ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

QISADA SAARA EE DALKA MASAR GILGISHAY NINKAY UDOONANED DARTIIS BAY U,INDHA BEESHAY ABAALKEDANA WUXUU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มี.ค. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

ความคิดเห็น • 258

  • @rukiaanshur3923
    @rukiaanshur3923 ปีที่แล้ว +47

    Yaa Allah arageedi usoo celi nolol tii hore ka qurux bdn oo ay ku ilowdo ku arsaaq yaa rabi😭😭🤲🏼

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +50

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😥

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +15

    Wlhi Hoyo io abe waxa kaga fcn malahan bini aadan waxa ayey kugu raban Cafimadka Oo kaliya allow inh daa hoyoyinkena 😢❤

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 ปีที่แล้ว +19

    Ilahay arageeda ha u so celiyo aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @aishaibrahimcuud8078
    @aishaibrahimcuud8078 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaney wlhi qalbiyadeena ayad ku dhexnoshahay wlhi diyada ayaan ku hayay isla markiina wad soo dhogty mahadsanid xabiiti

  • @ramazabdisalammohamedelmi3281
    @ramazabdisalammohamedelmi3281 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey aragtidaada haguusoceliyo amino aamiin

  • @queensacdiyo402
    @queensacdiyo402 ปีที่แล้ว +9

    Allow arageeda usoo celi mahadsanid ayaney saad codsigeena nogu texgelisey Allah ku xafido abyo

  • @hooyo994
    @hooyo994 ปีที่แล้ว +12

    Rabi ha usoo cesho nuurka indheheeda 😢Amiin yaa allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +9

    Shukran Ayaan sidan u rabney qisadan wlhi aad ayey u xanun bdn tahy 😢😢😢 maskinta alle ha cafiyo

  • @dagancabdi-qx1iy
    @dagancabdi-qx1iy ปีที่แล้ว +2

    Allaha qafuuru raxiimka arageeda ha usooceliyo 🤲🤲🤲

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +13

    Oh😮 wlhi waaa xanun xaley waaka saxanwaye ala nimaanka qaar allh ha usoceliyo argedaaa🤲😩

    • @saamiaabdiwali8978
      @saamiaabdiwali8978 ปีที่แล้ว +1

      Farax always farax Olahow qayrkooda nosoo jeedi
      Ayaneey Malaga yabaa in tuugada asaga la heshiyeey si iskaga reebo

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 ปีที่แล้ว +7

    Illahow arageda usooceli yaa rabi waa shacbaan illah agtiisa waxbo kama ahan insha allah qeyr ayan u rajena 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid qalbiyey San cidsi gena nogu tix galise Allah nokadayo👸❤️

  • @nimcojamaal9006
    @nimcojamaal9006 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaa ilhy ha isoo celiyo indhaheda aamin aaamin

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 ปีที่แล้ว +2

    Alle cafimaad taam ah ha siyo amiin amiin

  • @nimcojamaal9006
    @nimcojamaal9006 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy ha u soo celiyo indhaheda aamin

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahow arageeda.usoo.celi.yaa.allah.nololtii.hore.ka.quruxbadan.allow.sii.aamiin

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 ปีที่แล้ว +1

    Subaxnalah ninku xasisana ilaheyowo idhaheda usooceli aamiin ishaalah

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi6818 ปีที่แล้ว +4

    Subxanalah 😢😢😭Wlhi wn ka murgodey waa gabar muslimad ah ilahy waxan ka baryaya in indhaheda uso celiyo ayn ilahy ugu baryaya 😢

  • @habibaguirreh367
    @habibaguirreh367 ปีที่แล้ว +3

    Adigana kheir ayaan kuu rajaynaya walalo qaali. Illahay amuurahaga Allah haa fudideyo .

  • @guhaadcumar8780
    @guhaadcumar8780 ปีที่แล้ว +6

    Alow indhaheda usoo celi🤲

  • @princessruhaina2525
    @princessruhaina2525 ปีที่แล้ว +5

    Asalam aleikum abayo. May Allah bring back the Noor of her eye sight allahumma ameen 😭🤲🤲.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +6

    Allha ucafiyo indhaheda Allha usocelsho

  • @nimcoquen3430
    @nimcoquen3430 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayow caafimaadkèda gacantaaday ku jirtaaye usiyaadi🤲🤲🤲🤲

  • @naciimahadifaarah-nb2sc
    @naciimahadifaarah-nb2sc ปีที่แล้ว +1

    Allah waxaan ka baryay asagaa bixiya caafimaadka midka ugu sareeyee inoow uso celiyo indhaheeda caafimaadna siiyo Amiin yaa allah

  • @sacadcali996
    @sacadcali996 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay subaxan wadacala waxan ka baryin iin uu ilhay gabdha indhaheda uso celiyo aamin Yaa Rabi 🤲🤲🤲😥

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +9

    Asc mashallah Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +3

    Maskiiin alow arageeda usoo celi yaa rabi yarahmaan walhi caloshey iga hurisa qisadeda si min qalbiyaa ugu duceeya maskinta ilahow oga hiili qofka xunkaa oobila naxarista ciil badana😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว +3

    Subxa Allaah illahayow u soceli indhaheda ya Rabii

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +2

    Wsc abyo ayaan cdey Subxana allah walhi bini aadanka qaar ma istaaahilaaan awaal walhi xasisanaaaa oo qalbi adkaaaaa xafsigeeda alle haku saaaro

  • @yuusufaxmed1769
    @yuusufaxmed1769 ปีที่แล้ว +2

    beentiis baan umalaynaaye khaainka ayaaney waan ku jeclahay wallhi ee runta ku fiicantahay zxp

  • @hamdiali5661
    @hamdiali5661 ปีที่แล้ว +3

    Ayaneey niyada ka dhahayay hada talow ayan maso qadan doonta ayaan shukran abyo 🩸❤️💯💋

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah indhaheeda usoo celi Amiin
    Ilaahey ha caafiyo Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 ปีที่แล้ว +2

    allaha arageeda uso celiyo amiin yaarabi

  • @nashaadnalkainanadiir-qy9hv
    @nashaadnalkainanadiir-qy9hv ปีที่แล้ว +5

    Ilaah cafiyo wallsheen

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 ปีที่แล้ว +3

    Tnx ayaan wllhi wan kusoqoray qisadan noosoo diyaari wan kaasugayay

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaaney xppti ilaahy ha caafiyo yaa rabiiii 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo allah ha ku xafido

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว +3

    Alx wlhi nimco waye cafimadka gabadhas quruxda badan manta oo dhib ku dhacy ayu ku nacy balse bini adamka sas ubadan baahi iyo bugto waa la isku nacaa Allah usoo celiyo arageeda isaga siiyey shaly nimcadas in ay indhaheda wax ku aragto mantana waxba lama aha in uu usoo celiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +13

    اللهم يشفيها ويعافيها شفاء عاجل غير اجل يارب العالمين

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +2

      اللهم امييين امين امين يا الله يارب يارب العالمييينdhmmntnb Allaaahuma Aaaameeen Yaaarab

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

      Aamiin hdy jirti

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 ปีที่แล้ว +4

    Horaa loo yidhi kur wayeel waa wada indho gabdhaha iyo naftaydaba waxaan kula talinnayaa ninkay walidka ku dhahaan kaas kuma qalmo halkaa ku joojiya waayo wax badan oo kaa Qarsoon walidkaa wuu arkaa yadoo ay qadar tahay waxa gabdhaa hellay hadanna gabdhoow is ilaaliya

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo ilahay indheheed usoo cel yaa allha .........alah walhay waa qiso canuun badn yaa allha🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @siciidoyusuf1606
    @siciidoyusuf1606 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Ayaaney gabadhaas wallsheen ah. Caafimaad degdegah. Allaha uekeeno

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว

    Wa. Galab casar ah. Ilaahey. Waxaan ubaryay inay indhaheeda qaaligaa ilaahey usoo celiyo. Anakana ilaahey nabad baadiyo amin yarabi🤲🤲

  • @naimakaif5410
    @naimakaif5410 ปีที่แล้ว +1

    Alle indhaheeda haa uso celiyo amiin yaa rabi

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +17

    Subxaanallah! May Allah grant her a complete cure very soon. Alle haku xafido abaayo macaan Ayaan sharafay 😘❤💝❤❤

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 ปีที่แล้ว

      Ameen wallahi it’s so painful😢

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 ปีที่แล้ว +1

    Allekucaafiyoo aaamin yaarabi 🤲

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido🤲🤲 sharafay ❤ ♥️♥️❤❤👏👍❤♥️♥️♥️♥️

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah ilaahayoow indhaheedausooceliyaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaarabi

  • @nafisogaraad7779
    @nafisogaraad7779 ปีที่แล้ว +3

    Alah cafiyo indhaheda alaha uso celiyo

  • @samiiranuur3956
    @samiiranuur3956 ปีที่แล้ว +2

    Illhy cfimd time ha siiyo🤲🏿😭

  • @kheertoxaaji8108
    @kheertoxaaji8108 ปีที่แล้ว

    ALLE HA U KAALMEYO INDHAHEENA ALLE HA U SOO CELIYO

  • @xaliimohuseen3371
    @xaliimohuseen3371 ปีที่แล้ว

    Rabiyow cafimad taamahsi

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 ปีที่แล้ว

    Allha ubooga dhayo gbdha. Waalid meel walbo oo JOOGO waa isku mid taladiisa ciyaar maaaha

  • @najmaxuseen2017
    @najmaxuseen2017 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ayaaney aamin arageda alle ha uoceliyo

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว +3

    Alla ayaaney waa sugaaye inaa kasoo hadasho wallhi😪thnks

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan Qaali masha Allah waa mahadsanity sharafay ♥️❤❤👍👍👍👏👏♥️❤❤💞

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +1

    Allow adigaaaa awood leh ee usooceli arageeda aamiin ayarabi

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +3

    Aniga tiktok ayan kusoo arkay wana uduceyay wllhi aad iyo aad ayan oganaxy maskinta ilahay cafimad keda dib haiguso celiyo qalbigana hau qabojiyo🥺😭🤲

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว +2

    Allah cafimd taam ah hasiyo
    I a indhaheyda Allah usoceliyo

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax subaxan allah alleh indheehed ha isoo celeeyo inshallh

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 ปีที่แล้ว

    Illahow indhaheeda uso celi yaaa rabi qalibiga iga huray walhi

  • @fardowsoxaaji
    @fardowsoxaaji ปีที่แล้ว +3

    Ilaahoow arageeda usooceli

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow indhaheeda iyo quruxdeeda u soo celi

  • @zapiriinaapdullahy9743
    @zapiriinaapdullahy9743 ปีที่แล้ว +2

    Ya alah waa awooda arageeda usoo celi

  • @harunilme3006
    @harunilme3006 ปีที่แล้ว +2

    Allah subxana watacala arageda ha usoceliyo

  • @barnicadeey2899
    @barnicadeey2899 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha u soo celiyo arageeda abyo

  • @adelinaadelina6492
    @adelinaadelina6492 ปีที่แล้ว +1

    Allah araktideeda ha usoo celiyo aamiin🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭

  • @aaminaqurux9718
    @aaminaqurux9718 ปีที่แล้ว +1

    Alaha isooo celiyo aragtudeedii

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว +1

    Alaha usoceliyo arageeda alahu ma aamiin

  • @haboonsuudi5918
    @haboonsuudi5918 ปีที่แล้ว +1

    Allow caafi indhaheda u so celi yaa rabi

  • @munaabdiyusuf4025
    @munaabdiyusuf4025 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @zeynathar1133
    @zeynathar1133 ปีที่แล้ว +3

    Marba hadi familkaga ninkan iskadaf eykudahan iskadaf wayo hata hadu kugursado ugadamben wuu kusilcina badankoda sasa ayeysubiyan dumarkana wa masakin.

  • @fardowsaxeydar5418
    @fardowsaxeydar5418 ปีที่แล้ว

    Alle ha u soo celiyo indhaheedha aamin yaarabi

  • @nasteexocumar5399
    @nasteexocumar5399 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi dad badany tusaale unoqonee🥺dartiisy indhaheedi uweydy 😭rabiyw indhaheedi usoo celi

  • @umaymoabdi9167
    @umaymoabdi9167 ปีที่แล้ว +1

    Allah ah cafiyo walasha muslimada ah allah badal khayer hasiiyo indha heeda ha u caafiyo 🥲🥲

  • @sahromataan-bg7wv
    @sahromataan-bg7wv ปีที่แล้ว +3

    Allah ha caafiyo

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 ปีที่แล้ว +6

    Maskin illah aukaso in nurked inu usonoqdo insha Allah wa sax quf binadan nafsidad quf binadan noloshad loma damriyo siba nin oo hadana ku qabin ki kuqabay aya axyan kugu nacayo noloshaso kale iska daa ko kuqatubsadi 😭💔❤

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay indhaheeda ha usooceliyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha caafiyo abaayo caafimaad taama Alle hasiiyo 🤲🤲🤲

  • @xamdacali1044
    @xamdacali1044 ปีที่แล้ว +1

    Ax ❤️allow ubgargar miskiinta allow usoo celi🤲

  • @mssrome-rd1st
    @mssrome-rd1st ปีที่แล้ว +1

    YAA ALLAAH 🥺 ILAAHOW ARAGEEDA USOO CELI 🤲🤲🤲

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว +1

    Alle indhere ha usoo celiyo 😭🤲

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam maashaa allaah abaayo kusalaamay ❤

    • @amiinyare8888
      @amiinyare8888 ปีที่แล้ว

      Yaa salaam marshal allh abaayo kusalaamay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaashey mcn ayaan cadeey waan kusalaamay

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow araged uso celi adiga abode🤲

  • @malyuunmaanka586
    @malyuunmaanka586 ปีที่แล้ว +2

    Allah qalbiga ha u qabojiyo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Subxaanlaahi ya raaaaaabi adiga awoda iska leh

  • @samiraaxmed-fy2dx
    @samiraaxmed-fy2dx ปีที่แล้ว

    Walahi wa runtaa waalidka iyo ubadkaaga way ka naxayan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi arageda uso celi maskiinta rabiyow

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว +1

    Waa uso duceyna I.a allh Indhaheda waa uso laba neysah

  • @xaawoibraahim5738
    @xaawoibraahim5738 ปีที่แล้ว +1

    Alle swt hidhaheeda hausoo celiyo ❤❤❤🤲🤲🤲

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 ปีที่แล้ว +2

    Alle hausoceliyo insha Allah

  • @fatimadagan-pu3kq
    @fatimadagan-pu3kq ปีที่แล้ว

    Illahay arageeda ha usoo celiyo amiin yaa amiiin

  • @nashadabdi9033
    @nashadabdi9033 ปีที่แล้ว

    alle haku caafiyo sister

  • @ayanqaliqurux4292
    @ayanqaliqurux4292 ปีที่แล้ว +1

    Walhi qalbiga ihuray Allah cafiyo walashayen

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +2

    Rabiyow Arageeda usoo celi😭🤲

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 ปีที่แล้ว +2

    ya allah arageda u so celi😭😭

  • @nimcojamaal9006
    @nimcojamaal9006 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy kasoo kale hanaga bad badiyo