ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

AYADOO SILSILADAYSAN AYAY U AQAL GEEYEEN NIN AYSAN WALIGEED ARAG ADOON CML MARKII AY LAKULANTAYNA😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ส.ค. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 195

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +18

    th-cam.com/video/smc7h_tQ5zE/w-d-xo.html WAA KAN CHANALKAYGA QISAS

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso yaab ah ilaahay gabdhaha aduunka oo idil ha gargaaro

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +8

    Cuqubadu waa xanuun ilaahoow naga dhowr raboow😔🤲iska jira abid inaad aadmiga dulmidaan🙄mahadsanid ayaan gobdoon♥️🥰🥰♥️

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Anisa sharafey waxa aan ahy gabar dadaalayso ee isoo booqo waxa aan soo gudbiyaa qisas cajiib ah mahadsanid👍

  • @ayaanqueen4676
    @ayaanqueen4676 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah gabadhan wanba iska jeclahay illahay amarkii qisoyinkaad so dayso xbbti allah ku xafido

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo anuusha isoo booqo waxa aan soo gudbiya qisaska oo aan caadiga ahayn mahadsanid

  • @hamidamohammad2853
    @hamidamohammad2853 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxa ka faiday nin aa ka baqeysid oo Ilaah dheeman kaga dhigi karaa nin aa ku kalsoontahay intaas sano xirrir niga dhexeye aa abeeyso iyo masas waaween kugu noqon karo 💗 dhinaca guurka Zahuur aa ka helay 💗

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi wax walbo dacad nimadeda ayey kuheshy zuhra 🥰❤️❤️ficlana waxey ehed qof ladulmiyay yaarabi adiga mahad iskaleh adomahaga sicadaladah ukala xugmiya marwalbo MASHA ALLAH ❤️❤️💯✅

  • @faadumoabukar5607
    @faadumoabukar5607 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @muhubahashi4291
    @muhubahashi4291 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaney Qi Safa zuhra waa la ooye .laakiin gadal ayaan ka farxe Alxamdulilaah.

  • @hananhassan7371
    @hananhassan7371 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi adiga oo Afka kala qaadin dareemay inaa caruurta ku hurdo ilaahay hanoo dhaafo caruurta dhamaan intaa heysanini ilaahay ha siiyo

  • @sacdiyocawil5987
    @sacdiyocawil5987 ปีที่แล้ว

    Walaahi qisooyinkan waa qisooyin cajiib ah waa sax din iyo farxad Iska Daba tagay Allahu akbar marki hore wan oo yeey gabadha la dulmiyey laakin marki dambe wan ku farxay dulmi Lama galo

  • @mariamfarid2638
    @mariamfarid2638 ปีที่แล้ว

    Ayan goobdon anigo reer djbouti ah qissoyinkaga Aad iyo ad ayn uga hellay allaha ku xifdiyo

  • @mariyomusemariyomuse3742
    @mariyomusemariyomuse3742 2 ปีที่แล้ว +2

    wa mid xanun badan runti wan ilmeye waxan xasuste hooyody iyo abehy Allah u naxariiste

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah allow na xafid dulmigu waa mugdii waa xaqiiq wlhi waa qiso xanuun badan wax badso wax beelbay dhasha ilaahay cadiila wlhi

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney somalida bes an modi jira gabadha cid kale laga gadanayo dhar Mar an maqla xita gabar an qarabo nahay sas lugu bixiya suhuur nin naxarisbadan baa ilaahy oga dhiga masha Allah walhi wan laoya nabsi Wale sina kuma maqnado 😥😥😥😥😥🙏🙈alow yana qof miskina nabsi kagalin

  • @qadroxasan8832
    @qadroxasan8832 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaha kuxafida abaaya aqara iyo aduunba kusoco side aad marwalba noodhiri galisa

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +15

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞

    • @tufaxmohamed6563
      @tufaxmohamed6563 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah abayoy hori usoco comment kudigley aya taxay mela badan aya kuguarke 😅🥰

    • @KoKoBULLE-its
      @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว

      @@tufaxmohamed6563 thanks my sister

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ayaan Allah haku barakeyo umadi wakala dhaqan wana kala dulmi badanyihi subxanallaah gabadhan Allah ayaa ugar gaaray Masha Allaah

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    subxaa nallaah🤔

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa allah jasakallahu khyr wllshay

  • @maxamudyare3947
    @maxamudyare3947 2 ปีที่แล้ว +1

    M,,a guulayso my sister

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    inaa lillaahi wainaa ileeyhi rajucun😪😪

  • @tufaxmohamed6563
    @tufaxmohamed6563 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah barakallah

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks xbbti Allh ku xafido

  • @queenfardowsa5926
    @queenfardowsa5926 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akibar wlhy waa qiso aad uqiiro baddan😭

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Queen abaayo garab ayaan kaa rabaa waxa aan soo gudbiya qisas cajiib ah subscribe like share

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan oyay qisadaan markan dhagestay

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 2 ปีที่แล้ว +2

    Kulu nafdin bimaa kasabat rahiinah.
    Nafwalba waxay kasbatay way u rahmantahay. Allaah yidhi.

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว

    aaamiin aaamiin aaamiin aaaaamiin🤚✋🤚✋✋

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 2 ปีที่แล้ว +3

    ayan abayo wan ku salame abyo run ahan shekadan run ahanti wa la ilmeye

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Abdi walal waxa aan kaa rabaa in aad itaageerto waxa aan soo gudbiya qisas kal duwan subscribe like share

  • @nimconux4601
    @nimconux4601 2 ปีที่แล้ว +2

    Huuno qisoyika qalbi iiqabojisa ayaan keep going

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      NIMCO HUUNO ISOO BOOQO QISASKA AYAAN SOO GUDBIYA

  • @Blueb3ry
    @Blueb3ry 2 ปีที่แล้ว +2

    Musica wa laga naxa abyo sidi hore nogu so gudbi 😇

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbty masha Allah keep going dear

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ha ku xafido walashey

  • @kaafiyocabdi12
    @kaafiyocabdi12 ปีที่แล้ว

    Ax wallhi waan oyay

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa qiso xanun badan adunka loga jarey mahadsanid ayaaney xabibti

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      DEEQO ABAAYO ITAA GEER WAXA.AAN SOO GUDBIYA QISAS KALA DUWAN OO KU CAJABIN DOONA ISOO BOOQO

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo allah ku barakeeyo 🙏 💖 ❤ ❤ 😍

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Farhia abaayo waxa aan kaa rabaa in aad itaageerto waxa soo gudbiyaa qisas kala duwan oo ku cajab galin doona iin sha allh

  • @halimamohamed4867
    @halimamohamed4867 2 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah that’s 👍👍👍

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Mabruurk❤❤❤❤

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah maskiin allaa umaqan wllhi allahu akbar 😪☝️

  • @muuna8
    @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aan soo gudbiyaa qisaska caalamka ka dhacao iyo kuwa carabaha ka dhaco please isoo booqda guys

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcz wlshey ayaan qalbi ❤❤

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir6630 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah xabiibti ciyalkeyga ayaa fiirsan jireen qisoyinka ❤️❤️❤️

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Amal bashir abaayo i taa geer waxa aan soo dhiga qisas aad kuu cajibin doona ii share garee subscribe like

    • @amalbashiir6630
      @amalbashiir6630 2 ปีที่แล้ว

      @@muuna8 Hy abaayo

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan goobdoon caruurtayda xitaa waa kubarteen maama ayaan goobdoon nooshid ayey dhahaan

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Hamdi abaayo waxa aan soo gudbiyaa qisas heersare ah oo caalami ah igu soo biir fadlan

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaba dhaqan xun miskiinta waa dhimasho ku beddelo aroos xasbunallaah wa nimcal wakiil

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 2 ปีที่แล้ว +2

    Xapptii Allaha kujeclaado❤🥰

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Manaal sharafeey waxa aan ahy gabar dadaalayso waxa aan soo gudbiyaa qisas aad cajiib u ah

  • @basraali9622
    @basraali9622 2 ปีที่แล้ว +1

    Sana usugay wan dhalay ❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @hawobulshaale311
    @hawobulshaale311 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha weeyan xbbti

  • @ladanahmed931
    @ladanahmed931 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo wad kuso ceeliisey qiisada hada kahor ayad kasheekeysey

  • @luulabdiqadir3673
    @luulabdiqadir3673 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah abayo channel kale waan booqday abayo hormar baan kurajeenayaa mal mahaan nimcada Ale ayaa jirtee noosooducee😘😘

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo 😍

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Sacdiyo abayo sharafeey waxa aan rabaa in aad itaageerto oo aad isoo booqato waxa aan soo gudbiya qisas aan caadi ahayn

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga seygaaga iyo cariurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

    • @indhouroon7255
      @indhouroon7255 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin qli

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Wcs gabadhayda

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +2

      Xuriyo sharafeey abaayo waxa aan soo gudbiyaa qisaskala duwan ee ii share gare

    • @liibaanrashka4314
      @liibaanrashka4314 ปีที่แล้ว +1

      Asc wallo see tahay Xaalkaaga kaawayn

    • @liibaanrashka4314
      @liibaanrashka4314 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaangobdoon3254 seetahay Xaalkaaga kaawayn Wallo

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mssgaraad1695
    @mssgaraad1695 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney anagu waan naqaanaa lama yaabayo waliba goboladan aan daganahay ee butland qabaa ilada dagan oo aan anigu mid kamida aan kadhashay waxay samiyaan hoŕta badanaa ninkii nin dila waa loodilaa markii marka diyo lagu heshiiyo inlakala qaato waxaa laqaataa 130 geel ah qori iyo gabar gabadhaas waxaa ladhahaa xigsiisim waxaana lasiiyaa wilkii dhintay wllkiis ama abihiis lkn meher iyo soryaba way ledahay lamana adonsado waxayna ninkaas uyeeshaa si ay abeheed ama walalked ubad badiso mhdsnd abayo

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭 qisa cajiib ah waye

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa wiso wax ku qadasho leh😪😪😪

  • @cashocali5368
    @cashocali5368 2 ปีที่แล้ว +1

    Wnku salamay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney wllo Reer waqoyi hadanu nahay Quduub Manaan Fahmine Nosheeg😂

    • @umucazam964
      @umucazam964 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa donaasho

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว

      @@umucazam964 Haye Wllo Qali Mahadsanid 💗🙏

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Eng walal waxa aan soo gudbiya qisas caalami ah igu soo biir

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว

      @@muuna8 ok wllo

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 2 ปีที่แล้ว +1

    40 Daqiiqo 1k Wow Ayaan we tagtay 1 daqiiqo 10k aya sugeynaa

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan maqlijiray xaqa hadii afkala qabto laqabto feedhaga ayuu kadilaacaa

  • @mohamedsayid8188
    @mohamedsayid8188 ปีที่แล้ว

    asc abaayo ayan 100% go ankaga ayasax ah wana kugu rasanahay 100% gaba dhasi waa boqoradi lagu ducey san jiray nin Nasib badan ayahelo gabadhas okale

  • @maxamudgabow3035
    @maxamudgabow3035 2 ปีที่แล้ว

    Waw manta ani aya uhoroyo abyo indho yare keep going wan kujeclnahy abyo qali

  • @nasteexomohamed415
    @nasteexomohamed415 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi ilmo aya iga imtay runtii ada uga naxay gabadha sey ula dhaqmen

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Nasteexo abaayo waxa aan soo gudbiyaa qisas caalami ah oo heersare ah igu soo biir

    • @nasteexomohamed415
      @nasteexomohamed415 2 ปีที่แล้ว

      @@muuna8 ok xabbti

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran xbbti

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Abaayo
    Qisaadan waxan ka faidnay dulmiye ma guuleysto mana guleysan doono. Dadka magantada ku jiira ha dulminin. 😭😭😭

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

      Farhiyo abaayo igu soo biir waxa aan soo gudbiya qisas kala duwan oo cajiib

    • @farhiyoawale6199
      @farhiyoawale6199 2 ปีที่แล้ว

      @@muuna8 haaye Abaayo

  • @deeqoabdullahi6029
    @deeqoabdullahi6029 2 ปีที่แล้ว

    amiina yarabi

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 2 ปีที่แล้ว

    Qisas wa u xiisay walhi la so dhakhso xayti

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayan cadey keep going sister ❤️🙏

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Nadira abaayo garab baan kaa rabaa waxa aan soo gudbiya qisas ku cajab galin doona subscribe share ii dheh mahadsanid

    • @umucalina5962
      @umucalina5962 2 ปีที่แล้ว

      @@muuna8 kuso boqday wll

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 2 ปีที่แล้ว

    Habo thankz ayaan queen

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations xppti no faraxsanow mar walba 🥰🥰

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว

    Inshlh xppti ALLAAH MAHAD LEH KUU FUDUDEEEY

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว

    Subaxan allah

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    ax yaa allaah😪🙏 sistar🙏

  • @nuurtoosmaan9480
    @nuurtoosmaan9480 2 ปีที่แล้ว

    shukran xbbti

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      Nuurto abayo waxa aan soo gudbiyaa qisas kala duwan oo heer sare ah igu soo biir

  • @nasteexoxuseenmaxamad5288
    @nasteexoxuseenmaxamad5288 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah abaayo

  • @user-xr6hj2dd7w
    @user-xr6hj2dd7w 2 ปีที่แล้ว

    😭😭💔💔

  • @zakiyahusseinabdi368
    @zakiyahusseinabdi368 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah cawo aniga ya first aah

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriga baas mey ka tagtay oo ay aaddo habaryaraheed!!!!!!!!

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว +1

    Dulmi kasta natiijadaan ayaaa kadhalato. Allah ha inaga dhiga kuwii cibro qaaato.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว

    Thnks sister ayn

  • @nadiifomaxamuud6465
    @nadiifomaxamuud6465 ปีที่แล้ว

    Ayaney mxn kuuxisay

  • @ayaanahmed2359
    @ayaanahmed2359 ปีที่แล้ว

    Naa meezha hyzo indha wawanane

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey waan ku sallaamay xppti 🎊.
    Mida xegto arin issku kee qasan ii soo duceeey abaayo🥲

    • @cashoc8
      @cashoc8 2 ปีที่แล้ว

      Allaha kuufurfuro arimaha Kaa murugsan abayo

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 2 ปีที่แล้ว

      Allah kuufududeeyo abyo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Alaha kuu kala furfuro xbbt

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪 ✨️ 👌

  • @cabdiwalimaxamedcabdiwalim795
    @cabdiwalimaxamedcabdiwalim795 2 ปีที่แล้ว +1

    150k coming soon insha allah🥰🥰

  • @monaabdalh4878
    @monaabdalh4878 2 ปีที่แล้ว +3

    امش الله تبارك وتعالى يارب العالمين اللهم حفظك اختي حبيبتي والله حفظك الله يا قلبي حفظك

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 2 ปีที่แล้ว

    Yes anaa u HoreeyaH😄😄😄😄😄

  • @cashoc8
    @cashoc8 2 ปีที่แล้ว

    Macaney aniga fulaybaan ahaye nagadaa ilmada indhahygu waa doqomo wixii ilmeeyabo way lailmeeyaane

  • @dekamusemohamed6465
    @dekamusemohamed6465 2 ปีที่แล้ว

  • @maariaahmed7779
    @maariaahmed7779 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ayaaney musicda ngda qaali

  • @nuuramahamed4415
    @nuuramahamed4415 2 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @cusmaanmaxamed6329
    @cusmaanmaxamed6329 2 ปีที่แล้ว +1

    GAbadheeni cwa maxa ku daaray bal ii shyg

  • @xaawoluul8431
    @xaawoluul8431 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว

    Thnks xppti

    • @muuna8
      @muuna8 2 ปีที่แล้ว

      SAMIIRA ABAYO WAXA AAN SOO GUDBIYA QISAS CAALAMI AH EE IGU SOO BIIR FADLAN

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaney caloosha ayaa ihutY wll

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax ka faidiy in imhaha dhalidono qof aaana udhebenin ani ima daded in aa masuliyadod aan qadidonin

  • @sadiaibrahimyusuf6841
    @sadiaibrahimyusuf6841 2 ปีที่แล้ว

    Ma adaaba sheeko shega hadiiba ay aheyn faaiido socoto

  • @qrafim9193
    @qrafim9193 2 ปีที่แล้ว +2

    Your New Name( Ayaan Darama Queen) 🤣

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo instigamkaga ee 2 instigram ayaa arkey ee keledahy

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Linkiga youtubkayga ayuu kujiraa kan saxda ah xbbt

    • @asmaaibrahim8003
      @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254
      Ok xbbti

    • @asmaaibrahim8003
      @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว

      Abaaya waa ku warery ee biri marka wax sodhigtid linkiga sosar mesha

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaaibrahim8003 inshaa allaah xbbt