Maxay muhim u tahay in aad qodobkan aamintaa | dadka waxa deeqaya mabda'an oo keliya | Caddaalad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2022
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

ความคิดเห็น • 153

  • @Acmk_
    @Acmk_ ปีที่แล้ว +35

    Waxaatahay Qof Uu Hadalkiisu Deeqo Soomaali Gees Ka Gees ALLAH Caqliga Hakuu Barakeeyo MAHADSANID

  • @qamarhussien7832
    @qamarhussien7832 ปีที่แล้ว +6

    Waa sababta barnaamijyadada aysan iidhaafin walal Allaha kugu xifdiyo meelkastoo aad joogtid

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +6

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️

  • @nuurxuseencabdiqaadir731
    @nuurxuseencabdiqaadir731 ปีที่แล้ว +6

    .Masha allah aadanow isoraaca inta cadaalada jecel barnaamijkan wuu kaduganyahay kuwi hore waana mid xaqiiqda taabanaya guuleeso labada daarod Saxb qaali

  • @miimashariif2394
    @miimashariif2394 ปีที่แล้ว +3

    Allah garaadka haku siyaadiyo wa huba o tarakhiida Ku xusi doonta hada fursad u hesho wax kabedelka umadaada ay caadifada iyo maangaabnmaidu ragaadisay.

  • @clraxamaankhadar4184
    @clraxamaankhadar4184 ปีที่แล้ว +9

    Waxa aan jecelaha caddaalada waxa aan salaamayaa bahda sahanka xogaha
    Waxaatahay qof uu hadalkii gaadho umada soomaaliyeed gees ilaa ka gees Allah caqliga hakuu balaadhiyo Aadan sahan mahsanid

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 ปีที่แล้ว +4

    Macalinka waa dhimbil ukaaheysa bulshada aqirana baana.ada ILAHAY haka abaliyo wanaagad nabritartay🙌😍

  • @Cashraabi
    @Cashraabi ปีที่แล้ว +13

    Maashaa'Allah walee is ku aragti unbaa nahay, Soomaalinimo ayaa iga badan, Caddaalada ayaana ii dhiig ah.
    Walee aad ayaad u mahadsan tahay qof leysku haleyn karo ayaad ii tahay, walaal Alle dartii ayaana kuu jeclahay Alle haku barakeeyo kheena kugu Abaal guddo, Aaaaamiiiin, Tubtaan ayaa noo Balan ah TUBTA CADAALADDA.

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 ปีที่แล้ว +1

    Aadan Sahan libaax nin rageed indheer garad ...... Aadan Khadar Cali (Aadan Sahan )💕🥰✍️✌️

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 ปีที่แล้ว +9

    Alle caqliga haku barakeyo wll Aadan
    Tariikhda dadbadan aya haya
    Waxayna ula dagaalamen dawladii
    Iiman la.aan iyo fakar uu nin walipa ka fikirayo jeebkiisa
    Lkn xaqiiqada dhabta ah waa laga qariyaa dhalinyaradan Hada joogta
    Lkn (xaqu) si kasta oo afka loo qabto
    Feedhaha ayu ka dilaaca
    Malin aan fogayna waa la arki insha allah

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว +9

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 ปีที่แล้ว +1

    waaxay isha qudha ee meeshaa ka muuqataa ''''tamnailka'''' ninkii maasooniyada iyo calaamadeheeda ba na baray alle ka sokow horeusoco zxp

  • @abdiaziiz10
    @abdiaziiz10 ปีที่แล้ว +5

    The young inteligence👏👏

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว +10

    Aadan qofka calmaani u yaqaanaa waa wof aan aqoon.
    Waana labo mid in uu qofkaasi yahay
    Qof aan la socon barnaamujuyadaad
    Ama waa qof doonaya in uu iska kaa eedeeyo
    Laakin aadanaw mid ogaw qofku si kasta oo uu u fiican yahay
    Dadka wanaagu ma wada deeqo

  • @muxiyazimp4512
    @muxiyazimp4512 ปีที่แล้ว +3

    Zxp aadam sahan 300k wxyar ba noga dhiman

  • @farhiya1433
    @farhiya1433 ปีที่แล้ว

    Alle ha kula garab galo adamow alle ha ku xifdiyo❤

  • @samiratiinaxasan1273
    @samiratiinaxasan1273 ปีที่แล้ว +1

    Runta sheeg haba laguugu nacee
    Rabi ayaa kula jiraa mhdsnd

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 ปีที่แล้ว +5

    Waxad ka hadashay wax loobahnaa inlaga hadlo dhigaaguna aanu ka hadlin lakin insha allah awoidbadan ayad yelandontaa hadaad cadaadisyo badan oo imandona

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +2

    Jazakullah My brother injustice one of is injustice to all of us. SOMALI hadan nahay Diinteena Suban wa ka fogaanay.

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 ปีที่แล้ว +9

    ALLAH ha kaa abaal mariyo waxaan waligayba jeclaa cadaaladda inkastoo ay jiraan xadhko inagu giijisan oo ay ka midyihiin bulshada inagu xeeran oo sahla marar badan inaan cadaaladda iska indha tirno inagoo u helAyna marmarsiiyo aan u qalmin, ALLAH ayaan ka baryayaa inuu inoo sahlo cadaalad samaynta waanan sii xoojindoonaa idamka ALLE dhiirigalin ayaan ka helay hadalkaaga walaalkayoow, 📍jigjiga

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 ปีที่แล้ว

    Muwduuc ad u muhiima weeye wlhi ad ayan uga faa'iday

  • @xamsesamaale6389
    @xamsesamaale6389 ปีที่แล้ว

    Alle haku. Xifdiyo wll kama walayo balse dhabti waxaathy wiil da ahan igayar akhlaqada iyo diinta iyo aqoontaba kadhisan ruunti waxaan kugu xidhanahay mudo 3 sano kudhow waxbadan bana iskakay badalay qab fiikir iyo
    Dhaqan ahan alle haku barakeyo ruunti waxaan kala bartay inta kugu xidhna caqliyada iyo fiikirku inu kuxiiran yahay Waxaa dhagaysato anba akhriisato

  • @hoodoabdurahman7131
    @hoodoabdurahman7131 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wllo Adam guulayso labada daaroodba wax badan ayaan ka faa iday

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 ปีที่แล้ว +6

    Adan sxb alle haku barkeeyo wax aad tahay qof dagan oo qalbi wanaagsan .ilaa iyo inta aad kanaalka aad furtey wax aan ahaa qof ku xidhan .wax aad soo gudbisan waa kuwa dhimac walba marka leysaka taagi bulshada iyo dalka wax u taraya

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +8

    ما شاالله تكلمت باحسن الموضوع الله يجزيك
    💚💚💚 💛💛 💜💜💜

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 ปีที่แล้ว +1

    Wlal Garissa kasosalamaya .
    Waligey kumaarkin lkn cilmigaga isogara.
    Allah dartis kujeclhy .

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 ปีที่แล้ว +4

    ma allah jazaaka llaah allaha ku xifdiyo wllo aaden wax badan kaa faaidnay

  • @abdiwakiilmaxamed7817
    @abdiwakiilmaxamed7817 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaaaad

  • @ismacade1648
    @ismacade1648 ปีที่แล้ว

    Xafiduhullaa sxb guul Somali

  • @maxamedmaxamoud8937
    @maxamedmaxamoud8937 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @hodan8464
    @hodan8464 ปีที่แล้ว +1

    Wall hore usaco Wax aad Muhiin uaha Bulshada Islaamka

  • @real.zhahid
    @real.zhahid ปีที่แล้ว +11

    Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 ปีที่แล้ว +4

    Jasakallah kheir ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏

  • @axmedchannel4472
    @axmedchannel4472 ปีที่แล้ว

    Allaah hakaa abaal mariyo wll mahadsanid

  • @olowabdirahman1095
    @olowabdirahman1095 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal illaah haku xafido

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 ปีที่แล้ว

    Wllhi lipaax keep going ilaahay dartiisaa ku jeclahay allh ku xafido

  • @aaminaismail7487
    @aaminaismail7487 ปีที่แล้ว +1

    Sharafdhimatey ceebna ma asturna,gobonimadaa gun nimaa lagu badaley. Allaha kusharfo walleyky

  • @Mjama1986
    @Mjama1986 ปีที่แล้ว

    Maskax cafimad qabta
    Keep going bro

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah 👍

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waan kuwataa pro mxaa yelay markaan kubartay 3 years ago wax badan baan fahmay.alle ha kubarakeyo.sxb 👌👀🤗💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @leyo7819
    @leyo7819 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib caddaalad baa Nawada deeqda ( Fariintaan waxay kaaga timid wiil ku noon gobalka mudug)

  • @cxakiinismailcabdi1185
    @cxakiinismailcabdi1185 ปีที่แล้ว

    Zxb ilahay ha inooga dhabeeyo hadafkeena inta wanaagzan

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid wlo

  • @AyanmmAyanmm
    @AyanmmAyanmm ปีที่แล้ว

    Qofkast xaqa utagan Allah ayaa micisa ah Allah khaqa naqafajiyo

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @cabdirisaqcabdulahi7403
    @cabdirisaqcabdulahi7403 ปีที่แล้ว

    Gesi guul guul ban kurajenhya

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك يا أخي الكريم

  • @munosharmarke8346
    @munosharmarke8346 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Allah ha kubarkeyo

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 ปีที่แล้ว

    Asc Adan khadar Cali aadban ku salamaya Balanteenuna waaa cadaalad from Awdal 🤍

  • @naimomohamud4014
    @naimomohamud4014 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walaal alle haku xifdiyo

  • @qawdhancismaan8946
    @qawdhancismaan8946 ปีที่แล้ว

    Alle haku dhowro wlaalkay

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 ปีที่แล้ว

    Shukrn walal aadam

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan ✅

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad🤗

  • @jacfaryusuf4129
    @jacfaryusuf4129 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan anigu waanka yaabey
    Muskaxda saaran waxan kaga baxey
    Alle hadhawro if iyo Aakhiro.amen.

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 ปีที่แล้ว

    M a zxp aadan khadar cali noi jamacadii manada soo gaba gabayn

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +3

    🤔 cajiib haddii anay jirrin waxaad u dhimato ma jirro waxad u noolaato

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @cabdixakiinmaxamuud6029
    @cabdixakiinmaxamuud6029 ปีที่แล้ว

    Alle hakubarakeeyo

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 ปีที่แล้ว

    Geesi dharab kuma jiro hore usoco sxb

  • @nuraomar7583
    @nuraomar7583 ปีที่แล้ว

    laandheere haduu jiro waa adiga habo hore u soco😁😊

  • @munamuhudiinmohamoud8996
    @munamuhudiinmohamoud8996 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal🥰

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 ปีที่แล้ว

    Barakallah fiik Sahanka xogaha

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 ปีที่แล้ว +1

    Sahanka xogaha warbaahin bulshada wacyi galisa masha allah

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 ปีที่แล้ว +1

    Shugran

  • @abubakarabdiwarsame8249
    @abubakarabdiwarsame8249 ปีที่แล้ว

    Mashlaaah wlaale Adan wa mhadsantahey allha ku sharfo runti waxan tahey qof qimo bdan o dhlinta indha u ah

  • @AK-eh4cg
    @AK-eh4cg ปีที่แล้ว

    shukran

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaha wll qli

  • @jamaalduco8928
    @jamaalduco8928 ปีที่แล้ว

    Keep Going Brother Adam sahan

  • @Hamza-kaadsade
    @Hamza-kaadsade ปีที่แล้ว

    Thanks very much brothers 👍

  • @mohaapdi964
    @mohaapdi964 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid wllo👍🤗

  • @mubarikmk8910
    @mubarikmk8910 ปีที่แล้ว

    Cadaalad ❤️

  • @cxakiinismailcabdi1185
    @cxakiinismailcabdi1185 ปีที่แล้ว +1

    Zxboy lambarkaaga Ayaan doonayaa arimo igu adkaaday awgeed

  • @mohayare1515
    @mohayare1515 ปีที่แล้ว +1

    The legend of TH-cam Adan 🌹

  • @abucamaar9944
    @abucamaar9944 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haku sharfo wll

  • @juxacdy7306
    @juxacdy7306 ปีที่แล้ว

    tnx wllky

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 ปีที่แล้ว

    MaShaAllah #adanSahan waan ku taakeeraa I'm from Garissa

  • @abdullahidharar49
    @abdullahidharar49 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad umaddaada waad uhagar baxdaa
    Wax waad usheegtay haday garaad qaadanaya leeyihiin

  • @ahmednuurabdi5800
    @ahmednuurabdi5800 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall

  • @mahadkopso153
    @mahadkopso153 ปีที่แล้ว +1

    mhdsanid pro❤️👏

  • @mgurey11
    @mgurey11 ปีที่แล้ว

    Guuleyso sxb

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 ปีที่แล้ว

    Legend 👏

  • @ayaanhussein78
    @ayaanhussein78 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal 😍

  • @faisalmohamedomar8036
    @faisalmohamedomar8036 ปีที่แล้ว

    masha allah horay usoco wllka

  • @kingcabdalla9876
    @kingcabdalla9876 ปีที่แล้ว

    welcome back wlaal aadam ilaah haku xafido wll

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 ปีที่แล้ว +2

    "ALLAHU AKBAR"

  • @caliqanciye337
    @caliqanciye337 ปีที่แล้ว

    Well done

  • @mahamedahmed9312
    @mahamedahmed9312 ปีที่แล้ว +1

    Jza kallaH bro

  • @shantasomalishorts6949
    @shantasomalishorts6949 ปีที่แล้ว

    From salax sanaag

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 ปีที่แล้ว

    Masha alaah
    Walal horay usoco

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @muste123
    @muste123 ปีที่แล้ว

    Sxb run sheeg waa ceeb sheeg,
    Waxaad tahay halyay indheerad garada cidna ha kula yabin waxa ay ka Amin san tahay huru ugasoco.

  • @kingcabdalla9876
    @kingcabdalla9876 ปีที่แล้ว +2

    Please Adam video kaan kan ku xigo imtaxaanka sida uku fudud loo diyaariyo please wlaal aadam

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 ปีที่แล้ว

      Imtixaanka allah kuu fududeeyo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +2

    Rabbow naga yeel kuwa fala cadaalada

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 ปีที่แล้ว

    adduunkaan cadaalad baa deeqa mahadsanid wllo

  • @younglion7425
    @younglion7425 ปีที่แล้ว

    Ruunta 💯💯💯💯💯💯💯

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso walal

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 ปีที่แล้ว

    Alleh h ku sharfo

  • @axmedali2325
    @axmedali2325 ปีที่แล้ว

    Thanks