ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

BURCAD NINEED MIYAAN AHAY MISE MUDANKEEDA AYAAN MARSIIYAY NAGTA SIDAN IILA DHAQANTAY EE AAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 161

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 2 ปีที่แล้ว +19

    Asxabta walasheen ayan gobdon iguso duceeya adeerkeey macan aya cawa noga maqan qarax magalada muqdisho kadhacay walahi hurdo wey iga sodhici ladahay murugo awgeed 😭😭😭😭

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana Alaah ilaahay ha ka bad baadiyo isagaa intii Muslim ah

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo alaha qabar farxad leh hak soo yeersiiyo

    • @nimcoyussuf2948
      @nimcoyussuf2948 2 ปีที่แล้ว

      Inshallah kheir bay noqon abayo, Allah Allah SWT haa indinka farxiyo mcto oo qalbiga haa idin adkeyo amin yaa Rabil Calamine 🤲🤲🤲📿

    • @maxamuudcabdi6690
      @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +1

      abaayo allaah haku nabad keeno ader ان شاء الله

    • @anisamacaneeyabdi5679
      @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo adeerka isagoo nabad qaba Allah ku keeno insha Allah adigana u ducay oo alle talo saaro mcnto

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +27

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @amizhfarxzan2371
      @amizhfarxzan2371 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ds8qr5ew4l
      @user-ds8qr5ew4l 11 หลายเดือนก่อน

      Scw scw❤❤❤❤

  • @saabiriincalixaaji7607
    @saabiriincalixaaji7607 2 ปีที่แล้ว +2

    Naagti ninkeda heysan weydo wa lo haya samira wad saxanthy wllhi gurigaga ha ku dhisnadowaligaa❣

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallah marwalba maa lay iga soo horeynoya 🤣🤣
    Ayan cadey jazakalahu kheir thanks abayo

    • @zamuabdi7530
      @zamuabdi7530 2 ปีที่แล้ว +1

      Hahaha we all sleeping in TH-cam

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi gabar fariid ayey ahed masha Allah

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxbaan kabartay sadexdan gabdhood thanks ayaan qali

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah wllshy ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin maanta wan so dhakhsaday 💯💯💋💋❤❤

  • @saara3724
    @saara3724 2 ปีที่แล้ว +10

    Ani wxa la yaba 13 jir qofka adegsanaya hadana anago og hosha Somalia side u bdn thy beer adkaa ilmaha yar maxa shaqalo loga dhiga😢💔

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan xabibti noso badi qisoyinka

  • @narsroshaafaci4979
    @narsroshaafaci4979 2 ปีที่แล้ว +3

    Walhi abyo dadka dhan waa ku baraa malin walbo horay usoco guuleyso insha allh quruxey 🙏🙏waaku jeclhy 🙏🙏♥️

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashlh waqiso wax lagafaidayo,samiira wafariid dantedaygaraty denbina maygelin

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs xbbty masha Allah ayaanay qisadan waa ku haysta waxna waa kala baxay xbbty jzkllaahu qeyr mcnto

  • @farhiyosocdaal7812
    @farhiyosocdaal7812 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah❤️❤️❤️

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks xppti ayn

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 2 ปีที่แล้ว

    Wwwww m.a waa qiso cajiib ah wlhi samiiro qof dhoorsan oo diinta sificn ugudhaqanta ayey ahed Allah aya uhileyey alx samira ubadka Allah hakubarakiyo

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ♥️♥️♥️

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    In axsaan la isku sammeeyo aa fiican qofkaan waa bini'aadam ma aha mashiin

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว

    Waa cajib dhabti

  • @raxmaxassan7030
    @raxmaxassan7030 2 ปีที่แล้ว +3

    Saqayan Sanaa oo edab daranaa gabrta caawiso may wilka ka la hadasho dhaqan xumaa naag ninkeeda iyo ilmaheeda dayacdy oo gbr cawinyso ku daysy cid kale ma danynyso kuwas aniga waba ka tagi lahaa naa bax shaqajanyheey aniga shaqaa u imady ee uma imaanin in an nin iga aji nabi ah in uw cawradyda ma u banynaayo

  • @anisoibraahim2651
    @anisoibraahim2651 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan qurux m.a😍❤

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabdhoow naftiina unoolada waxba nin ha isku mashquulina hadad shaley qurux badneyd sii qurux badnoow hadaad shaqeey saneysey shaqeyso hada wax bara neysey siiwad isku filnoow iskuna kalsoonow rabigaana ku xirnoow

  • @fadumofarax5020
    @fadumofarax5020 2 ปีที่แล้ว +4

    Alaa haku cafiyo abaayo

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar dumarka shaqaale fara uka qaada gurigooda iga fiicanaa shan shaqaale hadii ay iijoogto caruur iyo guri midna faraha oogama qaado markaasay dadku idhahaan walaley maba nasnid ee maxaad shaqaale kaqabsan

  • @user-zs4dv9jy1e
    @user-zs4dv9jy1e 5 หลายเดือนก่อน

    Masah.allha❤

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 ปีที่แล้ว +1

    WCS JIMCO MUBAARIK MARWO AYAAN HORE U SOCO IN SHA ALLAAHU TACALLAA

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani shekdan mowduceda aba buq u arka vedioga madawan lkn inaa like saaro lee ufure muqalka

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Haddaba naag jaariyad aan keensado ha iga dul qaado yaa abaay saan ku iri

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +1

    Mcn bdn ayaan Gobdoon mahadsanid

  • @fadumoawaysjelaani4584
    @fadumoawaysjelaani4584 ปีที่แล้ว

    Waku wata mcnto horey usoco♥️♥️♥️♥️

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma qayaanin alla uqoray ayaga lamidtahay sheekadana asaga kula midaay ee adi ma doonanin meeqo naag kidhacday maqlay kenya naago bdn midaan meelaha iska jiifto tana gaari ah iadhahan raga ayada lkn waxay mooda sida ay ki yaseyso inii ninkana kuyasayo

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaan xabibti setaha maxa waan kuwayna shala iyo manta Mano ficantaha hello 👋 qali

  • @najmaissackchannel
    @najmaissackchannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh quruxey

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 2 ปีที่แล้ว +3

    Waligaa qof hayasin intey shaqalo kuheyse aa cashar lodhigay bal jirkeeda iney qurxiso marku imanayo xajiga cuntada si sarto miiska maxayba isku tustay shaqlada iyo ninkeeda ayada cashar bey unoqotay anakana cashar

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alaah

  • @hamdialiabdullahi3040
    @hamdialiabdullahi3040 2 ปีที่แล้ว +1

    Haye shekada wa igu socotahe

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    💘Love 💟😘 iga dheh

  • @zakiyahusseinabdi368
    @zakiyahusseinabdi368 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax Dambiya Haba yaraatee Aad Leedahy ma jirto Ku raxeyso Noloshada Wxeyba Noqoty tii Mustaqbal Qurxoon wadadeedi kugu hagtey ayadoo moodeysa in ay ku dhaawaceyso🤔
    QURUXEY NOLOL AYATIIN LEH❤💎👸👸👸👸

  • @Queen-official
    @Queen-official 2 ปีที่แล้ว +5

    🥰🥰🥰🥰 tik tok ayu kasocda dagaal qadaamo carabta 😂😂😂

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qali 💗

  • @mohamedsheikh8417
    @mohamedsheikh8417 ปีที่แล้ว

    Very interesting story I advice our young ladies to take keen interest

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo mashallh Allha kuxafdo

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll qli ayaan wan ku tageera wlhi wn kujecelhy wlhi noloshaydii 🌟

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 ปีที่แล้ว +2

    nayaa ayaan wad nagu ragtay ila cawan ku sugayneww

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @abdullahiyusuf9719
    @abdullahiyusuf9719 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan wanku salaamey irabgabar wll mcn

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 ปีที่แล้ว +2

    Saan usugaay Lee thnks xppti

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 2 ปีที่แล้ว +2

    WcZ wlshey ayaan qalbi ✨❤

  • @hanicabdulahicilmi8609
    @hanicabdulahicilmi8609 ปีที่แล้ว

    Naag nool 1 furso no berdaro doqontii is dhigata waallo hayaa ninkeeda wabillahi towfiiq 🤘🤣

  • @nadiifaabuukar-wh6dp
    @nadiifaabuukar-wh6dp ปีที่แล้ว

    Mahad sanid🎉❤

  • @queen___faiza9300
    @queen___faiza9300 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah ayaan abayo jasakalah

  • @fatumaMohamed21
    @fatumaMohamed21 2 ปีที่แล้ว +3

    ayan abayo waxan kamid ahay as xab tada hadana waxan ahay ina adeeryaa way lan dhere banan dega iga dheh al cumum abayo waxan leeyahay channel cusub waliba jira sanad waxan kujiraa xalado ad soomar tay Please ii samee she owd ina adeer

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว

    Baga naag kasto iskala Qabata halaga Qaado ninka 👌👌

  • @hawamohamudali2510
    @hawamohamudali2510 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagta saxda ah ee aan areebada ahayn waa tan og gabadha shaqalaha ahi waxa ay ka qabanayso guriga gurigeeda aadka uga war haysa nasiino gabadhaha leh wazay dayacayaan gurigooda iyo masuuliyadoodda

  • @najmaxuseen2017
    @najmaxuseen2017 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaaney wallahi Markan arko subscribers kaga oosi kordhaya aadan ugufarxaa runtii

  • @wardaamxmd143chanell9
    @wardaamxmd143chanell9 2 ปีที่แล้ว +3

    shekadan wan arkay part 1 keeda prt 2 waaa tan lkn wlhi inaan firsaneyn ilaa dhamaadka.waan suga leh dharer dhuug iguma rideyzid abaayo indha weyn markaad soo dhameysid isoo sheg

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahad santahy byo

  • @sahranuur1432
    @sahranuur1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo ayaaney lkn gabadha qeer allaha siiyee wey udigtay maah maah soomaaliyeed ayaa aheed doqota usha dhinaceeda kudhufo hadey garan weydana dusheeda kudhufu ayadaa garan weyday baaqeeda ee wey ubaaqday calfna waa meeshiis ayaaneen ruuxii isdhigta waaloo adeega marka gabdhow taxadar calaa nafsikum

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhy waa sheeko wax ku qadasho mudan

  • @faizaabdinasir2467
    @faizaabdinasir2467 2 ปีที่แล้ว +1

    ayaan wanku salmay quruxey

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanay wll ishre garee❤❤❤👏

  • @farhiyoawad8795
    @farhiyoawad8795 2 ปีที่แล้ว +2

    Wale naagtii ninkeda haysan wayda waa lohaynyaa gabadhasi makhladanyn waxaa khaladka isklaha naagtii loo shaqaynayay calafna waa jiray ilen clf lma celinkaree ayaan Gobdon mahadsanid huuno

    • @heegomuuqdheer7060
      @heegomuuqdheer7060 2 ปีที่แล้ว

      Abyo tii horaba waa la guursaday tana waa la guursaday maxaa u dhaxeeya

  • @farhiyaabdi7291
    @farhiyaabdi7291 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah abayo

  • @amalahmed3754
    @amalahmed3754 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan cadeey noloow

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcl abaayo

  • @yasminali1387
    @yasminali1387 2 ปีที่แล้ว

    Asc naya indoow waweyney waan kuxiisay ❤❤❤🥰

  • @rahmashide8003
    @rahmashide8003 2 ปีที่แล้ว +2

    💋💋💋

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 ปีที่แล้ว +2

    ayaaney codka maxa ku dhacay

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ayaan warun taa

  • @aminasaleban6361
    @aminasaleban6361 2 ปีที่แล้ว +1

    Mac sokor😘

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว +3

    Daanbi kamad galiin wll ee waad kuu suugtay 😅❤❤❤❤

    • @hamidamohammad2853
      @hamidamohammad2853 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @warisabdi9576
      @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว

      @@hamidamohammad2853 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 ปีที่แล้ว

    siiday u cayayso maxabay u qarisay hada insha allah iyadana miidkale ayaa laga daba kini

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow na xafid adaa wayne ayaan hore usoco wll jasakallahu khyr

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 ปีที่แล้ว

    Shaqaale waligayba makeensan

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaney samiiro Good 👍 wad ku saxan tahay Wana kugu tageray wayo Se idhahdya naag shaqala nin keyga ma damcaayo hadalkasa ila hada iga dhax guuxaayo samiiro naagta wad so barejesay Wana udigtay wey ku fahmi weysay ayaaney samiiro labada gabdhood ey ushaqeyneysay mala qaba tan danbo iyo tan hore ma Les la qaba shekada xoga meshada ka fahmi waaye

    • @saabiriinmahamoud4690
      @saabiriinmahamoud4690 2 ปีที่แล้ว

      haa mida hore waa bahweeyn tanklenah waa tii labad marka samira sadex ku ah saas baa ufahmay ani

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +2

    Samiro mcney dambi maad gelin nin waligiibuu guursan jiray gayaana waad u tahy mida kale aduu qof wanagsan baad tahy oo ceeb iyo xumaan midna kamaad sheegin wlshaaa ninkaana sida aad sheegtay waa nin masuul ah oo xaqiisa gudanaya marka reerkaada dhab dheh

  • @aaishamohamed3147
    @aaishamohamed3147 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaney cod ma lahan

  • @sacdacumar8497
    @sacdacumar8497 2 ปีที่แล้ว

    Haaay

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a xbbti

  • @ladanmohamed426
    @ladanmohamed426 2 ปีที่แล้ว

    masha allh abayo guuuuleso

  • @mahadahmed5789
    @mahadahmed5789 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabiibti

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti waa qaybtii labaad ee 2 kuqor 1 aya kuqoran

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbt waan saxay qoralkaaga markaan arkay

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney inte kaa baxdey, waan kuu xisney noso noqo mcto 😅la’anta shaqo maa jirto 😂😂😂😂

  • @yaxyecabdulaahi1169
    @yaxyecabdulaahi1169 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka cod malahan muqalkan ayaney

  • @asadboqorka6334
    @asadboqorka6334 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan caawa waan sugi la.aa

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 ปีที่แล้ว

    Cashar badn baan kaa bartay
    Walashay ayan
    Ilahay hakaa abaal mariyo

  • @daadirmire8532
    @daadirmire8532 2 ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhas maqaldana

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤📌

  • @raxmaxassan7030
    @raxmaxassan7030 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi gabr dulqaad iyo adeb isku darsaty eheed ninkana wuxuw arky in gbr edab ah ay tahy ninka wuw u fiirsaday nin aqli badan ayuu ahaa nasb wa ku tageeraa nagtii is dayacda de ha Iska joogto nagtii nool oo nin uw bahana Hala meleyo

    • @fahmo12345
      @fahmo12345 2 ปีที่แล้ว +1

      Nin horta dayac iyo daryeel midna kuma joogaayo lkn dumarka iney isku gafaan aa daran marka nin wii kii tago haduu lacak heesto

  • @raxmaxassan7030
    @raxmaxassan7030 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta Ayan abyo shaqalo waxa uw kuula jogaa cawinaad hooyo dhashooy ah oo ilma yaryar hysato way u bahanthy quf ku cawiyo shaqalana wa ku cawinee hawsha inta culus marky kaa qabato adiga dhamaystir guriga ka wr qab oo cuntada lakari waxa la kariyy iyo waxa lagu daray cabirka iyo wax walba qufkan wa kuu gacan yare quf kaa xoogan oo adegso adna la ogw oo lasoco guriga adaa leh ma ahan in ad quf kuu imady ku ilowdo oo ka tagi karo mark qufka haku cawiyo adna ka wr qab

  • @rakiosaid329
    @rakiosaid329 2 ปีที่แล้ว +1

    Labda xalqad 1 aa ku qortay

  • @kawsarabdirahman7100
    @kawsarabdirahman7100 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn u rajeynayaa in ta u shaqeesa iyadna lagu afareeyo si ay cadaalad u noqoto 😂

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 ปีที่แล้ว

    Sas waye hadadan is warheynin

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidedaba horta shaqalaha lma yaso waa qof kula mida o xirafadaha shaqada mid ka mida ku shaqysanyso xogedana maalysa waa kow waa mida kle e qolkga jifka dharka ninkga io cuntadisa qofna Loma dhibo cunto mcaan bdan o carfysa marka xaajigga u sameso adaba farxd daremaya marka nin wxu cunay adan ka warhyn mxu faaido leyhy mida kle gabdha shaqalaha ah AMA gabdhaba qalad ma leh e ninku asga donanya bisad iyo jiir guri inta isugu geyso ha sexan wlaly
    Single ayaan dhiri gelin kasi qadaty uma xumi😁😁

  • @luulsahal9773
    @luulsahal9773 2 ปีที่แล้ว

    Asc mayaa dabi maadan ka galiin waa abaal marinteda

  • @fatushaadam5856
    @fatushaadam5856 2 ปีที่แล้ว +2

    Codka mxa ku dhcy

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว

    Libaax nimaan aqoonbaa lax karita madii hore may laguursato maxaa baacdan labaad ula guursaty🔇🔇🔇