Sidee ayay uga adkaatay Malaysia furriinka?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2022
  • Asc
    Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
    1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
    2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
    4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
    5- Loollan (Aadan-Sahan)
    6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
    7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
    8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
    10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
    11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
    12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
    13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
    14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
    15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
    16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
    18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
    Dhammaantood ka dalbo Website kan:
    www.iqrabooks.net/
    Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
    +90 (551) 993 46 35

ความคิดเห็น • 108

  • @mascuudali9471
    @mascuudali9471 2 ปีที่แล้ว +30

    Walahy bishii 12aad ayaan kufakarayey arinkan Malaysia sameysay in an hirgaliyo markaan madaxweyna kanoqdo dalka incha allh riyadasi wey ii hirgalin markaan dadaalo

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +10

    Ustaad Barnamijyada sooyaalka Dadkii saamaynta ku lahaa caalamal islaami noso celi🖤

  • @xog-hel
    @xog-hel 2 ปีที่แล้ว +11

    Caqliga allaha kuu daayo wllkay aadan 📚🔦

  • @berlulaboqran3630
    @berlulaboqran3630 2 ปีที่แล้ว +8

    It's good topic for our generation keep it 💯

  • @rakiawarsame2793
    @rakiawarsame2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Teşekkür Gardeş

  • @jibriilaxmed2619
    @jibriilaxmed2619 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashala wllky alle cilmiga aad noo soo gudbiso hakugu naxariisto wllhi malin walba waxbaa kaa faa idaa

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว +14

    Bro wa saxn tahy in qofka kale wxo ka rawo aad barato sida aqlaaqda, qofkas dhaqankiisa, waxo ka xanaqo iyo iwixi lamid ah lkn in galmo la isbaro muhiim ma ahn, ileen waa fidro oo qofkasta yaqaana marko qaangaaro kaso qaad xayawaanka an caqli lahen cidna ma barin hadane wo tarmaa marka meshaas yeesan gaalado kuso ganbanin wa dhaqn gaaalo in schoolada la isku baro thanks

    • @waliidabdalla414
      @waliidabdalla414 2 ปีที่แล้ว +1

      muhiim waye in laga hadlo galmada sxb waxaa laisku fahmi la,ayhy ayaaba ah in aan lagaraneyn sidee loo galmoodaa waan inla bartaa shuruucda galmada taasina waa muhiim sxb

    • @ismaelomar6130
      @ismaelomar6130 2 ปีที่แล้ว

      Schoolada caadiga ah Ee ardaydu waxbarashada uu aado lakama hadlayo.
      Ee wa schoolka lo furayo iin lamanaha guurka raba ay wax kaaso bartan guurgoka hortii.
      Waaba hadiii la furo Schoolada nocaasiyee

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +14

    Keep going brother 👍 next level 💯 legend in the building ✌

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wllo wanadaada wanagsan Allah nagu anfaco.
    Adigana miizankada xasanadka Hakuu saaro Rappi.

  • @guguulecali5265
    @guguulecali5265 2 ปีที่แล้ว

    Nin raga kafanka yaqaan alle haku barakeeyo

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll Dadkeena somaaliyeed ma ahan Dad wax aqriya xitaa baadi dhalinta aqoont leh xiil iskama saraan ineey Dadkooda aay jahli tiraan ee waxaan leeyahay qofkasto hori Hausocdo wllkiin haku garab qabto wuxuu dhaamo aqoon ah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Full support pro

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 2 ปีที่แล้ว +2

    Reera somaliyeed waxa burburiyo waxa ugu weyn waa in aysan kawada hadal dhibka isku qabaan ama waxay iska tabanayaan si positive oo aan lahayn canan iyo qaylo

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 ปีที่แล้ว +1

    war miskiinkii maantay maxaa qaaday
    mahadsanid aadan caqligada allah hakuxafido

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 ปีที่แล้ว

    Illahay xaqa kama xishoodo
    Allaha cilmiga kuu barakeeyo huno

  • @abdirahimabdullhi158
    @abdirahimabdullhi158 2 ปีที่แล้ว

    Adan sxpw inan kula kulm Rabe eee luqa igla soo hdl

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว

    wa run guurka aqoon ayuu ubahan yahay

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 2 ปีที่แล้ว +1

    Walakay aadan khadar cali runtii waan ku jecelnahay wlkayow allha ku xifdiyo

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhh wllhy Aadamow niyada waan iska iri Dee haaye maxaa Aadam sahan ku dhacay oo waxan uu uga hadalin lkn isla markiba wad i shaki sarty
    Yaa waduud

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 2 ปีที่แล้ว +2

    Reerka sidoo kale waxa dumiyo dulqaad la'aanta gabadha markay uur yeelato dulqaad badan ayeey u bahan tahy iyo daryeel badan

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @hoodoahmed2003
    @hoodoahmed2003 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcz wllo aadan khadar cali keep going bro😍

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 2 ปีที่แล้ว

    Keepgoin pro

  • @mukhocige7156
    @mukhocige7156 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks brother

  • @cabdifataaxrashiid366
    @cabdifataaxrashiid366 2 ปีที่แล้ว

    Aadanow waad la wayday programm kan waana ceeb inaad noosoo bandhigto ani aragti ahaan tayda

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @adamapdirisak308
    @adamapdirisak308 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs keep going bro

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @Daryeelmedia
    @Daryeelmedia 2 ปีที่แล้ว

    Sahanka xogaha keep going 💪 👏

  • @Wacyi-Side
    @Wacyi-Side 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad aadan sahanow codkaaga xoogaa kor u qaad waxaad moodaa in codkaagu uu ka gaaban yahay sidii hore mahadsanid

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadan sxb aad iyo aad ayaan kugu mahad naqaya baraamij yadaan waa muhiim

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +1

    MAsha alh

  • @mohamedabdiqadir8810
    @mohamedabdiqadir8810 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep goin wll ❤️👋

  • @hooyohooyo697
    @hooyohooyo697 2 ปีที่แล้ว

    Wcz keep going bro

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته team sahanka xogaha

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 ปีที่แล้ว +1

    🤴👑🦁🤴👑

  • @maanifiso2419
    @maanifiso2419 2 ปีที่แล้ว +4

    Malaysia waa dal hormarsan, annaga sooma dhawinba dowlad waajibaadyadii kale kasoo baxday aa xasuusato arimo qoys iyo waxyaabahas.

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 2 ปีที่แล้ว +1

    warbahintada waa top 🌹🤔masha alaah lakiin Sawirada qarkod aad soqadatay kuma habona walal

  • @queen_iqruush4431
    @queen_iqruush4431 2 ปีที่แล้ว +1

    Sunta Bada somaliya kasoo hadal wll mahadsanid

  • @deqamohamed8004
    @deqamohamed8004 2 ปีที่แล้ว +1

    wacalykum salaam

  • @faaido1217
    @faaido1217 2 ปีที่แล้ว +1

    Furiinku waa wax aad u badan xiligan

  • @cr7skills737
    @cr7skills737 2 ปีที่แล้ว

    Only Legends Can do it

  • @mascuudcabdirashiidyarow4366
    @mascuudcabdirashiidyarow4366 2 ปีที่แล้ว +1

    Sunta Bada somaliya lagu shubay kasoo hadal pro

  • @mustafecm0956
    @mustafecm0956 2 ปีที่แล้ว +1

    sxp aadan sahan wxn rabaa inaad ii sheegto emotional intelligence terminologya ey u isticmaalaan culimada aqoonyahanada islamic ku

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 2 ปีที่แล้ว

    GALMO PERFECT

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    Inader kuma so lugoynayeee iska joog

  • @zakeriyekayse3763
    @zakeriyekayse3763 2 ปีที่แล้ว

    Wllo muuqaalda aad adeegsataa ma waafaqsana anshaxa iyo diinteena suuban

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 2 ปีที่แล้ว

    Adeer adigoo single ah inaad galmo iyo qoyskayga sidaan ula dhaqmi lahaa inaad i barto waa mucjiso kale ee bal wax kale inoosoo gudbi aadanow duca qabe oo markaad guursato kadib kahadal arrimaha qoyska buug laga akhriyo waxba masoo kordhisee xaqiiqada soo taabo horta.!

  • @aarkaxsn2144
    @aarkaxsn2144 2 ปีที่แล้ว +1

    Adanow taa kadaa ceeb waye 😕😕 single inad ahata ceeb mahan balse waxaa ceeb ah inad shahwad kuhogamiso war aderyalow soonkana badiya inta single ka ah 👍

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @parak_suzy5098
    @parak_suzy5098 2 ปีที่แล้ว

    .............👇💖........
    alle janada ha geeeyo💖👉hooyo👈💖
    ........💖👆 .......
    ....IYO.......
    ..... .💖👇.....
    ......👉💖Aabe👈💖. ......
    ......💖👆.....
    ..... .💙🦋👇💙.....
    .💙🦋💙 👉 HOOYO👈💙🦋💙.
    💙🦋👆💙
    .... 👇🥺.....
    .... .🥺👉Aamen 👈🥺....
    .....👆🥺.......

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wbr

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 2 ปีที่แล้ว

    dabsaarka waa wax laga xishoodo dee.

  • @axmedibraahimjaamacaxmedib9366
    @axmedibraahimjaamacaxmedib9366 2 ปีที่แล้ว

    Halkaa kawad

  • @bazhkamohamed6556
    @bazhkamohamed6556 2 ปีที่แล้ว

    Somalia ayaa saas rabta

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 2 ปีที่แล้ว

    Anigu galmada si fcn bn u aqaana gabdhahana anaa baraya 😜

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 ปีที่แล้ว

    Dhiiqaad nagalineysaa niyohow 😁

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh in uu khuuriyo

  • @axmedibraahimjaamacaxmedib9366
    @axmedibraahimjaamacaxmedib9366 2 ปีที่แล้ว

    Adan sahan cimeigaaga ilaahay hadayeeye

  • @skills2024
    @skills2024 2 ปีที่แล้ว

    Masar furiin badna🥵🥺

  • @wacaysmaxamed2255
    @wacaysmaxamed2255 2 ปีที่แล้ว +1

    dhiiqad lugaha la gashay aadanaw🤣

  • @pdirizaakkenidiid520
    @pdirizaakkenidiid520 2 ปีที่แล้ว

    25jir shan naag furoy furiinku ceeb mahan

  • @yuusufshaam5095
    @yuusufshaam5095 2 ปีที่แล้ว

    Galmo haka hadlin qofkastaaba wuu fahmayaa e aadanow

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasmo maa hada liibaraa
    Ilaaha ilahee mideda kle
    Yawaye gawadha practical
    Ahaan loogu baranayo Wasmada

  • @abdirahmangas9311
    @abdirahmangas9311 2 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh aar aadanoow galmo iyo waxaasi imika laba jirkaaba warkeeda yaqaaanee anagu caruurnimadiii ilaa 18jirkaygii maanaaan aqoon

  • @zakiabdirahman3996
    @zakiabdirahman3996 2 ปีที่แล้ว +1

    Adanow anigu guursan maayo intan nolyahy maaniga tag u haya naag Igu qaylida 24hours iskaabulnimda ayaaa la qatay no buuq no istrees ya tag uhaya ilma yar qayldiza

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 ปีที่แล้ว

      Hadalkaaga ma ka fiirsatay

    • @cabdixafid1220
      @cabdixafid1220 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh watanlabhadlaayo

  • @abdirahmanmohamedmohamoud.3730
    @abdirahmanmohamedmohamoud.3730 2 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya saacadii 50 furiin ayaa ka dhaca

  • @maxamedyaasiin3314
    @maxamedyaasiin3314 2 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc mihiima ayaad kahadashay

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani Run Ayaa Fcne Guur Diyaar Uma Ahi👋 maxaaba Buuq I Gelin😁

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว +1

      Istaqfuralaah 😂😂😂goormee 😂

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Turjumaanka single Iska Ahaan Weligay

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 2 ปีที่แล้ว +1

      Iska ahaw hadii kale isjiidjiid badan isu diyaari

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada TH-cam kaliya 1k waxyara iga dhiman isoobooqo mahadsanid🙏

  • @maxamedxasan2855
    @maxamedxasan2855 2 ปีที่แล้ว

    walalo dumarka aad muuqalada kuso daraysid iska daa walalo ee timaha qaawan ilaahi ka cabso

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว

    malaysiya wanku rajo weymahay inaan imaado

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 2 ปีที่แล้ว

    Wax ii sawiran tay uun labad qof ee is guursanay oo lagu dhahay ruqsadii ma haystan oo habeen ka meherka ka horaysay leh hebelow taadi iso dhiib aan ka sii copy yayste dadken aduunka wax ka dhib neceb oo ka aqli gaaban waan waayey anigu imika American waxad arkaysa qof ku dhahay qofkan ma awood inan halka uu raba jacaylka la gaadhsiiyo marka waan iska fasaxay halkay somalidu 7 days arooska ka dib isa soo furayan 🧐🤨

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว

    libaax ayaad tehee xaqqa dhayda ka cadee dadkeeni meelaha ay ugu badawsanyihiin waxa ka mida galmada waliba dumarka ayaa balaayo kaga dhacday xaga galmada waxay rabtaa markay ninkeeda la kulmayso inay indhaha isku qabato gudniinka fircoonigaa ayaa isaguna qaoysaskeena burburiyay inta ugu badan dumarka soomaaliyeed waxay dhakhaatiirta ula tagaan cabasho ay ka qabaan ikfashin hooyooyinkuna hablaha ma baraan wax kabadan dubista jaadhida iyo dhaqida dharka oo xattaa inanta lama baro sida ay kintirkeeda u nadiifin lahayd halkaas ayaynu ka dhibanay😓

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan leeyahay ragga a ka masuula 🤚

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว +1

      Dumarkaa ka mazul ah 😂😂

  • @mohawali9786
    @mohawali9786 2 ปีที่แล้ว

    Been matha sheegin wlhi

  • @ragaadmedia3251
    @ragaadmedia3251 2 ปีที่แล้ว

    War maalmahan furiin iyo aroos ayaad kuso aruuraty inaga daa nio sxpow waxas

    • @abdiraxmanwadani9286
      @abdiraxmanwadani9286 2 ปีที่แล้ว +1

      Woxoka hadlayo waawaxjira pro maxad kasheken adiga

  • @nihaalabdirahman6586
    @nihaalabdirahman6586 2 ปีที่แล้ว +5

    Furiin bad ka hadleysa waaxay sawiradaan la isku dhag dhageyo
    Kuwa is garaaceya keen😂😂 si muqaalka iyo sawirda isku waafaqaan

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaa 😂😂
      Nihaala 😂war hedhe labadeena aanu isgaraacno si muuqaalka isku waa faqo 😂

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 2 ปีที่แล้ว

    Ugu horeen wxa ka ga mahad celinaya sida qurxu bdn aa’d qeeyrka u soo gudbeyso iyo xaqiqada. Hada taas ka soo gud bo Sxp buuga THE 48 LAWS OF POWER asigo af somali aha turjumtay o wali ma shacin ama wa kugu da jirta?
    Hada arktey friindeyda iga soo jawab mahadsanid 👍🏾