BURCAD NINEED MIYAAN AHAY MISE MUDANKEEDA AYAAN MARSIIYAY NAAGTA SIDAAN IILA DHAQANTAY EE AAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 113

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว +28

    Waanba helaa naag isdhigaty markii ninka laga dulqaado iyadoo xoog leh bey shaqaalo dalbane kadibna kaarles iska dhigee waxan waa nin haduu kol kolis iyo daryeel wye wuu daneysan waxaba mooda ayaney dumarka somalida in ay ilmo dhalaan lee in loo soo guursady 😂😂😂😂😂

    • @bisharomohamed2761
      @bisharomohamed2761 ปีที่แล้ว +3

      Markii lee gursado lee ka fekeraa
      Hadda team waxbarasho ahaaye

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 ปีที่แล้ว +2

      Oo wll ma ogid miya weliba nagaha la Isla qabo wey ku tartaman dhasha, weliba iyago xalad xun ku jira aye qadan kana saqira😅😅ano 10 bil ba lay qaba Hooya igu tidhi heblayadi week meherkeda ka danbesay khamisti hore dhashay adiguna wa weli

    • @Queen-official
      @Queen-official ปีที่แล้ว

      @@bisharomohamed2761 shaqaalaha iska ilaali heee🤣🤣🤣

    • @Queen-official
      @Queen-official ปีที่แล้ว +2

      @@amalcabdiqadir338 haa wlhi wan arky oowlaad lama diidana balse naftaadana waa in aad daryesha iyo gurigaga owlaada xita daryeel ayey raban iyo barbaarin wanaagsan iska dhal maha

    • @ShamisDaqarre
      @ShamisDaqarre ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 ปีที่แล้ว +11

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 ปีที่แล้ว +18

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW💛❤❤💞🕋

    • @umuozlasaciid5745
      @umuozlasaciid5745 ปีที่แล้ว

      Ayaan gobdoon xbbti qisooyinka cajiib waye walhi sifiican waxa ula dhacay qisada umu ruweyda tasa anigeba iheysata markan fiiriyay

  • @nasraibrahim4637
    @nasraibrahim4637 ปีที่แล้ว +8

    Aqyaareey xaamilo ayaan ahay isoo duceeya inuu ilaahey nabad iku kal keeno inata heysane alaha siiyo awlaad baari eh

    • @farxiyofiska1418
      @farxiyofiska1418 ปีที่แล้ว

      Allha ku kala keeno xbbt

    • @nasraibrahim4637
      @nasraibrahim4637 ปีที่แล้ว

      @@farxiyofiska1418 aamiin xabiiti

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

      Abayo Allah nabad kugu kala keeno anigana isoo duceeya in uu illaahay isiiyo

    • @indhauron7326
      @indhauron7326 ปีที่แล้ว

      Allah nabad haku kala keno abyo

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi taasaan beeyn ahaayn alla og mar walba siduu ullaahay dhihi☝

  • @miskiahmedkaliil5763
    @miskiahmedkaliil5763 ปีที่แล้ว +7

    Ayaaneey anaga familygeena ee hoooyo mcn ugu horeeso subscripe ayad noo tahay xabiibti wan kuwadnaaa keep going

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 ปีที่แล้ว +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurta iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah yaaney illaah caafimad taama haku siiyo cajiskana allaha ka dulqado waad mahadsantahey qaali dumar

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 ปีที่แล้ว

    Way u qalantaa millions xitaa.✌

  • @ummuwaliidummuwaliid4280
    @ummuwaliidummuwaliid4280 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney family ga dhan baku sarey wanga dhina 200 iyo inkbdan inshalaah xbbti

  • @hawahussen2952
    @hawahussen2952 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ,tabarakallah xppti ,qisooyinkaga waxa uu anfacaya gadhaha dhan ,thank you apayo ❤

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 ปีที่แล้ว +3

    ayaan Gobdoon dumarka indhahoda tahay ilaahay hakubarakeeyo

  • @cumarcali9275
    @cumarcali9275 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umuozlasaciid5745
    @umuozlasaciid5745 ปีที่แล้ว

    Ayaan wlhi wanku jeclahay illah dartosan gu jeclahay Allah yaxfiidkum xbbti

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 ปีที่แล้ว

    Waa marwo asluub leh iyadoo kale ALLAHA noo BADIYO. Cizzi iyo Sharaf bey leedahay.

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +6

    Jah gabar gari ah lee laga taga😩🤣🤣

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 ปีที่แล้ว +1

    Mashallha abyo

  • @sahraosman7156
    @sahraosman7156 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰😭dibbadna mida kale human ha ifahmine hajigaga somali mese arab alaha ha ku sharfo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 ปีที่แล้ว +1

    Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @hamdiibrahim9794
    @hamdiibrahim9794 ปีที่แล้ว

    Mayeeleen in nagta laylala qabo lowsrejiyo shaqalahayga laakin qaladka way wada leeyihin 4tooda wana anshax xumo cad thanks ayaan ❤️❤️💕🌹🌺

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 ปีที่แล้ว

      Wllhi Ani tasa ka fikiray tana wey aragtay waxay thy ta kalena sidoo kale iyana wu guursaday 😐 hada la iscaayona wa no shaqeyn jirty ku caayi

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 ปีที่แล้ว +1

    Ayan cadey Ana u horeyaa 🙏❤️🔥👏

  • @raxmaxassan7030
    @raxmaxassan7030 ปีที่แล้ว +1

    Abyo Ayan indha wayneey wan salamy wan kuu xiisay ayantan wan mashqulay ilah dartii kuu jclahy ilah haku xifdiyo adunka

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 ปีที่แล้ว +2

    Asc baayo wn ku salamy,salaamaat ilahy ha ku cfiyo sanborka, wxd yeeshaa sanjabisha isticmal Ayado sideda diirka ka dhil ka diir kadib jarjar yaryaree cun qanqaniin dheecanka laq mrka hore waa inad cunto cunta,sanjabishi jeex weyn dhil ka dib sanka aadka kuu xiran gali kadib gacanta ku hay sanjabiisha si ay kugu cararin,wlhi wd Arki doonta cafimdka sanjabisha,huno ilahy ha ku cfiyo.

  • @abdallayousif271
    @abdallayousif271 ปีที่แล้ว +1

    Mash a Allha Abaayo ❤❤

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x ปีที่แล้ว

    Asc Ayaan xbbti waxn raba Ina qiso kulah wadagi xage kaso xaririy❤❤

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakalah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo mashallh Allha kuxafido

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo wa mahad santahay 🥰🥰

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 ปีที่แล้ว

    Mandhalaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @aaminacarab9181
    @aaminacarab9181 ปีที่แล้ว

    Ha ayaan sida cashafarka ayaan kusuga alle haku xiftiyoabaayo

  • @shariifmaxamedsabriye4381
    @shariifmaxamedsabriye4381 ปีที่แล้ว +1

    M a abaayo wad istahisha 200 inkabadan horay usoco

  • @asadboqorka6334
    @asadboqorka6334 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 ปีที่แล้ว

    Ayaanay isher gare👏👏👏👏👏👏👏

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    Thnks sister ayn

  • @abdimulki2662
    @abdimulki2662 ปีที่แล้ว +1

    Inshaalah Siz

  • @faizaabdinasir2467
    @faizaabdinasir2467 ปีที่แล้ว +4

    ayaan adigbo farha halga shaqesiyo aa Naga ilabdaye quruxey

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว +1

    M,a xbbti❤❤

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan ปีที่แล้ว +3

    si kastood gaari utahay huno nin waa kii naag kale raadiya, bahwayntaaba soo lalama guursan iyadoo sidaa gaari u ah.
    marka naftaada uroonow adoon
    is kalifan waxaad qabsan kartid qabso waxay kafirsan waydana halagaa qabto.
    balse ninkaaga kusoo jiido io yuuna kaatagin darteed adhaxda ha isu jabinin.

    • @heegomuuqdheer7060
      @heegomuuqdheer7060 ปีที่แล้ว

      Waa sax garinimo haduu ku jogayo tii horuu ugu jogi lahaa nin naag lee jecel yahay gari ahow ama bali ahow waa nagaysan yahay lee ee nafihiina u naxa saa wax u qabsan kartid u qabso rerka ha dayicin hana iska waalin hada qofta danbe ayaa nasatay oo raxaysatay la guursigana waa isaga mid tii hore iyo ta labaad labadooduba waa lala guursaday

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว

    Msha allaah taadku isku mid maahan m.a

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 ปีที่แล้ว

    haye ayaaney diriska aan kaga saraa ان شاء الله

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horreeya xppti caawa

  • @najmaabdirashed2963
    @najmaabdirashed2963 ปีที่แล้ว +1

    İnsha Allh kabadn ayad uqalantaa qaliyy

  • @abdihassanoumalova1151
    @abdihassanoumalova1151 ปีที่แล้ว

    Kkkk like iyo chare intaba diyar

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 ปีที่แล้ว

    Maschalla ayann gabdonn

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp ปีที่แล้ว +2

    😂😂intaana qisada la gaadhin adiga ayaanba Kugu qoslaa ayaney😂😂😂

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว

    Wa qiiso xiiso leeh 😎

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 ปีที่แล้ว

    Wcz wlshey ayaan qalbi ✨❤❤

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa ayaan mad fcnthy indhowayneey😀😀😀😀

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +3

    Naa yaaneey gabdhaa share kugu sameeyay caawa
    Waxaa ka mid ahayd gabdh aan karin.subcrb
    Kulahaa iskaraam.waa raftay wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🙌

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 ปีที่แล้ว +1

    Ad iyo aad ayaaney wankula soconaa sis taa wano socotaa shekadan

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว

    Ayaanee m.a haye

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 ปีที่แล้ว

    Naagaha waxaa ugu xun casar seexato iyo cirkeed bogato🔨🔨

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 ปีที่แล้ว +1

    Hye Ayaan gobdoon qll🥰🥰🥰💋❤🙏👸👸

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 ปีที่แล้ว

    Waxan kugulatalinaya in ujawaabto qofka wax ka codsado saas bad ku gaadhi one million iyo kabadanba inkaston anan isticmaalin TH-cam anigu

  • @shamsoadowadow5196
    @shamsoadowadow5196 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo

  • @jaasaanjeesaan3188
    @jaasaanjeesaan3188 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey malagu qabaa

  • @asadboqorka6334
    @asadboqorka6334 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko cajiiba walaahi sheekooyinka aan kahelo

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp ปีที่แล้ว

    Oow ma moodayn inay. Qaybo leedahay
    Hal mar ayaan wada daawan lahaa

  • @samirasanuura431
    @samirasanuura431 ปีที่แล้ว

    Sheekada samideey ayeey ku dhacdy

  • @rahmashide8003
    @rahmashide8003 ปีที่แล้ว +1

    💋💋💋

  • @farxiyofiska1418
    @farxiyofiska1418 ปีที่แล้ว

    Xbbt ka badan uqalanta

  • @foosmohamed4510
    @foosmohamed4510 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaneey

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 ปีที่แล้ว

    Wsc ayaaneey

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah hooyo mcn waa jeclahay qisooyinkaaga Allah ha iikiin dhowro adi iyo dhamaan qoyskaaga, dar alle kuu jeclahay maamo

  • @saidayarchannelofficial6205
    @saidayarchannelofficial6205 ปีที่แล้ว

    Wa u qalantaa milyan iyo ka bdnba

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 ปีที่แล้ว

    Walee anaa naaga qabasana

  • @muxubosaciidyusuf2757
    @muxubosaciidyusuf2757 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @sacdiyomaxamedmuuse889
    @sacdiyomaxamedmuuse889 ปีที่แล้ว

    Asc xppt sthy wan laka mash quulnay

  • @hamdialiabdullahi3040
    @hamdialiabdullahi3040 ปีที่แล้ว

    Asc dhiira galiso

  • @beytiijnr6409
    @beytiijnr6409 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @nurtamohamed5224
    @nurtamohamed5224 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa uqalantaa 200 inkabadan lkn ma aqano dee mxn sameyaa

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว

    Naa wlaley wasidi kow iyo tabnka hosha w inad kujirta jif wa ba cay

  • @Amaya96999
    @Amaya96999 ปีที่แล้ว

    part 2 aawey 🤔

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 ปีที่แล้ว

    🥺🥺🥺🥺🤔

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 ปีที่แล้ว +2

    😍🌹💞

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 ปีที่แล้ว

    Qofka 10aad aa ahy xppti

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 ปีที่แล้ว

    Sxb aad ban kutageera lkn dhawrbilood kahor iyan ka codsaday o kudhahay walaalkayba magafe haysta plz somalida ilahadal o u sobandhig Allaah dartii lkn xata imad jawaabin Halka ay kuwo kale ay iso jawaben oy idheheen ma awoodno ama ay talo isiiyeen lkn adigu shiib iyad iga tidhi hadase Alxd wu kabaxay axdl

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 ปีที่แล้ว +2

    Marka hada shaqalo qabsato waa inan raaxeysto lkn shaqala kujogto isgarab orod maxan faidaa😂😂😂

    • @qadanhaashi8027
      @qadanhaashi8027 ปีที่แล้ว +1

      xbbti noocasan ubahane xagad joogta anaku shaqaynaye adna barkin wayn ad dhigatide kkkk kaftan

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 ปีที่แล้ว +1

      @@qadanhaashi8027 hhhh jini mirkisa wu qabaa ani maa gabar somali shaqalo kadhiganayo naag madoow ano arkayo hhhhh

    • @qadanhaashi8027
      @qadanhaashi8027 ปีที่แล้ว

      @@ilhan6838 😂😂😂😂😂

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 ปีที่แล้ว

    Ayaaney youtu.be kale maleedahay

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 ปีที่แล้ว

    Sida asad xajiyoow lacag bixi malyn gaaree

  • @faraxflower3553
    @faraxflower3553 ปีที่แล้ว

    Xʙʙᴛɪ ᴀʏᴀᴀɴ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ᴊᴇᴄᴇʟᴀʜʏ ᴀᴀᴅ ᴀʏᴀᴀɴ ᴋᴜᴜʟᴀ ᴢᴏᴄᴅᴀᴀ ʟᴀᴋɪɴ ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ ᴋᴜᴜᴍᴀ sᴏ ǫᴏʀᴏ ᴡᴀᴀ ʙᴀʟᴀɴ ᴀᴢxᴀᴀʙᴛᴀʏᴅᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴍᴜᴜǫᴀᴀʟʟᴀᴅᴀᴅᴀ ᴜ sʜᴀʀᴇ ɢᴀʀʏɴᴀʏᴀᴀ ᴄᴀᴀᴡᴀ ❤️❤️❤️

  • @ronaldxf7
    @ronaldxf7 ปีที่แล้ว

    E

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 ปีที่แล้ว

    Nimankan la qadanayo alab meel taali miya? 😳

  • @najmaissackchannel
    @najmaissackchannel ปีที่แล้ว

    Mshlh quruxey Allah kubarakeyo

  • @naasirmaxamed6418
    @naasirmaxamed6418 ปีที่แล้ว

    Laso carareey

  • @maryamoomar7461
    @maryamoomar7461 ปีที่แล้ว

    Lasoo orod