Habluhu in cunto lala kariyo ma doonayaan! | Maxay doonayaan haddaa?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 462

  • @viazack
    @viazack 3 ปีที่แล้ว +93

    My muslim somali brothers I am palestini all of you asalamu calaykum
    Adam I love you in allaah and all of you

    • @nafisoabdukadir919
      @nafisoabdukadir919 3 ปีที่แล้ว +3

      ماشاء الله انت من فلسطين

    • @qadarqayas3212
      @qadarqayas3212 3 ปีที่แล้ว +3

      Mash Allah

    • @mahamudh6983
      @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว +2

      هل تعلم لغة صومل يا اخي

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 ปีที่แล้ว +2

      وعليكم السلام ا

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว +3

      Wcs bro, also we love u'all for allah we wish u to defeat colonialism and Zionism (Angry of allah up on) one they we will see Palestine free from clony. Inshallah.

  • @maymuunalihassan7292
    @maymuunalihassan7292 3 ปีที่แล้ว +58

    Aadanow gabadhii ku heshaa nasiib leh
    Alle cilmigaada hakuu barakeeyo saaxiib.

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 3 ปีที่แล้ว +33

    Macalin adanow mahadsanid, malinta an gursado insha Allah waan , samaynaya taloyinka 😅🤝

    • @quruxdumar4720
      @quruxdumar4720 3 ปีที่แล้ว

      😘😘😘😘👌👌👌👌

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 3 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah inaad gabdhaha difaaceyso oo ragii runta u sheegeyso baan arkaa maalmahan thank you very much aadan sahan

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +53

    Dumarku waa horseedka aduunka ilaahey sharaftoda hadhowro dumarka islaamka ah meelkasta oo ay Aduunka Ku nool yihiin

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +92

    Shaqo walba waa layla qaban karaa lkn jikada in uu qof xitaa ila galo ma jecli yaa ila mid ah😂

    • @nasramahudin9229
      @nasramahudin9229 3 ปีที่แล้ว

      Aniga wllhi❣

    • @hassankahie2411
      @hassankahie2411 3 ปีที่แล้ว +12

      Aniga i jecel in xaaskeyga jikada la galo oo aan la sheekayso oo ilaawsiyo shaqada dhibkeed
      Riyo macaan kujiraaa 😆😆😆😆😉

    • @ozmanahmed7352
      @ozmanahmed7352 3 ปีที่แล้ว +4

      إذا كثر طباخ فسد المرق

    • @hassankahie2411
      @hassankahie2411 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ozmanahmed7352
      Mxd u la jeedaa nio carabi ma kasaayo
      Waxa ula jeeda inta badan kariyuhu wuu xumaaday maraqii

    • @maymuunalihassan7292
      @maymuunalihassan7292 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hassankahie2411 haa wuxuu ula jeedaa “ haddii ay kariyayaasha ay bataan maraqa ayaa halaaba ama marax noqdo”

  • @hashimabdi7667
    @hashimabdi7667 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhhh Walal Aden So Adigan iga qosliyay Oo i xasuusiyay inaan iskaabulo ahaa dhamaadka Muuqalka JazakaAllAH Walal Waad no faideysay

  • @ummuaslam9694
    @ummuaslam9694 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Wll garadkada Alle haku Xafido Wlhi aniga hada ma guursan lkn hdn Guursado inusan bakeeri xita dhaqin marabo wyo aniga ninkeyga aso bananka kaso shaqeeye Rashinko diyaar ah wax walbo oo diyaar ah🥰

    • @ozmanahmed7352
      @ozmanahmed7352 3 ปีที่แล้ว

      SO CUTE PRINCESS 🥰

    • @basketballhope2602
      @basketballhope2602 3 ปีที่แล้ว +2

      Inder labadenuba ma heshina hadad sida ii dhaqalaynayso😂?

    • @bukhaaribade6549
      @bukhaaribade6549 3 ปีที่แล้ว

      @@basketballhope2602 kal iyo laab ayaan uqoslay wlaahi😃😃😅

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks teacher🙏
    Gabdhoow Aadan Xiriirka sifican buu uyaqaana Halagu leexdo🙂

  • @abdiofficial9877
    @abdiofficial9877 3 ปีที่แล้ว +20

    gabdhaha shaqada halala qaybsado ragow😍kitaabna kuma qorna in gabdha lagu shaqeeyo waa inaaad kala qaybsataan dhib iyk dheef na la qabsada☺️

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +20

    Dee mooyi adoo iskaapulo ah mxaa badahn ku geliyey 😅😅😅😂😂nin waalan waad iga qoslisey adan khadarow

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhh wad iga qoslisay wllkey badahanna dee raga ayad inow tawa bareysaa shukran

  • @sir_faatix
    @sir_faatix 3 ปีที่แล้ว +16

    Dee ayagu makaa yeelayan dhaqankii Nebbi mohamed scw wataa, war gabdhaha hada jooga waxas ma qoraya Liiska Maramiinta lagu gelinaya wlhy😂 Huda amuun ninkeeda part 2 lagu bixinaya🙁💔

  • @munamahamud5344
    @munamahamud5344 3 ปีที่แล้ว +5

    Shidaal ee bil dhan ku shaqeeneeso ku lahaa,,,, Alla Walaalo Aadan ilaahey hakuu barakeeyo fahankaaga

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 ปีที่แล้ว +17

    Aaadanaw wll raga oo dhan miyay sidaada nowdaaan allaha kusharfo

    • @villamuxiyadiin4395
      @villamuxiyadiin4395 3 ปีที่แล้ว +1

      Aadan khadar ali waxaas baan sameeyaa kuma uusan orane ee waa uu soo xigtay Bulshadiisana inay faa'iido uleedahay buu Ogaaday 😘ilaaHay haka dhigo kii isna ku dhaqma markuu gaaro xilligeeda..

  • @ummucabduraxman9062
    @ummucabduraxman9062 3 ปีที่แล้ว

    Wiil caqlu badab ALLAH SW haku barakeeyo oo ka mid noqo kuwa diinta islaamka unusreeya

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahu waa warshad hadeey ogaadaan arintaas, caruurta eey dhalaan hadeey kashquuli lahaayeen korintooda waxbarashadooda akhlaagdooda iyo diintiisa ineey baryahan, jiil barakeeysan oo caalamka maamula ayeey Soo saarayaan

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +35

    Waar aniga kijada yaan la ila soo gelin keligey uun dhadhamintu igu filantahy laba ma wada qaado😂😂

    • @raabciiseraab4559
      @raabciiseraab4559 3 ปีที่แล้ว

      Hadeed ilaa Dhadhamiskii la iskugu imiday🤣🤣🤣

    • @madaxwaynahaofficial903
      @madaxwaynahaofficial903 3 ปีที่แล้ว

      Waa yee mulqadaan kula
      qabanay

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +1

      @@madaxwaynahaofficial903 waa sax hadaaa😂😂

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 ปีที่แล้ว +1

      @@raabciiseraab4559 la isasooo gel dhadhmiskii yara marysa😂😂

    • @madaxwaynahaofficial903
      @madaxwaynahaofficial903 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoali1080 lanberkaaga was kabaxoo

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا اخي آدم خضر الله يحفظك من كل سوء ومكروه

  • @bakaryaasiin6213
    @bakaryaasiin6213 3 ปีที่แล้ว +19

    Go forward

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a Ustaad Aadan Khadar cali.
    Allah haku xafido

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 3 ปีที่แล้ว +3

    Nagtii kuheshaa nasiibleh ale haku xifdiyo wll 💟💟💟

  • @mubtazimmediapro1765
    @mubtazimmediapro1765 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash allh wll aadan wxn daawaday dood ku saabsan mowduuceenan wll waad ku mahadsantay in aad ka soo hadasho wll aadan khadar cali dhawan uun ban bartay pagekan blse wax badan baan kafaaiday wxn rabaa in aynu mar uun kulano si aad iila eegto caqabado badan oo igu furan oo ah dhanka akhriskaa wll ilaahay haku barakeeyo aduunyo aakhiraba 🥰🥰🥰🧠🤲

  • @nasraaden8441
    @nasraaden8441 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc my brother Aden Masha Allah tabarak Allah. Thank you sow much for searching this beautiful history. Really you tell the truth thank you again I ask my Allah to bless you and protect all evil in world 🌎 Allah Aamii Yaa Rabii.

  • @dhiirigeliyechannel4840
    @dhiirigeliyechannel4840 3 ปีที่แล้ว +8

    Laysma caasiye hadalka bartedad ugu tagtay waa intaa intaanu rabna ee maye dee kuwii xaqqayaga nasiin lahaa? Majiran!! Waa kuwaa aan kala aqoon xaq iyo masuuliyad!!!!!!!

    • @hassankahie2411
      @hassankahie2411 3 ปีที่แล้ว

      😉😥😴 waan ka xumahy wlshie anigoo jooga lascanood ayaan dareemi karaa dhip haysta wllheena aniga waa la i baray sida jikada loo galo wax loo kariyo lkn mid waa inaad ogaataa somalida jikada faqiir ka yihiin yacni sida wax loo kariyo mana aqaano in labarto muhiim thy

  • @abdiqaadiraxmad628
    @abdiqaadiraxmad628 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi adan noow waa wad naga qosolisay zxp alle ha ku barakeeyo

  • @ugbaadchannel1284
    @ugbaadchannel1284 3 ปีที่แล้ว

    Mncha allah alle ha ku siyadiyo maskaxda iyo garadkaba runti waxa tahay qof balaaqo leh waxy somalidu u bahantahay 5 qof o noocagaas uun ah aya gabi ahanba ragg iyo dumarba wlhi badali kara allow u gargaaar umaddada amin amin amin...

  • @nuurxuseencabdiqaadirnuurx783
    @nuurxuseencabdiqaadirnuurx783 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wax badan ayaa xusuusisi raga khaasatan iskaabulada allaah hakuxifdiyo

  • @hoodofaysal511
    @hoodofaysal511 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wllo sahanka xogaha 😘😘😘❤❤

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 ปีที่แล้ว +13

    Walaal mcn isoo booqo halmar
    Ajir alaah haku siiyo walaal mcn
    Adoonka walaal lagu yahay 😭😭

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigu waxaan ahy gabadh dhalinyaro ah alx waanan ku faraxsanahay inaan waxbartay waananku haminyayaa inaan shaqeysto oo hooyo iyo aabe fadhiga ugu shaqeeyo . Gabadh walba waxaan ogeysiinayaa inay hadii aay u baahan tahay shaqeysato waayo ragga badanaa ma dareensana inaad shaqeysan karto

  • @nuurayuusuf7585
    @nuurayuusuf7585 3 ปีที่แล้ว

    Adan Khadar Cali Mashlhaa allhe hku xafido my brother ❤🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎✅❤

  • @bisharorshe1882
    @bisharorshe1882 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa barnaamij qurxoon laakiin runtii gabdhaheennea Soomaaliyeed iyagaan ba jeclayn in ay ragu jikada galaan naxariis darteed. Dhaqakiina meesha kujiraa in ay shaqada guriga dumarka loodaayay.

  • @maariyaxajiabshir7938
    @maariyaxajiabshir7938 3 ปีที่แล้ว

    يامعلم جزاك الله خير

  • @jimcalemaxamed2953
    @jimcalemaxamed2953 3 ปีที่แล้ว

    adanaw wll aad ayaad iga qoslisee
    afka alle haku barakeyo
    sixaqiiqa ahna waaad uga hadashay

  • @aliazmael1971
    @aliazmael1971 3 ปีที่แล้ว

    Dooda universal tv aaad ayey kugu baahnthy ka soo qayb gal walal masha allah alle aqliga ha ku barkeeyo

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 ปีที่แล้ว +9

    11:27 walahay waad iga qoslisay

  • @martialartscentre3271
    @martialartscentre3271 3 ปีที่แล้ว

    Allhumma.Salli calaa Sayiduna wa xibiiibunaa Muxammmmaddd

  • @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN
    @MAXAMEDMAXAMUUDXASAN 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxiibul caqli aadan sahan

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha ku xafidiyo walalo walalhi runta ayaad ka shadashay

  • @footballevents.2264
    @footballevents.2264 3 ปีที่แล้ว +4

    Iskabulan ehene maxa badahan nageliyey kulaha hhhhhhhh Adem legend❤️ Tan nabigeni aya nabarey scw nolol romantic iya farxad ku dhisan qofki rabo ha ku daydo nabi Mohamed scw❤️.

  • @nasraaden8441
    @nasraaden8441 3 ปีที่แล้ว

    Asc yes you right brother Aden

  • @saabawayhibinujilyar7370
    @saabawayhibinujilyar7370 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid walaal aadan khadar inkastood nagu bilowday majaajilanimadii reer-burco

  • @hassanmoussa876
    @hassanmoussa876 3 ปีที่แล้ว +6

    Machallah wll wad mahad sadhahay 🤩🤩🤩😍😍

  • @umalkhayromarabdi7082
    @umalkhayromarabdi7082 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah wll mcneh waa umalkhayr waa qof kutaageerta waa qofkuudu caysa waa qof caadifiyadah waa qofku jecel waa qofka aad barnaamijyaada yada aad moodo inaad qalbigeedah kahadlayso wllhi wAa qof sidhabah kuu jecel wll isoo jawaap palse

  • @nimcoahmed3986
    @nimcoahmed3986 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ilaahay aqliga hakuu barakeyo wlo

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaqbaad ku adintay wll, mawduucyo cilmi iyo tariikh baadhis ah xooga saar ....

  • @xalimomaxamedcabdi9025
    @xalimomaxamedcabdi9025 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib wlhi aadan mahadsanid ragga si wngsn usii tabar

  • @shakirahmed8966
    @shakirahmed8966 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumarku Nin Ragay rabaan Ninka raga ahna waa ninka Aragti nololeed leh inta Kalena magacay nala wadaagta .
    Wixi kalena waa film Hindi iyo Hollywood😎
    Keep the good work bro 👏🏾

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll aadan aad nuugusoo badi mawduucyada kusaabsan dumarka ama hablaha mhdsnd hno

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 ปีที่แล้ว +1

    great

  • @upthirahmanofficial2227
    @upthirahmanofficial2227 3 ปีที่แล้ว +1

    mosha allah adan nin aan waxbadan ka korarsaday Allah Haku sharfo wllo

  • @زينةمحمد-ق8ي
    @زينةمحمد-ق8ي 3 ปีที่แล้ว +2

    شكرا اخي غالي
    الف مرة

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed3959 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hore u soco

  • @unknownhhhyouknowme5821
    @unknownhhhyouknowme5821 3 ปีที่แล้ว

    wllhi misana adoo mawduuc muhiima lahadlaya wad iga qoslisay alaha ka abaal mariyo wll anagana ilahay hanagu anfaco amiin aadan sahan wll qaaliya ❤

  • @nawaalaxmad3252
    @nawaalaxmad3252 3 ปีที่แล้ว +5

    Walal Aadan raga somaliyeed waxan kaga yaabay naftooda xita wax inu u qabsado ma jeclo markuu kurayga yagay wuxu raba dharka in loo dhaqo cuntadana jiifka loogu keeno welkana laga qaado waxay Aaminsanyihiin gabadha in ayaga loo abuuray markuu guursanaayo wuxuu leyahay hadaysan dharkeyga iyo wax walbo ii qabeen maxaan u guursaday guurga ma in asaga loo shaqeya uun miya iga soo jwb

  • @smartzuhaip2255
    @smartzuhaip2255 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc waar niyow baryahan danbe hablahaad dabadhigatee zxp wax noo sheegoo ma inanbaa kugu daaddisay. Kaftan kaliya😁😁.
    From hargeisa

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว

    SHUKRAN SX.

  • @qadarqayas3212
    @qadarqayas3212 3 ปีที่แล้ว

    Aadan waad ikaqoslisaa waxaadnatahay aftahan Allah ha kuxafido

  • @kinglb2676
    @kinglb2676 3 ปีที่แล้ว

    Illah haku barakeeyo Wll💙

  • @kaamilsharaf9954
    @kaamilsharaf9954 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ustaad

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 ปีที่แล้ว

    Adanow walal qalbiyan ban ku dhagayztay mhdsnd.......nimankass haday rag noqon lahayeen way wacnaan lahayd😁
    Nebi muhamet scw waa tusalaha ugu wngsn ee dunidaan.😍

  • @samsamcumar4747
    @samsamcumar4747 ปีที่แล้ว

    So beautifull thank u so much bro❤❤

  • @mohamedhassanwarsame6338
    @mohamedhassanwarsame6338 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah wlal Aadan xaqiiqda ayaad ka hadashay horay u soco wlalkey

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @amjaatapdilaahi6754
    @amjaatapdilaahi6754 3 ปีที่แล้ว +5

    waa markan is odhan jiraY
    ragga oo dhan yaa AADAN oo midhan kawada
    dhiga 😅
    aadan nin wax badan og🤣
    go forward brother ❤🥰

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 3 ปีที่แล้ว +10

    Philosopher Adam Hore usoco Macalin

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว

      Phso xaa ka wadaa

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcabdiraxmaan6398 faylasuuf ayuu kawadaa

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว

      @@Kadare1998 maxaa laga wadaaa

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedcabdiraxmaan6398 feyla suuf waa eray kasoo jeedo gariiga sidaan filaayo micnahisuna yahay (khabiir +fikrad keene +alife ) intaasba waa lo adeegsadaa

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا اخي الفاضل

  • @abdiasis2668
    @abdiasis2668 3 ปีที่แล้ว +3

    Adano burco halkee laga helaa Hargaysa kaga imanayaaye cilmi baa kugu dhane illahay haku siiyadiiye

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 3 ปีที่แล้ว +1

    aadnaow guurso wll gurku waa raxmade

  • @abdulqanimaxamed1046
    @abdulqanimaxamed1046 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasak allahu khyr lph

  • @farhiya1433
    @farhiya1433 3 ปีที่แล้ว +1

    Hh adanow intad ka hadashay ayan radinaya in badan nin ilaa fahma ama so dhaweya ma arkin runti allow calafka no hagaji🤲🤲

  • @maymuuncismaam5341
    @maymuuncismaam5341 3 ปีที่แล้ว

    Yaa allaaah yaa dadka sidaadaa ufekera dheha aadan walahi waxbadani may hallaabeen

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 3 ปีที่แล้ว +3

    Buugtaad akhrisatay ku daro buuga
    لرجال فقط لأدهم شرقاوي
    Wax badan ayaad ka faaidi insha allah

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +24

    War iskabulo Ayaba nahee maxaa naga khuseya dad is qaba 😂😂😂😂

    • @siyaadbulshaawi169
      @siyaadbulshaawi169 3 ปีที่แล้ว +2

      😄😄😄😄😄 anigo amusan oo qoralka akhrinayo ayan qoslaay

    • @hassankahie2411
      @hassankahie2411 3 ปีที่แล้ว +3

      😉😉😆 wlhi waad iga qoslisay aniga xitaa markay murmayaan waan ka dhex baxaa dadka waa weyn dhexdhexaad noqonayaa

    • @hudaifimouse7523
      @hudaifimouse7523 3 ปีที่แล้ว

      I don't care

  • @marwaansacad7725
    @marwaansacad7725 3 ปีที่แล้ว +3

    War inta danbe wad iga qoslisay aadanoow😂.
    Aadbaan kuu salaamay ustaad.

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว

    Xurmadle Aadan nio Barnaamij Kooban Inooga zoo diyaari Daraawiish Iyo Sayid Maxamed

  • @mahamednuuraani6112
    @mahamednuuraani6112 3 ปีที่แล้ว +1

    Tiiyarayd ee lahayd adoon ha guurso jawaap wacan bay heshay 😁😁😁😎😎

  • @nasaxntens5892
    @nasaxntens5892 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks maclin 💗💖💖💖💖💖💖💖🥰

  • @salebanali1493
    @salebanali1493 3 ปีที่แล้ว

    Inzh Allah waAd ka bixi dontaa izkabulada
    aadan
    Caqliga alana ku barakee 🥰

  • @khadrabeautysalon9368
    @khadrabeautysalon9368 3 ปีที่แล้ว

    Wll hore u soco run ayaad ka hadashay

  • @fathiamahamudabdifaatuushm7662
    @fathiamahamudabdifaatuushm7662 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalkey

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkayow caqabada ugu wayn ee ina hysata waa jahlu bi diiiinina

  • @abdishakurmohamud9388
    @abdishakurmohamud9388 3 ปีที่แล้ว

    Adanow waan ku salamay
    Sidee kula so xidhiidha zxp

  • @farasfarlajo6754
    @farasfarlajo6754 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh

  • @sacdiyamaxamed4659
    @sacdiyamaxamed4659 3 ปีที่แล้ว

    Jah nimanka dhan may adi cml noqdaan sifiican ayaad noo baraty🥰🥰🥰🙏🙏

  • @wadasocoshomedia4167
    @wadasocoshomedia4167 3 ปีที่แล้ว +1

    اصبت

  • @salmaomer3618
    @salmaomer3618 3 ปีที่แล้ว +8

    Allow raga saas nooga dhig 💋😍🥰

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah wll alle haku barakeeyo

  • @neecaw6931
    @neecaw6931 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wad ku filaatay dhamaysayna💕

  • @anisali2266
    @anisali2266 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah horey usoco wllo

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 ปีที่แล้ว +16

    Alle gabdhaha dib noocas ah inuu haysto ma ogeyn 🤔

  • @aymanhassan8877
    @aymanhassan8877 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxan sugaYaY waxYar oo hadana igu badnaa matsanid macalimuuuu

  • @siciidhanad2621
    @siciidhanad2621 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxad soo diyarisa ninki jabiyay tatarka

  • @warsantube
    @warsantube 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa run wlhi ninkaygaa tidhiye walaalkay xitaa uma ogoli inuu jiko food soo galiyo misna inta badan ragga ayaa naga keena inaan dhahno waxaan rabnaa nin jikada nagala shaqeeya

  • @axmedcali3057
    @axmedcali3057 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha kusharo aadan sahanka ❤👍

  • @asmadheg7764
    @asmadheg7764 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqoon yahan Adan horeh usoco.

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqankeenu waa dahab wlh
    dhaqan iyo diin isku lifaaqan ayaan hayzanaa ee rag iyo dumarow yaan laga tagin insha allh😍