QADO FAMILKA MAALINTA JIMCAHA SIDAAN USAMEEYAY KA FAA’IIDEESTA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 825

  • @umasuheyla4175
    @umasuheyla4175 3 ปีที่แล้ว +170

    Nasro abaayo wan ku baryaa foornadaas aad isticmaasho kaso hadal mida koronto miyaa mise

    • @Hireyinc
      @Hireyinc 3 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/nGkkGonUmIc/w-d-xo.html

    • @ayanahmednur5074
      @ayanahmednur5074 3 ปีที่แล้ว +7

      Fikirkas ana kula qabo marka dolsho lagu sameynayo iyo digaga inta dabka lo geynayo no so sheg nasro abayo

    • @buurbukur2354
      @buurbukur2354 3 ปีที่แล้ว +1

      mida anika kula qabo xbbti anika koronto waye wey nh idhibtà

    • @fowziahassan6834
      @fowziahassan6834 3 ปีที่แล้ว

      Ani xtaa wan kulaqabaa siz

    • @ifkamedia8334
      @ifkamedia8334 3 ปีที่แล้ว

      Kaso hadal ana laqabo abaayo marhore ayan kuweidiyey nasroy

  • @hanaayusuf4076
    @hanaayusuf4076 3 ปีที่แล้ว +101

    inta ila mid marky aragty qado jimcha so cararya like ha iga baqilina✅🤷‍♀️😘

  • @najuubintmoha5880
    @najuubintmoha5880 3 ปีที่แล้ว +24

    M.sh abayo nasro waxaa noso galisaa sida fiiriijka ukala hagajisid inti ugu racsan like saar

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 3 ปีที่แล้ว +63

    Nasaary malaayga la dubay wlhi inbadan ayaa raadinayay sodaa loo sameeyo wll plz noso faaideee plz plz nasra inta igu raacsan like saara✊

  • @umasuheyla4175
    @umasuheyla4175 3 ปีที่แล้ว +49

    Baladweyne yaah waa magaaladii aan ku so barbaaray reer baladweyne ismuujiya ❤❤

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 3 ปีที่แล้ว +51

    Haka ilowin ina muqalka like gareysan share gareysan please in intaan cunta kala nuc laso dubo la kariyo wax sahlan ma ahaan wx intas si dheer editing iyo cod sarid rafadkas laga mara raaaxo ku fiirsana anka an is garano marka

  • @umumaxamedamiin7836
    @umumaxamedamiin7836 3 ปีที่แล้ว +15

    Yes cawa ana uhoreya inta iga dambysa like halygu sharfo😘

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 3 ปีที่แล้ว +12

    Nasra liin dhanan Nasra filfil Nasra basal 😂😂😂😂wlh waa kafaiday sadexdba waxtarkodna wan arky thank u mcny nasra abtidoon xidigta Mogadishu nolaw abyo nolosha kuma ciisho ❤❤❤❤❤❤

  • @muslimaabdirahman3478
    @muslimaabdirahman3478 3 ปีที่แล้ว +7

    Nasro walashey waan ku jclhay ilaahey dartiis waan ku tageeraa social media qaasatan youtube aad baan ugu taxanahay lkn wali gabar kula wanaag ah oo aqlaaqdeeda iyo diinteeda ugu dhagan sidaada oo kale ma arkin ilaahey haku dhowro sharaf iyo cizi baad leedahay i am your fan the bigest one sidaa qosolkaga u xifdisid ban jeclhay horumar wacan qali

  • @dekaabdikadir1218
    @dekaabdikadir1218 3 ปีที่แล้ว +15

    Gambaleelka markuu soo dhacayba waan soo cararey masha Allah gacmahaaga Allha kuu daahyo abaayo

  • @zabrinabintucabdi1676
    @zabrinabintucabdi1676 3 ปีที่แล้ว

    Xabiibtii cimli dheer cibaado suuban kuu rajehaa ihay cilmigaaga hakuu siyaadiyo gacantada hakuu barakeeyo thanks qalii

  • @sabraamohamed6167
    @sabraamohamed6167 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah Xabiibti Dhaliil Maba Lihid Xumaaan Ilahey Haku Xafido
    Queen Waana Kuugu Hambaliyeenayaa 21/November/2020 Oo Ah Maalinta Macalimiinta Soomaliyeed Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Waayo qufkii Hal Shey Ku Baraa Waa Macalinkaaga
    Teacher Nasraa One Love
    Lakulankaga Aaad Uxiiseeyaa Inta Soomaali Joogta Ilamida Like Isku Muujiya

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 3 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti nasra ilahey ha ku xifdiyo adiga iyo family kaga quruxda badan mcnto horemar wacan alpo nolasha kuma xumeyso abid

  • @sufyaanofficial1849
    @sufyaanofficial1849 3 ปีที่แล้ว +10

    Walashay Nasra Abtidoon Wn ku Salaamayaa From Burco Waxaan Kaa Faa,iday Cuntooyin Hooyo iyo Xaafadiiba Anigaa U Sameeyey Cunto Anigoo Adiga I Bartay Waalidkii Waay Yaabeen Mahad Sanid Wllo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah bilcaafiya caafimad kucuna xabiibti ilaahey ha idiin daaweyo jimco mubaarak qeer iyo barako habo ilaahey haku xifdiyo aamiin ❤👍⚘❤

  • @hanihajji8890
    @hanihajji8890 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw wllhi reer bledwyn markaa dhahdy wllhi waan farxay xbbti anoo ilahey dartii kuu jecel ayaa joogo bledwyn insha allh mar un wan ku arki doonaa I hape insha allh

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 ปีที่แล้ว

      baladwayn allahayoow balaayada hareer mari Aamiin meeshaas waan iska jecelahay hadana waligay ma tagin waad dad wanaagsan waan salaamaya from hargaysa soomaaliland

  • @muniirocadey1382
    @muniirocadey1382 3 ปีที่แล้ว +2

    inaan mar walpo first noqdo waan ku faraxsanahy xbbr nasro wax yaabo bdn waan kaa faiday alle gcntada hakuu barakeeyo ❤🙏

  • @amina8948
    @amina8948 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Nasro walashey Anigo e Mulki ojogo Kenya alle ha kubarakeeyo Ayan kuleyha

  • @sahrabishaar5816
    @sahrabishaar5816 3 ปีที่แล้ว +2

    Bestie Shukri Khaliif Statuskeedaa hor dhac ahaan ugu arkay qadadaan Ilaah haku dhowro Naara ❤👸

  • @shukrimuuse2063
    @shukrimuuse2063 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh nasro qurux gacntada allh haku barakeyo kama dalo inann ku dawado xbbttii love you bilhi qalbiga bn ka jeclahy macnto

  • @ashacuud4201
    @ashacuud4201 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalah qali dumar gacmaha alle hakubarakeyo Aad maar waalba noguso guudbisid cunada ad karisid♥️♥️♥️♥️💯🙏

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله..أختي نصره.طعام جميل..الله يبارك فيكم.

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว

    dhameys baa tahay nasraay dhaliil maba lihid xumaan dhigaa baad u tahay hal door allaah ha idin barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba walashey ila dhalatay nasra abdi qaadir ahmed❤🙏

  • @faizamohamed4052
    @faizamohamed4052 3 ปีที่แล้ว

    Thanks sister Gacmaha iyo maskaxda alle Hakuu barakeeyo🥰

  • @farxiyomaxamed7838
    @farxiyomaxamed7838 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah Narsa Cadey Dhigaa ßaad Utahay Hal Dhowr Allow Ku Xafid Quen Nasra cadey ❤💋🌹👈

  • @maryamacabdirashiid4568
    @maryamacabdirashiid4568 3 ปีที่แล้ว

    M.a xbbtii nasro c/qdr keep going baayo wax bdn kaa sugayay QADo family ah shukran mcnto intii qadadan cml sugesey sideeda oo kle like ta saara thanx mlpoh

  • @Qalbisaafi119
    @Qalbisaafi119 3 ปีที่แล้ว

    dhalil mawa lahid xumaan masha Allah ilaahey hakuxifdiyo ilaahey janatul fardows hanagu kulmiyo aamiin

  • @nimconura7190
    @nimconura7190 3 ปีที่แล้ว +4

    Adigaaa dumar asluub dheer goor iyo ayaaane adigaa anshax iyo wanaaag Rabi gooni ku siiyay3🥰🥰🥰❤

  • @aaminosh.cabdraxmanisxaaq5225
    @aaminosh.cabdraxmanisxaaq5225 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abaayo thank you

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh jazakallhu khyran wx badan ka bartey allh ku xfido wlashay qali ❤❤❤

  • @faatimoshekk4817
    @faatimoshekk4817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mcalimadeyda alla haku xafido waxbadan ayaan kafaaiday shukran macalimadayda

  • @hamdiqueen58
    @hamdiqueen58 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Nasro xappti Caafimaad Kucuna Noo Soo gali Malayga 🌹🌹🌷🌷🌷😘😘😍👌👌👌

  • @maahirpoi8222
    @maahirpoi8222 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo nasra Qeyr Doon alle haku dhowro my dear sister and baan kuu Tageeraa wax yaapo aan aqoonin ayaad I bartay aniga iyo dhamaan Familkeynaba aad baan kuu taageersanahy sis alle haku dhowro adiga iyo Familkaagaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @fartunabdisalammuse331
    @fartunabdisalammuse331 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlh. Allha kubarakeyo Abayo

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaaah aragiisa kudeeqaa uunkiisa kudeeqo waaye

  • @faisaabubakar9585
    @faisaabubakar9585 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu kheyra ukhtii cadi maha waka hely

  • @user-wo2ru3km9g
    @user-wo2ru3km9g 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh apyo Nasro allh ku xafido alle dartii ban ku jeclhay saamidayda💗Horw usoco insha allh

  • @priyanka-lt6pd
    @priyanka-lt6pd 3 ปีที่แล้ว

    Mashllah wllo dad kayga laiga beeray ee somaliyed intad dawatan walashen haka tagina plz like usara wayo waxanu ka faidan badan jazkalah kheer wllo Nasra abtidoon we love you keep going my sister ❤❤💞💞🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @karembenzema4151
    @karembenzema4151 3 ปีที่แล้ว

    Adaa dumar ugu asluub badan intaan arkay dadka ku jira youtube alaha ku xifdiyo nasra cadey 🌺🌺

  • @canabosmaan199
    @canabosmaan199 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh mamii gcntda alle hagu barakayo💯✅🌼💫✨

  • @nimcomohadahir4834
    @nimcomohadahir4834 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo jazakallahu kheyr xabbti keep going

  • @khadiijoxaaji7902
    @khadiijoxaaji7902 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhameys ba tahy nasray dhalil mba lihid haldoor😍💯nasra qurux

  • @ramlayusuf8017
    @ramlayusuf8017 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo hormar wacan xpptii Allah hku xifdyo hna ku sharfo adiga io ehelkga dhamtna Allah hnii wda dhowro🤩😍😘❤🌹

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh xbbtii nasta allaah haku sharfo qaali wax badan kafaaiday alx waana kugu fana

  • @xaawomahamedothman6376
    @xaawomahamedothman6376 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah illah ha idin barakeyo cfmad ku cunaa insha allah 🙋

  • @qaalinuursalad3147
    @qaalinuursalad3147 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh quruxey qado qurux badan gabar qurux badan ale haku xafido abyo

  • @shankaroonshanka5763
    @shankaroonshanka5763 3 ปีที่แล้ว +1

    WOOOW masha allah sharafey caadi ma,ahan allah ku xafido adiga iyo familkaaga wan ku jeclahay waliba alla dartiis

  • @zxczxc9584
    @zxczxc9584 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo nasro ilaahy ilxun kuma tuso ilaahy haku xafido wllhi mar walba waakugu xiranhy mar walba ani youtop walba sabaskarabka ku saara ilen telka iga halawy telka arka kaala socda wayo waxa tahy qofa jeclahy ani waxa lii dhaha fatxiya honsty insha Allah marka tel gato aya sifiican kula socona

  • @mahadmumin294
    @mahadmumin294 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a cdy allaha kuxifdiyo inbadan allaha idin barakeyo dhmn familka quruxda bdn

  • @user-fr1fg6mo2c
    @user-fr1fg6mo2c 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah xbbt Nasra Quruxeey Qacanta Alle Haku barakeeyo

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 ปีที่แล้ว

    Mash alah walashey alah kuxifdiyo keep going thank you so much ilov you xabibti ❤❤❤❤❤🙏👍👍

  • @deeqaluula1664
    @deeqaluula1664 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah abayo mcnt hormar wacan illaah haku xafido waxaa tahay qof qalbi wanaagsan waa ku jeclahay cadawgaada unolow farxad ku waar my queen 💜💜💜💜💜💜💜💞💞💞💞💞⚘⚘⚘⚘⚘💙💙💙💙

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti qali mcn waye ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🤲🧨🎊👌👌🌹💝💐🎀

  • @bushramuuse935
    @bushramuuse935 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xppti jazakal Allah kheyran

  • @barwaaqobarwaaqobarwaaqoba6978
    @barwaaqobarwaaqobarwaaqoba6978 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha nasra abtidoon alle gacmaha Alle ha ku barkeeyo

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah shugran xabiibti qali allaah ha nooka daayo huno❤❤❤❤❤🌱🌷🌱🌳❤❤nasra

  • @ardoabdirahman3284
    @ardoabdirahman3284 3 ปีที่แล้ว

    masha allah nasra abyo waxad tahaybqofan aad ujeclahay muuqaladedana aan kahelo dawashadoda horey usoco xbbti guul markasta garabkaga💋💞💞

  • @hafsiinageesdiir9742
    @hafsiinageesdiir9742 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allah thanks abaayo waan kaa faa'ifay in badan ❤❤❤❤❤❤

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo masha allah indhaha ka dharag waaye masha allah

  • @kaafiyodagan6871
    @kaafiyodagan6871 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah gacanta haku barakeeyo subag b.weyna laga keenay iga dheh gabadhaas qeyr allah ha siiyo my city b.weyne ❤❤❤❤

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xbbti nasra anne beledweyne ayaan kasoo salamaya madama subag lagaaga keenay

  • @salmaabdulahi9862
    @salmaabdulahi9862 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo mcn ilaahay dartiiis ayaa kujeclhy abaay allaha kuxafido aduun iyo aaqiraba

  • @HalimoKurbad
    @HalimoKurbad 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaliil maba lihid xumaan dhigaabaaa uthy haldooor. Guleso waligaaa farxd iigu noolw Abid quen nasriina💋❤💌

  • @naciimocumar5116
    @naciimocumar5116 3 ปีที่แล้ว

    Xaaaax Alle nasrooy cuntatada markaa fiirsado anoo dhargan xitaa baahi aa i qabato masha.allah❣

  • @nimcocabdidaahir8884
    @nimcocabdidaahir8884 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alle ha kuu barakeeyo xbbti mardhawaa Instagram kasoo arkay wn ka helay runtii👌👌❤❤❤❤

  • @nimcomumtaaznimcomumtaaz2021
    @nimcomumtaaznimcomumtaaz2021 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibti horumar wacan ku rajeynaa macanto

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw masha Allah tabrikllha Aabyo gacantada ilahey haku fududeyo Aamiin Yaa rabi Aabyo shuran xabti hor mar wacan 👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Qadada Xaajiga Nasra Abtidoon Allaha Gaarsiiyo Kkkk

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 3 ปีที่แล้ว

    Saxa wacafiya mashallah tabarakallah Xamar bila walashey macan Nasro allaha kubarakeyo family qurux badan

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs masha allh abyo alaha idin barakeeyo qado aad u qurux badan

  • @suusuudaimond1933
    @suusuudaimond1933 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a nasra daacdnimda kugu jeclhy shukrn xbbti ❤❤❤

  • @safiyaacabdulahi4354
    @safiyaacabdulahi4354 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah xabiibti Allah gacmahaaga hakuu barakeeyo
    Macalimadayda caawa dhareerkaa iga soo daadisay wallaahi digaaga dhandhanaanka intaad isku qasaysaaba hammmmm hammmm ayaa iska dhahaayay
    Xabiibti caafimaad ku cunna mahadsanid

  • @adnacaynteofficial4534
    @adnacaynteofficial4534 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo Nasra waxaan ahay qufkii ugu hore yey khado macaan badan masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @salumaabdirhman2495
    @salumaabdirhman2495 3 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon qali dumar manshalh gacnta allah ku barkeeyo

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 ปีที่แล้ว

    Nasra midkala Somalia Mogadishu ayaaba i jacelysisay waxkasto oo UK laga helo+ hawadeena macaneed ciidan ehel masha Allah Ilahay ka magan gal qurbo khayr maleh. Qarax na meel kasto waa joogaa hada. Ilahay ha noo kaa xafido

  • @nastexoahmeed3796
    @nastexoahmeed3796 2 ปีที่แล้ว

    Nasro abyo mcn ilhye gacantaa haku barekeeyo sida adka ogu quruxda badan ad nolaso socsiised

  • @mulkimohamed2872
    @mulkimohamed2872 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh aabyo nasro hore usoc xabibt ❤🥰

  • @somstory3890
    @somstory3890 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xabibti marwalbo waxban ka fa iidnaa Alle ha gudo abalkaga.

  • @ashadhoore1324
    @ashadhoore1324 ปีที่แล้ว

    Allow cafimad taama ku sii
    Alloow ku xafiida

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 3 ปีที่แล้ว

    Waaw mash Allah ilaaahay ha naa kaa daayo ilaahay haa noo kaa xafido meel waliba oo aad joogto horumar cawan ayaan ku leeyahay abaayo qali mcnto cadad inta ila jeclaatay ismuujiya

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah boqorad nasra qurux hore usoco xbbti gacanta allaha ku barakeeyo❤❤

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qurux waaye waxaan idin rajeenaa caafimaad in aad ku canteen

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllshy Nasra anaa marhore qalbiga ka dhehay waa dhamo gabdhaan. Guuleeso my little sister adkarta ha iska iloowin yacnii caynul xaq.😍👌💝

  • @nimconura7190
    @nimconura7190 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadku yaanu kuwada baran Badh haday ku moodan boqortooyo duub xidhan badhka ka kaleh haku moodan inaad tahy Ruux baadiya badh haday ku moodan Ruux beenta biishaday badhka kle haku moodan qof Runtu biyo dhigty buuga noloshu waa bade hadba baydka ku furan dadku yaanu kaa bogan dadweynaha boqolaal washi ukala yeel

  • @hamaadaahmed5452
    @hamaadaahmed5452 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo nasro keep going my sister beauty jasakumuhal qaaran guleyso xabiibti allaha ku barakeyo allaha ku xifdiyo amiin allahuma 🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤😍🤩

  • @masturaabukarmaxamed8724
    @masturaabukarmaxamed8724 3 ปีที่แล้ว

    Ma. Shukran abayo cafimad iigucun

  • @fatimamuse9832
    @fatimamuse9832 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah xabibti nasray Allah ku barakeyo mahdsnid ❤❤❤

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah Abayo gacantada Alaha kuu barakeeyo 🥰

  • @nafisaliiban4138
    @nafisaliiban4138 2 ปีที่แล้ว

    Nasra Tnx u abyo 😩❤wax bdn kaa faaiday allh ku sharfo

  • @iqroibraahimmuudeey6829
    @iqroibraahimmuudeey6829 3 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah my queeen nasraaa allaaaah hku barakeyo gacantada qali dumar allaaaah hku dhowro

  • @fatumawali6039
    @fatumawali6039 3 ปีที่แล้ว

    Waaw m.a xapiipti alle gcntda hku barakeeyo

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo nasra Abtidoon hormar wacan woow qurux gacanta allah haku barakeyo xpiipti Nasro ♥️😍🤩😍😍

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Nasra Cadey Nuurkii Xamar Gacantaada Allaha kuu barakeeyo abayo 🥰🥰

  • @ayaanmohamed9007
    @ayaanmohamed9007 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasro abaayo cimri sheer iyo cibaado suuban allaah hakusiiyo aaqirana janada

  • @najmacabdirashiid9516
    @najmacabdirashiid9516 3 ปีที่แล้ว

    M.a m.a ilahay gacmaha hakuu barakeeyo qli

  • @smartgirll1611
    @smartgirll1611 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali dumar gacantada allah kubarakeyo xbbti

  • @ceynicumar4361
    @ceynicumar4361 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nasro cady allaha kuu barakeeyo gacantaada ❤️❤️💋

  • @shamsoilmi9020
    @shamsoilmi9020 3 ปีที่แล้ว

    masha allha abyo alaha kubarakeeyo shukran kun jeer wan kaa faaiidaa mar kasta

  • @safiyoquruxaxmed3794
    @safiyoquruxaxmed3794 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaha nasro abtidoon allaha kuxiftiyo xbbtii

  • @nimcocali8086
    @nimcocali8086 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha alah walaal horay usoco waxaan kaacod sanayaa cabitaan kasamay say afakaadho inaad nooso galisi insha alah