Canva - Sidee loogu sameeyaa muqaal Facebook Ad ee Maqaayad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2022
  • Canva The Ultimate Tool
    Koorsadaan waa koorso aad kubaranyso sida loo adeegsado Canva Content creation tool.
    Course Link: hurbad.com/courses/canva-the-...
    Canva - Sidee loogu sameeyaa muqaal Facebook Ad loo isticmaalin karo ee Maqaayad
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
    ============================================================
    Maxamed Isxaaq
    +44 7970 551162
    Abdirizak Hersi
    +44 73 764 27517
    Mogadishu
    +252 615 070 785
    ============================================================
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 31

  • @Aymani.47
    @Aymani.47 ปีที่แล้ว +2

    Abdirasak hersi iyo team ka hurbad iga walla abaal baan idin ka hayaa cilmigaa aad noogu hagar baxdaan. Marwalba waxaad nagu leediin dhiiri galin iyo taageero walaallayaal ❤️

  • @Hurbad
    @Hurbad  ปีที่แล้ว +6

    Canva The Ultimate Tool
    Koorsadaan waa koorso aad kubaranyso sida loo adeegsado Canva Content creation tool.
    Course Link: hurbad.com/courses/canva-the-ultimate-tool/

    • @qaliniyobuuk
      @qaliniyobuuk ปีที่แล้ว +1

      Macalin nuugu soo dhaqso mahadsanid

  • @bossjama2308
    @bossjama2308 ปีที่แล้ว +2

    Hurbad masha allah hogya aqoonta

  • @Bwalde
    @Bwalde ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsantahay ustaad. Fadlan saaxiibayaasha HURBAD ila dhigtoow, idinkuna kor u qaada machadka, runtii waxyaaba badan bay free nugu baraan, waxaana ugu abaal gudi karnaa in aan share garayno macluumaadka oo baahinno magaca machadka.
    MAHADSANIDIIN.

  • @museabdirisak4733
    @museabdirisak4733 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Ustaad Abdirizak iyo Team Hurbad
    Waxaan ka mid ahay dadka wax badan ka faaiiday madashan waxbarasho
    18 Courses ayaan ka qaatay alx

  • @mohamuddalac7724
    @mohamuddalac7724 ปีที่แล้ว +1

    Waan idin salaamin Hurbad oo madal aan ku baraarnay

  • @Aazim9
    @Aazim9 ปีที่แล้ว +1

    Ustadi waa ku salaamay

  • @Adnan_alta
    @Adnan_alta ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @crahmaancolaad6924
    @crahmaancolaad6924 ปีที่แล้ว

    Mahdsandin Maclinmenteeyda
    Hurbad

  • @zumarmedia3953
    @zumarmedia3953 ปีที่แล้ว

    Macalin funny ah masha Allah 🤣❣️

  • @ayuubmoha7291
    @ayuubmoha7291 ปีที่แล้ว

    Canva xogaa waan ka fahansnahay

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 ปีที่แล้ว

    ma. ustaad ayaamahan waalagu waayey intee naga aaday
    wamaa adaraaka maa hurbad intaas waa iska kaftan🙏❤

  • @sayidcademohomed4001
    @sayidcademohomed4001 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaha

  • @Abdirahmaann
    @Abdirahmaann ปีที่แล้ว

    Ustaad hurbad hard talk maanta soo siidaa

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman ปีที่แล้ว

    Waanu suggested kari.la.anahay soo dhakhsada

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 ปีที่แล้ว

    Logo design inaad ku tijaabisaan kasii wacnaan lhyd thnks ustaad

  • @abselma3330
    @abselma3330 ปีที่แล้ว

    Hurbad waxaan idinka codsan lahaa haday macquuldahay inaad soo celisaan koorsada- The Complete Web Designing Masterclass Course.

  • @ahmedmohamoud2194
    @ahmedmohamoud2194 ปีที่แล้ว

    hurbad membership ka warama maxaa ku dhacay

  • @saacidalisacidali5768
    @saacidalisacidali5768 ปีที่แล้ว

    Course fiverr noo bilaaw ustaad

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 ปีที่แล้ว

    Account ayaan ku lahaa hurbad passwordkii ayaan hilmaamay sidee laygu caawinkaraa

  • @motimacade1
    @motimacade1 ปีที่แล้ว

    Sidee maqaaxi web loogu sameeyaa

  • @yousofalim1489
    @yousofalim1489 ปีที่แล้ว

    Lafo maroodi🌹 😂😂

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 ปีที่แล้ว

    Lafo maroodi kulahaa macalin funny ayaad tahay

  • @HustleModeShorts
    @HustleModeShorts ปีที่แล้ว

    lafa maroodi magaca wa iga gadanyhy🤣

  • @ahmattomedia9181
    @ahmattomedia9181 ปีที่แล้ว

    Manooli 🤣🤣 LAFO Maroodi👍🤣🤣

  • @zamarcabdulahi4930
    @zamarcabdulahi4930 ปีที่แล้ว

    CUN casho cafimaad leh ku haboon

    • @Hurbad
      @Hurbad  ปีที่แล้ว

      haa walal waa sax balse waa iska qoraal aanan qofu isticmaalaynin, Maqaayadu ma ay jirto walal waa Fake.

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 ปีที่แล้ว

    Team Hurbad adbad uu mahadsantihin ee Canva Tutorial no sameya

    • @Hurbad
      @Hurbad  ปีที่แล้ว

      Video gaani wuxuu kamid yahay koorso dhawaan soo baxaysa oo magaceedu yahay "Canva the Ultimate Tool"

    • @idledaud3086
      @idledaud3086 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ustaad