayaan kasoracay wl

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Sorry abaayo macaanto waxaad igala soo xiriirtaa 44903271924

  • @siraadalimohamed2808
    @siraadalimohamed2808 11 หลายเดือนก่อน

    Gawaraa hooyo iyo aabo laheen oo hadana ninkeeda
    Waxbo heesanin yaa ka naxaayo
    Waa eey dhintee😢

  • @dhuuxotahliil5219
    @dhuuxotahliil5219 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaley waxan ahay gabar somaliyed oo jogto moqdisho xanunuka ad sheeganeyso ayaa idam qiyey dad badan oo xanunka ka sheeganayo qabo ona laga daweyaya Somaliya imow oo Quran isi sar cilaj abaayo allah waxan kagag barya inu kucafiyo

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Mashallh abaayo macaanto amiin ducadaad ilaaheey ha ii aqbalo abaayo inshallah waan imaanaa somaaliya

    • @deeqacabdi5396
      @deeqacabdi5396 2 ปีที่แล้ว

      Xageen kaala soo xidhiidhaa dhuuxo adoo mahadsan

  • @khadijamarayare6843
    @khadijamarayare6843 2 ปีที่แล้ว +2

    Habo maama olahey haku shaafiyo

  • @warsankanal474
    @warsankanal474 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal allha ku siyadi cafimadka Ani labada Nas mitba dheer ana sabab u ah ilma kaligii ban nujiya dhib Mee kene

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaanto wax xanuun ah maka dareentaa ama inuu wax kuusan ku jiro

    • @warsankanal474
      @warsankanal474 2 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 maya abayo wax xanun madareemi wax kuusan Kuma arag lkn apyo sababta anaa lahay midka bidixda bas nujin jiray dhib makeentaa

    • @zuheyna143zuheyna3
      @zuheyna143zuheyna3 2 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 Abyo ad ban ku salama inti xanunsan Rabi ha cafiyo inti cafimd qabtana allh kuma rido Cancer waxan ku weydina Cancer nasaha ku dhaco se loo bara ma computer lasaro mise si goni loo bara jiro fadln iso shek qabka loo baro waxan darema xanun maqrka naska mesha ku fadhiyo naska o dirka ka fiqmo iyo qandho dhor jer ba dhaqtar tagey computer la isarey waxba maqabto bey ileyihin nasaha kaliya kama qandhado jirka o idil ba qandho ka darema bes waxa ishekta qabka loo baro o kaliya calamadihisa lagu garto dhor channel ba ka dawadey bes waxaa kaliyo u bahanahy qaabka loo baro ama dhaqatrk lo weydisto computer ley isarayan marka u tago iyo dhiga iga qadan siyawo lo baro hadey jirto iso shek wadan hormarsan ba joga

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo 10year cunug madhalin
    Nasaha 2week xoog ixanuuna abyo waxaan haya naska bidix inuu waynaan sameyaay ama culaays baan dareema xanuunkisana waa xad dhaf maxaa sameya somaliya jooga dhina waxaan ka dareema ibta inaay ibalaraty wax yaar oo buurana wan darema

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaanto waxa jira cilad ee sida u dhaqashah badan dhatar u tag waxaad dhahadaa raajada naasaha i saara waxa jira waay soo baxayaan

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo dhaqtar ma tagtay

  • @wardomuse3689
    @wardomuse3689 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah kucafiyo

  • @ayaansiciid8223
    @ayaansiciid8223 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll qli isoqabo

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah wll horusoco wll

  • @bisharomuuse8944
    @bisharomuuse8944 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo allha ku xifdiyo tellkada ayan rabaa ado raliya

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว +1

      00447903471924 wakaasa abaayo macaanto

    • @hibonasiib3766
      @hibonasiib3766 ปีที่แล้ว

      Abyo whats apka kan makuu leyahay aadban kuu rabaye

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    abaayo somaliyan jooga thayrod qanjirka dhunta ihaaya xabeb ayaan isku arkaay dhawr saano mesha codkana nabar aya laygaga shegay weyna xanunta waxan daremaya in nabar ku yaal iicawii saad isu cawisay abaayo macan hoboon

  • @fadumoabdullahi4119
    @fadumoabdullahi4119 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahey kuguma so celiyo abaayo anagana allaha naga haayo

  • @kaltuunqaasim1425
    @kaltuunqaasim1425 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku caafiyo wll idam alle

  • @CanabmaxamedXasan-rk7yh
    @CanabmaxamedXasan-rk7yh ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waxan dhalay sideed caruur ah kan udanbeeyah markan dhalay Ayan isku arkay xanuun naska bidix oo admoodo in cirbad laiga mudayo markan xito rajastiinka ee abaayo wax xirir ah miyuu laleeyahay

  • @hodanahmed611
    @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll naas ayaa I xanuuna aad waliba talo ayaan kaga bahany plz meel aan kala so xiriiro I sheeg

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo igala soo xiriir Facebook Haboon Ahmed inaana joogtaa

    • @hodanahmed611
      @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan wayay wll maxa ku saraan

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  3 ปีที่แล้ว

      Waxaa ii saran sawirkaan oo kale kan youtu.be ka ii saran oo kale

    • @hodanahmed611
      @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว

      @@habonhealth902 haye wll qali

    • @hodanahmed611
      @hodanahmed611 3 ปีที่แล้ว

      Wan heelay wll wan kugu darsday halka igala hadal

  • @saacidmaxamedcabdi5460
    @saacidmaxamedcabdi5460 2 ปีที่แล้ว

    Walaa shay lambarkaa ka ii shek hooyodii ayaa caawinaad kaarabtee

  • @abdulkadirhassan7559
    @abdulkadirhassan7559 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Haboon Ayaan la ayaan kaa daawaday sidaas ayaan page kaaga u soo aaday hada

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 ปีที่แล้ว

    ilahoow khayr kusii iyo cafimaad haboneey qoof yirahda wanka dorsaday ma maqal hebeel wuu dhintay cudurkasi daawo maale ayan mqalay somaliyan jooga dadka somaliya ukudhaco hindiya lageya kabacdii wuu dhinta aya ku xigtaa

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 ปีที่แล้ว

    Ilhey haku caafiyo Abayo

  • @asmaammuse7183
    @asmaammuse7183 2 ปีที่แล้ว +2

    Whapp kagaa xagee ka helayaa abyo

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 ปีที่แล้ว +1

    Abayo iintee kalasoxiirira abayo ana xanunsanee

  • @dahirroble2947
    @dahirroble2947 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waan kusamay walaal waxan kaa arkay foosbog marka waxaan qaba cudurka aad kahadashay marka waxaan karabaa warbixin badan ee see kuula soxiriira walaal mahad sanid

    • @habonhealth902
      @habonhealth902  2 ปีที่แล้ว

      Walaalo halkan igala soo xiriir 00447903271924

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaaraka laah

  • @nasrojamahosh8143
    @nasrojamahosh8143 3 ปีที่แล้ว +2

    abaayo lambarkaaga aan rabaa

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo anigo noojinayo ilmaha yar hadana exercise masameen karaah