Qabiilkan inaga lumay ha la raadiyo! | Si walba Rendille waa u Soomaali.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2022
  • 20kii November 2020kii, ku dhowaad sannad iyo 10 bilood ka hor, ayaynnu kannaalkeenan sahanka xogaha ka baahinnay muuqaal uu ciwaankiisu ahaa rendille, qabiil soomaalida ka lumay. Fekraddii xilligaas aan soo gudbinnay ayaa ilaa hadda wali oogan oo qabiilkaasi marba waxa uu u sii dhowaanayaa in uu soomaali inta ay abaari rartay sooba noqon waayay yahay, luuqaddoodana lamaba odhan karo waa luuqadd madaxbanaan, ee waa lahjad ka mid ah lahjadaha soomaalida, haddaba aan qabiilkaas xogo dheeraad ah ka sii raadinno,
    Ugu horrayn magacooda, intan oo qaab ayaa loogu dhawaaqaa, ku celcesho adigu dhawaaqaas anigu kuma jiree, marka magacooda macnihiisa loo fiirsado, waa Holders of thr stick of God, kuwa haya usha Rabbi, ama si ka dhow, dad ehlu diin ah, taas oo u dhodowaynaysa magacoodaasi in uu yahay reer diini, ama reer diinle, dad usha rabbi haya, yacnii, dad diinta ku dheggan qodobkaas kor inoogu hay, magacoodaasi waxa uu aad ugu dhowyahay reer diini, ama reer diinle,
    Qodobka labaad tiradoodu gebigooduba 2019kii waxa ay ahaud 96,313, laga yaabaa hadda meelahaas 100 kun in ay tahay, taas oo adkaynaysa in ay qowmiyad madaxbannaan noqdaan, sida Oromo, Soomaali, Maasai iwm, oo ka dhigaysa inay u badan tahay in ay qabiil yihiin.
    Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

ความคิดเห็น • 413

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 ปีที่แล้ว +26

    Waa marexan ree diini ah. Kaftan lee 🇸🇴🇸🇴 somali ayaan ku faanaa

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +14

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀

  • @MohamedAli-is7fd
    @MohamedAli-is7fd ปีที่แล้ว +6

    Asc c/raxmaan aad iyo aad ayaad ugu Mahad Santahay barnaamij-kaagan xiisaha leh Walaal barnamijyo kale inooga soo diyari fadlan guuleyso saxb👍🇸🇴

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah waa muuqal qurux badan runtii Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba sahanka xogaha runtii aad baynu iskugu dhawnahay dhanka luuqada dhanka xoolo dhaqashada 👑🙏😍✊❤

  • @abdirahmancolhaye1710
    @abdirahmancolhaye1710 ปีที่แล้ว +42

    Somali Mohamed one love 😘

    • @jaamacxade1345
      @jaamacxade1345 ปีที่แล้ว

      Alle haku sharfo aad baan kuu taageeraa wllo from the puntland state

    • @dahirali6701
      @dahirali6701 ปีที่แล้ว

      Redinle anigaa tagay xattaa qabiilooyinkii ay ka soo jeedeen way garanayaa waxaan ka xusuustaa dagodia - ajuuraan --garre - ogaden - tumaal oo ay takooraan magacii ayuu wataa oo tumaal asalka magaca waa reerdiide oo dib inay unoqdaan ayay diideen buur xayluqundheer layiraahdo ku taalo layshamis ayuu wixii diin ahaa dhaladeeda saareen bal waydii gabdhaha titok qabiilkooda somaliga ah way kuu sheegi

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar6047 ปีที่แล้ว +1

    First sahanka xogaha wa chanalka aan ugu jeclahay xaqiqdi vedioskisa xata kuwa uu sanado kahor so dhigay wan iska firsada ❤

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my brother adan go forward 💯💖💪

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 ปีที่แล้ว +1

    Waa in buugaag af soomaaliga ku qoran,
    Loogu deeqa,si aysan qawmiyadaha kale
    Saameeyn ugu yeelan,oo barayaal afka
    Soomaliga dhiga loo tababaraa.
    Ma ahan inaan ilowno.

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waxad moda luqadoda caruurta somalida ee af baradka

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allah halyey sare ayaa tahay ciso iyo sharaf ku noolow.

  • @qarshemedia8023
    @qarshemedia8023 ปีที่แล้ว +5

    1=RENDILE WAA REER DIINE OO MAREEXAN AH
    2=WAAQ :LABADO MAGAALO OO MAREEXAN DAGO CABUDWAAQ IYO CEEL WAAQ
    RENDILE WAA MAREEXAAN OO REER DIINE WEEYE
    LIKE 👍

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn ปีที่แล้ว +1

      Hanagu so dhisin galadan mideda kale rer diini waa jifo hoose oo marexan ah xataa qabiilada waawayn maha sida rer xasan wagardhac talxe iyo hawrarsame rer diini waa raadamiir waana jafa hoose ilahayba magacooda dheereyey mahe

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +1

      @@Xuralcayn waxa laga yaba dadkan markay lumen odayga diini inaanu dhalanba🤣

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn ปีที่แล้ว +1

      @@hamdaismail6155 dadkan waxan maqalay inay dhanka diinta no qabil sana yen calashan wadada laga barakayto markay diinta timina ayey diiden inay qatan sasna wadanka logaso barakiciyey randiile waa diin diide san maqlay 😁

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +1

      @@Xuralcayn waa ilmo waaq🤣

  • @asha3777
    @asha3777 ปีที่แล้ว

    Maa Sha'aa Allaha, aad baad u mahsantahay, waa suur gal dadkani I ay Somali yihiin

  • @samiraxigto9422
    @samiraxigto9422 ปีที่แล้ว +6

    Luuqada soomaligu waa luuqad aad u facweyn luuqada badana ka farcameen,
    Somaaliduna waxa aamin sanahay inay yihiin dadkii dhalay badanka dadyooga dunida .
    Geeska afrika waa asaaskii binuadamku halkuu ka bilaabmay .
    Dadka ku dooda carab baanu kasoo jeednaa, wxaa leeyahay waar inaga ayaa asalkii ah , somaalida badan koodu waa dad ab iyo isir leh inyar maahine
    Xaqiiqda ilaahay ayaa og

    • @amiinyaasiin5711
      @amiinyaasiin5711 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah runtaa

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว

      Qabiilka Masayda ee degta Kenya iyo Tanzania waxay aaminsan yihiin in Soomaalidu abti u tahay. Marka ay qof Soomaali ah arkaan inta istaagaan ayey dhahaan "Abiyaay" oo micnaheedu yahay abtiyaal. Waxayna ka baqaan in habaar abti ku dhaco oo lo'du ka la'ato.
      Marka waa run oo Soomaalidu waa qabiil guun ah.

  • @mouminehassan1900
    @mouminehassan1900 ปีที่แล้ว +1

    sxb Adam walahi legend ba tahay

  • @macalincaalin6670
    @macalincaalin6670 ปีที่แล้ว +5

    M.A Wll adan kuwani Somali wayba yihin ama ka agdhaw yihiin lkn waxan ka walwalsanahay Diinta islamka oo aan gaarin wali ama wax yar ayka haystaan inshallah Mar un xaqa wuu gaari balse waa inaan ku dadaalnaa sidaan dadkaas inoo eg diinta u gaarsiin laheen Qof kii awoodo na oo u suuro gasho dadkaas inuu la kulmikaro ama la xiriiro uu dacwada iyo diinta islaamka ah gaarsiiyo,

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 ปีที่แล้ว

    Masha Allah soo dhawada dheh wad nabadinaysaye

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 ปีที่แล้ว

    Aadanow reerkaasi anagay naga lumeen hh
    Respect full sahanka xogaha

  • @mohamedsalahosman2877
    @mohamedsalahosman2877 ปีที่แล้ว +11

    Adanow abtirka qabilkayga waxan ku arkay magaca rindille magac u eg sax ahaanta ma xaqiijin karo inay iyaga yihin lkn wa laga yaba maxa yelay inta magac e qabilka ku jirta way faracmen o somaliya way jogan lkn kan rindillaha u eg wali somaliya laguma arag. Qabilkayguna wa galjecel
    Saransor
    Mattan
    Rinyille
    Garjante
    Gardhere
    Samale
    Marka magaca aan ku shegayo wa (rinyille)

    • @FUNNY_VIDEO220
      @FUNNY_VIDEO220 ปีที่แล้ว

      WaaD SaXaN TaHaY PRo LaFTaRKooDa WaaYe

    • @me.zaahid6250
      @me.zaahid6250 ปีที่แล้ว +1

      Haa sxb odaygii rinyile ahaa wiilashiisa mattaan kaliya ka haray baan u maleynayaa oo intii kale dadkaas hayaamay oo rendiille ladhoho waye

    • @cabdullehcabdi2419
      @cabdullehcabdi2419 ปีที่แล้ว

      Waa laga yabaa walaalkay inay sidaas tahay

    • @cabdicasiis1276
      @cabdicasiis1276 ปีที่แล้ว

      Hhhh nio anigaba gaaljecel ahay lkn Rinyille kuma jirtoba
      Dowraaq saransoor Gaaljecel Garjinte Gardheere irir samaale
      Rinyille Kuma arage

  • @shamoshalka2051
    @shamoshalka2051 ปีที่แล้ว

    Haa wlhi wan kula arkay wll ilahy cilmiga haku barakeye❤

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid aadan

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllkay masha Allah War nio wa saxday Af Afarikaagacayku wa moussa waxan kunolahy wadanka Djibouti 🇩🇯 waxan ahay somali lkn karanaya Afka Afarka

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว

    Shukran Sahanka Xogaha.

  • @engrxiddig
    @engrxiddig ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @migo2444
    @migo2444 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah daraasayn wana
    وَلَقَدۡ بَعَثۡنَا فِي كُلِّ أُمَّةٖ رَّسُولًا أَنِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ وَٱجۡتَنِبُواْ ٱلطَّٰغُوتَۖ فَمِنۡهُم مَّنۡ هَدَى ٱللَّهُ وَمِنۡهُم مَّنۡ حَقَّتۡ عَلَيۡهِ ٱلضَّلَٰلَةُۚ فَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلۡمُكَذِّبِينَ
    Waxaan ka so bixinay Umad kasta Rasuul inay caabudaan Illaahay kana dheeraadaan daaquutka (Cibaadada Eebe ka sokow),16:36

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +14

    Soomaaliyeey Qabiilkan Iyagaaba Aaminsan Inay soomaali yihiin Ee Ha La raadiyo Oo diinta Ha Lagu soo Celiyo Kolay idinkaa iska Dhaman La,ee

    • @me.zaahid6250
      @me.zaahid6250 ปีที่แล้ว +6

      Haa wlh waan arkay gabdho tiktok aan ku arkay markii aad ku tiraahdo somali baa tihiin wax dhib ah umaba arkayaan oo way ku faraxsan yihiin

    • @wardo33
      @wardo33 ปีที่แล้ว

      ha wey aaminsanyhiin walibo somalida rer kenya wey la socdaan wakan wreysiga laga qadeyth-cam.com/video/7vWRBAyM9AE/w-d-xo.html

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 ปีที่แล้ว

      Diin maxaya ma bilaa diin baa?

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo 🙏👑✊❤

  • @moustaphasaid1332
    @moustaphasaid1332 ปีที่แล้ว +2

    Continuer comme ça frère
    Aden

  • @haneizadjamaabdillahi1139
    @haneizadjamaabdillahi1139 ปีที่แล้ว +3

    Allah Akbar aniga abbahay wuxu ugi Iran jirey waxa jira qabil isaaq oo deegaan Kenya oo gursadey qabilja Masai sababta Masai waxay leeyihiin xoolo badan, xoolahadartoos ayey uu gursadey Masai si ey xoolaha, geel loo iyo ariiga ula qeybsadaan,

  • @football4k598
    @football4k598 ปีที่แล้ว +4

    Qabiilka Gabbra Ladhaho Isna Somali Ayu Ka Dhumay Aya Ladhahaaye Bal Baaritaan Kusame

  • @abdizaylici5387
    @abdizaylici5387 ปีที่แล้ว

    Sahanka xogaha inbaden dawen jirey allh kuxiftiyo wll

  • @ahmedabdi5858
    @ahmedabdi5858 ปีที่แล้ว +21

    Salaamu Allahu caleykum, magaceygu wa axmed naji ku nool wadanka kenyo nairobi,
    Walal wey jiraan qabiilka reer diinle oo u dhiganto (reer diini) qabiilkan wa dad somaliyeed oo u dhashay dhulka eyku nool yihiin ee abaar meynan keynin
    Waxa jira nin aan saxibkey oo reerkas u dhashay oo modo ka hor dhago durnaa waxu u so shaqeeyey reer somaliyed uu ku so bartay afka somaliga reerkas si aad u fudud ayan u fahana martida weyna naso dhabeyan hadad doneyso xog dheerad ah ila so xiriir,
    Qabiilkani intoda badan wa masiixiyiin iyo muslim yar iyo kuwo aan diinbo heysan micnaha (cawaan),
    Wabillahi Towfiiq

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว +2

      Wll face maxaa kugu qoran aniga laftaydu waxan daba socdaa qaabilada isakia oo go.doon ku ah badhtamaha kenya

    • @ahmedabdi5858
      @ahmedabdi5858 ปีที่แล้ว

      Wll fb ma isticmaalo hadad what's up leedahay ii so number kaga aniga kula so xiriiri doono.

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว +1

      Walaal waan is iri reer diini waa qabiil kayga reer diini le saas baan ufahmay

    • @mulkij961
      @mulkij961 ปีที่แล้ว

      Walal mamexankena yan ya banahee mise wanu ku badsabaa cawanta rerdinigeyni miyan ku darna bal iga so jawab

    • @ahmedabdi5858
      @ahmedabdi5858 ปีที่แล้ว

      Walal kuma fahmin ee qoraal kaaga kala saar

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +4

    Wcs waan daawaday muuqaalka hore ee aad ka diyaarisay qabiilkan.

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 ปีที่แล้ว +2

    Waan soo helynaa I.a

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว +5

    adan waku salaamay ilaahay dartiisa ayan Ku jecalahay hadii kuula joogi laha adeegahaada ayan noqolaha ilaahay ha igaso

  • @anasmohamed9214
    @anasmohamed9214 ปีที่แล้ว

    allahaku xafido walale

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge ปีที่แล้ว +1

    Lahjadooda Maamaayga bey aad ugu badantahay

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 ปีที่แล้ว

    M.a waa xog muhiim ah

  • @zahramohamedcadey7108
    @zahramohamedcadey7108 ปีที่แล้ว

    I hear this since i ws young

  • @abdifataaxmaxamed268
    @abdifataaxmaxamed268 ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 ปีที่แล้ว

    Indheer garadku waa islaax toos sha ehelkiiye aadanoow hore usoco aayahaad ka talisaaye

  • @ciisemuuse2504
    @ciisemuuse2504 ปีที่แล้ว +1

    Qaadanay wllo aadan sahan from ARAB

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว

    aadan miyaad ka soo hadashid canva sida loo isticmaalayo wllo.

  • @hadhwanaagchannel2648
    @hadhwanaagchannel2648 ปีที่แล้ว +2

    Xageed ka heshey zxp luuqadooda?

  • @jamaalapdikadir3620
    @jamaalapdikadir3620 ปีที่แล้ว

    Macalin aadan😎

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว

    Reer diinigu Waa hayaameen

  • @Mohanabditube
    @Mohanabditube ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa gaas waan kula socday

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alh

  • @ugaasaxmedugaas9340
    @ugaasaxmedugaas9340 ปีที่แล้ว +2

    Nin siyaasi ah oo iyaga ah oon sheekeysanay ayaa ii sheegay iney soomaali yihiin magacooduna yahay waa reer-diid, ayuu ahaa, adu waa nin toloobay uun luuqadoodana laguu turjumimahayo.

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว

    Wll p2 kaso samee adigo mahad San inshallah

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 ปีที่แล้ว

    Waaq waaa intiinka cadceeda.
    Waaq-bari wuxu noqday waabari

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe ปีที่แล้ว +4

    Aadanoow aad baad u mahadsantahay mowduucyadan oo kale aad baan u xiiseeyaa ...

  • @shariif25
    @shariif25 ปีที่แล้ว

    Salan sare wllka

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 ปีที่แล้ว

    Reen diinle waa soomaali asalkoodi hore ssbabtoo ah af soomaali ayey ku hadlaan. Tutsiga rwanda ayagana waa soomaali asalkoodii hore

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 ปีที่แล้ว +1

    reer lumay ayaan maqli jira oo ka mid ah cidaha reer diini mareexan
    ugaasnimada Sade ayey lahayeen kadibna ugaasnimadi baa Laga dhacay kadib way tasoobeen somalia way ka baxeen waxa lagu arkay sanado hore melahas ay oramadu dagto qarkood iyagoo gaalo ah
    marka Somali hada nahay dad badan baa naga ma qan waa Inan raadsanaa dadkeena

  • @faatixpodcast1
    @faatixpodcast1 ปีที่แล้ว +1

    Wan dulqaadaneynaa, halkaas maroodibay nagu tilmaameene hmm mahadsanid walaal

  • @ferihaemir7984
    @ferihaemir7984 ปีที่แล้ว

    Alla inalehe umadan inaga maaha

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 ปีที่แล้ว

    Boqortooyada kuush kasoo hadal wll

  • @user-kg6qf1wg5u
    @user-kg6qf1wg5u 7 หลายเดือนก่อน

    Ree diini waa marexan❤

  • @mahamedabdimahamed3368
    @mahamedabdimahamed3368 ปีที่แล้ว

    Anagoo soo taagan nawaaL 😀😀😀😀 sayex afar kulahaaa alla mayee sagaaL

  • @cabdisalan419
    @cabdisalan419 ปีที่แล้ว +1

    WalaL waxaan ku waydiin lahaa suaal waxa laga yaaba inaad akhrin doonto qabiilka jaarso ma soomaalibaa mise

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว +1

    Nagayle soomaalida Sagan boorantay guursadaan

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 ปีที่แล้ว

    Rendille language is a micro somali language wa luqad somaliga ka farcanta dadkana somalida ay isla Nolan jireen

  • @mdmohamedfarah3020
    @mdmohamedfarah3020 ปีที่แล้ว

    Wa in aan sooceshanaa

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +5

    Adaanow sxb wa in ladoona dadkaas waxan ku racinaya inan 2011 wada shaqayn jirnay dhalinyaro u dhashay dalka jaad waxa sii garaa nogo imanjiray niin wan kaxumahay magacisi wan ilaway waa sooomaali waxana u yiidhi wanu hayna abtirsimadii guriigayaga ayey tala oo wax cadana ayu no sheegay waxa kaa mida inay cidkale ka gursan inay xoolo dhaqoto yiihiin surada iyo midankaba wa somali

    • @bidhaanshe6004
      @bidhaanshe6004 ปีที่แล้ว

      Jaadka waa la yaqaan waa qeyb ka mida qabiilka Garre la yidhaa ee somalida mid ka mid ah OO hada kahor wada shaqeynay ayaa igu dhahay aftirsiimadeyda halka ayey gashaa

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +1

      @@bidhaanshe6004 walalo hadii dadka o dhan ay ogyiihiin eaxayno arki lahayn dad u tagay lakin waxan daremaya in ladayacay tagfirtiina akhirka danbe way lomayan hadan laga war dooniin oo laxiidhiidhiin

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 ปีที่แล้ว

    Way fiicnaan lahayd hadii aan heli lahayn qof nooga waramo tirada dadka somalida sxb hadaad awoodo
    waa iga codsi noo soo sameey go.aanka adaa leh 🥺

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 ปีที่แล้ว

    waa jidwaaq qabiilani markaa

  • @abdimaliksheikh7376
    @abdimaliksheikh7376 ปีที่แล้ว

    Waa Hinjiile

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

    Oo waa soomaali caadiyee

  • @abdiasisabdullahi6796
    @abdiasisabdullahi6796 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib iga walle

  • @islamreminder8538
    @islamreminder8538 ปีที่แล้ว +2

    4:17 😂😂😂😂waankugu qadanee ugaas😂😂😂

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame ปีที่แล้ว

    Rendile wa Seeme Biimaal qarniyo hore guuray

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 ปีที่แล้ว +1

    Wa reer rendile ahmed samale 🙏🇸🇴🧭🕋

  • @khadarcabdi2612
    @khadarcabdi2612 ปีที่แล้ว +2

    Somali dawlad marabaan ee wax hasaxaan dawladnimadu waa isku duubnaan iyo in waxwalba oo isku duubnimada dadka ka hor imanaya in layska daayo

  • @cabdirisaqxaji2690
    @cabdirisaqxaji2690 ปีที่แล้ว

    Booranka ka soo hadal wll waa soomali dir ah booran cali baa la dhahaa

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 ปีที่แล้ว

    Miyaad ku soo celisay barnaamijka mise waa mid cusub oo aad hadda samaysay sxb Aadan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 ปีที่แล้ว

    Walaal masaakiintaan hasoo lugooynin anagaaba 4,5waxku qaybsanee ayaga maxaa waxlagu xisaabaa 0,5

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar ปีที่แล้ว

    Good

  • @rashidmohamed6482
    @rashidmohamed6482 ปีที่แล้ว +2

    We are neighbours to Rendille they look like somalis.they are normally hunters and gatherers

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaa n Waa reer diin le hiiraan bay dagi jireen Waa soomaali waxay u guureen dhinacaas booranta wayna guurasadeen

  • @nuradinshukri4997
    @nuradinshukri4997 ปีที่แล้ว +1

    Wll xikmadihii maxa ku dhacay😚

  • @axmedgaraad7296
    @axmedgaraad7296 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام

  • @cabdullehcabdi2419
    @cabdullehcabdi2419 ปีที่แล้ว

    Gaal-jecel , Ab-gaal , gaalka waa geela sida qabiiladaas oo laga wada geeljecel iyo abgeel

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 ปีที่แล้ว

    Wr kuwan hanaga maqnadane naga daaa
    Anagii baa jaam iska dhigne

  • @muste123
    @muste123 ปีที่แล้ว

    Imika aadbay baraha bulshada u haysataa.

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 ปีที่แล้ว

    Waa luuqda raxawaunta

  • @abdirashidmohamoudrashiid355
    @abdirashidmohamoudrashiid355 ปีที่แล้ว

    Aay waa hooyo afmaay

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 ปีที่แล้ว

    Waa somali asal ah daah masaarna ee hala raadiyo dadkaas iyo dalkaa

  • @Zuldan_ak1
    @Zuldan_ak1 ปีที่แล้ว

    War aniga masidas baa ubadannhy war dad badna naga dhume ino soceliya jazirada shisilisne somaliba dagan ku wasne wey lumen

  • @abukar583
    @abukar583 ปีที่แล้ว

    Rendille changed most of their identities and took Samburu cultures. Original Rendille were Somalis even with the language

  • @kadermrrioboy5379
    @kadermrrioboy5379 ปีที่แล้ว

    Marar badan oon raad raac ku sameeyay oo dhanka Internet ka ah waxaan uGa shakisnaa inay yihiin somaali waxynu iska shabahnaa meelo badan sida luuQada iyo midabkaba

  • @onlysaygaddh4215
    @onlysaygaddh4215 ปีที่แล้ว

    Wlh wa walalki somaaliyeed illaahow abaayasheen jannada keey

  • @zaragedi2696
    @zaragedi2696 ปีที่แล้ว

    Jeedo

  • @gullietosman4674
    @gullietosman4674 ปีที่แล้ว

    Hada ayaan daawada walaahi waa yaab imka waxan xaqiijiyay waxay cabudayen deedna inanay kirstan ka noqon waxay caabudaayen ( waaq ) waxa ayuunba ka jira

  • @abdinafiabdullahi3930
    @abdinafiabdullahi3930 ปีที่แล้ว

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว +2

    Rendile waa Hawiye iyo kuwa kale oo chat iyo afrikada kale degan Hawiye wye😂

  • @SAMAAN24
    @SAMAAN24 ปีที่แล้ว

    Sidee ku heli karaa Buug magacaanta xayawaanada oo dhan ay ku qoran yihiin soomaaliga

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 ปีที่แล้ว

    Maxaad ka hadlaysaa diiin kk
    Afkooda ayaaba ah Somali

  • @abdirihmancade8018
    @abdirihmancade8018 ปีที่แล้ว

    Kuwiii nala joogaanba heshiin la'nahaye kuwa tagay xagee laga keeni.