"Gabadhu yaanay shaqaynin" | sida hablaha niyadda looga dilo | doqomaysiinta dumarka!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2022
  • Gabadhu ha shaqayso, isku fillaanshiiyo dhaqaale ha gaadho, yaanay cidna waba uga baahan, shaqo ha raadsato, ha shaqayso, ha shaqayso, ha shaqayso, erayadaasi dhowaanahan si xadkabax ah ayay i noogu soo laablaabteen, muddooyinkii u danbeeyaynna iyaga oo dumarka soomaalida lala dhexmarayo waad arakayseen, ka aadan ahaan, kama soo horjeedo qofku in uu shaqeeyo,nin iyo gabadh ka uu doonaba ha ahaado'e, oo qofna qof kale noloshiisa in ii faragashado xaq uma laha, lkn aad ayaan uga soo horjeedaa fekradda ah in hablaha loo diro oo lagu dhiirrigeliyo in ay sida ragga suuqa u xamaalasho tagaan, oo meelahaas shirkadaha iyo meheradaha ay ka shaqeeyaan, waayo, waxa lagu dilayaa hal'abuurnimadeeda, tusaale, haddii aan ogaado qof kuu soo wada kun dollar oo hadyad ah, adiga oo jeebku uu kaa yara liito, ka dibna inta aan soo cararp aan 50 dollar ku siiyo oo aan kugu odhaahdo waa hadyad saaxiib ee qaado, waad ku farxaysaa, waayo, kontonkaas ayaaba wax weyn kula ah, lkn waad dareemi kasttaa 50 kaasi fursadda uu iska kaa hortaagay.
    Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

ความคิดเห็น • 152

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 ปีที่แล้ว +48

    Asc huno
    Aniga ayaa isku dayey inan malinkii 2sacadod o ka mid ah inan wax qoro
    Alxamdulilaah wan ku guleystay lkn hada waxan bilaabay buug inan qoro dhawr page wan qoray ilhayna ha igu guuleyo insha'alaah
    Waad ku mahasantahay dhirii galintada
    Wan kugu xusi doona bugayga wll insha'alaah

    • @arafath7325
      @arafath7325 ปีที่แล้ว +1

      buuga muxuu ku saabsan yahay wll adoo raaliya

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 ปีที่แล้ว +1

      BRAVO allah kugu guuleyo wllo inshaallah 👏👏

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +22

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 ปีที่แล้ว +1

      scw

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +17

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @daaniadunia
    @daaniadunia ปีที่แล้ว +8

    Si wacan ayay fikradaas noo soo gaadhay, imika waaban daalay ku kalahaada shaqadayda, sadex cisho oo keliya ayaan taga hadana busy ayaan maskaxda ka ahay, jidhkana waan ka daalay. Jazaka'Allah khayr wllo.

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 ปีที่แล้ว +17

    Alle ayaa mahad leh ii ogolaaday mawduucan muhiimka inan naziib uyeesho dhugashadiisa adigana alle hakaa abaal mariyo wll aadam waxbdn ayuu fikirkygi hore ka badali doona aniga iyo qaar dhigayga ahba.

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 ปีที่แล้ว +17

    Wcs warxma waan soo dhawaynayaa fikradaas toolmoon, waliba waxan kusii adkaynayaa inay xal unoqon karto mushkiladdo badan oo qabsada gabdhaha shaqeeya taasoo ah in uu dayac ku yimaado noloshii waajibka ku ahayd hagaajinteeda taasoo ah barbaarinta caruurta iyo kabidda sayga/geeda, sbbtoo ah xilliga ay doonto ayay gurigeeda joogi kartaa iyadoon ka cabsi qabin in la cayriyo/buriyo ama mushaharka lagu dhibo, sidoo kale waxay badbaado utahay dumar badan oon guursan ama pa qabin ileen badanka waan ognahay dhibaatooyinka gabdhaha aan reerka lahayni kala kulmaan ragga ay ushaqeeyaan ama la shaqeeyaanba, marka in nalagu shaqaysto waxaa dhaama in naloo shaqeeyo e aan hablo fikradahan oo kale aan soo dhawyno.
    Mhdsanid wll aadam.

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 ปีที่แล้ว +20

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

    • @daaniadunia
      @daaniadunia ปีที่แล้ว

      Ka hadal mowduuca uu video-gu ku saabsan yhy ama iska aamus

    • @saabirasahal4003
      @saabirasahal4003 ปีที่แล้ว

      @@daaniadunia 😁😁😁😁

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +11

    Waxaad ka soo hadashaa waxbarshada soomaaliland

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 ปีที่แล้ว +2

    Saan anigu aamisanahy rag iyo dumar waa usimamyiin in ay shaqeestaan marka wadankeena la joogo waa wax kale lkn rag iyo dumar keena qurbaha jooga waa fiicanthay in ay wadada shaqeestam hadii wadanka arinta gaari laheedna anu waan soo dhaween ❤

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว +18

    Gabar ahaan🧕 runti inaa shaqalo noqdo waxaa inbadan kajeclahay inaa noqdo looshaqeye..👩‍💻👩‍🏫

  • @nadiiramaxamed8006
    @nadiiramaxamed8006 ปีที่แล้ว +4

    Wan ku salamay aadan khadar cali madaxeyy from burco 😍

  • @caakifah
    @caakifah ปีที่แล้ว +4

    Gabadhu ikhtiyaarbay leedahay way shaqaynaysa haday rabto cidna lama qasbayo muruqeday maalaysa haday rabto

  • @fatimacabdirashiidjaamac7006
    @fatimacabdirashiidjaamac7006 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid macalin waa mawduuc in badan aan sugayey

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walal baraka Allah

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid hno Adan khadar

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +27

    Imika Dumarka Dano Kar ah Aya Lo Shaqo Galiya
    1 inay MacMisha So Jidato
    2 Waxa La Dhaha Dumarku Way Han Yaryihin
    Halka Ninku uu Ku Fikirayo Xilimad Shaqalanimada Ka Baxaya Ama Meshu Ka Shaqayo Ayu Janis Ka Helaya Tusale Fikirad Ayu Ka Xadaya Kadibna isaga Aya Shaqo Aburanay Ama Intay Group Isku Rurusadan Ayey Yagu Ganacsi Aburtan lkn Dumarku Kaliya Shaqaysta Ayey Kaga So Ururta 5 Bishana Bila Lacag Ayay Noqota Marka Imika Suqa Hadii Ad Uu Fiirsato Dumar Aya U Badan Waxa Ka Shaqaya

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว +4

      Ware dee duruf ba u gaysay

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan ปีที่แล้ว

      @@naimamohamoud1950 Qof Waliba Shaqada Duruf Aya Ku Gaysay Qof Dheraysani Ma Shaqo Tago Lkn Keliya Waxan Ka Hadlayay Sababaha Dumarka Lo Shaqo Kaliyo

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว +3

      @@AidarosHassan siba lagu haya
      Mid hadaba dumar ka waxa suuqa u badiyay waa duruf gabadhina ma jecla in aay ibiso caano ama khudrad ama hilib tana danta ayaa ku kaliftay inta badan dumarkana ragoodu waa rag mudayacina marka layskama hadle wax u firso oo fakar

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan ปีที่แล้ว +1

      @@naimamohamoud1950 Wali Imid Fahamin Wlal Qoralka Sii Fican U Akhri Anigu Dumar Waxba Kam Shegin ee Waxan idhi Dumarka Shaqaya Dano Kar ah Aya Lo Shaqo Kaliya Qofka Suqa Galay Aya Fahami Kara Waxan An Ka Hadlo Adigu Maxad La Gubanaysa Ma Waxban IdinK Sheegay Wlal

    • @maryanmukhtar6402
      @maryanmukhtar6402 ปีที่แล้ว

      @@AidarosHassan yeah waxba ka shegtey dumarka laftirkaga afkaga iyo dhagahaga isma maqlan

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว +15

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @hodan8464
    @hodan8464 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Walal mahasantahy

  • @sittiregion6490
    @sittiregion6490 ปีที่แล้ว

    mahadsanid 👍sahan sitti

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +4

    Pro bugagta aad akhristid soo dhig description

  • @abdifatahmohamed8482
    @abdifatahmohamed8482 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ayaa yidhi (وليس الذكر كالأنثى) labku sida dhadiga oo kle maaha

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 ปีที่แล้ว +2

      Taas macnaheedu maaha way naga liitaan ee macnaheedu way naga abuur duwanyihiin weeye.

    • @abdifatahmohamed8482
      @abdifatahmohamed8482 ปีที่แล้ว

      @@abdalaali6591 haa sidaas umbqan ujeedaa wll oo waxaa lagaa wadaa isku shaqo maaha maadama waxa jira shaqooyin ragga kaliya kuhaboon iyi shaqooyin dumarka kaliya kuhaboon

  • @cabdiwahaabjamac3459
    @cabdiwahaabjamac3459 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH ALXAMDULLILAAH ALXAMDULILAAH ALLAHU AKBAR

  • @qlutojannah1670
    @qlutojannah1670 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك علي محمد وعلي آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhi shaqaysan karta ha shaqaysato iyadoo diinta ilashanaysa .

  • @user-yt2qs5iz2m
    @user-yt2qs5iz2m ปีที่แล้ว +8

    الدليل قوله تعالي:● وَقَرْنَ فِى بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ ٱلْجَٰهِلِيَّةِ ٱلْأُولَىٰ ۖ وَأَقِمْنَ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتِينَ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَطِعْنَ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥٓ ۚ إِنَّمَا يُرِيدُ ٱللَّهُ لِيُذْهِبَ عَنكُمُ ٱلرِّجْسَ أَهْلَ ٱلْبَيْتِ وَيُطَهِّرَكُمْ تَطْهِيرًا 《سورة الأحزاب》٣٣.
    قال الإمام الشافعي▪︎لو فكرالنس كلهم في هده السورة لكفتهم

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว +1

      Ayadan micnaheeda ma garanaysa

    • @mohamoudahmed6621
      @mohamoudahmed6621 ปีที่แล้ว

      GABDHI BAHIDEEDA LADABOLIKARA UMA BAAHNA INAY SHAQOTAGTO.REERGALBEEDKI. AYAA HADDA KHATI KAJOOGA.

    • @mohamoudahmed6621
      @mohamoudahmed6621 ปีที่แล้ว

      SXB BALXAGA DIINTA AAN KA EEGNO WAXAY KATIDHI.
      PLEASE FOUND IT. YOU WILL GET THE RESELT. THEN
      DEPENDING ON YOU BELIEVE OR NOT.

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudahmed6621 haday doonayso way shaqaysn karta ama halagu filnado

  • @user-ht4yg4fd5u
    @user-ht4yg4fd5u ปีที่แล้ว +3

    Keeep going wll

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 ปีที่แล้ว

    Shukrn wll

  • @asmaabdisamed1905
    @asmaabdisamed1905 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @jamaalduco8928
    @jamaalduco8928 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku salaamay Aadan

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 ปีที่แล้ว +3

    Inaa shaqeeyo shaqo xalaala ayaa rabaa oo anigu leeyahay leyna shaqeeyo

  • @Sahra-qi5sk
    @Sahra-qi5sk 10 หลายเดือนก่อน

    mahadasanid walal macan w alahayi taladada nasiso abalakaga magudi karane ale jano hakaga dhigo a balakaga ❤❤❤❤

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 ปีที่แล้ว

    waan ladhacay runtii aad baad u mahadsantahay ustaad Aadan guulayso labada daarood

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 ปีที่แล้ว

    Hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan Ayaan iskala soconayna insha allaah isoo booqda

  • @mogta9778
    @mogta9778 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @huzeinvarah2110
    @huzeinvarah2110 ปีที่แล้ว +2

    First one

  • @sudaysmohamed6381
    @sudaysmohamed6381 ปีที่แล้ว +1

    Zxb aadanaw allaha garaadka kuudaayo runtii garashada haybad ayuu ilaahay kuu siiyay zxb soobadi wacyi galinta siaan unoqono umad jirta

  • @ahmedrocky9403
    @ahmedrocky9403 ปีที่แล้ว

    3000 k coming soon

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakusharfo fekerkaasi ibadan ayuu iga dhex guuxsyey wllo shugran

  • @munaudgoon7017
    @munaudgoon7017 ปีที่แล้ว +1

    Hal xirfad ayan jeclay weligayna wan jecla welina ima suurto galin se alle ayan ka rajaynaa taas

  • @LISHKO99
    @LISHKO99 ปีที่แล้ว

    Cajiiib

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 ปีที่แล้ว +2

    👍

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +3

    Sahanka Xogaha 🎤🤳 Recipect 💕❤️💕
    Aadan 🎤 🌐 Aad iyo Aad ✔️👍 wall

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahay 🥰😍

  • @bellaslonelyworld9351
    @bellaslonelyworld9351 ปีที่แล้ว +6

    When the woman doesn't have her own money she's hugely dependent .rag iyo dumarbo waxa fican ine Mel iska sosaran walalkey marka wa macqul nibankan somalida Ine Ka masersan yihin hormarka dumarka

    • @abdulaahimustafa5716
      @abdulaahimustafa5716 ปีที่แล้ว

      hhh wll adigoo haysta nin aad ku shaqeysato maxaa kuso arkay adigu inad shaqeyso

    • @abdulaahimustafa5716
      @abdulaahimustafa5716 ปีที่แล้ว +1

      hhh wll adigoo haysta nin aad ku shaqeysato maxaa kuso arkay adigu inad shaqeyso

    • @zumaashapdi1113
      @zumaashapdi1113 ปีที่แล้ว

      @@abdulaahimustafa5716 side wll hadalkada fahfahi bal ma guriga fariista kala jeeda ha la idin biile

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว

      @@abdulaahimustafa5716 wax baadan ogayn walle

  • @cabdulaahiaxmed5483
    @cabdulaahiaxmed5483 ปีที่แล้ว +5

    Asc Wll Adan Waan ku salaamey salaan qaaliya.
    Wligey Community kuuma soo qorin lkn waxaan jeclhy illaa chenalka bilowgiisi inaan kula socdey oo aan maqal iyo muuqaalba wadey fikradahaaga
    Waxaan kugu dhiirinaya si 100% ah shaqada aaadka u wanaagsan ee aad bulshada soomaaliyed aad u hayso alle hku xifdiyo wll qali waan dreemaya in dadaalka aad ku bixiso si aad noo soo gaarsiiso fikradaha wax tarka leh iyo faa'iidada aad ka hesho inaynan wax isku dhaw ahyn marnaba lkn alle ayaan kaaga baryaya in uu ajar kaa siiyo miisaankaga xasanaadkana kuugu kordhiyo
    Waxaan ahy Nin Reer muduga kaa soo salamaya Degmada Galkacyo 😂
    Waana jeclaan laha in uu alle qadaro kulankeena
    Wasalaamu calykum ❣🙏

  • @dekaahmed2006
    @dekaahmed2006 ปีที่แล้ว +4

    Waa dhab oraahyadaadu balse walaale in hablahaba lagu dhago hadlo ayaan Ku tusi waxaan dhammeeyay meeshii waqti lumiska ahayd EE 12 sano layska fadhin jiray anoo bilaa tajrubo ah kadib Aya laygu yiri jaamacadda Iska bixi aduu way Igu adkaatay ilaa aan Iska aamusay kadib ayaan meel shaqaale ka noqday oon jaamacadda waxa la dhaho Ku galay kadib haderr dhawr meelood ayaan Ka dhaweeyaa oo 12 sano EE shaqaalanimada lay tababarayay kumaan khasaarinoo soo Yara jiidasho WAAN leeyahay hhh markaa walaal waad mahadsantahay

  • @josephyasid9142
    @josephyasid9142 ปีที่แล้ว +3

    Dadku wuxu u baahan yahay cilmi diini ah

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 ปีที่แล้ว +2

    👑👑

  • @lya5997
    @lya5997 ปีที่แล้ว +1

    Haddii aanan shaqayn lahayn hadalkaagan been iyo nin iska hadalay ayaan u arki lahaa Aadanow

  • @TAREESO
    @TAREESO ปีที่แล้ว +2

    Asc wll adan sahan iskawarn

  • @akm9447
    @akm9447 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka shaqeeysta duruuf ba u geysay, qaarna hadaf bey u arkaan shaqada, lkn dalkeenna waxaa ku badan dumar waayay qof u shaqeeya kadibna lama huraan u arkay shaqaalanimada, balse wan kugu raacsanahy si guud mowduucaan.

  • @user-ev8oj2bi4g
    @user-ev8oj2bi4g ปีที่แล้ว +1

    Qof wanaagsan waxan kuu rajaynayaa wanaag

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว +3

    gabadhaha Muslima ah ilaahay waxa uu ka dhigay boqorad
    boqorada waa loo shaqeeyaa oo arkimaysid boqorada shaqaysata
    hadii ilaahay i siiyo nin ii shaqeeyaa oo waxaan rabo isiiyo walaahay in aan gurigayga ka baxeen ee gurigayga ayaan ku mashquuli lahaa

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 ปีที่แล้ว +2

      Maanta inaad heshaa nin sidaas ah aad bay u'adagtahay ragii way isbedeleen

    • @fadumoahmed7557
      @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว

      @@abdalaali6591 sax waa runtaa

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi ปีที่แล้ว +4

      Abyo allaha kuu rumeeyo riyadaada . Lkn rajadaada nin haka weynaato oo nin keliya uma noolin ee wax aadamuhu raboi u qoray adivuba boqorad loo dhinto bad tahay ee rag ha rahayn wixii calaf alle waad heli guurguna wa calaf ee gabarnimadada iyo sharaftaada ku faan

    • @fadumoahmed7557
      @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว +2

      @@sumayocabdi marka hore abaayo waad mahadsantahay aamiin
      Marka labaad anigu waxaan jeclahay hadii aan guursado in aan ka danbeeyo ninkayga oo aan guri joogto noqdo oo aan hooyo fiican oo caruurteeda si fiican u rabaysa noqdo oo aan ninkayga barbar ordin anigu waxaan ka danbeeyaa amarka ilaahay iyo nabigeena scw waxayna I dhaheen nibanku waa qawaamoona calaa nisaa
      Teeda kale waa xaq lagu leeyahay in uu ii shaqeeyo
      Teeda kale aniguu gurigayga jooga ayaan Hal abuun ka samaysankaraa gurigayga dhexdiisa.

    • @fadumoahmed7557
      @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayocabdi teeda kale abaayo waxaanba u dhahay gabadha Muslimada ah waa boqorada sidaa daraadeed aniga waxaan ahay boqorad

  • @nasraabdiraxmaan2382
    @nasraabdiraxmaan2382 ปีที่แล้ว

    Mallah gulayso wllo sad noo dhiira galisay

  • @xikmapodcast7588
    @xikmapodcast7588 ปีที่แล้ว

    Aniga xateee waan isticmaalaa canva application aad ufudud waxyaabo badanna aad ku qabsan karto.

  • @sharafudiinbey774
    @sharafudiinbey774 ปีที่แล้ว

    Zxboy aadan xaqiiqada qadhaadh ee dahzoon markaan TH-cam ka ku qoro masoo dhigayo ee maxaan zameeyaa wllo

  • @MalkaaBeekumsa
    @MalkaaBeekumsa ปีที่แล้ว +2

    First

  • @ZAAKLY
    @ZAAKLY ปีที่แล้ว +1

    Wll Aadan Asc Waxad muqal inooga soo diyaarisa Xirfada Programing Iyo jaamacadaha Ugu Fican ee laga baran karo 🤗🤩

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wuu dambeeyaa

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 ปีที่แล้ว

    06:04 markan video gan dhamaysto ayaan rabay inan canva galo😊😊

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว

    WLL AD BAN U JECLHY INAN SHAQEYO

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @nadirashawo1092
    @nadirashawo1092 ปีที่แล้ว

    Waxanu anagu dorany mahan waa duruuf iyo ragii oo kaso bxi wayay waajibkii sarna

  • @snm_empire3928
    @snm_empire3928 ปีที่แล้ว +2

    Pin 📌 pro ado mahadsan

  • @shucaybxasenjiilaal3504
    @shucaybxasenjiilaal3504 ปีที่แล้ว

    Dumarkeena waa lagu soo duulay wll ee wada jir halooga hortago

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว

    Ilhaan cumar👩‍💼 nin hawiye iska cayrisay nin maraykan ayey guursato in illahay iska diro anigu guursado naagtaas xildhibaan maraykan ah mada aniga ahay nin majirteen ah gaar ahaan CALI SALEBAN mj aniga xaq leyahay naagtaas farnta gaarsiiiyaa kkkk

  • @apdyazizrageh9129
    @apdyazizrageh9129 ปีที่แล้ว +2

    Firs

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 ปีที่แล้ว

    🤚🏻🤚🏻Adan sahan mxaa sxb backgroundkii hore kuusarnaa aad maalmahan isaga deesey plz kusoodar xitaa muuqadada viewskooda wuu yeradey

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 ปีที่แล้ว +2

    Aloow gabdhaheena noo soo hanuuni

  • @cabdixaliim3198
    @cabdixaliim3198 ปีที่แล้ว +2

    Asc.
    Dhammaantoodu kuma ba baraarugsana inay yihiin barreyaal. Ka dib marka ay ubad dhallaan, ubadkaasi waa weelal maran doorka ugu muhiimsan ee dhaamintaas weelasha maran ama barbaarintaas waxay ahaatay xagga dumarka marka laga tago barreyaasha dugsiga, aabbaha iyo deegaanka. Walaal Aadanoow bal inoo soo diyaari mawduucan ah
    #Barbaarinta ubadka doorka ay dumarku ku leeyihiin.
    Wcs. Mahadsanid

    • @cabdixaliim3198
      @cabdixaliim3198 ปีที่แล้ว +1

      Waan ogahay xoogaa labada mawduuc inay kala yara fog yihiin, laakiin isku xerkoodu muhiimad ayuu u leeyahay.

  • @YahyeAhmed-lm5su
    @YahyeAhmed-lm5su 9 หลายเดือนก่อน

    Shaqdu waa sharaf

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh ปีที่แล้ว

    Beentadaa mahaa gabadhuu waxbarshaa looma baro inay kushaqayso rerka hooyaday baa maalin eray aan layaab ii dhahday iyaado lahadlaysa curaad ku xigeenka oo walkay cananysay kutiri faadumo waxay naala joogtaba waa inyar inay nacawiiso 🥺🥲 oo rer kale dhiisan dad kale inay waxbartaa larabaa wlhi waan yabay eray hooyaday igu tirii hadana waa saax hoyaday hadalkeeda cajiib

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +1

    Wllo waan ku jecelshahay turjumaada ee wllo maxaan sameeyee

    • @sahanka97
      @sahanka97  ปีที่แล้ว +4

      Gal Internetka oo baadh tarjumada, akhrina buugta laga qoray

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 ปีที่แล้ว +1

      @@sahanka97 hye wllo shugran

  • @Somalia1345
    @Somalia1345 ปีที่แล้ว +1

    هذا كله بسبب الفسويات اقصد النسويات.
    وتلميع الشعارات *انطلقي *اعتمدي على نفسك.

  • @Ilyaasjeell
    @Ilyaasjeell 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo io bala balaa kamaba helo alxm 😂😂

    • @Fatma-gy5cl
      @Fatma-gy5cl 2 หลายเดือนก่อน

      Waxa ilamida adaan kaa arkay jiif is ku diyarinoyaa 😂😂 daalka wexee kaso helaan arkeenaa

  • @ruun5573
    @ruun5573 ปีที่แล้ว +1

    Codka video dadkoo dhan maka xidganyhy mise waa kaligeey cod dhan iimaawa shaqeenayee🤔

    • @rodri__99_8
      @rodri__99_8 ปีที่แล้ว +1

      Waa kaligaa walaal

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Kligaaaaaaa

    • @ruun5573
      @ruun5573 ปีที่แล้ว

      @@rodri__99_8 haa mahadsanid walal waan ka baxay waana kusoo laabta kadib buu iishaqeyaa

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว

    Naagah waa lo yaaqaan cag yar madama gacmo iyo cagahood luga ad yar yihiin Dumarka ama naagah waa #warshadaa Bani Adam waaye £shirkada dad so saarta kkkk kkk

  • @ayaalehahmedcumar4070
    @ayaalehahmedcumar4070 ปีที่แล้ว

    Maalmo dhawayd wxn arkayey gabadh kuuli ku jirta 🤣 .

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 ปีที่แล้ว

    Ano laba howl iskuma qabaan karo

  • @rodri__99_8
    @rodri__99_8 ปีที่แล้ว +2

    Intaa isdhaheyso dumarka faani ha,isbahdilin

    • @asadcabdi1983
      @asadcabdi1983 ปีที่แล้ว

      Fikrada ma bahdila wllka😂😂

    • @saadoali4444
      @saadoali4444 ปีที่แล้ว

      dumarka faan wey ka dhan yihiin xoolow

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 ปีที่แล้ว +1

      ki walaashi xabaalay maad tahay

  • @Zuhur89
    @Zuhur89 ปีที่แล้ว +1

    Nahaaab

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 ปีที่แล้ว +3

      Alla maxaad Shaqaalenimo jeceshahay!

  • @xexeexex807
    @xexeexex807 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @jamaalduco8928
    @jamaalduco8928 ปีที่แล้ว +4

    Wan ku salaamay Aadan

    • @sahanka97
      @sahanka97  ปีที่แล้ว +1

      Waan kaa qaaday wll

    • @jamaalduco8928
      @jamaalduco8928 ปีที่แล้ว

      @@sahanka97 انا احب ان تكلمت لامام البخاري المحدث الكبير
      Barnamij ban sodsan lahaa imam bukhaari ku saabsan wll