3 Dumarka kaaga xiisa dhacaan dhaqso rag badan ogayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 146

  • @horyaalchannel9831
    @horyaalchannel9831 2 ปีที่แล้ว +61

    3 arin dumarka kaga xiiso dhacaan
    1: Qof la saadaalin karo aya tahay
    2: Nin lagu caajisa tahay
    3: Ha isku jilcin ama calaacalka iskadaa
    Mahadsanid ayub ahmed
    Asxabta so booqda channelkayga

    • @abdirahmankosar723
      @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว +2

      Saadaalin micnahedha mafahmin walalo
      Faafahin igasii

    • @horyaalchannel9831
      @horyaalchannel9831 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmankosar723 qof wuxu kuhadli laha layaqaano ama waxa ka xanaqaysid lasii ogyahay. Hada so koobo waxwalba aad samenaysid aya la qiyaasi kara. Muqalka sifican lugu shegay hada dawatay saxp

    • @abdirahmankosar723
      @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว

      @@horyaalchannel9831
      Bismillah maa fahmin wll luqad kale istacmal sidokale Englishka plz

    • @muslimahimran6765
      @muslimahimran6765 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmankosar723 🤣🤣🤣🤣

    • @abdirahmankosar723
      @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว

      @@muslimahimran6765
      Isheeg plz

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 ปีที่แล้ว +6

    3 Dumarka kaaga xiisa dhacaan dhaqso rag badana aaysan ogeyn
    ------------------------------------------------------------
    1. In aa tahay nin la saadaali karo (nin hadalkiisu hal meel ku wareego).
    2. In aa tahay nin lagu caajiso.
    3. Maarmiwaay ( in aad tiraahdo kaama maarmo , la'aantaa noloshu ma jirto ) ha calaacaline xali mushkiladaha , meel hoosana ha is dhigin.

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad u aqliyese raga hde wax fahmayan🥰😂
    m.aalh

  • @ahmedshaakir8516
    @ahmedshaakir8516 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid proff ayuub ahmed walaal allah swt haku guuleeyo labada daaroodba idam aalleh

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

    Teacher of life thank you very much❤

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi ninkan adunka waxbadan ayu ka arkay iyo dadka.....muhimada ka hadal ama iska amu wax ka wacan majiran😢❤❤

  • @ahmed-mm7iz
    @ahmed-mm7iz 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend Baa Thy Ayuubeey Ilaahy Hanookaa BarakeeyoH

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว

    qofki ugu horeeyay coment bixiya waanku salamy Wall ayuub ❤

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 2 ปีที่แล้ว +2

    UStaad Thanks for your time

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Odey soomaliyeed ustaad guuleyso

  • @abdiwaliibrahim303
    @abdiwaliibrahim303 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb + ustaad ayuub Axmed.

  • @janaabintucumar1326
    @janaabintucumar1326 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah wllo waad kumahaďsantahay mowsuucan

  • @gudoonabdi1822
    @gudoonabdi1822 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhiirigintadu waa awoodayda wllo keep going

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks prother and teacher 👨‍🏫

  • @shamsoonisxaqiina8948
    @shamsoonisxaqiina8948 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaadka nolasha and our directer waa kuwataa horay usoco

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad ayuub ahmett 💙💯

  • @abdinaasirsahane6921
    @abdinaasirsahane6921 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxb sare caadi matihid keep going teacher

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt 2 ปีที่แล้ว

    My teacher gulayzo Aduun iyo Aakhiroba❤

  • @farhianorhussein7654
    @farhianorhussein7654 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha ku xafido🥰❤

  • @Maash-sp2jt
    @Maash-sp2jt ปีที่แล้ว

    M a keep going my teacher 💯

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว

    Keep going my Teacher

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว

    Thakn you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 ปีที่แล้ว

    Waa video muhiim ah thanks

  • @faraxmoha5338
    @faraxmoha5338 2 ปีที่แล้ว +2

    ustaad waxaan kaa codsanayaa inaad noo sheegto qaabki aad mareykanka kutagtay sababtoo ah waa waayo aragnimo aad nadherthy insha alh ❤❤❤

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going my teacher ayuup💖

    • @Wll____Akram12
      @Wll____Akram12 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wax midareen tey😁

  • @maxamedaxmed468
    @maxamedaxmed468 ปีที่แล้ว

    Tnkz wll Ka an ku fano

  • @amarehguelleh8133
    @amarehguelleh8133 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @filsanomar2915
    @filsanomar2915 2 ปีที่แล้ว

    Thanks King Ayub

  • @hassanalimohamed5717
    @hassanalimohamed5717 2 ปีที่แล้ว

    Walal badana anigu videoyadada uu dhan wan dawaday ugu badnan balse weligey kama maqlin waxa ugu muhiimsan xiriirka ah " in labada qof sida ay isku fahman u dhaqman " 💯 si kastaba ahadan labada qof sida ay isku fahman baa xal ah dadkas waa dad is raba un

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahdsnid ustaad keep going my Teacher

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Runtaad sheegtay ustaad💯💯👏👏

  • @abdishakuurciseeye5754
    @abdishakuurciseeye5754 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub axmed ninka kaliya aan isu fikir nahau oo aan isku wax aaminsanahay

  • @abdulahiali6355
    @abdulahiali6355 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco ayuuubow 🏃‍♂️

  • @amalhussien4643
    @amalhussien4643 2 ปีที่แล้ว

    dhiiire galiya nafta tahy alle ha ku barakeeyo MsuL

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro 🙏🙏💯

  • @hussenhassangammadid3232
    @hussenhassangammadid3232 2 ปีที่แล้ว +1

    First comment

  • @maxamedcali1725
    @maxamedcali1725 2 ปีที่แล้ว

    M,a ustaad aana ku faano alle haku xafido

  • @mohamedyamaan3248
    @mohamedyamaan3248 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😊

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp

  • @abdineymarsanto5369
    @abdineymarsanto5369 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs brother Thanks 😊

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 ปีที่แล้ว

    my teacher

  • @cmfarsmye7087
    @cmfarsmye7087 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @salmaanhappy874
    @salmaanhappy874 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @252soomali
    @252soomali 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid👏

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +3

    ASXAPTA KUXIDHAN AYUUB AXMED WAXA INO BALLANA
    INAN GAADHSIINO 1MILLION SUBSCRIBE ✅✅

  • @abdulkadirmohamed8845
    @abdulkadirmohamed8845 2 ปีที่แล้ว

    M.a nice voice 👌

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +8

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭😭🥺🥺🥺

  • @zaraatalewaaye4217
    @zaraatalewaaye4217 ปีที่แล้ว

    Keap up pro ✊

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @craxmaanmaxfuudcd6392
    @craxmaanmaxfuudcd6392 2 ปีที่แล้ว

    Ayubow soo badi vedio abti plz

  • @aargedo4554
    @aargedo4554 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy

  • @huseinaliwandash
    @huseinaliwandash 2 ปีที่แล้ว +1

    Techar ayuup axmad

  • @abdirizakmohamed9228
    @abdirizakmohamed9228 2 ปีที่แล้ว

    We love you ayuup

  • @xusniyareofficial5350
    @xusniyareofficial5350 2 ปีที่แล้ว

    Waanku salaamay

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 2 ปีที่แล้ว

    Subax wanagsan my brother

  • @zer.prown_yaahzer1349
    @zer.prown_yaahzer1349 2 ปีที่แล้ว

    Macalin ilahay rali haka noqdo qof Wnagsan tahay

  • @shakirjesto1239
    @shakirjesto1239 ปีที่แล้ว +1

    Kafu zxp

  • @mohamedhanuuniye2006
    @mohamedhanuuniye2006 2 ปีที่แล้ว

    Pro muuqaalada u badi dhanka dhalin yarta yar yar ee soo kabcaayo mustaqbalkooda sida ay ku dhisan la haayeen

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 2 ปีที่แล้ว

    Aadbaad umahdsan thay wll waana lasocdaa videoyada aad soo dhigto lkn bal dhankaa io gabdhahana uyar weeco iyagana talooyinkooda uweeco😁🙏

  • @omarfaruq7178
    @omarfaruq7178 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayuub waa ku saalamay marka hore marka xigta waxaan kugu dhiiri Galinaa Hoosha aad uheyso umada soomaliyed waxaan ku leeyahy guuleyso illaahey garabkaaga ha noqdo cadowga aad lee dahay illaahey hakaa qabto waxaa tahy mufakir garaadkaaga illahey hakuu siyadiyo waxaan jeclaan lahaay inaa buug inoo qorto si ay ugu faaideystaan bulshada soomaliyeed hadey macquul tahy mhd sanid jwb ustaad,

    • @maxamedfaysal5421
      @maxamedfaysal5421 2 ปีที่แล้ว

      WAA RUNTAA WLLO HADAY SUURO GASHO INSHA AA

  • @nimcohusen1793
    @nimcohusen1793 2 ปีที่แล้ว

    MashAllha lkin Dumarka marka ay Noqota dhankan xidhixdhka maxa iyagana loga bahan yahay madam uu ubadan kahadal mawaducan rRaga

  • @janamukhtar101
    @janamukhtar101 2 ปีที่แล้ว

    wax garad alle kugu xafido Ayuubow

  • @aargedo4554
    @aargedo4554 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllkey qaliga ah

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 2 ปีที่แล้ว

    Alla macan badan xikmahadaa hhh

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalamualeykum

  • @mustafeyuusuf397
    @mustafeyuusuf397 2 ปีที่แล้ว

    Ayuup sxb sida ugu ee lagu dherado so gali plz

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi ayub wll qaaliya been ma aadansheegin

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 2 ปีที่แล้ว

    war nio gacan ayaan ku tagey ✌🏻😅

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 2 ปีที่แล้ว

    Nolosha adi umbaba fahmay Ugaas👍 inta is jcl aya bdn but inta isfahanta yar

  • @Garshishe
    @Garshishe 2 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsanthy la talintada waxn rajynaa dhalinyaro badan oo hada raba in ay xirir sameyaan in ay wax badan ka faa'idayaan horay haday ugu xirnayena ayba ka faa'ideen mhadsanid zxp

  • @lqjr7848
    @lqjr7848 2 ปีที่แล้ว

    Strong words 💯 u're right Ayub

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 2 ปีที่แล้ว

    Ragana soo raaci xaqa sin ustad

  • @iqrooabdi299
    @iqrooabdi299 2 ปีที่แล้ว

    Wll asc wax thy qof kudayso mudan wax raba inan kulaso xiriro on kul hdlo pilz ilso jwp

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว

    asc ayub axmed wankusalaamay

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 ปีที่แล้ว

    WCS MACALIN QAALI ILLAH HAKUXAFIDO

  • @qadraqaali5673
    @qadraqaali5673 2 ปีที่แล้ว +3

    qof joogisteyda iyo maqnaashageheyga isku mid uyahay kwrn ani isugaayi😭

    • @mohamedyamaan3248
      @mohamedyamaan3248 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofan kurabin maxa.kufali.abayo

    • @mxmdkhadar2488
      @mxmdkhadar2488 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo qof aan ku rabin maxa ku ah dhigay

    • @zapaax
      @zapaax 2 ปีที่แล้ว

      @@mxmdkhadar2488 thanks abowe

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 2 ปีที่แล้ว +1

      Calaacalka iyo oohinta iska dhaaf qof adag noqo bini Adam kula mid ah layskuma kibriyee.

    • @ruunxaaji7670
      @ruunxaaji7670 2 ปีที่แล้ว

      😭😭

  • @ashraf9958
    @ashraf9958 2 ปีที่แล้ว

    Wlh taladada waxaa i dheer qosol ninka Noocas ah ma gabadhu wacay mise waa Nabadoonki reerka,

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 ปีที่แล้ว

    Sax 👍

  • @samiiramohamedabuubakar8759
    @samiiramohamedabuubakar8759 2 ปีที่แล้ว

    999 anigaa 1k igu noqdey kusalaame mclin🥰🥰

  • @hassanaadan5653
    @hassanaadan5653 2 ปีที่แล้ว

    ustaad xagee kugu soo xariir raa dan weyn ayaan kaa lahaa jawaab ayaan celin ayaan kaa sugi doonaa inshaa Allah ustaad @🙏😭

  • @cabdirisaaqrashiid4627
    @cabdirisaaqrashiid4627 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a ayuup keep going wax badan kaa faaidne noo zoo badi baryahan wad lazo habzantaye

  • @ashraf9958
    @ashraf9958 2 ปีที่แล้ว

    AYUUB nio ila tali,dumarki oo idil ayaan aamini la ahay taaso caqabad ku ah mustaqbalkeyga,
    Waxaa laga yaaba inan xiriir sameyo gabadha waxwalbo u sameyo lkn dhanka guurka aan cabsi ka qabo oo aan ka caga jiido,

  • @najmaibrahimguleednajma1676
    @najmaibrahimguleednajma1676 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayub wiil ayaan wada sheekaysa lkin wll muumaqnyahay hadaba isdan ku ogaada inuu ijecel yahay

  • @nimcohusen1793
    @nimcohusen1793 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 2 ปีที่แล้ว

    Macalib nooso badih Vedio noocan oo kale

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 2 ปีที่แล้ว

    Wlle ayobow seethy wllhi hadaada ogaan lahayd sidaan muuqaaldaada usugo maalin walba labo ama sadex ayaad sameen lahayd narka noo dadaaal wllle allha yaa cizaka

  • @sultanhoussein139
    @sultanhoussein139 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad maxad san tahay ayub Ahmed lakin arin yar ban inan ku la wadago iyan donayey hadi ay surtagal tahay

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad ragana kaso hdl bal🙈😹😁

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 2 ปีที่แล้ว

    JALAAL MEDIA

  • @leeyloladan4705
    @leeyloladan4705 ปีที่แล้ว

    sax

  • @jawharomaxamuudmaxamed1946
    @jawharomaxamuudmaxamed1946 2 ปีที่แล้ว

    Raga kasoo hadal😭😭😭😭😭😭

  • @naimoyusuf1621
    @naimoyusuf1621 2 ปีที่แล้ว

    Okay channel ma raga umbuu la hadlaa us we are dumar we want know how man’s mentality works too so please make fair

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 2 ปีที่แล้ว

    samiyow ani nolosheyda qeyb wayn ayad ka ledahay wllhi dhirigalintada waa heersare i.a nolosheyda markay gulaysato waan kuso xusi doona By@Ayub axmad

    • @istarlinkahin6499
      @istarlinkahin6499 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah illahay hakubarakeyo wax badan ban kaafaidey Mashallah

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 faraxyadu qarabo salamka ha joojiyaan mawduuca toos haw gudo galan

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa tahay wiilka noloshayda badalay

  • @sakaliyealiomar1304
    @sakaliyealiomar1304 2 ปีที่แล้ว

    Jecelkeyga waligey ma weydin hoyadeed malin walbo 3 saac waa u shekeyaa sidee ku dhacday

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 2 ปีที่แล้ว +1

      Nin adag tahay hooyadeed ayadaa laga rabaa in ay ogaato

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA 2 ปีที่แล้ว

    Aad baa kuu taageeraa

  • @xabiibocadey1845
    @xabiibocadey1845 ปีที่แล้ว

    🙊🙊🙊

  • @abdirahmankosar723
    @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว

    Lol 😆 🤣 😂