Gudiinka Gabdhaha | Maxay U Diidan Yihiin Gudniinka?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2020
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

ความคิดเห็น • 580

  • @kaltuunbaashe5606
    @kaltuunbaashe5606 3 ปีที่แล้ว +71

    Anaa ugu horeeyay wllky dawaashadiisa wuxuu soo dhigo goforward wllky

  • @ayandaud8487
    @ayandaud8487 3 ปีที่แล้ว +46

    Mnzha allah ilaahey caqliga & maskaxda haku barakeeyo yaa dhalin yarteena sida aadan oo kle ka dhiga wax badan badali lahaayen

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah ✅

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhoow is jira oo digtoonaada marba hadaad ogaateen weerarka dhankuu idinkaga socdaa iyo sababta weerarka idiinku socdo

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 ปีที่แล้ว

      Muxuu ku maskax badan yahay wll ma in uu fasaxo in jidhkaaga la googoyo

  • @hassanmataan1665
    @hassanmataan1665 3 ปีที่แล้ว +128

    Adaan geesi baa tahay inadeero gacaliye hadalka qeexan ee dhimbisha ah ee xaqa ku salaysan waan jecelahay

  • @wllkaiztag1725
    @wllkaiztag1725 3 ปีที่แล้ว +53

    Wll gaalo meel ay inoo dhafeen malaha.
    Allah ha nagu sugo diinteena 😢😢

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 ปีที่แล้ว +28

    Wll wlhiy ani mawduuni waxbadan ayuu iga badalay thanks my pro keep going

  • @Alheddadiproduction
    @Alheddadiproduction 3 ปีที่แล้ว +34

    Wll sida la sheegy dumarki tataarka aya wxy aheyen kuwo aan la gudinba marka wxy noqden dumarka adunka ugu qooqa badan
    Marka qolyahan haayaduna wxy u daalayan sidi ayku heli lahayen duni muslino sinadu ka tahay as free as sunshine. Ilahy umada somalida iyo dawladaba xaqa ha garadsiiyo inshaballa

    • @kaltoumomar8024
      @kaltoumomar8024 3 ปีที่แล้ว +5

      Wll gudniin qooq MA celiyo ee iimAAN iyo islaanimo wax Celisa

    • @Alheddadiproduction
      @Alheddadiproduction 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaltoumomar8024 haa lkn wll micnha wxanka hadlya xga darenka wlo kla bdnyhy marka la gudo iyo marka kle. Madama dimarka tataarkuna ahayen gaalo lama gudi jirin

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +57

    Waad ku mahsantahy wll sida aad nogu gubiso barnaamijyda tayda le

    • @zahraweyseysane3952
      @zahraweyseysane3952 3 ปีที่แล้ว +4

      wllashay
      mawaxad ku qanacday dummarka gudniin uunba celiya ee diin iyo damiir iyo dadnimo maceliso
      waayo wuxuu leyahay hadaan gabadh lagudin ninkii taabtaba way ku duldhacay waaya wll arintani mataagna waa wajib waa sunne ee meeshan dummarka cirdigooda waa lagu xadd gudbey idina waa run baaleedihii ufiirsada hadalad walaalken

    • @faadumoyaasiin8120
      @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว

      @@zahraweyseysane3952 waad mahsantahy ku ruxeeya in aad fikiragag aad u dhiibatay adiga oon cidana waxaba ka sheegina baayo aniga waxan taageera sanahay sunda lugu sheegay wana muhiima in aan qaadato waxa kasto oo ay diintu ay noo sheegato am waajiba ha ahoodo suno ha ahoodo waa waxaa noo muhiima saasa ula soco waa nura gudanina ma so koradhiyo dadnimo lkn waxa uu kaqayba qaataa in ay gabdhu xagamayso dareenkeeda marka waa muhima in gabdha la suno gudo midana aan kugu daro ma argatay cida ka hadali jirtay in aanay so bixina haydana ay gaaladu fangarayso kahora waa maya marka waa la fahami kara in ay tahy qorshe gaalda

    • @zahraweyseysane3952
      @zahraweyseysane3952 3 ปีที่แล้ว +3

      @@faadumoyaasiin8120
      wll waad mahad santahay
      balse ma ogtahay in gudniinka gabdhah aanay jirin Aayad
      QU RAAN AH ama xadiis saxeex
      ah aanu jirin oo kahadlay gabadha halagudo waxaa saxex ka ah xadiiska odhanay haday labo gudniin istaabtan qubays ku waa wajibaa xadiiskasina ka ma hadlayn gudniin ee wuxuu kahadlayey dahaaro hadaad rabto gudniinka in aad kala ogaato sh diriir soo dhegayso marka igu soo noqo
      su aal baad iwaydiisay oo ah ka hor maxaa laga hadli wayey fircooniga oo xaaran ahaa iyo denbi ka ba ir ah bay ka hadli lahayen
      arita hayaduhu waa gooni oo iyagu dannay ku wataan waana lacag oo hadu gaal wax sheege maxaa dummarka loo madax goosta gaalba waalay gaalba soo dirsaday gaalba ka danney
      waxaa gefbaan u garka waxaanu nahay dad diin iyo caqiido leh

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว +1

      Lawadina abayayaaal wax haley fahansiiyo gawarta inee dareemaheda kaceeen sidee ku daremaaaa markee ila jogto ama telka igala hadleyso ileen gabdhaha wey xishod bdn yihinee
      2 gawarta hadii lagudin xee dhibeee

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 3 ปีที่แล้ว

      @@zahraweyseysane3952 wlaashy aaad ayaad oola dhacday dhaqmada xun xun ee reer galbedka.... tan kale gudniinku waa suunnadii nabigeenna..quraanka iyo axdiistupa waa ay sheegeen... gaalo raali galinted diintaaada ha oogu tumanin... hadaad rabto daliilna anigaa kuu cadyn ood iga rabtaa.. hadad diintaada ka shakisanthy ama.. nabigaagaga aad hadaladiiza wx tix galin ah aadan u ahynin ..waa arrin kale dee taazina..mahdsanid

  • @ismacilgedi3398
    @ismacilgedi3398 3 ปีที่แล้ว +35

    jimco dhoweyd mid igu hor tukanaya fanaanad u qabay waxa ku qornaa(gudniinka wxuu keena dhimasho iyo dhiig bax)🤔

    • @badeed1523
      @badeed1523 3 ปีที่แล้ว +1

      Astaqfurulah malaha seminarada gudniinka lagaga hadlo aya laguso siiyay 😁🤣🤣🤣🤣🤣

    • @bancadestudiomusic7368
      @bancadestudiomusic7368 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Noorhassan-np8fz
    @Noorhassan-np8fz 3 ปีที่แล้ว +16

    Mashaalah
    Mowduc imbathan sugeyni waye jazakallahu kheir.
    Qudbada Manta meela fara bathana Aya dabatay.
    Adan kheirow Wana qiimayse ona nasharaftee ilahay haku sharfo walal.
    Asxabtana kuso bathanaya channelka wahan leyahay garadka hala kubciyo markasta.
    Allow melkasto an joogna nadoor.

  • @xaawaabdi3196
    @xaawaabdi3196 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha allaha waa qodob mudan in laga hadlo waa mahadsantahye wll

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah allaah ajar iyo xasanaad ha ka siiyo waliidkayo akhlaaqdii iyo wanagay nagu soo koriyeen asturaatu Waa gabar sunno ah

  • @habibadahirelmi2248
    @habibadahirelmi2248 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah inan Yar oo fariid eh ayaatahay

  • @cabdirisaqmaxamer5107
    @cabdirisaqmaxamer5107 3 ปีที่แล้ว +38

    إن الله لا يستحيي من الحق

    • @Noorhassan-np8fz
      @Noorhassan-np8fz 3 ปีที่แล้ว +1

      Naam!sax waye kalimadas walal cabdirisaq maxamer.
      Lkni qodobatha lagatagay walal lahjada ama hadalka umarona.

    • @Noorhassan-np8fz
      @Noorhassan-np8fz 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid imbathan

    • @cabdirisaqmaxamer5107
      @cabdirisaqmaxamer5107 3 ปีที่แล้ว

      WLL Hadii AAN sidaa Loo Sheegin Xaqa Baadilka Ayaa Xoogaysanya Dumarku GAALADA USHAEEQAYABA Kama Xishoodaan Marka Ay ina soo hor ISTAAGAAN Yagoo ka sheekanya wax RAGU KA XISHOODAAN

  • @allahuakbar2606
    @allahuakbar2606 3 ปีที่แล้ว +31

    Kuwo fircooni ah oo ka dareen bdn baa jira kuwo sune ah illahay ba dareenka u kala dhaliyey aadamaha 😁

    • @PSA4
      @PSA4 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh aheey

    • @barakaysnebulshaawi8292
      @barakaysnebulshaawi8292 3 ปีที่แล้ว +10

      Muhiimadu maahan dareenka oo qofka latiro ee kaliya waa raacida sunada nabiga (scw)
      Taasaana ah wadada xaqa ah

    • @allahuakbar2606
      @allahuakbar2606 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa si wngsn lkn qodob wax uu baajin karo male dadka qaar ba aamiinsan gabadha qodobka in ayna rabitaan lahayn

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว +1

      @@barakaysnebulshaawi8292 lkn waajibuu kasoo qaadayaa

    • @barakaysnebulshaawi8292
      @barakaysnebulshaawi8292 3 ปีที่แล้ว +2

      @@allahuakbar2606
      Taas anigu ma aaminsani inkastoo markaad eegto taariikhda firconiga iyo sababtii lookeenay ahayd in aysan hablubu dareen yeelan
      Hada way dhacdaa mid ag oo dareen leh
      Lkn sida wanaagsan waa in gabadha lagudo dareenkana lawada jarin oo ay suno ahaato

  • @adnaanlayricas5613
    @adnaanlayricas5613 3 ปีที่แล้ว +48

    Maclin ka soo hadal QURANKA IYO SCIENCE

    • @mohamedmursal6280
      @mohamedmursal6280 3 ปีที่แล้ว +1

      ✋😘🙏walhi wa fikir ficaN pro

    • @abdullahi_loyal
      @abdullahi_loyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Waliba cashar fahfaahsan

    • @BOYWHITHHISDREAMS
      @BOYWHITHHISDREAMS 3 ปีที่แล้ว +2

      Sheikh mustafa aya ka hadly bros aso full ah tnks

    • @ahmednur1013
      @ahmednur1013 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad kahelee channel ka maognahay asigoo fasiix ah

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว +13

    ربنا يحفظك في الدارين 🤲

  • @hawacadey2287
    @hawacadey2287 3 ปีที่แล้ว +62

    Wcs Aadan Sahan Hambalyo Ayan Ku Leyahy 160k Subscribers ❤💖💞👌👏👏 Waxan Kgu Soo Xirmay 8k Subscribers ado Maraya 2 Sano Ka Hor Ka Bdn ayan Ku Rajeyna Mufakir Da'yar 👌😘Adigoo Kle islaamka u Baahanyahy 😘

  • @calinuur9771
    @calinuur9771 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah. Diinteena sida ayna nafarayso ayaan raali kunaha

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +3

    Mahadasanid Walal marakast wanagayag jecel ale ha ku xafiido aadan khadar

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 3 ปีที่แล้ว +27

    Oo imika ma hablo buuryo qabaa jira😂😂😂

  • @jamalnasirmahamudmuhumed4416
    @jamalnasirmahamudmuhumed4416 3 ปีที่แล้ว +3

    Macha allah adan xaqiiqda ayaad ka hadadhay Allah dumarka ha inoo asturo.

  • @muzamilmohamed5271
    @muzamilmohamed5271 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal illah ajar haka siiyo shaqadaan muhiinka ah Walal

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +8

    Wcs wll aadan allh haku Barakeeyo
    Aad ayaan kaaga mahdcilinaa sida aad noola wadaagto fikiradaha qurxd bdn
    ♥️♥️♥️

  • @mahamedcaydaruus1939
    @mahamedcaydaruus1939 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah wllhi ninyahaw allah ha'ku barakeeyo
    Indhaha ayaad noo furtay حفظك الله

  • @zultaanhondsome8796
    @zultaanhondsome8796 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadanow ilaahay haku sharfo wllo mashaa alaah ilaahy cilimga iyo caqliga uu ku siiyeyna hakuu barakeeyo waxaan rajyn in meel caama ah oo ay soomali oo dhani daawayneyso in laga soo daayao si wax loogu qaato inshaa alaah ❤

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll aadanow arinkan waa mid masiiriya dhibaatadiisana ay arkeen habluhu bal sawiro Xanuunka ay lakulmaan hablaha fircooniga loo gudey inta badana waxa kaliya oo laqabtaa wa joojinta gudniinka fircooniga oo mahadho kureeba gabdhaha

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 3 ปีที่แล้ว +12

    aadan sahan
    kas ka oday ,faylasuuf, mufakir
    iyo haldoor ay bulshadu u baahantahay baad tahaye ilaahay aqoonta iyo garaadkaba hakuu sii siyaadiyo jasaakallaa khayr

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo jazakalahu khayr sheekh adam 🙏❤

  • @diiriyecadde
    @diiriyecadde 3 ปีที่แล้ว

    Macalinkayga aan wax walba udaba fadhisto
    Adam sahan, ilahay haku ilaaliyo, cimriga iyo caqliga haku barakeyo

  • @murti-dhuuxmedia4276
    @murti-dhuuxmedia4276 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah aadan wll barakow illaahay ayaa ciduu doono siiyo xikmad iyo garaad sareeya adna waxaad tahay dhalin yarada fara ku tiriskaa ee umadu u baahan tahay alle haku xifdiyo aduun iyo aakhiroba ❤

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa Allah odega yaagari karo illahey haku xafido ❤👌✅

  • @bashirofficial6038
    @bashirofficial6038 3 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad Goorme Muqdisho noogu imaan doonta runtii barnaamijyadadu waxay mudanyihiin in fagaaro yaal waa weyn laga soo jeediyo
    Thanks

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 3 ปีที่แล้ว

      Waar halkan dadka daawada fagaare qaadayaa majiro ee halkiisa ayaa uma qiimo badane udaa

  • @mohamedyusuf5214
    @mohamedyusuf5214 3 ปีที่แล้ว +6

    Horey usoco aaden xaqa lagama xishoodo
    Kuwa lacagta kusoo qaatey fidnada hala xidh xidho soomaaliland nidaam iyo Kala danbeeyn ayaa kajirto wasaarada diinta iyo owqaafta shaqadeeda hagudato
    Wuxuusan illaah Raali ka'aheeyn adoomahiisa loogama Raali noqdo wabillaah toowfiiq!

    • @mohamedyusuf5214
      @mohamedyusuf5214 3 ปีที่แล้ว

      @Ali Shirre brother haddii xukuumadi shaqadi loo'igmadey qaban Karin waa labedelaa dib loodooran maayo haddii lahelo dadweeyno Daacad u ah dalkooda iyo diintooda seekula tahay Sxb

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว +9

    أن الله لا يستحى من الحق...) حقيقه

  • @mohasaabirmohasaabir918
    @mohasaabirmohasaabir918 3 ปีที่แล้ว +4

    Walal ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo wanaaga aad faafinaysid horayna usii wad alle ayaad uga dhawanaysaa cidna haka baqin oon alle ka ahyn wng guul baan kuu rajaynayaa runta rabi baa kugu jecel beentana shaydaan iyo xulafadiisa ee runta hayso waa liibaanaysaaye

  • @qurxintanolosha9517
    @qurxintanolosha9517 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillaah bro waad caddeysay warka, ballankeennu waa guurka sunniga ah.

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin wax badan daraaseeyay ayaa tahay stay longer sxb am always your side

  • @horseedkaumadda2185
    @horseedkaumadda2185 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq wlhi alle ha ina dhawro si walba way isku bahaysteen اللهم إنا نسئلك الهدئ وتقوئ وعفاف وغنى

  • @dugsigafurqanbarashadaqura5990
    @dugsigafurqanbarashadaqura5990 3 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allah mawduuc aad loogu baahnaa ayaad ka hadashy allah ha kaa abaal mariyo wanaaga aad nagu baraarujisay

  • @jcdbro3031
    @jcdbro3031 3 ปีที่แล้ว +16

    GEEEESI GEEESI DHALAY WALLEEEE

  • @faadumocabdilahi9373
    @faadumocabdilahi9373 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHALLH allaha noka daayo wll Adiga iyo inta kula mida

  • @mrtom8092
    @mrtom8092 3 ปีที่แล้ว +11

    11 minutes 360 views iyo 16 comments m.a sxb allaha kheyr badan kasiyo barnamijdan xisaha leh...

  • @mudaneyare3675
    @mudaneyare3675 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeeyo wllo Adam khadar

  • @sidikhussein7039
    @sidikhussein7039 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sidasi xaqiiqdu ustaad 💯

  • @mohamedabdikadir2857
    @mohamedabdikadir2857 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep on the spirit sxb sare

  • @abdullahiabdimualim1397
    @abdullahiabdimualim1397 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle hakaa raali noqdo walal aduun iyo aaqiro alle haku dhowro ee wxaan rabnaa inaad chenaalka noogu soo kor dhiso talooyin kusocoto ardeyda maadaama Aan ubadhanahay ardey

  • @zaakirsomali1
    @zaakirsomali1 3 ปีที่แล้ว +3

    Macalin aadan ku aaminsanahy bro

  • @abdishakuurmaxamuud1194
    @abdishakuurmaxamuud1194 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan Sahan
    Keep Going Prother 🙏❤

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 ปีที่แล้ว

    Good point
    Alleh ha ku sharfo ha kaana apaaal iyo Ajuuur siiyo wllo

  • @abdullahi_loyal
    @abdullahi_loyal 3 ปีที่แล้ว +6

    Adanow waad ku saxan tahay wali waxan rajeyna in badan oo walidka kamid ah in muuqalka la tuso #GABDHAHASHARAFOODA WAA GUDNINKA WASALAMU CALAYKUM

  • @sacdiyamaxamed4659
    @sacdiyamaxamed4659 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll waxanogeen anigoo dumara ayaad ibartay wadmahadsanthy

  • @ahmedhassanali7412
    @ahmedhassanali7412 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walalka waad mahadsantahaz

  • @fgproduction8804
    @fgproduction8804 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير 💯💯

  • @mustafikirim4433
    @mustafikirim4433 3 ปีที่แล้ว

    waa xog muhiiim ah oo ubaahnayd In daaha laga qaado Jasaakalah .. Alle ha ino xifdo gabdhaheena soomaliyed meelkasta oyjoogan

  • @axmednadiir1360
    @axmednadiir1360 3 ปีที่แล้ว +7

    Kolley anigu ma yeeleen sikastoy uquruxbadantahay haday iga dalbato

  • @nicimahaybe5660
    @nicimahaybe5660 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqonta allh haku barakeyo wllo
    Inbadan manta waxynu ubahanhy wa dhalinyaro sadokle ufikirysa

  • @abdulhadimahamed1035
    @abdulhadimahamed1035 3 ปีที่แล้ว

    Wll aadan alla khyr haka siiyo dadaalkan aad uhirisid dadkaaga gaalo waxay nala damacsanyihiin baad inoo caddaysay shukran

  • @maxamedxaaji3307
    @maxamedxaaji3307 3 ปีที่แล้ว +2

    Ale haku barakeeyo wll

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah walala Qaali Allah ku xafido walala 🥰❤

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaha kuxifdiyo aadan

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +23

    Gudniinku wax xun uma arko waana wax soo jireen ahaa lkn gaalo dhan walba way naga soo galeen hadee run sheegayan kan ragana way ka hadli lahaayeen
    Tankale run hadii laysku sheego inan la guday iyo tu aan la gudun farqiga u dhaxeeyo cid walba way ogthy

    • @fahadkhadar91
      @fahadkhadar91 3 ปีที่แล้ว +1

      Alhe diintena ha inagu sugo wll

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fahadkhadar91 aamiin wll mcn

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 ปีที่แล้ว

      Walalo Dal Ka Ethiopia waxaa Jira gobolo gabdha in dacayda goose ama bushings goose laga jeexo gadoy loogaliyo

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 ปีที่แล้ว

      May Ka hadlaan

    • @ayanjama7955
      @ayanjama7955 3 ปีที่แล้ว +2

      Gudniinku waa dambi diintuna ma ogala gudniinka firconiga mida kle ninkan waxba ma fahansana qof walba alle ayuu ka cabsanaya waxba ma celiyo gudniin somalida ayan la yaabay waa wax soo jiray bai iska soo jarayan🤦‍♂️ alle jahliga hanaga saaro

  • @farhanibrahim3077
    @farhanibrahim3077 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku wataa zhp walhi baraka laah

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxa run ahay ayada ka hadashay walalo ✍🏿

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 3 ปีที่แล้ว +8

    Gudniinka Fircooniga waa musiibo lagu halaagay gabdho badan
    Waan ka xumahay Wallaahi lkn ha u joojina caqabadaha nolosha
    Gaaladana weligood wax wanaagsan ka ma shaqeeyaan u fiirso wax kasta oo uu gaal dabada ka wado waa wax xun

    • @maraateyda______________4825
      @maraateyda______________4825 2 ปีที่แล้ว

      صح

    • @KaticaDemski
      @KaticaDemski 11 หลายเดือนก่อน

      Die pharaonischen Beschneidung wird in Somalia von den meisten Müttern inzwischen abgelehnt

  • @deeqaaxmed9240
    @deeqaaxmed9240 3 ปีที่แล้ว

    Wallaaahay dar alle kuu jeclahay hadalkaa geesnimada leh sidaa ugu soco

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 3 ปีที่แล้ว

    Aadanaw waa caadi waa laguu dulqaadanayaa wax umada danteeda ahna waad ka hadashay mana aha wax wax laga soo qaado keep going wlloh

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 3 ปีที่แล้ว +8

    Aadan adigu wax ay diintu si utidhi ayaad adigu sikale uleedahay waayo waxad waajibinasaa gudniinkii gabdhaha ee diintu aykadhigtay sunaha ee hadii ladoonana lagudi karo hadii kalena layska daynkaro so adigu fikir wngsn waad soo jeedisay dhinacaa yar mooyee 😁

  • @abdilazizabdilahi2068
    @abdilazizabdilahi2068 3 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك........🤲🥰

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhaheyna in la Gudin u fiican dhib ayaa ku qaban fikir reer galbeed ku soo horjiidistisa Kuma xirno arinta gudninka firconniga ah ee gabadhihiina daryeela u naxa hooyo iyo aabe kasto Somali ah iska tuura caadoodinkii hore,

    • @xakiimamahamud6350
      @xakiimamahamud6350 3 ปีที่แล้ว

      Wll qof aan gudneen isma fiirinkaro naxdin tareed😅🤣kuwa gudan baaba iska nexee qofaa gudneen xagee jooga

  • @awraabi9338
    @awraabi9338 3 ปีที่แล้ว +4

    شكرا أخي كريم آدم

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid wll adam

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk war inta ka dhiman ku darsada kkk
    Mahadsanid zhp
    Muqaal wanagsan

  • @zupeersaleebaan5351
    @zupeersaleebaan5351 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnzhalh wll Alle haku barakeeyo

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabdha halaga daayo gudniin bilaa cleg somaliyey
    ilaahay haduu rabo gabartaas in ximin keedaha wax laga jaro horay buu uga soo jari lahaa
    Ee Gabdha raaxadooda yaan lagu ciyaarin
    Gabarta in la gudo waa danbi weyn

    • @xakiimamahamud6350
      @xakiimamahamud6350 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll Sunada nabiga halaga tago miyaa kawada diinta naseexo

    • @citygatehotel1079
      @citygatehotel1079 3 ปีที่แล้ว

      adigu ma ogoshay in sidii aad ku dhalatey laguu daayo oon wxba lagaa jarin?!

  • @tafojr942
    @tafojr942 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Alaaah Arin Xaqiiq Ah Yaadka Dhawaajishay wlll

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 ปีที่แล้ว +1

    War xaqiiq leh oo aan dareemay oo ninka gabar diida waa maalin tuke cad la arkey gabdhaheena hadey dhawrsan yihiin nin damci kara yar thanks adan 💖

  • @somalipoi2788
    @somalipoi2788 3 ปีที่แล้ว

    Mshlh wl qaali ah runta ayaa ka hadashay ee wax laga xishoodo maadan sheegin sunadi nabiga scw aan raacno somaliyey siidaasna ugudno gabdhaheena

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 3 ปีที่แล้ว +13

    Walaahi Cidlo ayay jafayaan waana ay daalayaan gaala yar yarku

  • @sadiyomaxamed4153
    @sadiyomaxamed4153 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllkey xaqiiqda lakama kamado waa arin taakan ay mudatay in lakahado

  • @theprincesssara6219
    @theprincesssara6219 3 ปีที่แล้ว +1

    Can you put your sources of information in the description box?

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll halkaa kawad

  • @mohamedhassan7530
    @mohamedhassan7530 3 ปีที่แล้ว

    Adan sxb alle haku xifdiyo halyey somaliyeed

  • @abdirahiinhassan309
    @abdirahiinhassan309 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahaybaa yidhi wll (ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين )markaa waxba qaadi maayaan gaaladani

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 3 ปีที่แล้ว +9

    Maanta kuuma jawaabayo WALLALO lakin insha allah maalin dhaw Markaan dhameeyo jaamacada ee aan noqdo umuliso buuxda waa balan inaan kuu soo jawaabo oo aan kaaga sheekeeyo dhibta hooyada la guday ay ka marto ilmaha ay dhalayso

    • @osmanqule9257
      @osmanqule9257 3 ปีที่แล้ว +1

      What

    • @Abdirisakgaming21
      @Abdirisakgaming21 3 ปีที่แล้ว +1

      Fircooniga isagu kama sheekaynayo ee suniga ayuu ka sheekaynayaa

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdirisakgaming21 wuxu kaloo yiri mamada ka cabsi qabta gabdheeda iney ka haloowdo fircooni bey u gudan karta! Ma naag xun ba fircooni ku hagagta, ruxu Allah hagajiya hagaage

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 3 ปีที่แล้ว

      Gudniinka sunniga ah wx dhibaato ah malahn waayo diinteenna ayaaba na amrty maxaa kle ood ka hdlyzaaa gabdheey

  • @Huda.999
    @Huda.999 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah Allah ha noo kaa xiftiyo qof Zaqaafadiisa bulshadeenu u baahan tahay, illaahay ikhlaas ha kaaga dhigo dedaalkaaga waad nagu anfacdat macluumaadkaaga💐💐💐💐💐💐💐👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @khawaarzamyare2164
    @khawaarzamyare2164 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan kaaga mahad celinaya wll hore usocd wanaagsan garabkaaga alle ha ahaado

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 3 ปีที่แล้ว +31

    Adanow Internet la'aan ayaa ka jirtay koonfurta balse hada ayan Dib udaawan

  • @cabdikariimkhayrfaafiye239
    @cabdikariimkhayrfaafiye239 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan dhiiri galiye
    Aadan waayo arag
    Aadan wax garad
    Aadiyo aad ayaad umahdsanthay wllky cimriga iyo aqontada rabi hakuu kairdhiyo wllky mahsanid

    • @cabdikariimkhayrfaafiye239
      @cabdikariimkhayrfaafiye239 3 ปีที่แล้ว

      Maanta yaan maqlay gudniinka dadka doodaya iyo hablo dumarka udoodaya oo kayimi hargaysa oo siminaar kuqabna magaalda lsacaanod iyagoo la shirya macalimiinta saynisa iyo kuwa diiniga
      Waan fahmi waayaey kadibna adaa igahnsiiyeye

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 3 ปีที่แล้ว +2

    Well said 👏

  • @cabdilaahisaleban2691
    @cabdilaahisaleban2691 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc
    Allaah haku sharfo
    Arin kaas. Isku aragti
    Ayaan. Kanayah.
    Dhamaanan. Waxaan. Ugu baaqaynaa
    Umada soomaaliyee. In. Ay sidaasi. U fahamaan dhamaan tood

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 3 ปีที่แล้ว +3

    Jassakalahi khayr wll #Aadan_khadar_Cali_Rooble.

  • @haajibaaba824
    @haajibaaba824 3 ปีที่แล้ว +4

    Mhmhm wow this is awesome

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +3

    So much thanks SX.

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep Going Lenged

  • @jabermohamud6767
    @jabermohamud6767 3 ปีที่แล้ว +4

    mnshallah walalkey adam

  • @gangamo4734
    @gangamo4734 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ogaada hablaha qurbaha yimaada ee soo tahriiba waxay ku sheekeyan si ay sharci ugu helaan ayay hoyooyinkood been uga shegaan waa lay jar jary😝😂

  • @anushkamohamed4214
    @anushkamohamed4214 3 ปีที่แล้ว

    Wadku mahadsan thy wll sida nogu soo gudbisay barnamijka wacan anaga nalakama dhaadhic dono gudninka xun

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid saaaxib

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @sharmusharma247
    @sharmusharma247 3 ปีที่แล้ว

    Wax saxba ka hdashay keep going